DAAWO: Puntland oo xoolo fara-badan u dhoofisay dalalka khaliijka

illaa 700 oo kun oo xoolo ah ayaa xalay laga raray Dekedda magaalada Boosaaso ee caasimadda ganacsiga Puntland, kuwaas oo loo iib-geynayo qaar kamid ah dalalka khaliijka.

Xoolaha ayaa si gaar ah loogu iibgeynayaa dalalka Sacuudi Carabiya, Imaaraadka Carabta, Cumaan iyo Baxreyn. Puntland ayaa sheegtay in xoolahan la mariyay baaris caafimaad, lana hubiyay badqabkooda.

Wasiirka Dekeddaha Puntland, Axmed Yaasiin Saalax oo xalay booqday Dekedda Boosaaso ayaa xusay in xoolahan la raray ay qeyb ka yihiin xoolo fara-badan oo maalmaha soo socda laga dhoofin doono Dekedda Boosaaso, kuwaas oo loo iibgeyn doono dalalka carabta.

Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Dekedda, ayuu ku sheegay Wasiir Axmed Yaasiin in sidoo kale dhoofinta xoolaha ee xilliga habeenka ah ay muujinayso habsami u socodka shaqada Dekedda Boosaaso, oo ay gacanta ku heyso Shirkadda DP World oo aan weli wax shaqo ah ka qaban, balse Wasiirka ay carabka ku dhuftay in ballaarinta Dekedda ay bilaabanayso dhowaan.

PUNTLAND TIMES

10 Comments

  1. SALAAMU CALEEKUM

    Ishii bugtaay, ku bikaacso… MASHAAAAAAAAAAAAAAALLLOOO … Abtiyaal ILAAHEEY khayrka ha idiin badiyo…

    Sida aanu warka ku haayno.. PUNTLAND sannadkaan waxeey rabtaa in ay dhoofiyo xoolo gaarayaa ilaa 3,000,000 (saddex malyan) xoolo gaarayaa…

    Walee waxaa dhiman xoolihii ll diyaariyey CIIDU AL-ADXAAA….

    Waddankii oo abaaro ka jidhaan, bal eega quruxda xoolaha la dhoofinaayo… aad moodo in laga soo dhex qabtay BARWAAQO WEYN…

    LAANDHEERAYAAL OO GUBTA DAAROOD AH, MAJEERTEEN ILEEEEHY HA IDIN XAFIDO..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  2. SALAAMU CALEEKUM

    Shixnadani waxeey gaaraysaa 700,000 Raas. Hadii aan qiimiyo xoolaha caaway dhoofay waxeey gaarayaan ilaa iyo USD 45,000,000, (Forty five million). Waaxaano ku dhufanay USD 60.00 per head.

    Xukuumada PUNTLAND hal neef waxeey ku leedahay USD 10. Halka dekeduna ku leedahay USD 5 per head.. marka waxeey isku noqonaysaa in dawladu hesho hal habeen oo qudha USD 10,500,000..

    REER PUNTLAND ILAHEEY HA IDIIN BARAKEEYO… AMEEEEN YAA RABBI..

    Lacagtaas waaa in aad u isticmaashaan se wanaagasan oo aysan ku jiran tuuganimo..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  3. ZANZIBARIGII ASAGOO JEYBAABKI MADHANYIHIIN CASHURAHA UMADA XAMAR LA AADEY AYUU DIB UGU SOLABTEY DHULUDUG GAROWE NO FADHISTEY SO UMAJEYDIIN DURBAba CASHUR URURIS AYUU BILAWBEY MIDKAN DHABAR BURAN EE DISHISHE WALIGOOD WAX YARO AFMARISEY U JOGAAN IYO MUSHAHAR SIDA EYGA LOGU TURO AYAGAA DAKADODA LO DHIBA HALKEEY AYAGA LOGU DABA FADHISAN LAHAA ZANZIBARIGU HADU KHASNADA BUSANAYA O MAXA KAGALEY ADUUNKA DAMER CADHEYSAN O AAD U RARANTAHEY WALUSAN KA DAGEYN

  4. SALAAMU CALEEEKUM

    ABTIYAASHEEY waa in aan u duceeyaaaaaaaa…..

    بسم الله أرقيك من شر النفاثات في العقد ومن شر حاقد إذا حقد ومن شر حاسد إذا حسد ومن شر ساحر إذا سحر ومن شر ناظر إذا نظر ومن شر ماكر إذا مكر. يا إلهي، اسمك شفائي، وذكرك دوائي، وقربك رجائي، وحبّك مؤنسي، ورحمتك طبيبي ومعيني في الدّنيا والآخرة، وإنّك أنت المعطي العليم الحكيم

    KUWA IDIN XASDAYAA ILAAHEEY HA IDIN KA XAFIDO… Halkaan beey haabeen iyo dharaar habaar la taagin yiheen..

