DAAWO: Somaliland & Beesha Warsangeli oo heshiis gaaray (Qodobada shirkii Ceergaabo)

Madaxtooyada Somaliland ayaa baahisay War-murtiyeed ay sheegtay in uu kasoo baxay shirkii Beesha Warsangeli ee maalmihii u dambeeyay ka socday caasimadda gobalka Sanaag ee Ceerigaabo.

War-murtiyeedka ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Somaliland iyo Beesha Warsangeli ay ku heshiiyeen, in beeshu si buuxda uga mid noqoto Somaliland, halka Xukuumaddu ay sixi doono awood qeybsiga Xukuumadda, sidoo kalena beesha la siin doono shaqaale fara-badan.

PUNTLAND TIMES 

23 Comments

  1. Congratulations Masha Allah Hambalyo Hambalyo Guul Somaliland Republic.

    Shirka Mideeyee waan soo dhiweynayaa!

    Guul iyo gobanimo!

  2. Warsangali wax nool cun awrkii cirkana cid u dirsay, walee maanta waa kuwaa awrkii cirka ee somaliland ergo u dirsaday muuse biixina farta ugu yeedhay kana saxiixday mashaariic waa weeyn Oo majeerteenku ka hortaagnaa , rag rag dhalay iga dheh

  3. Ma nimankii uu Saleebaan Kaahin ku lahaa Faqri baad tihiin oo Dhuxusha ayaad Shidataan ayuu Iidoor heshiis ka saxiixday?!

    Wallee Iidoor nimankii Harti ahaa sahansey!

    Marka awoodaada aad arki waayso, sida Hartiga ayuu Iidoor kuu Dowladeeyaa! Kkk

    • Oo adiga belaayo oo dhan baa kuu dawladeysa ee maad taada aragtid; Kenya, Ahmed Madoobe, Alshabaab, Itobiya iyo Hassan Shiikh iyo Mooryaantiisa, 10 dawladood baa Gedo ka talisa, annagu Iidoor waana isnaqaan waana la cadaysanayna bal qaylad aad habeen iyo maalin lu hayso joogi oo xildhibaanadaadii ku weyday. Maandjow Iidoor dugaag oyoajeeryeen bay iga xeeraan ee ii daa

    • Asc

      A,A,XADE

      Arnku ma aha

      Isaaq oo Warsangeli iyo Dhlbahante lheshiis la ah, Hawiye-na heshiis la ah ee waa Somaliland oo heshiis ah Somalia-na heshiis la ah !

      Si le’eg reer Gedo iyo Jubaland waxaan ka rabnaa iyakoo heshiis ah Somalia-na heshiis la ah.

      SHAN SANNO OO KALE HA ISKA DHUMIN

  4. “Caantayn mahaysataan oo dhuxulaysataan tihiin”

    Waa hadalkii ay qawleysatadii SNM suldaanka iyo duubabka hortooda ku bahdileen oo kuna basanbaasiyeen reer tolkeenna Warsangali.

    Waxaannu maanta filaynay dhulgariir xooggan oo deelqaafkaa iyo qadafkaa intaa la’eg ka dhashay oo gilgilay jaaliyadaha Warsangali ee dunida daafaheeda kunool. Waxaannu filaynay in goggol laga dhigto oo raalligalin iyo xaalmarin degdeg ahna lagu baaqo.

    Mase dhicin e SNM-tii ayaaba la isudhiibay oo aflaggaadhadoodina lagu subkaday! Nacallaa shayddaan kuyaalla!!!

  5. SALAAMU CALEEKUM

    WARSANGELI maantay madhadii baa ka dhacday… WARSINGLIYOOOW, ilaaheey idama tuso xoogiina, dhulkiina, barwaaqadiina iyo caqligiina..

    WARSANGELIYOOOW, caqligiinii wuxuu noqday caqligii SHINE CULAYH oo meel kasta daasad la taagan..

    Maatnay SULDAANKIINII idin ku weynaa baa daasad hoos dhigtay INA KAAHIN, oo hadda ah, HABAR JECLO oo IIDOOOR ugu liita..

    War WARSANGILIYO ma HABAR GEDIR baad ka liidataan oo hal gobol iho badh maamul goboleed ku ah, idinka iyo DHULBAHANTEE ma eegteen dhulka aad ku leedihiin wadanka… war CAYN, SOOL, IYO SANAAG…

    Maxaa idiin diiday inaad MAAMUL GOBOLEED ku dhawaaqdaan oo aad garab fadhiisataan walaaliheena KABLALAX DAAROOD.

