WAR DEG DEG AH: Ciidanka Somaliland oo qabsaday degmadda Boocame

Wararka ka imaanaya degmadda Boocame ee gobalka Sool ayaa sheegaya in Ciidammo taabacsan maamulka Somaliland ay la wareegeen gacan ku heynta degmaddaas.

Ciidanka oo wata gaadiid dagaal ayaa kasoo baxay duleedka Laascaanood, waxaana ay soo gaareen saaka degmadda Boocame, halkaas oo ay ka sameeyeen dabaal-dega xuska 18-May, oo ku beegsan sannad-guurada 31-aad ee Asaaskii Somaliland.

Boocame oo aheyd degmadda kali ah ee gobalka Sool, Puntland ka heysatay, ayna ku sugnaayeen Ciidammo taabacsan Puntland, ayaa in muddo ah waxaa socday qorshayaal ay kula wareegayso Somaliland.

Wixii kasoo kordha kala soco Puntlandtimes.

PUNTLAND TIMES 

21 Comments

  1. SALAAMU CALEEKUM

    CONGRATULATIONS….. DHULBAHANTE iyaga ayaa guryahooda, iyo hablahoodii, iyo magaalooyinkoodu ku wareejinayaa IIDOOR WAGASHLLEEE..

    DHULBAHANTOOOW, wiil dambe ee MAJEERTEEN dhabarka ka toogan meeysaan… dhulkiina ama xoreesta ama IIDOOR WAGASHLE lacag kaga bedisha..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  2. SALAAMU CALEEKUM

    RUQAYO NINKII LAHAA DABADA HAAYSTO, MIYEE KICIN… Waa maya…

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. SALAAMU CALEEKUM

    Walaahi waxaan aaminsanahay hadii DHULBAHANTE raaco IIDOOR WAGASHLEE, in PUNTLAND ka raysan lahayd DHULBAHANTE..

    DHULBAHANTE waa cayayaan… Ficil ma laha.. aqoon ma laha.. dhaqaali ma laha.. geesinimo ma laha.. bal yaa ii sheega maxaad ku raacda DHULBAHANTE..

    Shaqada DHULBAHANTEE waa jaajuusnimo, fataalnimo, iyo gawaadnimo..

    Reer BARAAWE yaa waayee qabiilka ka yadh… HABAR GEDIR oo ku soo duushay, maalin cad beey iska xoreeyeen… MUUSE DHUXUL bartamaha BARAAWE aa lagu dilay..

    DHULBAHANTE oo mahiigan ka badan, waxeey marti u yiheen IIDOOR WAGASHLEE iyo MAJEERTEEN…

    DHULBAHANTE waa dad duloobay. Imaankii ka tegay .. shaqadoodu waa majin qaad ah iyo hal qado..

    Milkihii iyo sharafta ay lahaayeen waa taas lagu bahdilaayo oo feer ruushka lagu daldalaayo, sidee BAASE loogu feer bartay ee CIRO..

    Wixii duloobaa ILAAHEEY duleey… war wax ma doofaar baa, isagaa qiiro lahayn.. isagoo ilka waaweyn aa hortiisa dawaco ku cunaysaa caruurtee uu dhalay.. Iska daa wax kale, shibirta yadh baa ka dagaalanta markii mas soo wareero..

    ALLA IDIN DULEEEEEEEEEEEEEEEEEEEY

    • Danta somaliland waxay ku jidhaa in deeganada puntland xukun oo qeebi lagu sameeyo oo labo iska hadashaa la waayaa , guusha Jamhuuriyada barakeysan waa ay dhawdahay

    • Absolutely, Dhulmahante wax faaiido ah kaa soo galaaya Ayaan jirin kaliya waa burden dul saar freeloaders.

