DAAWO: 5 sano kaddib, Labo Ra’iisul Wasaare oo xilalka kula kala wareegay Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo 25kii Bishan ay ansixiyeen Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xilka kala wareegay Ra’iisul Wasaarihii Hore ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Xaflada xil-wareejinta Ra’iisul wasaaraha cusub ayaa waxaa goobjoog ahaa Guddoomiyayaasha labada Gole ee BJFS, Wasiiro iyo xildhibaanadda labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

PUNTLAND TIMES