DAAWO: Muxuu MD Biixi ka sheegay Shirka Beesha Warsangeli?

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la qaatay Isimadda iyo waxgaradka ka qeybgalaya Shirka Beesha Warsangeli ee ka soconaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobalka Sanaag.

Xubnaha uu la kulmay Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa kamid ah Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan, oo ah Suldaanka Beel-weynta Harti, kaas oo horkacaya shirka ka soconaya mudada 8 maalmood ah magaalada Ceerigaabo.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi oo ergeda ka qeybgalaysa shirka hadal u jeediyey, ayaa boggaadiyay shirka beesha Warsangeli.

“Beeshan waxyaabaha shirkeeda looga soo qaybgalay waxa kamid ah waa beeshii dawladdii Ingiriisku isaga oo halgan ugu jira xorriyadda ay sagaal sanno oo xabsi mustaafuris ah la geliyey. Marka labaad markii gobonnimada la doonayey ee isticmaarku inuu tago la doonayey ciddii loo diray weftigii cadan lagula kulmay salaadiintii iyo waxgaradkii la socday hadalkii Somaliland xorriyaddeeda ku saabsanaa ciddii loo dhiibayna Warsangeli bay ahayd,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Shirka beesha Warsangeli ayaa weli ka socda magaalada Ceerigaabo, waxana la filayaa inuu dhawaan soo gebogeboobi doono, qodobbona laga soo saari doono. Muuse Biixi ayaana u rajeeyey inay kasoo baxdo natiijo danta beesha iyo midda Somaliland wax weyn ka tari doonta.

PUNTLAND TIMES 

23 Comments

  1. Warsangeli markii labadii isticmaar xuduudka Somalilnd & Somalia kala caalamadsanayeen ayaa la weydiiyay Majertenia ma raacaysaan?
    MAYA ayay yidhaahdeen,oo suldaan Maxamuud Cali Shire Ku dhawaaqay.

    Majeerteenow iimaansada koonfur baad dal,dad wadaagtaane.
    Annagu dad dhalad ah,gob ah,soomaali ah,Daarood leh,Dir leh,Isaaq leh,Hawiye leh,Soomaali kale leh ayaa dalkeenu kulmiyay,mana jirto cid kala rari karta,dalkooda la yeelan karta.
    Laba dhex ma leh
    Somaliland Jamhuuriyad
    Somalia Jamhuuriyad
    Labadaas Jamhuuriyadood ayay Soomaalida xorta ah leeyihiin iyo Djibouti
    Puntland waa maamul beeleed Mj,Somalia.
    Somaliland mid ah
    Guul JSL
    Qaranka barakaysan

  2. Hadal badan looma baahna waa in warsangeli si qasan ah baryo laheen Ku ogolaado in Sanaag Ka mid tahay dhul SNM Somaliland.

    Dhulbahante oo idin Ka dagaal badan baan cashar wacan u dhigney sidaas darteed cagliga ha shaqeeyo cagadhigta dagaal iyo majeerteen aydan garab Ka heleynin waxba idin ma tareyso ..

    No mercy from us weligiin waan idin Ka adkeen haddana waan idin Ka adag nahay .

    Guul SNM
    Guul Somaliland

  3. Asc

    LIKE I SAID YESTERDAY

    Waxaan xasuustaa shir ay hor-boodeysey Caasha Cabdalla oo Muqdisho ka dhacay oo ay ku shirayeen Warsangeli Daarood iyo Warsangeli Hawiye.
    Ilaa hadda waxuu ahaa ma fahansani !
    Waxaan u fahamay in Warsangeli yahay dad sab jecel !.

    Maanta waxaa gebi ahaanba ku soo idlaaday Muqdisho tartankii siyaasadeed ee qarniga.

    MAXAA HARAYBA ?

    Shirkaan haddii nasiib leeyahay iyo hadduu dheef-lahaan lahaaba ama haddii reer Sanaag hadaf guud iyo dan mideysan leeyihiin ;

    IT’S FEW WEEKS TOO LATE, ME THINKS

  4. Runtii waxaa shaki ku jiraa, maxay warsangeli shirkan ugu qaban waayeen Baran ama Laasqorey oo ugu qabteen Ceerigaabo?

    Arrintaas iga jaahil bixiya. Mise in muuse bixi arkaan bay rabeen?

  5. Qurunkii ka xishoon waayag Suldaanka dhacdooyin badan weeye Majerteen.
    Heer lagusoo kiciyay ashkhaad beesha sheegta oo cay,aflagaado la daba kacaan,shakina la geliyo saldanadiisa.
    Warsangeli waa kan,dhulkiisuna waa kan ee suldaan u sameysta dhuuni raaca Garowe tuban.
    END

  6. Masha Allah ..

    Warsangali Somaliland Republic
    Dhulbahante Somalilander Republic

    Dhabayaco Dhabar mcn Maamul beeleedka MAJEERTEENIA Oo ciidamada qaranku Tuulada Garowe 50km ujiraan waa in mar lagu ruqaansadaa Oo qaska weeyn dhalfo lagala dhacaa..

