BREAKING: Puntland oo laga reebay xubnaha Aqalka Sare ku matalaya G. Dastuurka

Senatorada Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansaxiyay xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Guddiga dib-u-eegista iyo la socodka hirgalinta Dastuurka, oo kala ah:-

1. Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid)
2. Senator Iftiin Xasan Iimaan (Baasto)
3. Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag)
4. Senator Saalax Axmed Jaamac
5. Senator Xasan Xuseen Xaaji

Xubnahan oo uu soo magacaabay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa laga reebay Senatorada kasoo jeeda Puntland iyo Hirshabeelle, maadama la sheegay in xubnahan lagu soo dhisay nidaamka 4.5.

PUNTLAND TIMES 

44 Comments

  1. Puntland must leave this shit union asap. Wax badan ayey Puntland ahayd bridge-ka isku haya Somali, lakin lama fahmin midaas. Iminka waa in laga tashadaa taas. Walahi Maalinka Puntland taa ku dhawaaqdo Somalia waxay noqon Tusbax go’ay. Muuq-disho waxay ku noqon sidii ay ahayd before Abdillahi Yusuf(AHN).

    • Farmaajo ayaa hooyadii federalka puntland cadow ku ah kkkkkk
      Zanjibaari deni aqligiisa wuxuu soo dhacaa 6 saac .

  2. Who is fooling who?!

    There is something wrong and unacceptable that the selection process for members of the Upper House representing the Committee on the Review and Monitoring of the Implementation of the Constitution to be selected on clan-based (4.5) while this house represents member states of the federal government as such, they should be selected based on member states. Anyhow, it seems that Puntland is out of the political game (ilka Maroodi la sahansay).

  3. kkk wager walee sansibaarka putland magacii iyo maamuuskii ay soomaaliya ku lahayd iibsay walee hawiye waa shaqo tagey tolow sansibaarka muxuu hada sameyn
    is ku dhiib xamza asigaa putland badbaadinaye ileem axmed dhuxul iyo hawiye oo is wato ku jilaafeen kkk

  4. Arintu maamul goboleed laguma qaybin ee waa 4.5, Daarood waxaa ugu jira Gen. Fartaag. Laakiin Iftin Xasan Baasto sootuu lahaa Warsangeli baa ahay.

      • Dagaalkii farmaajo faaiido badan baa laga helay
        Demi oo horkacaya majeerteen iyo Ogaden oo uu
        Lacag yar ku gâtay ayaa dagaal lagalay daarood
        Oo hawshan Hawiye gacanta u geshey Déni caqli
        Lix saac wuxuu qabay in hawiye kala jecel yahay
        Deni iyo Ahmed madobe iyo Farmaajo nin waalan
        Oo aan bar caqli lahayn qor mago iyo dhiig badana
        Waaba loo sheeganayey rer bosaso ka raban oo
        Leh dad baa Deni naga laayey asna leeyahay ma igu
        Cid dad ka dishay

  5. Illaa hadda waxaa socotaa xasan Shiikh Majeerteen iska ilaalin.shaqshaqa burka ayuu haystaa,wixii yaryar qafiif ah ka duso oo khatar ku ahayn ayuu dooran,muxuu ku fali Majeerteen culculus shaqshaqiisa ka wayn.
    Laakiin ogaada,Shariifka wuxuu eersaday munaafiqnimadiisa iyo bixinta badii ,Xasan Shiikhna rakuucdii Kenya iyo musuq,Farmaajona Qalbi dhagax iyo Rooble. Xasan Shiikh wuxuu hadda Eersan doonaa Mahad Salad iyo CCW.

    • Waxaan waa dhaweyd firsaday khudbad uu gurguurte ka jeediyey shir lagu caasumay wadanka mareykanka 2013. Waxuu war bixintiisa ku sheegay in maamulada somaliya ka jira yihiin… Somaliland, jubiland , xubin iyo xeeb iyo ahlalsuna waljamaaca. Wuuba inkiray in puntland jidho. Wakhtigaas mamalada ilma gareen maba Jirin. Markii uu mareykanka kasoo laaabtay waa isagii bilaabay duulaanadii uu kusoo qaaday puntnland oo ay kamid ahaayeen markii uu usticmaala oo isku qarinayey magica alshababa. This fuckin Mooryaan is sick to the bones. But the ones who are more sicker than him are the dump leaders of puntland who betrayed their own people and land. Doofaar MA xalaaloobo no matter what. 1991 waxuu agfadiyey Caydiid oo afka abur kasiideynaya oo amraya in shicibka la xasuuqo. Am not disappointed at all because I never fooled myself and believed that this so called Somalia would work or the civil war has ended. Only those who fooled themselves and believed in somaliweyn would be disappointed… And they deserve it.