    WALEEE HABAAR BAA KU DHACDAY ILMA HARTI DAAROOOOD… maantay IIDOOR WAGASHLEE oo ah ardal qabiila ee ka jidha SOOMAALIYAA ee gacmaha u hoorsanayaan.

    TULLAH OO TULLAY…….

  6. Kkkkk warsangaliyoow xadka inagasoo xidha Oo ilaa Boosaso nahoos keena.. mar hadii QAWW calanka tawxiidka ka tagaagtaan.. Dekedii Bosaso waxba nooma jidho… Gacantaan ku haynaa… UAE 🇦🇪 baa ka kiraynaynaa!

    Kkkkkk

    • Waa arin lagu farxo in qabyaladi laga gudbey oo dad somaliyeed ku midoobeen hooyadii somaliyeed aka somaliland. Waxan fareynaa in somalia kaga dayato wanaaga oo dhexdooda ka.midobaan taageerana dawlada cusub si somali uga korto dhibka ku habsadey mudada badan

    • Waxaa tihiin qabiil cuqdad dishay oo Daarood nacayb ku caan baxay,, warsangeli waa Daarood lagama yaabo ineey iidoor hoos yimaadaan

  7. ASC bismillah

    Loo kala tagay waa u taagnaa.

    Maanta maalin Hartiga kaga xuntahay ma jidho mana soo marin waligeed, maxaa xal ah?

    Hawiye Mogadishu qabsaday, Idoor Hargeisa haystaa, inaa wada dhisano dawlada Puntiland Oo boodhka dub uga jaffno soo mahaan.

    War tolkayoow fadhiga ka kaca.
    WBT

  8. Hambalyo,

    Warsangeli waa asal yaa basali reer Somaliland ah. Heshiis
    hoosaad-kaa la gaadhay-na waa soo dhaweynayaa. Hambalyo.

    @BARAWANI Queen Markaan Kalshaale kaa soo baacsaday waxaan is
    lahaa wuu ka waantoobi afxumada oo karbaashkaa cibro ayuu ku
    qaadan! Laakiin ma lihid dheg waaano ama talo maqasha ma lihid
    damiir xishooda, ma lihid caqiido aad ilahay kaga baqdo!

    Munaafaqyahow u soo diyaargarow karbaashkii Laalays!

  9. Mashalah mashalah
    Hanbalyo Hanbalyo

    Aad baan u soo dhaweynayaa heshiskaas taariikhiga ah warsangeli + dowlada somaliland,
    Awalba warsengeli somaliland buu ahaa laakiin waa la waalay oo quraafad ayaa laga buuxiyey tiina way fahmeen lugooyada iyo munaafaqada Dhabayaco,,

    Kusoo dhawaada dalkiinii aad ka yara maqnaydeen Lama huraan waa cawska jilaal,

    Munaafaqiintii dhabayaco maanta baroortoodii waa laga yaabay meelwalba waayo ragii u dagaalami jirey ee ay xaabada ka dhigen jireen bahdilkana ku hayeen ayaa maanta dantoodii gartay,

    Dhabayacooy xaarka isku xejiya Xuduuda waa lasoo xidhayaa waxba ha biqina waxaad tihiin Maato maatadana waa deyn kkkkkk

    Guul iyo Gobonimo somaliland

  10. Halakan iyo ISAAQU waa kala xanaaqaan

    Boowe iyo waa kalkala xanaaqaan

    Khurun-yoow-khurunku dhalay iyo ISAAQ waa kala Xanaaqaan

    Kibbir iyo ISAAQ waa kala xanaaqaan

    Diin Laawe iyo ISAAQ waa kala xanaaqane

    Aqoonsi ma jirro iyo ISAAQ waa kala xanaaqaane

    Xamar baa diiday iyo ISAAQ waa kala xanaqaane

    Xaal marin iyo ISAAQ waa kala xanaaqane

    MIDNIMO iyo ISAAQ waa kala xanaaqane.

    Harti iyo ISAAQ waa kala xanaaqane

    Daarood iyo ISAAQ waakala xanaaqaane

    ISAAQ is a Super power!

  11. Majarteen dalkisii waajoogaa.Waxaa dhib maqabow ninkii dulkiisa marti ka noqoda ayaa dhib qabah oo Isaqo doonaya inay qiib ku qaateen.

