DAAWO: Madaxweyne Biixi oo u digay shacabka Somaliland “hadalada siyaasiyiinta colaad ha moodin”

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inuu weli diyaar u yahay wada-hadal uu la galo hoggaanka xisbiyada mucaaradka ah ee Somaliland “WADDANI & UCID”.

Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeedinayay munaasabadda 26-June, oo xalay lagu qabtay Madaxtooyada Hargeysa, ayaa xusay inay agtiisa taallo oo ay fidsan tahay gogoshii wada-hadalka ee uu horeba ugu baaqay madaxda axsaabta mucaaridka ah, uuna wada-hadal diyaar u yahay.

“Xilka nabadda, dulqaadka, dhageysiga iyo dabacu dowladda yuu saaran yahay, Madaxweynuhu saaran yahay anana waan ogol-nahay.”

Sidoo kale, Madaxweyne Muuse Biixi ayaa ugu baaqay shacabka Somaliland inaanay rumaysan goolaaftanka siyaasadeed iyo hadallada dhinacyadu is weydaarsanayaan.

“Dadweynaha mid baan leeyahay, waxaas sawaxan baxaya eed idaacadda ka dhageysataan ee siyaasadda la isku qeylinayee, la buuqayo colaad ha moodina, war imisa shalay wax diidanaa, imisa kala xisbi ahaa ayun baa haddana aroortii laabta isa saara.”

PUNTLAND TIMES

6 Comments

  1. Waanu ognahay siyaasiga somaliyeed in ay munaafiqiin yihiin waxa ay sheegayaan ay been tahay ee adigu ma waxaad na leedahay aniga Haa la i aamino kkkkk kkkkk
    warkaada cadeee

  2. imika waxay maraysaa in garxerjiska nasaha laga gareo ragadii xixnin yaha laga laga siibo

  3. 1 – Gobolka Awdal ee Somalia balaca iyo dhereka uu ku fadhiyo dhulkeen waa
    45 294 km²

    2- Gobolka Banaadir ee Somalia balaca iyo dhereka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    760 km²

    3- Gobolka Bari ee Somalia balaca iyo dhererka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    89,088 km2

    4- Gobolka Togdheer ee Somalia balaca iyo dhereka uu ku fadhiyo dhulkeena waa 36,426 km2

    5- Gobolka Shabeelada dhexe ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa 27,290.97 km2

    6- Gobolka Shabeelada hoose ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa 31,285 km2

    7- Gobolka Baay ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    41,46 km²

    8- Gobolka Bakool ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    46 962 km²

    9- Gobolka Sanaag ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    74 231 km²

    10- Gobolka Galgaduud ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    66 126 km²

    11- Gobolka Sool ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    59 240 km²
    12- Gobolka Hiiraan ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    51 510 km²

    13- Gobolka Gedo ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    89 000 km²

    14- Gobolka Waqooyi Galbeed ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa 37 429 km²

    15- Gobolka Jubada hoose ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    62 876 km²

    16- Gobolka Nugaal ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    46 180 km²

    17- Gobolka Mudug ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    82 933 km²

    Gobolka Jubada dhexe ee Somalia balac iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    15 836 km²

  4. Xamar iyi Hargeisa oo dadka jooga la isku daro waa dadka Soomaliyeed badhkood 50%.
    Waana la yaqaan cidda ay yihii.
    Africa Suudaan baa u dhulweyn. Nigeria iyo Masar baana ka dad badan oo ka dhul yar.
    Adeer dhul lama eegto dad baa la eegtaa.
    Dadkunaa waa sidan
    25% waa Hawiye
    22% waa Isaaq
    20% waa Daarood
    17% Digil & Mirifle
    07% Dir [Essa +Samaroon]
    09% others.
    Waa warbixinta UNICEF WHO CIA World Bank
    Waa lama taabtaan dunidu taas bay ku xisaabtamaysa.

  5. @@@Ali Jama,
    Africa Algeria u wayn,Sudan intay kala go’in ayay u wayn ayay.
    Qabaailka Somalida Darood ayaa u badan haddadan indhaha istirayn.

  6. 1– Gobolka Awdal ee Somalia balaca iyo dhereka uu ku fadhiyo dhulkeen waa
    45 294 km²

    2- Gobolka Banaadir ee Somalia balaca iyo dhereka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    760 km²

    3- Gobolka Bari ee Somalia balaca iyo dhererka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    89,088 km2

    4- Gobolka Togdheer ee Somalia balaca iyo dhereka uu ku fadhiyo dhulkeena waa 36,426 km2

    5- Gobolka Shabeelada dhexe ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa 27,290.97 km2

    6- Gobolka Shabeelada hoose ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa 31,285 km2

    7- Gobolka Baay ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    41,46 km²

    8- Gobolka Bakool ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    46 962 km²

    9- Gobolka Sanaag ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    74 231 km²

    10- Gobolka Galgaduud ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    66 126 km²

    11- Gobolka Sool ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    59 240 km²
    12- Gobolka Hiiraan ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    51 510 km²

    13- Gobolka Gedo ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    89 000 km²

    14- Gobolka Waqooyi Galbeed ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa 37 429 km²

    15- Gobolka Jubada hoose ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    62 876 km²

    16- Gobolka Nugaal ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    46 180 km²

    17- Gobolka Mudug ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    82 933 km²

    18 – Gobolka Jubada dhexe ee Somalia balac iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    15 836 km²

Comments are closed.