DAAWO: RW Xamze “Waxaan ballanqaadaya inaan soo dhiso Xukuumad Tayo leh”

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyey xubnaha golaha shacabka codka kalsoonida ee ay siiyeen , isagoona u balan qaaday inuu soo dhisi doono Xukuumad Tayo leh, uuna dhexmari doono Baarlamaanka wada shaqayn buuxda.

PUNTLAND TIMES

10 Comments

  1. Dhammaan walaalaha akhyarnimadu iyo gobnimadu kudhanyihiin ee aynu halkan xerta kuwada nahay waxaan hawada u marinayaa salaan qaali ah; khaasatan cuqaasha Ally M, Qardafui, Muscab, A.Xade, Hillaac, iyo Mas’uulsare.

    Ally M, hadda oo aan PT dib ugu soolaabtay ayaan bog hore ku arkay baafintaadii aniga iyo Hillaac ku aaddanayd oo waadna ku mahadsantahay caaqil.

    Dabcan, sida aan soo arkay meesha waad ku cidlootay maadaama ay aad keli kudhex noqotay maangaabyada fadhi-ku-dirirka iyo aflaggaadheynta kuxeeldheer ee aanse doodaha cilmiyeysan heer maskaxeed u duulin karin.

    Waxaan qosol rakaaday mar aan arkay duqii Barawaani oo ku hadaaqaya in aniga iyo Hillaac “block” la ina saaray, sida aad mooddo inuu tafatiraha PT yahay. Meel ay bahda PT annaga webka naga bannadday ma isaga ayaa bartiisa lagu arki lahaa ayay latahay?

  2. Masha Allah Awlal.I’m happy you are back on PT.There are have been lots of current events in our country.

    A.Xasan Shiikh overstayed his visit in UAE claiming in sense Dubai extended the itinerary. Why?

    B.Puntland absent from the Top three institutions and the committee for constitutional review. Is Xasan Shiikh taking advantage of the growing distance between Deni administration and respected people of PUNTLAND? divide and rule. Would PUNTLAND be the new Gedo for Xasan Shiikh?
    Things are moving fast and uncertainty is growing.Tbc..

  3. kkk laandheere ogaadeen wiligiin hogaanka
    haaya hortiin lama hadlikaree soomaaliya way idiin taageersan tahay intaan ka aheyn sansibaarka iyo 4 qowlaysato oo la shaqaysato oo dadka reer putland xoog ku haysato mar dhow waa laga xorayn kkk
    sayid xamsa alaha ku xafido dalkaada iyo dadkaada u shaqeey

  4. @@@Ally M,

    As you are fully aware Caaqil, we can and should never trust a single word uttered by our current crop of politicians for the obvious reasons we all comprehend, a reality worsened manifold for us Somalis by the highly sophisticated contemporary diplomatic world whereby politics is essentially woven from the fabric of lies, deception, dishonesty, and utter greed.

    There is not an iota of doubt in the fact that Xassan Sheekh has completely wrongfooted his own presidency before it has even begun in the sphere of international relations and diplomacy. Whether by accident or intent, his priorities are utterly messed up and will not bode well for the country during his tenure and perhaps even beyond.

    His visit to the UAE was an unfortunate stitch-up and he definitely was betrothed to the Zionist state by the Emirates during his stay there. Both he and his prime minister are personally too meek and intellectually too weak to deal with the mischievous Emirates and their Zionist partners, and Somalia will end up paying colossally as a consequence.

    The fist warning signal is already flashing in the cockpit, and it is the fact that Xassan Sheekh has been wrongly advised to evade proper scrutiny and hide behind a “spokesperson”; a practice that is both un-Islamic and dangerous to our Somali form of democracy.

    Regardless, there are methods by which the rest of the country can counter and contain his fatal political miscalculations and the threats that they will pose to the nation, which I shall hopefully share with you all on other upcoming pages. Despite his inherent weakness, the prime minister might actually be the silver lining on the domestic and regional fronts.

