UPDATE: Xiisada siyaasadeed ee Somaliland oo korortay, cabsida bannaan-baxyada & gurida Taayarada

Xiisad siyaasadeed ayaa ka taagan deegaanada Somaliland, taas oo salka haysa khilaafka Madaxtooyada Somaliland iyo xisbiyada mucaaradka ah oo isku haya doorashada Madaxweynaha Somaliland.

Doorashada ayaa loo madlan yahay 13 bisha November, ee sannadkan 2022. Xisbiyada WADDANI iyo UCID ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi in uu qorsheynayo in uu sameysto muddo kororsi dibna loo dhigo doorashada, isagoo ku marmarsiyoonaya furista Ururrada siyaasadda Somaliland.

Mucaaradka Somaliland ayaa sheegay in aysan aqbali doonin dib u dhaca doorashada Madaxweynaha Somaliland, waxaana ay wadaan abaabulka bannaan-baxyo waa weyn oo looga soo horjeedin muddo kororsi uu sameeyo Madaxweyne Biixi, iyagoo u gudbiyay Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland warqad ay ku wargelinayaan xukuumadda qabsoomida bannaan-baxa.

Shir jaraa’id oo uu Hargeysa ku qabtay Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed ayuu uga horyimid qabsoomida isku soo baxa ay wadaan abaabulkiisa xisbiyada mucaaradka ah.

Dhanka kale, Xukuumadda Somaliland ayaa ka bilowday qaar kamid ah xaafadaha magaalada Hargeysa arruurinta “Taayarada Gaadiidka”, oo ay adeegsadaan dibad-baxayaashu, kuna gubaan waddooyinka iyo goobaha bannaan-baxu ka dhaco, si looga hortago inay adeegsadaan.

PUNTLAND TIMES

25 Comments

  1. SALAAMU CALEEKUM

    War habrihii IIDOOR WAGASHLEE baa caaway is-haaysta… ALOOW kala qabooje.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  2. SALAAMU CALEEKUM

    War habrihii IIDOOR WAGASHLEE baa caaway is-haaysta… Horta meeqa u kala baxaan HABAR MAGAALEED iyo HABAR XUBUSHEED iyo AYUUB..

    ALOOW kala qabooje.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  3. Habareey Habareey ka socoto islaantii majeerteen iyo islaamihii Sheeqa isxaaq is haysta

  4. Dadka Reer Waqooyi(Somaliland) halkan waxa ku soo qoro maxay aad ugu Afxunyihiin marka loo eego dadkale ?
    Waar cayda iska daaya, waa calaamadaha la’aanta dhimir,akhlaaq,caqli,cilmi iyo luuqad.

  5. Isaaqu waa maamul-jabhadeedka SNM waa kala labo ee sida ay u kala yihiin haloogahadlo. Waa qalad iyo akhlaaq xumo Islaamnimada, Soomaalinimada, Samaalenimada, iyo Insaannimada ka baxsan in qabiil mise beel Soomaaliyeed la jaa’ifeysto.

    Isaaqu waxay kamid yihiin labada qabiil ee horumarka Soomaaliyeed kaalinta hore kaga jira oo runtiina indhawaale qaaday tallaabooyin lagu cibraqaato ee dhanka diblumaasiyadda, waxsoosaarka, dhaqaalaha, hiddaha, iyo dhaqanka. Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed oo keliya ayaan loogu abaalmarin karin sida ay usoonooleeyeen oo heer sarena usoo gaarsiiyeen, burburkii kaddib.

    Waxay xataa si cajiib ah ugu guuleysteen arrin aan Soomaalida lagu arkin teer iyo casrigii Saldanadihii Islaamiga ee Soomaaliyeed isticmaarkii hortii, taas oo ah inay Hargeysa ka fureen xalaqad ballaaran oo culimada Soomaaliyeed ee ugu caansan madal ku kulmisay oo dhowr maalmoodna socotay.

    Walow aan siyaasad lagaga hadlin, waxay ahayd tallaabo koowaad oo albaabka u ballaqi doonta isu-imaantinno dambe oo culimada Soomaaliyeed iskusii gunta oo sha’nigooda iyo shimbirkoodana mideeya. Waxay ahayd xalaqad si quruxsan loo agaasimay oo baashaal iyo kaftan la iskuweydaarsaday. Youtubeka ayaa laga daawan karaa haddii aad qorto: ‘Baashaalka Culimada’

    Waxaa kale oo in Isaaqa lagu amaano mudan in Hargeysa lagu qabto Kulan Diimeed sanadle ah oo si qeyralcaadi ah loo agaasimo oo waxtar weyn kuleh dhammaan Ummadda Soomaaliyeed. Puntland iyo Soomaaliya inteeda kale shirarka noocan iyo heerkan ah maba soo abaabuli karaan oo laga ma oggola.