  6. ASC

    Ba’aaa Cabdi Qaybdiid miyaa gudida dastuurka lagu daray kkkk kkkkk! Soo maahan ceesaan cali lug gaab lagu aaminey? Iga walee gurgurte waa abtirsadey kkk.

    Wacade waxyaluhu Mr Awlal halkaan ka digaayey waa soo if baxaayaan kkk kkkk horaantii markuu Awlal meeshaan soo galay dadkii ka boodsanaa yaan ka mid ahaa maxaa yeeley waxaan moodey daba cayuun is qarinaaya kkk lakiin mar dambaan yaqiinsadey in uu yahy daxuur puntlander ah oo il dheer garada kkk.

  7. @@@Puntlander Sxb Abdi xassan cawaale waxaan moodayay qofkale!belo. Waxaan u aqaanay Caybdiid.Mahadsanid.Howsha waa Dastuurka qaybqaybi oo kala jarjar si uu soo saaro Dastuur inta kale ka dhigaya dad gumeed.
    Awlal waa nin indheer garad with a gifted writing skills.

  8. SAMA-WADO DENI MIYUU KU QABI JIRAY OO KU SOO FURAY WAXAAN WAX KA BADANE.
    WAX KASTOO LAGA HADLAYO DENI KU DHEGENTAHAY SIS ISKU XISHOOD SAMA-WADOOY

    • hooyadaa ayuu qabay ana waxaan uahaa waardiye lacagtii ayuu iga inkiray ka dib xerada dhagaxlay ayuu u baxday asigoo ka cararaya USC kkk

  9. Aniga maamulkayga SSC waxaa iiga muuqda Senator. Saalax!!!

    Markii arrinkan laga doodayey, waxaa ii muuqday Gaagaab oo lahaa arrinta qabiilka hallaga daayo! Caddaalad marka laga hadlayana, senataradu waxa ay ku fadhiyaan maamul ee kuma fadhiyaan qabiil. Annaga oo halkaa ka amba qaadayna, Jubaland/Nayroobi waxaa ugu jira 2; Gal-nus waxaa ugu jira 1; KG waxaa ugu jira 1; SSC waxaa ugu jira 1; HirShabeelena Qaybdiid baa ka wakiil ah; Puntlandna waa ZERO! Ciyaartu marka sidaas bay ku dhantahay. Wbt

    • QAYBDIID HADII UU WAKIL KAYAHAY hIRSHABELE ,FARTAAG MAXA U DIIDAY INUU WAKIIL KA NOQDO PUNTLAND ? SSC yaa ugu jira ?saalax axmed jaamac waa dir ,isaaq,garxajis

    • Dadka Caloosha jilicsan wax lagama dhaadhicin Karo. Sida kaliya ee somali ku badbaadi kadho oo ku kala Badbaadi kadho waa Somalia oo 5 waxood loo qaybiyo.

      1-Somaliland(or if they wish.. isaaqland)
      2- SSC-land(magic fiican waa in loo helo),
      3 -Majeertenia, 4-Gareenland,
      iyo….
      5-Jubaland oo mareexaan xukumo…. sii loo hubiyo in aysan Kenyan liqin.

      That is the only viable option. None other.

  10. Fartaag jubaland DAAROOD
    baasto jubaland cawramaleh
    Qaybdiid galmudug hawiye
    Saalax axmed jaamac ,soomaliland, DIR,ISAAQ
    Xasan xuseen xaaji ,konfurgalbeed,digil iyo mirifle

  11. Maante waxaan sameyn eraybixin ku aadan Dowlada Xasan Shiikh. Erayga waa:Habargidirization of the Federal government of Somalia.

    • kkk walee waa runtaa dowlada xasan shiiq milkiilaha waa mahad salaad kkk
      tii farmaajo waxuu ahaa fahad yaasiin
      Kkk ogaada waxa ku qasbay fahad yaasiin inow baxsado oo u diiday xildhibaan waa
      sansibaarka, axmed dhuxul iyo geele oo ahaa gudoomiyaha gudiga doorashada marka daarood ha qaylina inow mahad yaasiin milkiilaha dawlada noqdo idinkaa u sabab ah ma jiridoonto nin hawiye oo u hiilinaa nin dambe oo daarood kkk

  12. Dadka Caloosha jilicsan wax lagama dhaadhicin Karo. Sida kaliya ee somali ku badbaadi kadho oo ku kala Badbaadi kadho waa Somalia oo 5 waxood loo qaybiyo.