  12. SNM ALSHAYDAAN IYO AFAR KOOFIYAD BACLE GET THE FUCK OUTA HERE.

    Lasqorey maxaa idin ka galay China 🇨🇳 baa dhisaysa heshiss keediina la gal Iyada Eyl it’s a done deal except minor things to solve in the next few months by puntland government.

    Shan bilood KUYE iyo SNM QAMAAMEYSA. SNM baa Somalia 🇸🇴 aduunkii ku qaribtay maxaa China 🇨🇳 iyo Taiwan 🇹🇼 inoo keenay? Sow shidadiina SNM maanta mother f****s SNM Alshaydaan.
    The last warlord of Somalia 🇸🇴 “Muse Saamuri” baad shan bilood la heshiiseen afarta koofiyad baclow bal aan aragno inay Taiwan 🇹🇼 shan bilood deked ku dhisto. Haday Taiwan 🇹🇼 deked dhisayso tan SAYLAC oo dhisan bay dhisi lahaayeen markaasay afar koofiyad BACLE oo xoogay lacag ah tafaha ugu shubayaan. Nimankan caqli yaraa horta intaas bay uk 🇬🇧 lacag gooni ah idin siinayeen baad wax dhisi kahaydeen hadaad wax dhisi kartaan MAJNUUNIIN YAHAY ALSHAYDAAN KA AH SOMALIA 🇸🇴 OO DHAN BAAD QARIBTEEN. Maxaa inoo keenay Taiwan 🇹🇼 iyo China 🇨🇳 iyo Emarates🇦🇪 In maanta afar koofiyad backe iyo SNM Alshaydaan ay heshiis lagalaan I don’t understand sow ma’ahan in SNM joojiso shidaan heshiis ku gelnsy inay yiraahdaan markay 15,248 mareyso shaatiga shaydaan ka ay dadkii ku xasuuqeen waa cajaaib’ib walaahi hadeer sow ma’ageyn markii SNM “SHIDAN” Dadka ku dilayeen.

    Get the fuck outa here.SNM ALSHAYDAAN aduunyadii baad SOMALIA 🇸🇴 ku qaribteen.
    United States baad wax ka maqli la’dihiin, oo Uk 🇬🇧 baad wax ka maqli la’dihiin, oo EUROPEAN Union 🇪🇺 baad wax ka maqli weydeen. Maashaa Somalia 🇸🇴 Saxiivadeedii waad Khasaariseen because of you SNM ALSHAYDAAN.
    Maanta China 🇨🇳 ayaa “Belt and Road initiative” ku dartay SOMALIA 🇸🇴 waa see fahamkiinu marka SNM Alshaydaanow.

    Isaaqow walaalow caqli shaqeynaya oo deg deg ah keena idinma necbin SOMALIA 🇸🇴 wadadii horu markay cagta saartay. United States 🇺🇸 Ishay idin ku hayaan oo cadow ka dhiganeysaan waayo SOMALIA 🇸🇴 they invested heavily blood and money maxaa taiwan 🇹🇼 iyo CHINESE is eryanaya inoo keenay? Iyo Emarates wax qariba ee dunidii ISLAM KA laga nacay inuu Berbera kula challenge gareeyo Doraleh DJIBOUTI 🇩🇯 ama China 🇨🇳.

    Muuse Saamuri the last warlord of SOMALIA 🇸🇴 One of the finest pilots SOMALIA 🇸🇴 had.

    Isaaqii caqliga lahaa SOMALIA 🇸🇴 waa ka dhamaadeen.

  13. war heedhe runtu say tahey hadalkii Kaahin lahaa dhuxulaysato wuxxu ahaa 2011 wuxuu lahadlayey habarjeclo oo reerkiisa ah marka waa lugu dulduubay Tan labaad meesha heshiis kama dhicin muuse isagoo xanaaqsan buu baxey ogaada. laakiin harti waxaa meel xun dhigey hunguriga majeerteen qabka eberka ah oo dhulbahante iyon niicda warsangali and dashiishe are busy with money ( raximalah cabdullahi yusuf dabadii daadufyaa kacey

  14. No saas ma’ahan walaal waad ka dhacsantahay walaalahaana ha caynin daaduufyo ma’ahan.
    1. Halgankii 1aad ee Dhismaha PUNTLAND waa ku wada guuleysanay
    2. Halgankii 2aad ee ahaa in Dowladnimadii umada Somaliyeed EE SNM IYO USC Godka ku rideen laga soo saaro kaasna waan ku wada guuleysanay.
    3 .Halganka 3aad wali waa bilow oo KAN UGU MUHIIM SAN “KAABAYAASHA DHAQAALAHA oo ugu muhiimsan yihin DIB U DHISKA DEKEHA DEKEDAHA. BOSSASO DEQA, LASQOREY, AL-ULAA, EYL, IYO GARACAD.