    Markii ay fashilmeen, beey rabaan in aad idinkuna fashilataan, se ula mid noqotaan…

    ILEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEHEEEE HA IDIN XAFIDO

  5. SACIID DHAHAR MOXAMED

    Odey Abtigeey ah, aan ka maqli jidhay….”WAR HABARTA ODAYGA LOOGA MAARI WAA”…

    Maantay, Adiga waxaa dulsaaran tahay BOQOR SACIID CABDULLAHI DENNI… Walaahi waa laga rugi la’yahay..

    Tallow maxuu ku jeclaaday..

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  6. SACIID DHAHAR LAANGAABYOHOW DENI IYO DHOOBO DAAREED WAA HESHIIYEEN CUQDADA ISKA SAAR.
    MA FIICNA QOFKA MUSLIMKA IN CALOOSHU CUQDAD UGA BUUXDO IYO NACEYB.
    ADIGA CAAFIMAADKAADA UMA FIICNA.

  7. WAXAA IGU MAQAALAA TUUGADII XADE IYO AWLAL JIMCII HAA WAXA KU LUQ LUQDEY MAHAD SALAD IYO NISAA KKKKKKKKKKKKKK KKKKKKKKKKKKKKKKK. BAGA BAGA BAGA KKKKKKKKKKK.

    WAAR MAHADOOW LABADAA IYO XAARMAAJO HARGAYSA NOOGU KEEN ANAGAA XABSIGII MANDHEERA LIINTA KU CABSIINE KKKKKKKKKKKKKKKKKK ODAGA AWLALA WXAABA KA REYSAN LAHAA DACIIFYADA MADHEEDHEEN EE HALKAN KA NIICLEEYA. WAAR GACANTA NOO SOO GASHA ANAGAA SHAQADOODA NAQAANE.

  8. DAAROODOW DAYACA IYO DACDARADA WAXAA INOO KEENAY WAA MADAXDEENA OO UU UGU HOREEYO MAXAMED CABDULLAHI FARMAAJO OO ISAGU AHAA MADAXWAYNAHA DALKA KUNA FASHILMAY INUU MIDEEYO DADKIISA, WAXAA KALOO FASHILKAAS QAYB KA AHAA MADAXDA MAAMULADA DAAROOD MADOOBE IYO DANI IYO SIDOO KALE ODAYASHA IYO WAXGARADKA BEESHA DAAROOD OO GABAY INAY ISU KEENAAN OO HESHIISIIYAAN SIYAASIYIINTOODA. HADA IYO DAN DAAROODOW WAA LA JABAY EE MAXAA IDIIN DAN AH MAANTA MA INAYNU IS EEDAYNO OO FARAHA ISKU TAAG TAAGNO MISE INAYNU TASHANO OO U MIDOWNO CADOWGEEN SIYAASADA DALKANA DOOR WAYN KU YEELANO INAGOO MID AH.

  9. ANIGU WAXAAN QABAA WAXAA LOO BAAHANYAHAY INAN LAYS EEDAYN WIXII DHACAYNA HORAY LOOGA SOCDO LANA HELO DAAROOD MID AH OO HESHIIS AH SOMALINA IYO CAALAMKANA HESHIIS LA AH.WAXBA MACNO SAMAYNMAYSO INAYNU EEDAYNO SHAQSIYAADKII SIYAASADA HORMUUDKA INOOGU AHAA OO IYAGU DAYACAY FURSADOODII MARKII AY IS KHILAAFEEN SIDAASNA LOOGA FAA IIDAYSTAY, OGAADA TAN MAANTA IDIN HAYSTAA WAA TII HAWIYE KU DHACDAY 2017 KII MARKII HAWIYE IS KHILAAFEEN OO HABAR GIDIR XASAN SHEEKH KA HIILISA LAAKIIN HAWIYE WAA ISA SAXEEN SHAN SANO KA DIBNA FILM KII U EG AYAY JILEEN.

  10. Saiid+Dhahar+Maxamed iyo Yoocada,

    Waxa laga hadlayaa siyaasad maaha waa danta ummadda Soomaaliyeed, qofkasta oo Soomaali ah ayaana dani ugu jirtaa haddii xooluhu lacag yeeshaan.
    Iska ilaaliya xaasidnimada iyo habaarka lafaha idinka galay yuu meel xun idinka tuurin. Ogaada inaydaan cidna wax ku yeelayn nacaybkaas daciifnimada ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*