  5. 1 – Gobolka Awdal ee Somalia balaca iyo dhereka uu ku fadhiyo dhulkeen waa
    45 294 km²

    2- Gobolka Banaadir ee Somalia balaca iyo dhereka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    760 km²

    3- Gobolka Bari ee Somalia balaca iyo dhererka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    89,088 km2

    4- Gobolka Togdheer ee Somalia balaca iyo dhereka uu ku fadhiyo dhulkeena waa 36,426 km2

    5- Gobolka Shabeelada dhexe ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa 27,290.97 km2

    6- Gobolka Shabeelada hoose ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa 31,285 km2

    7- Gobolka Baay ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    41,46 km²

    8- Gobolka Bakool ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    46 962 km²

    9- Gobolka Sanaag ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    74 231 km²

    10- Gobolka Galgaduud ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    66 126 km²

    11- Gobolka Sool ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    59 240 km²

    12- Gobolka Hiiraan ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    51 510 km²

    13- Gobolka Gedo ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    89 000 km²

    14- Gobolka Waqooyi Galbeed ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa 37 429 km²

    15- Gobolka Jubada hoose ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    62 876 km²

    16- Gobolka Nugaal ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    46 180 km²

    17- Gobolka Mudug ee Somalia balaca iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    82 933 km²

    Gobolka Shabeelada dhexe ee Somalia balac iyo dhulka uu ku fadhiyo dhulkeena waa
    15 836 km²

  6. Hantida qaranka>
    Hantida qaranka; 18 Gobol ee Somalia waa hanti qaran.

    Gobolada, Shabeelada hoose, Shabeelada dhexe, Jubadahoose, Jubada dhexe, Hiiraan, Gedo, Goboladaan waxey caan ku yahiin Beeraha iyo Ugaarta, Somalia oo ay ka mis yahiin Aseendooyinka laga soo saaro quudka iyo nafaqada shacabka Somaliyeed, Jamuuriyada dimuquraadiga federaalka ee Somaliya iyo baayac mushtariinta waa iney isku dayaan iney maal galiyaan gobolaadaas si loo helo nafaqo iyo quud dadka Somaliyeed oo dhan daqliga iyo sixir bararka dalk in la ilaasho, Ugaartu waa muhiim waa in la ilaasho oo aan la dabar geyn Ugaarta lana daryeelo Uugaarta oo dhan gobolada Somaliyeed.

    Baayacmushtarka Somaliya oo dhan kana kooban 18 gobol waa iney bacrimiyaan wax soo saarka dalk iyo isla xisaabtan si uu gobolka oo dhan dhaqaalahiis u kobco koboc wax ku ool ah.

    Gobolada hantida qaran waa in aan loo ogolaan shacbka inuu faraha la galo maxaa yeeley shacabku ma yaqaaniin qiimaha dalk. 100%

  7. Qeyraaka bada, Baayac mushtarka waa iney bacrimiyaan lana ogolaado xisaabtan si uu dhaqaalaha dalka Somalia u kobco.

  8. Ogaadeen hadii ay laandheere magaalooyinkooda Amxaaro iyo Kuukuuyu kuma karbaashteen. Magaalooyinka ninkan looga banaanbaxay waa Jigjiga iyo Gaarisa. Xasan sheekh waxa uu istusay Kenya iyo Itoobiya. Hal mid baanse ku jeclahay Xasan, oo ah in uu Majeerteen hangool faraaraleh isaga qabto. Waagii horena geed buu isaga xidhay, hadana saaxada siyaasaduu ka saaray, agoon iyo rajuu ka dhigay markuu ka goostay Ogaadeenkay ku guuri jireen, oo uu xitaa wasiirkii koowaad baalmariyey.

    Hadii ay mucaaradaan, ma mucaaridnimo ay Farmaajo waxba kaga qaadi waayeey iyaga oo jubaland wata oo madasha ku jira, bay Xasan oo ehlu beyd ah oo wata Jubaland iyo maamulada kale bay wax ka qaadi karaan? Wax kale garan maayo e, Kaluun biyihii ka gudheen buu ka dhigay Puntland, yaa dood ka qaba?

    • walee waa run xasan sheeq inuu dhulka lagooyey waa cadahay sansibaarka hada wuxuu ku jiraa miyir la aan intow farmaajo ku maqnaay ayaa gadaashiisa laga yimid tolow sansibaarka hada waa mucaarid
      yuu ku guuridoonaa kkk ileen asaa is dagey kkk

  9. Calanka Dhidibada: ninkaa soo qaatey waa nin madax faluuq qaba,oo waalan, aniga ninkaas waxaan ku qiyaasey inuu qabo cudurka arrimaha maskaxda isaga iyo dadka la mid ah waxey u baahan yahiin in loo helo hospital qaabilsan arimaha maskaxda.

    Dheeman.

Comments are closed.