    Hello 👋🏿

  7. DEGDEG waa in loo sidaayaa afarta weriye ee Warsangali oo Muuse Biixii ku xirtay Ceerigaabo Sanaag.

    1- Weriye KILWE ADAN
    2- Weriye Maxamed Xasan Dhalo
    3-Weriye Maxamuud Aadan
    4-Weriye Cabdi Casiis Xidig

    Dhamaan weriyaayasha Puntiland degdeg waa in loosii daayaa oo xoriyadooda looso ceshaa !!!

    WBT

    • B Boys
      Dhalinyaradan saxafiyiinta ah ayaa u yimid in ay tabiyaan warar been abuur ah qof aan waxba galabsan lma xidho, warsangeli iyo Isaxaaq waa isu baahan yihiin, waayo hal dawlad iyo dhul ayay ku wada nool yihiin, waana isku dhaqan , caadoyen iyo lahjad, bal ii sheeg halkee buu ka so gala Majerteen?

  8. Mashalah mashalah,

    Warsengeli awalba somaliland bay ahaayeen kuna gowracan yihiin waana la waalay oo dhabayaco ayaa been iyo huuhaa iyo quraafad ku shubtay, tiina iminka ogaade munaafaqada dhabayaco, warsengeli wuxuu Gadhoowe ka yahay looma Ooyaan Bahdilan Marka loo baahdana Waxay noqdaan Xaabo la shito marka loo saaro SAARKA DAAROODISM,,
    sharafta warsengeli Waxay taal Dalkooda Somaliland waana inay Iimaansadaan,,

    Guul iyo Gobonimo
    Jamhuuriyada Barakeysan somaliland,,

  9. LOOGAMA BAAHNA FADHI KU DIRIR KA SNM ALSHAYDAAN

    GET THE FUCK OUTA HERE.

    THE ONLY WARLORD LEFT IN SOMALIA 🇸🇴 IS MUSE SAAMURI 4 HORGAL IYO WARIYAAL LA AFDUUBTO IYO SHAATI LOOGAMA BAAHNA HALAKAN.

  10. ISHAQA TRIBES WAS LOOKING FOR THIRTY YEARS TO BE RECONGNIZE AS INDEPENDENT FROM THE REST OF SOMALIA AND THAT HAD BE REFUSED BY INTERNATIONAL COMMUNITY SPECIALY THE BRITISH GOVERNMENT HARTI DAAROOD WARSANGLE AND DHULBANTE NEVER BE PART OF ISHAQ ADMINISTRATION IT IS THE TIME FOR ISHAQ TRIBES TO RESPECT IT NEIBOURES WARSANGLE AND DHULBHANTE LIVE PEACEFULY AS EQUALE TRIBES AS MUSLIM NATION THE BRITISH AND THE ITALIA HAD ALREADY LEAFT SOMALI THE LANDS AND THE COUNTRY BELONGS TO SOMALI NATIONS THERFORE EVERY SOMALI TRIBES SHOULD RESPECT IT AND HONOURE ITS NEIBOUR AND LIVE PEACEFUL TOGETHERE US ONE UNITED SOMALIA NATION

  11. Puntland Majeerteen ciddii ah uun baa ah iyo wixii dhul ka dhdexeeyo.
    Shacab haduu wareero,la waalo leder-ka ayaa u caqli ah,oo ah madaxda dhaqankooda,qarankoodana la kaashanaya,una jiheeya dantooda.
    Guul Insha-allaah

  12. GOODNESS GRACIOUS ME!

    * The British Somaliland Protectorate was the Warsangali Sultanate which also incorporated all of the other Harti Dynasties.

    * The Warsangali Sultanate and the Majeerteen Sultanate were one and the same as they overlapped in every manner, form, and shape.

    * In that treaty, Britain and the Daarood Maakhir Dynasty were equal partners whereas the Isaaq and other non-Daarood tribes were surfs and servants of the British Empire.

    * The British officers and Harti leaders dined together like gentlemen do while the Isaaq and others ferried the same British officers on their backs across difficult terrain (plenty of photo evidence to prove this).

    * Badhan and East Sanaag were never part of the British administered colonial Somaliland but part of Majeertenia, according to a treaty agreed in 1896 and re-affirmed in 1906 between Britain and Italy.

    We find it quite amusing that the sons of the slaves of the British Empire are today attempting to lay claim to a royalty that never belonged to them and even show the audacity to lecture the sons of that nobility about their own glorious history and heritage!

    What an upside down world we live in today!

