DAAWO: Puntland oo qabatay dagaalyahano u dhashay Itoobiya oo Daacish ah

Ciidammada PSF Puntland ayaa shaaciyay magacyada 7 nin oo u dhashay qoomiyada oromada ee dalka Itoobiya, kuwaas oo kamid ah kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab.

Muuqaal ay baahisay PSF ayaa lagu sheegay in afar kamid ah Raggan ay gacanta ku dhigeen Ciidammadooda, xilli ay kooxda Daacish uga qaadayeen saanad ciidan inta u dhexeysa deegaannada “Tuulo Ciise iyo Timirshe”.

PUNTLAND TIMES 

10 Comments

  1. PsF waa labo garab, tee wax qabatay ma ta ina kheyr mise ina Diano, bal noo kala cadee

  2. Walle waayaha aduunka waa cajiib.
    Yacni,markii iigu horeysay oo aan maqlo Ethiopian Dacish ah lagu qabtay Somalia.markaan fikiray waxaad moodaa in arrintaan saciid Deni soo dhoodhoobay si u Aby ugu dhowaado maadama kenya,Jabuuti iyo Iyo Dubai laga xigsaday.

  3. DHabayaco Dhabar mcn bal day sida keebka ula yuururaan fulay nimo intay ka qabaan 👈🏽😂🤷‍♂️

    • Fuley waxaa ah kii dhulkiisa aan difaacan karin,
      Markii awoowayaashaa la gumaysan jirey mj dowlad ayay ahaayeen
      Dhulkoodana difaacda, waxaa kasii daran awoowayaasha habraha
      Iyo odayaasha cadaanka ah ayay madaxa ku qaadi jireen, mj fuleynimo lagu tilmaamo taariikhda ma dhicin. Akhriso taariikhda mj marka hore, hadiise waxaagu iska hadal yihiin awoowayaashaasha xamaal adoon ah ayay ahaayeen ee bal dadnimo kale meel uga raadi.

  4. PSF waa maliishiyaadkii fashilmay oo hinaaso usoo qabtay masaakiin Oroma ah markii wiilal dhigooda ahi argagixisada ka sifeeyeen Mudug iyo Bari.

  5. Asc

    Waa sheekooyinkii lagu qafaalan jirey Socotada, Martida iyo Dadka tahriibka ah !.
    Mudane Sanyare ayaa arrimahaan oo kale ku faa’iidey oo xildhibaan ku noqday.

    In dhuuni iyo quutul-yoom laga raadiyo dad biri-ma-geeydo, masaakiin ah dhibaateennyntooda, iyakoo weliba ah dad Muslim ah waa xaaraan iyo ceeb

    Ma Axmaar mactab xiran baa la dhihi karaa waa Daacish ?

    WAA MAYA

    • Adigii baa iska hor imanaya oo marna leh waa dad masaakiin ah oo bir-magaydo ah oo muslimiin ah, marna waxaad leedahay waa Amxaaro macatab xidhan, labadaba isla goob baad ku soo qortay, waxaan filayaa maankaagii baa farmaajo raacay ee iska yara naso, take a deep breath and have a rest for a while

  6. 1 – Gobolka Awdal ee Somalia balaca iyo dhereka uu ku fadhiyo dhulkeen waa
    45 294 km²

    2- Gobolka Banaadir ee Somalia balaca iyo dhereka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    760 km²

    3- Gobolka Bari ee Somalia balaca iyo dhererka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    89,088 km2

    4- Gobolka Togdheer ee Somalia balaca iyo dhereka uu ku fadhiyo dhulkeena waa 36,426 km2

    5- Gobolka Shabeelada dhexe ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa 27,290.97 km2

    6- Gobolka Shabeelada hoose ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa 31,285 km2

    7- Gobolka Baay ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    41,46 km²

    8- Gobolka Bakool ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    46 962 km²

    9- Gobolka Sanaag ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    74 231 km²

    10- Gobolka Galgaduud ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    66 126 km²

    11- Gobolka Sool ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    59 240 km²

    12- Gobolka Hiiraan ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    51 510 km²

    13- Gobolka Gedo ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    89 000 km²

    14- Gobolka Waqooyi Galbeed ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa 37 429 km²

    15- Gobolka Jubada hoose ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    62 876 km²

    16- Gobolka Nugaal ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    46 180 km²

    17- Gobolka Mudug ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    82 933 km²

    Gobolka Shabeelada dhexe ee Somalia balac iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    15 836 km²

  7. idinku majeerteen caysiisa mooyee wax kale mataqaaniin miyaa? qaarba meeshii istaaq furaALLAHA ka dhihilaha ku hadaaqa majeerteen majeerteen majeerteen kuwa caytamaayow beri waxaa jiray majeerteen mooyee cid dhar qaadatan jiratay barafuun marsada diib ka uro sabuun ku meeyranta asturan rag iyo dumar.Dadka kale waa qaawaana kii xooga sancayaqaan dhuu ayuu dumarka u xiri jiray shikh biyamaal wuxuu yiri COwRATUL ABGAAL KAL ASHJAAR WAXWAADLE KA MISAAL dadku reer baadiyuu’ah gugu iyo deerta beey meeraan jireen laakiin nin majeerteen markii la’arko dumarku ku farx beey u dhiman jireen ku sooxoomi jireen odoyaasha majrrteen garcas baa loo yiqiin dadka dhar iyo sabuun ugu deeqi jireen.Odyaasha kale daanyeer beey u ekaayeen timihii oo cira’ah ku baxay oo aan meeyran sanad kuu iman uf uf.Marka ma simaysaan dhal ngobeed iyo dhal daanyeer please ninkasta ha soo akhristo taariikhdii owoogiis iskumid ma’ah nin ilaa india iyo zinjibaar calan waleeynaaya iyo danyeer biyo ku istijoodo hayasn

Comments are closed.