Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe), ayaa xilalkii ka qaaday Wasiirka Ganacsiga Hirshabeelle Yaxye Ismaaciil Maxamed iyo Wasiirka Dastuurka Khadar Xasan Maxamed.
Waraaq kasoo baxday Madaxweyne Cali Guudlaawe, ayaa lagu eedeeyay labada Wasiir ee xilalka laga qaaday xil-gudasho la,aan shaqo, iyo inay ku fashilmeen masuuliyaddii loo igmaday.
PUNTLAND TIMES
Cinwaanku wacada, waa qiyaano, meeqa madaxwayne baa aduunka kajiro,marka cadee madaxwenahee,wagaciisa ,marka akhlaaqxumadaas joojiya,hada hirshabeele maxaa iiga jiro,hadaad marhore sheegi lahayd maba Galen
Kii iga Gaylsn waa shiidsy mar haduu sheekadii sii bilay ibtii Farmsjo joogay biilbaa u socday.
Kii iga Gaylan waa shiidsy mar haduu ciyaarihiisii sii bilay intiiFarmajojoogay biilbaa u socday.oo waa laga raystay
Kii ina Gaylan waa shiiday mar haduu ciyaarihiisii sii bilay intiiFarmajojoogay biilbaa u socday.oo waa laga raystay
madaxweyna ma aha farmaajo iyo fahad yaasiin ayaa meesha keen saday si uu ugu soo qoro xildhibaano u codee in kaartii xawaadle ayaa ku dhacday farmaajo iyo fahad ileen gursigii hirshabeele oo awood qaybsiga ayuu u boobay marka farmaajo iyo fahad yaasiin faal xawaadle ayaa gamay awood qaybsiga hirshabeele did ayey usoo noqonaysaa noolow abti madaxweyne xasan sheeq hogaanka haay hortaa lama hadli karee
Ini Gaylan waa naagta Fahad Yasiin Fat Boy sharaf iyo Karaamo midna maleh.