    Runta iyo xaqa kaxiga markasta. Guulwadeyaasha SNM ee maskaxda laga dhaqay yaan lagu hodmin oo wanaagga walaalaheenna Isaaqna lagu dadin.

    • SIXID

      Isaaqu iyo maamul-jabhadeedka SNM waa kala labo ee sida ay u kala yihiin haloogahadlo…

      ayaan ulajeeday e halaga raalli noqdo qalad-qoraalka iga dhacay.

    • Isaaq amaan kaagama baahna ee Munaafaqada yareeso.
      ma fiicna in beel dhan la aflagaadeeyo haday dhacdayna waa xaal. lkn dadka magaciina beelaha ku aflagadaynaya maad la hadashiin e.g Barawaani Queen aka Barawi shemale.
      meeshan beeluhu isma necba siyaasadse waa lagu kala duwanaan karaa kaftan iyo duur xulna lama diidana . lkn Masalooyinkiinii maxaa dumar ku meermeershay , maxaa ceebta mooskaaga taal magane kuu geeyey. Dhirbaxo jin

  6. ALLY

    Ha la yaabin dhalinyaradda IIDOOR… waxaa lagu soo tababaray SKUUL ABAARSO. Waxaan la yaabay SHEEKH IDRISS, SHEEKH MUSTAFA, SHEEKH AADAN SUNNA maxeey qabtaan>???

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  7. @ ALLY M.

    Dadka caytama waxaa ugu yar Reer somaliland waa marka runta laga hadlo laakiin kuwa bilaa akhlaaqda ee guryaha xun kusoo koray weeye ee Daarood iyagoo weliba qabiil dhan oo sheekh iyo shariif leh burush xaarle wada mariya tusaale’na waxa kuugu filan,,
    XADE iyo barawaani iyo kuwo kale oo badan,,

    Indhahaagu yaanay arkin keliya dhalinta Reer somaliland oo iyagu ku jira is difaac iyo qadiyadayada oo aanu Si Adag oo turxaan lahayn u Difaacano,,

  8. Oo reerkii Gadhxejis ahaa & labadoodii xisbi ma inay taayiro gubaan bay isugu soo urureen?!

    Waar wax kale majiraane kornayladaa “xaalad abuuraya” si ay muddo kordhin qasab ah u helaan. Labadii kala dhalada xiirnaa ee gadhxejis bay u dabaal-joogtaynayaan kolba. Sidii Xasan-culusoowna ma awoodaan in ay adeegsadaan maleeshiyaad ay isku hayb yihiin oo ay u bixiyaan “bedbaadada Gadhxejis”, waayo Faysalna waxa uu ka yimi “Awaare” oo kililka 5aad ah, Cirrooyna waxa uu ka yimi SSC oo aniga ayaa madaxweyne u ah. Markaa, labadooduba ma aha reer Hargaysa.

    Dhinaca kalena sidaa si le’eg, Muusena waxa uu ka yimi “Harshin” oo kililka 5aad ah, Kaahinna waxa uu ka yimi “Bali-dhiig” oo kililka 5aad ah, laakiin labadan danbe dhawr xabbadood baa madaxa kaga jira; waa mujaahidiin SNM ah, halka labada kalana ay “faqash” ahaayeen.

    Haddaba, sidii caadada ahaydba talo ayaan siinayaa maamulka aan ood-wadaagta nahay si la mid ah sidii aan kalhore talada u siiyey maamulka aan isir-wadaadgta nahay ee Putlayn. Shaki kuma jiro in aan la qabanayn doorasho madaxtooyo-xaafadeed waayo saansaanteedba ma muuqato. Si aysan doorasho u dhicinna waxa ay kornayladu iska soo hormariyeen carqalad & isbaaro uu damacoodu ugu hirgalo oo ah “ururada halla furo”.

    Waxa aan marka ku baaqayaa in loo oggolaado muddo kodhintooda laakiin “shuruudaysan”, taasna hawsheeda culumadu hagasho maaddaama aysan jirin hay’ad “garsoor” oo lagu hirto oo loo xukun tago. Talada kale ee aan hayo waa in reerka ay labada xiirani ka soo jeedaan, oo haysta deegamada ugu ballaaran beesha Isaaq, ay shir-guud isugu yimaaddaan ay kaga arrinsan lahaayeen maamul-xaafadeed uyaga u gaar ah sida kayga SSC, weliba aniga ayaa u qishaya maaddaama ay “abtiyaashay” yihiin. Ifka laguma ciiline sidii bay abtiyaashay “Oromo” ugu amar ku taaglayn kadhaa.