    1-Somaliland(or if they wish.. isaaqland)
    2- SSC-land(magic fiican waa in loo helo),
    3 -Majeertenia, 4-Gareenland,
    iyo….
    5-Jubaland oo mareexaan xukumo…. sii loo hubiyo in aysan Kenyan liqin.

    That is the only viable option. None other.

  13. Awal waxay ahayd …the persecution of majeertenia…. hada waxaa weeye…. the exclusion of Majeertenia.

    Non to blame but the so called majeerteen who sacrificed their own fate for the fate of “a dream” about a fake somaliweyn. Self inflicted wounds never heal.

  14. Jbbalabd ayaa qaatay xubintii maamada fedraalka
    Iftin Baasto
    Fartaag
    Boowe aa la tahay adba kursiga waad Ku qaraaban jirtaye
    Dastuurka Maxamuud Saleebaan iyo Gabrena waa la tuurayaa.
    Federaal lagu qasaar
    By Xaaji Dabacasar

  15. Tastuurka maxamuud salesman Kaliya ayaa Somalia ka shaqeyynaya… oo aan ahayn…. mahamud saleeman MA aqbalayo wax Moryaan soo xarxariiqatay.

    Waxa aad soo xarxariiqataan idinku isku Dhaqa oo ku haysta gareenland iyo cidii kale ee aad cabsiin kadhaan. Fuckn caqli adoon. Orod oo kenyatta Macawista u xir.

  16. Waa runtaa Saalax waa reerka aad sheegtay, laakiin marka maamul la yidhaahdo, waa reer SSC!

    Haddii aan la is yeelyeelayn ama qolo gooniya loo danlahayna (Puntland), aqalka sare ma ahayn in ay qabiil wax ku qaybsadaan, waayo waxa ay metelaan dawlad-goboleedyo, oo waxa ay ku khasban yihiin in ay ilaaliyaan danaha maamulkooda. Waxaana iska cad in mu’aamaraddaa loo soo dhiibay oday Cabdi-Xaanshi.

    Tusaale, Fartaagga laga dhawaajiyey, iska daa danaha jufadiisa e xitaa ma metelo danaha Juba-land, waxa uu metelaa danaha Nayroobi; waa marka aynu xaqiiqada ka hadlayno. Si kastaba, waxa ay u muuqataa in saleebanadii ay maanta sidato, calaacalse waan ka soo horjeedaa. Haddii ay rag iska dhicin tagtona, hallaygu xisaabtamo nacallaa shaydaan ku yaalle.

    Gunaanadkii, inskasta oo aan tebayo nin culus (prof. Juriilla), bal waa eegaynaa sida ay uga falceliyaan oday Gaagaab & Faroole, waxaaba la arkaa in ay sidaa ku qanacsanyihiine.

  17. Shirwac

    Caqliga NFD Meeshan Kala tag.

    Ar-laa ar pakadu(bisadu) ma libaaxbaa???….. goombihii(cow) weynaa wey cuntee.

  18. Waxaan waa preview/boorsa miito kaliya yaaba is gaarey. Xabaddiiba wali ma bilaabane oo Shabeelada hoosaa dhiman, maqaamkii MUQDISHO waa dhiman yahay, Burtinle wali lama tegin. See waaye dag dagaan maxaa waaye ikhyaarey. XAAJADU WAA BILLOW. MA DURBA- AGGA— OO EEGA PUNTLAND TU JILICSANAA

  19. Aniga waxaan aminsahay Somalia in aysan Dowlad ka jirin, Shanta Somalia gumeysi ayay ku jiraan, Teeda kale Qabqable dagaal Cabdi Qeyb-diid waa gacan ku dhiigle xasuuqay shacab tira badan, waxaan xasuustaa maalin in uu madaafiic ku garaacay Suuqa dahabka ee Bakaaraha,waxaa halkaa ku geeriyooday ku dhowaad 100 boqol dumar .Maanta kaas oo kale ayaa madax sheeganaya. Allah Kariim.

  20. Majeerteenow ilmaadeerayaalow xishooda
    Ma u malaynaysaan hadii soomaali doonto in waxay rabto la meel mariyo in jufo yar hor joogsan karto.
    Waa laysu soo jeestay boowe
    Cadkeena Daarood baad qaadan jirtay saa waxaad u malaysay in xiniinyo aad leedahay aad wax Ku dhacsatay.