    • Awlal
      حضارة سادت ثما بادت( هل تعرف معنى ذلك ) ما هو الواقع على الارض اليوم؟ هل لك أن تشرح لنا ذلك؟

    • CORRECTION

      ‘surfs’ was meant to be ‘serfs’.

      My silly computer keeps changing my intended words into something else. Damn!

    • You live of fantasy world. Isaq are the once who signed a protection agreement with British at the red sea not at the land. We believe there are no British slavery in whole of Somaliland. Come down to the reality on the ground and stop hearsay from your great grandma

  13. Tuugsi badanaa, ileen dullinimo looma dhinto, dakhligii berbera waxay ku dhameeyeen warsangali iyo dhulbahante sasabashadooda, ma’aqaan dullinimo intaa ka weyn, yacni gaajada shacabka lama soo koobi karo ee Somaliland. Muuse u’sheega Qof aan ku rabin, kuma rabaa la dhahaa, didn’t his mama teach him better, kkkk,,

  14. @ Ducale
    Get the fuck outa here SNM ALSHAYDAAN is that not enough for you. The fact is we’ll build the wall Soon god willing whether you like it or not with security cameras guaranteed. SNM ALSHAYDAAN the 15, 248 people murdered with the “Devil Shirt” or shaatiga shaydaan ka you’ll ask the facts on the ground then, so get fuck outa here mother fucker snm Alshaydaan yahow.

  15. REER MARQAAN WAALIDII IYO BEENTII 30 KA SANO MIYAAD WALI WADAAN?
    IIDOOR HA LOOGU DHAARTO IN AQOONSI UU U JIRO INTA CIRKA INOO JIRO.
    DAAROOD (KABLALAX)IYO ILAAH WAXA AY RABAAN AYAA KA SOCONAYA SOOMAALIYA,
    DAAROODNA MA DOONAYO IN DALKA SOOMAALIYA LA KALA JARO MARKA IIDOOROOW ISKA SII QAYILA OO ISKU MAAWEELIYA IN AQOONSI SOO DHOWYAHAY ILAA QIYAAMAHA KA DHACAYO.

  16. Aqoonsi waa
    ◼Dal mid ah
    ◼Leh system shaqaynaya oo leh arkaan dawladeed
    ◼Dadkiisu mid yahay
    ◼Calan iyo lacag leh
    ◼Xuduudo cayiman iyo dhul leh
    ◼Ciidan xuduudihiisa suga leh
    Aqoonsigayga anaa isu haya,ee maxaa kuu naf àh adiga Somalia ayaa kuu dal ahee????
    AQOONSI SOMALIA WAA HAYSAA EE MUXUU U ANFACAY?
    Caqlibaa ka horreeya iyo inaad wax qansan karto adigu,dalkaagana dhisan karto.
    Aqoonsi naftaada,juhdigaaga,dhismaha mustaqbalkaaga kadib ayaa dadku ku ogaadaan inaad tahay qof jira,tan duniduna waa lamid,waaña masaalix.

  17. @Cm,

    Intaas aad tiraabtay waa tilmaan aad Jamhuuriyadda Soomaaliya ka bixisay e miyaad waxkale haysaa?

    Isaaqa iyo beelaha kale ee ay “Somaliland” kunisbeeyaan, dareen iyo aragti mashriq iyo maqrib isujira ayay ka qabaan heeryadaas gumeysiga iyo taariikhdaas madoobayd.

    Inay qaddiyadda “Somaliland” heeryadaas uraysa salka kuhayso ayaa beelahan kale yaqyaqsi iyo yalaalugo ugu filan, iskaba daa inay abid qayb ka ahaadaan e.

    Isaaqu dhul dowlad goboleed xataa uqalma maleh, macadallah inay dal iyo qaran yeelan karaan e. Dalkiinna iyo dadkiinna Soomaaliya dhinaca ka raaca, 32 sanadood bahdilaad idiin kufilan e.

  18. AWLAL
    Arimaha aan kor Ku xusay hal mid oo lagu midaysanyahay Somalia ma leh
    Calan,lacag,dhul,ciidan,dawlad kkkk
    Failed state
    Somaliyada aad ka hadlayso waa wixii marka xageena laga bilaabo Garowe noogu sokeyso.

    Labadii qaran ee lixdankii xoroobay ayaa kala jira marka maamul beeleed waad taqaan inay maafiyo Talaani gaar u tahay,ahayna wax quseyn qaanka Somaliland.
    Xuduudkayaga inta aanu handaraabanayno ayaa muran idiinka dhiman.

    AWLOW
    Shirkii saldanada Warsangeli iyo qarankooda waad u jeedàa ee bal ha lumin waxa la modaa in daalacashada akhbaarta qadaad weyn Ku illowsiisay baadi soocdaada Somalilandnimo oo Ku hurranee.
    MJ ha is moodin sxb ee toos hurdaad ku jirtaaye
    Kkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*