220 Xildhibaan oo soo xaadiray fadhiga maanta ee Golaha Shacabka BJFS ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee XFS Hamze Abdi Barre, oo uu 15kii bishan June, magacaabay Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud.
Haddaba, Daawo Gorfeynta lix caqabadood oo horyaalla Ra’iisul Wasaare Xamze Cabdi Barre.
PUNTLAND TIMES
CONGRATULATION TO OUR NEW PRIME MINISTER
CONGRATULATIONS
salaamu caleeku
SOMAALIYA
Waxaan salaamayaa ninka la baxay SOOMALI… Waxaan aad ugu faraxsanahay farshaxankii uu soo dhigay dhulka uu ka kooban yahay 18 gobol ee astaanka u ahayd soomaali weyn.
Hadaba markii aan darisnay sida loo kala deggan yahay 18 gobol, waxaan ogaaday sidaan:
1. DAAROOD wuxuu deggan yahay boqolkiiba 55% dhulka soomaalida.
2. HAWIYE wuxuu degganyahay boqolkiiba 14% dhlka soomaalida
3. DIGLO MIRIFLEH wuxuu deggan yahay boqolkiiba 13.7% dhulka soomaalida
4. IIDOOR wuxuu deggan yahay boqolkiiba 12.28 % dhulka soomaalida
5. SAMAROON wuxuu deggan yahay boqolkiiba 5.06 dhulka soomaalida
Gobolka SANAAG waxaan u qaybiyey IIDOOR iyo DAAROOD midkiiba waxaan siiyey 50%.
Gobolka MUDUG waxaan u qaybiyey DAAROOD iyo HAWIYEE, midkiiba waxaan siiyey 50%.
Shaxda sida loo dhigay hoos ka akhriso.
GOBOLKA DAAROOD HAWIYE DIGLO MIRIFLE IIDOOR SAMAROON
BANADIR 760.00
AWDAL 45,294.00
BARI 89,088.00
TOGDHEER 36,426
SHABEELAHA DHEXE 31,285
BAY 41,460
BAKOOL 46962
SANAAG 36,111.00 36,111.00
SOOL 59,240.00
HIIRAAN 51510
GEDO 89,000.00
WAQOOYE GALBEED 37429
JUBBADA DHEXE 71,250.00
JUBBADA HOOSE 62,876.00
NUGAAL 46,180.00
MUDUG 41,466.00 41,466.00
SHABEELAHA HOOSE 31,285
TOTAL 495,211.00 125,021.00 119,707.00 109,966.00 45,294.00 895,199.00
55.32 13.97 13.37 12.28 5.06 100.00
WA BILAAHI TAWFIIQ
Daarood was nothing in the past, nothing at the present time and will be nothing in the future. Why, because of your stupid mentality which base tribal and sub tribe. You’re very pathetic who sits behind computer and just type garbage day in and day out. Idiot and ass hole.
Four. Point Five
ninkaa soo qaatey waa nin madax faluuq qaba,oo waalan, aniga ninkaas waxaan ku qiyaasey inuu qabo cudurka arrimaha maskaxda isaga iyo dadka la mid ah waxey u baahan yahiin in loo helo hospital qaabilsan arimaha maskaxda.
Wax weyn ayaa weli kaa khaldan Baraawi king oo wiil yar baad tahay, gobolka Sool 40% ayaa waxa deggan Isaaq ama Iidoor sida Ogaadeenku noo yaqaan annaguna Cag-dheer u naqaano.
4.5 yaa ku faa’iiday, Somali waxaa ugu badan Hawiye 25%, Isaaq 22% Daarood 20%, Digil iyo Midhifle 17% Gudabursi + Issa 7%, UN ayaa soo saary oo Puntland post iyo meelo kale lagu soo qoray, UNICEF iyo World Bank baa ku raacay
aduunku demograhically siduu wax u xisaabo
hadayn soo qaadano oo waqooyi galbeed barbardhigno puntland, magaalooyinka ayaa la is barbardhiigaa ileen iyagaa dadka intiisa badan degenyihiine. ogoobeey kuma aanan darin dhulka daarood ka degen yahay koonfurta. yaa dad badan?
Hargeisa ——- Bosaaso
burco————laascaano
bebera———- Qardho
Borame———- Garowe
gebiley— —- Buuhoodle
Dila———- banderbeyla
wajaale——-galdogob
waqooyi
intaas uun
ayaa
la degan
yahay burtinle
Gaalkacyo
caluula
iskushuban
dhahar
baran