    Marka adeer ha deg degin Warlord MUSE SAAMURI niyada ha u dhisin Somalia 🇸🇴 SNM USC warlords baa halkaas dhigay. Hadaad nin wax qaban kara tahay af iyo adin wax qabo ee hadii kale shidada ka yaraa. HIGHWAYS/FREEWAYS M, WATER, ELECTRICITY, AND POLITICAL STABILITY BAY U BAAHAN YIHIN.

    THE LAST WARLORD OF SOMALIA 🇸🇴 MUSE SAAMURI SNM ALSHAYDAAN BOOSKIISII WAA U BANAAN YAHAY OO WAA MEESHA AY ABDIQAYBDIID IYO MUUSE SUUDI YALAXOW FADHIYAAN WEEYE.

    DAAROOD NACEYB AAN HESHIINO NEXT 6 MONTHS LAST WARLORD OF SOMALIA 🇸🇴 BAA LA DILIN DILEYNAYAA “MUUSE SAAMURI” ISAAQ MARKAAS AY OGOLAADAAN DADKOODA DHINAC KA RAACAAN AAN IS FEEDHNO FEEDH WAAN OGALAHAY” BOXING MATCH YES ABSOLUTELY WWE WRESTLING MATCH BUT NO WARLORDS AND VOILENCE.

    Waa 2022 caqli keena dunidii baad naga reebteen dadkiina WAAD XUSUUQDEEN SHAATIGA SHAYDAAN KA SNM.

  15. QALAD KA UGU WEYN WAA MADAXDA PUNTLAND OO AAN BULSHADA SI FIICAN U WACYI GELIN.

    Waxaan ku soo arkay Puntland wax aan la yaabay sida dadkii u bedelmay oo dad “JAAHILO” ah wax laga dhagrysanayo “XIN” iyo laga soo bilaabo “Cerigabo, ilaa Lasqoray, ilaa Bossaso, Garowe, las’anod, Galkacyo SECURITY CHECK POINTS, AND HIGH SECURITY AWARENESS FEAR OF SNM IYO ALSHAYDAAN TO MURDER INNOCENT SOMALIS” BISMILLAHI RAHMANI RAHIM 1991-1993 bayba ku jiraan Warlordism iyo Alshaydaan is huwan maxaa puntland gooni oga dhigay?

    Ha soo dhaweysanina SNM ALSHAYDAAN INTAY KUU JIRAAN LOOMA DHAAFO.

  16. War warsangali h cayiina waxa tihiin xogmogayaal kuwan maha isiimo wax ka go an wa labo niin warsangali wa diiden somaliland
    Hubsada
    Mohamed kahiin waxa u lahad layay besha isaaq oo laha dhulki bad ceshimayseen
    Wabseedkan beenta ha iskadaayo

  17. Waar warsangeli Iidoor cillaal u noqonmaayane sheeko kale ma haysaan. Xoogaagii gaaladu soo siisay uun bay ka furanayaan deedna buus bay oranayaa sidii lagu yiqiin.

  18. WARFAA HARGEYSA DADKU USBUUCII HAL MAR AYAY QUBEYSTAAN, HARAAD BA,AN AYAA KA JIRA.
    MAASHAARIICDAAN WAAWEYN EE AAD SHEEGEYSO MARKA HORE IIDOOR AYAA U BAAHAN, REER HARGEYSA BIYO AY CABAAN HA HELAAN.
    NINKA LEH XADKII AYAA LA TAGAYAA WAA NIN KU TASHANAYA XINIINYO HARTI(XINIINYO DAAROOD).
    IIDOOROOW ADNA WAAD OGTAHAY INAGUNA WAA OGNAHAY ILAAHNA WAA OGYAHAY IN DAAROOD UUSAN KU JECLEYN ADIGUNA AADAN JECLEYN.
    MASHAARIICDA AAD KU SOO QAADAY MAGACA HARTI WAQOOYI AYAA LAGAA SOO CELINAYAA WAANA KAA QAYILAYAAN HARTI WAQOOYI QAARKOOD EE ADNA BEENTII IYO RIYADII ISKA SII WADO.
    AQOONSI AQOONSI AYAA SOO DHOW KKKKKK.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*