    1-Jubbaland
    2-Galmudug
    3-Hirshabeele
    4-Koonfur galbeed
    5-Waqooyi
    6-Banaadir
    VS
    Jufada PL oo Harti u dhamayn kkkk
    Dastuur ha ahaato
    Waa majority waa codeyeen

  21. 20 kii sano ee ina dhaafay khilaafka ugu weyn ee u dhaxeeyay Puntland
    iyo dawladaha Villa Xamar joogay wuxuu ahaa dastuurka qabyada ah oo
    Puntland rabtay in qoritaan-kiisa & dhamaystir-kiisaba ay maamulaan si
    ay sadbursi siyaasadeed ugu helaan. Markii dawladii hore ee Xasan Sheekh
    hogaaminayay damacaa ka hortimid waatii dawlada Puntland dhawr jeer
    xidhiidhka u jartay dawlada Villada Xamar. Faroole, Juxa & Gaas wixii qaylo
    ka dhacay waa la ogyahay. Markii Farmaajo yimi Villa Xamar waa uu burburiyay
    dhamaan tiirarkii dawlada,dastuurka qabyada ahaana waa aasay sida uu
    baarlamakii iyo dad noolba u aasay.

    Hada oo uu Xasan Sheekh Soo laabtay ciyaartii dastuurka qabyada ah dib ayay
    u bilaabmaysaa. Team-kii Punland (aka ex hooyo faderaal)ee ay hogaaminayeen Faroole
    Juxa & Gaas teendhadii war room ka u ahayd ayay soo fadhiisan wakhti dhaw.

    Maamul Goboleed-yada ay Puntland sheegato inay dhashay sida K/G, Hirshabeele,
    Galmudug & Jubaland iyagana awood siyaasadeed ayaa u korodhay kamana yeelayaan
    Puntland in lasiiyo mardanbe awood siyaasadeed ama mid dhaqaale oo dheeri ah.
    Waxaynu sugnaaba waa war saxaafadeed-ka soo baxa Garoowe.

  22. Markoo horena Dulmi ku dhisan buu ahaa AQALKA SARE
    oo meel si siman 4.5 wax loogu qaybsaday maahan.
    Waa la sadbursaday.
    Marka waxa hada dhacay waa waxaan fileeynay.
    CADAALAD HADII LAWAAYO WADAJIRKAA DHUMA.
    Waa maahmaah mug leg.

  23. Puntland iyo Somaliland ayaa la siiyay kuraas ka badan maamullada kale, oo ah midkiiba 11 xubnood. Afar maamul goboleed oo kala ah Hirshabeelle, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa la kala siiyay midkiiba siddeed xubin.

    • Jinsiga soomaaliga ah Maxaa ka haleysan?
      Caddaalad wax u qaybsi Bes uun mala heli Karaa?
      Ila fiiriya somaliland?
      Qabiilada Toddobada xubnood & Beelaha Somaliland. Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland

      1- Garxajis 2
      2- Habar-awal 1
      3- Habarjeclo 1
      4- Samaroon 1
      5- Arab 1
      6- Warsangeli 1
      7- Dhulbahante 0
      8- Gabooye 0
      9- Ciise 0

      Wadar – Guud

      Isaaq – 5
      Daarood – 1
      Samaroon – 1

      FG. Kama dhigna Qabyaalad ee waxay ka turjumaysaa inaad si fudud u fahamto metelaada beeshaadu ka heshay Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland
      Hadii loo fiirsado meel walba oo soomaali dagto cadaalad wax u ma qaybsan Kilinka, jibuuti,nfd, I.w.m

  24. Jinsiga soomaaliga ah Maxaa ka haleysan?
    Caddaalad wax u qaybsi Bes uun mala heli Karaa?
    Ila fiiriya somaliland?
    Qabiilada Toddobada xubnood & Beelaha Somaliland. Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland

    1- Garxajis 2
    2- Habar-awal 1
    3- Habarjeclo 1
    4- Samaroon 1
    5- Arab 1
    6- Warsangeli 1
    7- Dhulbahante 0
    8- Gabooye 0
    9- Ciise 0

    Wadar – Guud

    Isaaq – 5
    Daarood – 1
    Samaroon – 1

    FG. Kama dhigna Qabyaalad ee waxay ka turjumaysaa inaad si fudud u fahamto metelaada beeshaadu ka heshay Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland
    Hadii loo fiirsado meel walba oo soomaali dagto cadaalad wax u ma qaybsan Kilinka, jibuuti,nfd, I.w.m