  4. IDOOR CAGLIGODU MAKORO MA DURBA MIRGANLAND IRIIR SAMAALE AYAA DURBA KURIYODEEYN 4SAANO HURDEEYN GURGURTE BERBARA USAXIXEEY BEEY ISLEYIHIIN GONI GOSDKA MARKAN WEY DUSHEY LAKIINSE SIDOODI AYAGO MIRGASAN DHULBAHANTE WATA AYEEY SAKA BOOCAME KUHABSADEEYN JUG JUG HALKADA JOG KAM SHAFNA MARAKIB MACDALA HURI WAXA XIGTA GAROWE2KM BEYN NOJIRTAA HADHOW MARKA NASKA LATUJIYANA SIDOODI BEEY ODHANAYAAN DIROW IRIIROW YUHUDEY WAXANU SUGNAABA SIDEEY AHAAN JIRTEY KHAATUMO WAXAA SUGAYA BIGLAND WAR HALA TURTURYEEYO KHAATUMO KUSHUBTA HORTA HADII KHAATUMO IYO BIGLAND LACAGTA KUSHUBO LEEYSKU FAHMI WAAYO 40 GADHII IYO ILAA 200 CIDANKA KAMADOSKA BIRAHA CALASHADA CISE MAXAMUD LOSO DIIRO DABADEYDNA IDOORKU DIB HALKEEY KAYIMADEEY KUNOGDAAN CISA MAXAMUD WA LIBAXYO GAROOWE ADEER FAROOLE AYAA DHOBDHOBEY WA INEEY ILASHADAAN

  5. Congratulations Masha Allah Hambalyo Hambalyo Guul Somaliland Republic..

    #HAPPY18MAY 💪💪🤷‍♂️😂

  6. Congratulations Masha Allah Hambalyo Hambalyo Guul Somaliland Republic..

    #HAPPY18MAY …💪💪🤷‍♂️😂

  7. SAIID DHAHAR AKA JIRRAC

    Badhan kawaran saakaa wxn arkaayay iyadoo ciidanka warbal Jamhuuriyada Somaliland Republic 18 May ku damaashdaaye!!

    😂😂👈🏽

  8. Hambalyo 18 may 2022 31 sano guurada lasoo noqoshada dawladnimada Somaliland.
    Waar Yoocada ayaa laydinka filayaa.
    Inta aynaan gelin xadka Somaliya oo Garowe ka bilowda dambi iyo xad-gudub maynaan samayn ee dalka Somaliland dhulkiisaynu Ku sugannahay.
    Inagaa dhulkeenii Puntland iska maamulanaysaa’cashuuraysaa!!!!
    Inagaa habranayna inagoo awoodna inaan xadkeena gaadhno’reebnona muranka inaga iyo Somaliya.

  9. Hanbalyo Hanbalyo 18 May Qaranka somaliland,
    Waa lagu Liibaaneey
    Waa lagu badhaadhay
    Waa lagu nastay
    Waa lagu nabadgalay
    Waa wacnaaday
    Mashalah Guul iyo Gobonimo Jamhuuriyada Barakeysan somaliland,

    Horaa loo soconayaa

    Xaasidka iyo munaafaqiintuna Hayska niicleeyeen,,

  10. Deni maxuu fali doonaa? Asagoo inkiraad la yimid oo leh waa been waa arkay. Xasan guurguurte waa kii daba buluq buluq lahaaye, maxuu ka caawin karaa. HINAAS.COM

  11. MJ waxan moodi jiray siyaasiyiin intan dhanta Dhulbahante hadii idinka siyaasad iyo fikir duwaanaday ma la caayayaa? mida kale isma qabataan miyaa? shame on you.
    tolnimadu ma aha kaadh ay bixiso Garoowe, dadkuna fikirkooda iyo aayahooda waa u xor,
    gabdhn dhulbahante aad maalin waliba caayeysaan MJ naago lama dhalan ? lama waso iyaga miyaa? mise wa dhaqan gadoon? ” MJ kuwiisii xbaal kuma mdoobeene” dhirbaxo jin”
    @Barwani Queen. hadii intaas oo xumana leeyihiin dhulbante maxaa ku daba dhigay? adigase Gus habr gidir ma nacday? Qardho dhadhan ku hysaa shaqadii braawe iyo marka caday wa la soconaa lot of shemales

  12. IIDOOR WAGAASHE MA QUUSTAAN MIYAA.
    AQOONSI CIRKA INTA UU IDIIN JIRO AYUU IDIIN JIRAA.
    HADBA WIILAL MARQAANSAN OO DHULBAHANTE AH OO BALWAD LEH INTAAD KHAMRI IYO JAAD SOO SIISAAN HA IDIINKU SHEEKEEYAAN MAGAALO HEBLO AYAAN QABSANAY.
    IIDOOR BALANTEENU WAA ISKA QAYILA NEVER AQOONSI.

Comments are closed.