DAAWO: Faransiiska oo kala hadlay Somaliland dardargelinta wada-hadalada DF Soomaaliya!!

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Hargeysa Safiirka Dawladda Faransiiska u fadhiya dalka Kenya, Amb. Aline KUSTER-MENAGER iyo wefti ay hoggaaminayso.

Kulanka ayaa looga wada-hadlay xariirka Somaliland iyo Faransiiska, sidii loo xoojin lahaa, doorashooyinka ku soo fool leh Somaliland, iskaashiga dhinaca ganacsiga iyo wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya ee hakadku ku yimi.

Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegtay in kulanka oo u wehelinaayey Madaxweynaha, Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Ciise Keyd Maxamuud, uu kusoo dhamaaday Isfahan iyo wadashaqayn.

PUNTLAND TIMES

19 Comments

  1. War Faransiis maxaa u qarsoon caado uma leh dad Islaam ahi in uu caawiyo sida lagu yaqaane?!
    Nin baa laga sheegay, hebel caano iguma miri jirine ma Doorshaan baa oga dhacay?!
    Bal aan eegno danta Faransiis waxa aay salka ku haayso!

  2. @@@ A.A xade Good point.
    Dalka beeylah hogaan qiima iyo garasho gobanimo leh mahaysano.
    Hala yaabin French waa bililiqo doon.

  3. FRANCE waa cadawga muslimiinta iyo diintooda wa nasiib daro in dad madax shegana oo muslimiin ah ay faransiiska soo dhawaystaan iyagoo aan waydiin aflagadadii ay u geesteen nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee nabi maxamed SCW

  4. Ciisaa bidiin wa Musa bidiin. Oo hada ma Muslimiin bay isu haystaan Walaweyntu? Waar muslin & gaaltoona ma tihiine, maxaa na kiin dabadhigay? Kan Xade la yidhaahdo maalin walba Kiiniyaatigaa dadkiisa si kasta u laaya, markaasuu rabaa in uu niic nala soo doonto.

    Waar Faransiis baad sheegaysaaye juud & wamaa juuj baanu la shuraakoobaynaa hadaanu danteena ka dhex aragno, maxaa ka qaadi kartaa?

    • Jirac
      SNM dawlad dhabah bay dhistay iyo dad aqoon leh oo wax bartay? Somali landers are more educated and respected than others not in Somalia, but in the Horn of Africa, Jirac doqon, it seems you are a street boy, because Somali landers are great people they do not lie or insult others, better take care of your school lessons and don’t be stupid again.

  5. Muse qatar wada hadal lagali mayno. Wax miir qaba raadiya. Jab u ray weeye. Noloshiiso dhan naxariis ma arag. Naar gale wax nafcile reebo bal car muqdisho hatago. Dowladii sookorisuu ku caasiyay

  6. CALANKA DHIDIBADA MARKAAD LEEDAHAY MEESHAAN DANTEENA KA ARAGNO AYAAN GALEYNAA WAXAAD OGAATAA INAAD WAKIIL KA TAHAY BEESHA IIDOOR OO KALIYA.
    WAAYO SAMAROON, HARTI WAQOOYI, CIISE,GABOOYE AFKOODA KUMA HADLI KARTID.
    SOOMAALILAND 30 SANO AYAY RIYO IYO BEEN KU NOOLEYD, QABIILADA KALE EEN AHAYN IIDOORKA MA RABAAN IN AY KA GO,AAN SOOMAALIYA LAAKIIN KOONFUR AYAA QASAN OO AY SUGAYAAN INTA AY KA HAGAAGEYSO.
    QABIILADA WAA KULA SII QAYILAYAAN XAMAR AYAYNA KUGU SUGAYAAN HAGAAGEEDA.

  7. @Saeed ducale adigu SNM school boy ma tahay? Yes or no.

    If you’re SNM Alshaydaan School boy come to southern Somalia 🇸🇴 than we talk, but if you’re USC school boy in the shadow we can’t talk in 40 years to come just like SNM in 30+ years mfker get the fuck outa here SNM Alshaydaan. Fadhi ku dirir kiina loogama baahna halakan.

    • Jirac
      Why I go to the south I have my own land Somaliland, the liberation front SNM is the ruler and its people live in peace and development. Mogadishu, capital of the south is Hawiya land, and they are the rulers, guess who remained out of the game?

