TOOS U DAAWO: Hadal-jeedinta Musharrixiinta Madaxweynaha DFS

Waxaa ka bilowday hoolka Teendhada Afisyoone ee Muqdisho Hadal-jeedinta Musharrixiinta Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.

PUNTLAND TIMES

1 Comment

  1. Yaa riwaayadahan jilicsan lagu maaweelinayaa? Ma tuugo isasooxulatay oo iswada og ayaa wax cusub isusheegaysa?

    Sow qawsaarro hoostaas kawada socda oo khiyaanadooda qaran isku jaangoostay ma aha waxa meeshan ka jabaqleynaya? Maxaa cusub oo ay isku sookordhinayaan?

    Ma kol buu shacabweynaha wacdaradan bugta ah lagu indhasarcaadinayo toos ugu codeynayaa tuugadan meesha ka damdamleh?

    Kuwa khayaalkan daawanaya oo kumamsuudayase maxaa lagu tilmaami karaa aan ka ahayn cawaan siyaasadda iyo diblumaasiyadda caalamiga sixun uga arradan?

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*