    • @ Keeroow. Somolida waxaa halkaa dhigayba soow cadalad daro maaha xataa waxay ku heshiiso ma fulayaan. Matalan. arrint aqalaka sare waxaa distoorka ku qoran 18 gobol x 3=54 Banaadir cid kuma laha aqalkas. Puntland iyo Galmudug isku dar waa 4 gobol waxay haystaan 19 kursi waxay xaq u lahaayeen 12 kursi Somaliland waa 5 gobol 5×3=15 waxaa haystaan 11 kursi waa dastuur jebin toosa
      KG 9 1 ba ka maqan
      Jland 9 1 ba ka maqan
      Banaadir 0 3 ba ka maqan
      SLand 15 4 ba ka maqan
      Hshble 6 2 ku dheeri ah
      Gmudg/PL 19 7 ku dheeri ah
      Umadyahay waxba kaa qaldane wax isu geeygeeyso

  25. Xiniinyey dhoocaartaa,
    Aad ayaan u jeclahay in sidaan loo galo Majeerteen waayo waxa laga kari waayey waar Xamar laydinkama rabee ka jooga oo isaaq oo laydinka jecel yahayba ka gooste’e iskaga huleela. Waxaa oo aan ogahay saddex arrimood oo Culusow u tegay Dubay oo kala ah:
    1. In lala go’doonsho Puntland, Imaraadna loo ogolaado waxay rabaan. Dubayna maalgeliso dawladda Xasan.
    2. In baasaboorka Somaliland Dubay aqoonsato si looga warwareego cadaadis wada hadal oo Somaliland codsato.
    3. In imaaraadka lagu wareejiyo xeebaha Soomaaliyeed deedna Dubay kenya kaa dhaadhacsiiso siday ula qaban lahayd gobolka Gedo oo loo xilsaaray inuu qabto Mahad Salaad.
    Waxyaabaha aad la yaabban tihiin oo degdegga ah ee Puntland lagu go’doominayo waxaa looga danleeyahay in markay hadlaan la yiraahdo Ugaadeen ayey raysalwasaaraha u diidan yihiin, sidii berigii horeba inta Culusow Puntland xumeeyey sidaan oo loo yiri Mareexaan ayay raysalwasaaraha u diidayaan inkasta labadii nin Mareexaan ka biyo diideen qorshii Culusow oo fashiliyeen.
    Intaasi waa inta uu doonayo gurguurte, laakiin rabbi ma oran oo anigu shakhsiyan waxaan reer Puntland ku aqaan inay midoobaan guushana ku dambeeyaan marku sidaan oo kale laysugu dayo in la bahdilo.
    Anigu waxaan qabaa in Culusow ku danbayn doono shallay iyo guuldarro, Puntlandna barwaaqo iyo midnimo. Waayo waxay haystaan dhul istiraatiji ah khayraad bad iyo berriba lehna ah. Ninna uma baahna ee ayagaa loo baahan yahay. Mar dhowna waad maqli doontaan ayagoo caalamka qaar ka mida leeyihiin si toosa ayaan Puntland wax u siinayna inkasta oo Puntland u baahnayn cidna hadday isku tashadaan.
    WBT

  26. Dhurwaa Ceeyriin cunid ma daayo, Culusoow iyo Habargidirta ka daabanina nacayb Daarood ma daayaan! Kkk

    • AA Xade,
      Nin baa yiri cadaabba geeraa ii kaday. Culusow iyo Mahad Salaad waxaa inoo kaday laba macangag oo niman danle isku direen talada dadkoodana diiday, mase dhici doonto mar dambe haddaanaan nafta waayin.

  27. Soomaaliya iyo shacabkeeda.
    Waxaa nasiib daro wayn ah,in maantay oo qarnigii 21 lago jiro,Soomaalidii intooda badan,ay wax aan qabiil iyo beel beel ahayn aysan,ka shaqayn.
    War nidaam iyo aqoonta bulshada Soomaaliyeed,in ay noqoto mid dadyowga dunida oo kale ah,oo ka guurta,qabyaalada Jaahiliga ah,oo beenta ku dhisan.
    “ Tribalism is an addiction by false beliefs that needs to be refelected back to perceived as a true “
    by Steven Molyneux.

    • Cilmi Cabdillaahi,
      Adeerow anigoo aan ku oranayn waad khaldantahay, haddana ninkii Soomaali ah ee Soomaalinimo danaynaya ee qabiilka meel iska dhiga waxaa loo yaqaan looma ooyaan sidii la doonaana laga yeelaa. Runtiina qabyaaladdu waa wax xun laakiin haddaad Soomaaliya joogto oo qabyaaldda iska dayso mid xambaarsan ayaa ku dullaynaaya waxaadna kala dooranaysaa in lagu dulleeyo iyo inaad qaab qabiil isu difaacdo midkood. Ayna wada daynno waa gar aynnu wada qabiilaynona waa gar illaa qaniinyaa qaniinyo ka fujisa, qabiilkuna waa sharciga laysku difaaco Soomaaliyada maanta

Comments are closed.