  8. walalweytnii wey khafiiftey, gaalkii xamar yimada waa wali, kii hargeisa yimadana diintuu caayey, kii iyaga lacag siiyaa waa nin fcn, kii anaga na siiyaana dankaluu leeyehey, dhagaha iyo afka qadaadweyn talow mais maqlaan kkkkkkk

  9. Maxaa inoogu soo qamaameysaan what’s your game aan ka aheyn shaydaanimo iyo argagixisonimo waa 2022 ma’ahan 1993 we’re awake 100% mother fuckers get the fuck outa here SNM Alshaydaan ku ekaada MMTV, HORN CABLE, MAD TV, xitaa waa idin kaga tagnay VOA, BBC website kastaa comments kii waa inaga xidhay si aan dadkanaga iyo dhalinteena ula sheekeysano adinkii baa swamb attack inagu ah iyo argagixasadiina Alshaydaan so get the fuck outa here mother fuckers SNM ALSHAYDAAN.

  10. Game kiinu ma argagixasanimo iyo meelaha TAARIIKHIGA ah BUU KU SOO haray sow ma haysataan dhulkiinii oo waliba qaar aad magacyada ka badesheen sida “MARKA DAAROOD” oo Daarood ku xaar aad ka dhigteen iyo waliba “GAR SHEIKH” ee aad maalinkasta wufeysaan xabaalaha taariikhigaah yaa ilaahay yaqaan oo naga qabsada waar darbiga FALASTIN IYO ISRAEL baaba marakan diyaar u nahay inaan iskaga kiin xirno Bismilaahi Rahmani Rahim. Dadkanaga balaayaa Allah ku saladay qamaameysa hadaad argagixasonimo rabtaan ordayoo aada south Somalia 🇸🇴 meelahay joogaan oo gafuurka duubta baarlamaankii baad isku qarxiseen oo Raisul Wasaarayaashii baad hablo isqarxinaya u soo dirteen sidii inantii Faisal Fataal adeerka u ahaa ee GAAS isku qarxisay theater ka Mogadishu. Waa idin OGNAHAY telecommunication ka Somtel ee argagixasada iyo dhiigshiil meeshaad lacagta marisaan baan ognahay “Game kiina dhan baan ognahay maxaad naga rabtaan anaka dhibtiina iyo shidadiinaa na soo kartay ee na dhaafa fadhi ku dirir kiina loogama baahna halakan ee get the fuck outa here.

  11. Odayadaan Waal waalan ee Muqdisho iyo Hargeysa ku dhashay iyakana mar dhow baynu xaaqeynaa insha Alaah “SILIG IYO DARBI” baa inoo balan ah khamradiina, Daroogadiina, iyo sixir kiina baa meel iska saareynaa insha Alaah Diinteena aad shaatiga shaydaan ka u geshateena waa soo afjreynaa. Game kiina waa soo afjareynaa shaydaamayahow Somalida sheeganeysa WAGASH YAHAY.

  12. 50.000 oo jeer baan idiin sheegnay we told you More than fifty thousand times to stop digging historical places lama xisaabi karo intaan idiin sheegnay joojiya meelaha taariikhiga ah ee aad qufaneysaan dahab kuma jiro there’s nothing except dead people thousands of years “Meyd” ahaa baa ku jira iyo xabaalo taariikhi ah adoonyahay “WUXUUSHTAAH” si kale MORONS lacag oga raadsada “We’re the originals we know our historical places so get the fuck outa here. I hope you guys don’t dig the grave of SHEIKH ISXAAQ AND DAAROOD BISMILLAHI RAHMANI RAHIM:

  13. DOORTA PROFESSOR AHMED OSMAIL SAMATAR HA IDIN BAREE SIDA DUNIDU U DHAQANTO AND PRESERVES HISTORICAL PLACES INSTEAD OF DIGING AND DESTROYING GRAVES IS THAT ENOUGH ISAAQ SCHOOL BOYZ.

    Mar danbe yaanan idinku arag halakan WUXUUSH YAHAY QAMAAMEYSA OK.

  14. Jirac
    Sala calee adeer hanagu ooyin waanba kaa naxnee…baroortad qabsatey waa maxey kkkkkkkkkjkkkkkkkkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*