DAAWO: Mustaqbal-ka isbahaysiga Damul-Jadiid iyo Daljir ee UPD, Yaa Faa’iiday ilaa hadda?

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la rumeysan yahay in guushii uu ka gaaray doorashadii madaxtinimada ee 15kii May ka dhacday Muqdisho, ay qeyb lixaad leh ku lahaayeen saaxiibadiisa siyaasadda gaar ahaan Ururka Daljir, ee hoggaankiisa ay kamid yihiin Abshir Bukhaari iyo Axmed Macalin Fiqi. Haddaba Sidee noqon doonaa Mustaqbal-ka isbahaysiga Damul-Jadiid iyo Daljir ee UPD, Yaase Faa’iiday ilaa hadda?

PUNTLAND TIMES 

3 Comments

  1. Mà fahmin
    Faarax waxad noo kala waddaa ma laba garab oo Hawiye ah baa?!!!
    Hawiye labada aqal intu Ku leeyahay waa la yaqaan,mana soo saari karteen Xasan.
    Hawiye + Dir + Ogadeen miya ah Daljir iyo UPD?

  2. Assalama Alaikum: Waa nasib darro in Dani intaas oo sano uusan wali baranin Xasam Maxamud Culusow. Madaxweyne Culusow siyasadiisu waxay ku dhisantahay HAG fikirkeeda.
    Madaxweyne Culusow wuxuu ka mid ahaa maxabisti Caydiid oo Galkacyo lagu qabtay marki la waydiyey war nin Abgaal baa tahay ee maxaad naga soo doontay wuxuu ku jawaabey “AR WAA LA II AJARAY AR II YIHADEEN GAROWE KAMA AY SOOKEYAN” Marka Madaxwene Culusow waxyalaha kale oo uu soo wadoo baa ka dara ha sugi weynina. Waxaan idin sheegaya in uu Somaali uga tagi doono “SOOMALI OO IS DIRIIRSAN ADDUNKANA LAGA NACAY”

  3. SALAAMU CALEEKUM

    XASAN GARGUURTEE, markii uu safarka ku tegay IMAARAADKA.. Yaa soo dhoweeyey oo ku qaabilay Garoonka??

    Walaahi, waxaa ku qaabilay oo soo dhoweeyey WASIIR DAWLAHA KHAARIJIGA… xataa ma ahaa wasiirka KHAARIJKA, ma ahaa Raisul wasaaraha, ma aha Madaxweyna Imaaraadka..

    Soomaalida tiraahda.. “lax walba shilinka ay is-dhigto aa lagu qowracaa”..

    Waxaase waxeey ka dhasheen hanyarida XASAN GARGUURTE… Ani waxaan qabi lahaa, nin Madaxweyne DAAROOD in uusan marna aqbileen..

    Waxaas waxaa noo keenay, wax aan madaxnimo u qalmin, ayaa na masalayaa… waayo… waa hawiye aan lahayn hiigsi sharafeed… hamigiisa oo dhani waa “USD100k” oo jeebka ku shubto..

    ALOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW ALLEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEE

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*