    Gunaanadkii, gari Allay taqaanaaye waa laga gardaran yahay xisbiyada mucaaradka. Sidaa daraadeed, doorashada wakhtigeeda hallagu qabto (iyada oo ay ka qayb galayaan 3da xisbi ee hadda dhisan) oo waxba yaan qiiq la isku qarinin oo lagu warwareegin ururaa la furayaa. Ururada furitaankeeda cidi ma diiddana, laakiin “canjeero sida ay u kala koraysaa loo kala cunaa”. Waxyaabaha qaarkood waa la isku dilaa.

  9. @@@Beensheege,Saaxib xisaab ayaa isku dardaray.Halkaan khalad iyo saxba arrimo badan ayaa lagaga hadlaa,tusaale ahaan sudaSiyaasada,Dhaqaalaha,Bulshada,Diinta iwm. Ragga waxay fikirka ku cabiraan dhamaan kor ku xusan. Laakiin waxaad mooda ragga aan ku tuhmayo Waqooyi fikirkooda waa xaadad ama cayda.

  10. @@@Beensheege,Saaxib xisaab ayaa isku dardaray.Halkaan khalad iyo saxba arrimo badan ayaa lagaga hadlaa,tusaale ahaan sida Siyaasada,Dhaqaalaha,Bulshada,Diinta iwm. Ragga waxay fikirka ku cabiraan dhamaan kor ku xusan. Laakiin waxaad mooda ragga aan ku tuhmayo Waqooyi fikirkooda waa xaafad ama cayda.
    Waar ragga kale la tartama e wax aan idinka faaiidno sida waxa waqooyiga Caan ku tahay e fiican.

  11. MUDO KORORSI MAAMUL GOBALEED SOMALIA WAA AY KA SIMAN YIHIIN Oo REER SOMALILAND WAA LAGA SUGAAYAY IN SIDAAS IYO SI KA DARANBA HADABA
    WAXAA MUDO KIRORSI UGU HOREEYAY SAMEEYAY
    1,C.LAAHI YOUSUF PUNTLAND
    allaha u naxaristee
    2.ahmed madoobe jubbaland
    3 waxaa xigay hirshabeele
    Oo mudo halsano ah ku darsatay
    4 lafta gareen oo 1 sano ku darsaday
    5, hadaba reer somaliland waa laga sugaayay madaama ay isku sinji Somaliyed yihiin kkkkk

    Waxaan ilaaway waqti ku darsashada madaxweynayaasha Somalia waxaa ugu horeeyay oo xoog ah
    1,siyaad barre allaha u naxaristee
    2,sheekh shariif oo ku darsaday 1sano iyo 1 bil
    3,xassan sheekh 6 bilood
    4 Maxamed farmaajo 1sano iyo 4 billood

    Hadaba soomali waa isma dhaanto iyo dhashooda ee
    Yaan la is canning

  12. Awlal

    thanks for the previous messege. am getting heavy and age is catching up with me lately. as you noticed it take me a while to reply the honorable gentlemen in this site.

  13. IIDOORKA QOLKAAN WAX KU SOO QORA WAA CIYAALKII MARFASHKA KU DHASHAY WAA BILAA AKHLAAQ.
    FEYSAL CALI DHURWAA AYAA WAALAY IIDOORKA BILAA AKHLAAQDA AH.
    IIDOOR WAGAASHE CAQLIGU HA TALIYO DAGAAL XAL MAAHA.

  14. @@@Qardafui,

    Caaqil, I wholly appreciate that you and other brothers would be busy earning a living and minding families and can’t, therefore, always be online.

    The problem for me is that mine is an online-based occupation which means it’s always tempting to make comments on Puntland Times.

    I’m sure that you are still a vibrant and virile young man, so, don’t age yourself mentally before your time, Comrade. Long may you live.

    Cheerio.

  15. awlal

    seriously bro i feel like i run the whole nine yards. tired to bones. if i was not a man of Allah i would be tempted to go to somalia and take part in the looting of the national tresures. if a monkey can make it in somalia…. it wont take ma a moment to shine like star. but the hereAfter is more brighter and blessed for me. Alhamdulillah

  16. yes bro i understandwhat what you said about your line of work. indeed its tempting to poke in once a while.

  17. @@@Qardafui,

    “if i was not a man of Allah i would be tempted to go to somalia and take part in the looting of the national tresures. if a monkey can make it in somalia…. it wont take ma a moment to shine like star.”

    That made burst out aloud in a howling laughter! Very funny indeed. But, I’m pretty confident that the integrity and iimaan of the likes of honourable brothers such you and Ally M are way above that. Allaah (SWT) Will Suffice you and us all Inshaa’Allaah.

    • Awlal

      let the monkeys have their days…..surely the days of the honorable men would come and last long. inshaAllah.

Comments are closed.