AKHRISO: Waa kuwee Wasiirada uu xilka ka qaaday Madaxweynuhu ?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe), ayaa xilalkii ka qaaday Wasiirka Ganacsiga Hirshabeelle Yaxye Ismaaciil Maxamed iyo Wasiirka Dastuurka Khadar Xasan Maxamed.

Waraaq kasoo baxday Madaxweyne Cali Guudlaawe, ayaa lagu eedeeyay labada Wasiir ee xilalka laga qaaday xil-gudasho la,aan shaqo, iyo inay ku fashilmeen masuuliyaddii loo igmaday.

PUNTLAND TIMES 

6 Comments

  1. Cinwaanku wacada, waa qiyaano, meeqa madaxwayne baa aduunka kajiro,marka cadee madaxwenahee,wagaciisa ,marka akhlaaqxumadaas joojiya,hada hirshabeele maxaa iiga jiro,hadaad marhore sheegi lahayd maba Galen

  2. Kii iga Gaylan waa shiidsy mar haduu ciyaarihiisii sii bilay intiiFarmajojoogay biilbaa u socday.oo waa laga raystay

  3. Kii ina Gaylan waa shiiday mar haduu ciyaarihiisii sii bilay intiiFarmajojoogay biilbaa u socday.oo waa laga raystay

  4. madaxweyna ma aha farmaajo iyo fahad yaasiin ayaa meesha keen saday si uu ugu soo qoro xildhibaano u codee in kaartii xawaadle ayaa ku dhacday farmaajo iyo fahad ileen gursigii hirshabeele oo awood qaybsiga ayuu u boobay marka farmaajo iyo fahad yaasiin faal xawaadle ayaa gamay awood qaybsiga hirshabeele did ayey usoo noqonaysaa noolow abti madaxweyne xasan sheeq hogaanka haay hortaa lama hadli karee

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*