DAAWO: Somaliland oo hanjabaad kulul u dirtay Puntland “Dagaal dhaca gacmaha ka laaban mayno”

Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa ku eedeeyay Puntland inay hurinayso colaada deegaano hoostaga degmadda Boocame ee gobalka Sool.

Wasiir Saleebaan Koore oo saxaafadda kula hadlay deegaanka Tukaraq, ayaa xusay in Puntland ay daba ka riixeyso maleeshiyaad beeleed, lagu daabulay deegaanka Galalab oo kamid ah degmadda Boocame.

“Waxaa muuqata in nabadgelyo darro la wado, oo ay ka imaanayso deegaannada aaga Garoowe, oo ciidammo lagu soo humayo deegaanka Boocame. dagaal ku baaqi maayo laakiin dad shicibka ah deegaamadaas degan waa dad Reer Somaliland ah.”

Waxaa uu sheegay in aysan Somaliland gacmaha ka laaban doonin dagaal ka dhaca Boocame, ayna Ciidanka Somaliland ku biiri doonaan, haddii aysan Puntland ka waantoobin hurinta colaada.

Degmadda Boocame ayaa kamid ah deegaannada kooban ee gobalka Sool, ee ay gacanta ku heyso Puntland, Waxaana hadalka Wasiir Koore uu imaanayaa xilli Puntland ay horey ugu eedeeysay Somaliland hurinta colaada deegaannada Saax-maygaag iyo Sange-Jebiye ee Boocame.

PUNTLAND TIMES

13 Comments

  1. Puntland goorma ayeey Ka waantoobeysaa in ay fara Kala baxdo arrimaha dhulbahante..

    War dhulbahante wax arxan iyo wanaag uma hayo majeerteen..sidaas darteed Ka tashta reerkaas ..

    Talada ugu fiican waa in lala hishiiyo Isaaq oo Somaliland hishiis buuxa lala Kalo .

    Wallaahi ninka Isaaq baa wax badan uga dhow majeerteen ninka dhulbahante.

    Majeerteenow talo isugu noqda sidaan si maahan .

  2. @bosaso boy
    iska hadlow ina igarre wax badan baa kuugu laaban raggan. bal la heshii aan aragnee wallaahi inaadan saacad fadhideen barxadda garoowe. billahi caleykum bal ka dhabeeya aan natiijada ka soo baxda kor ka fiirsanee…

  3. asc asxabda aniga ahan waxa ushegaya marka hore umada somaliyad melkasta ayey jogan hal mid aya ushegaya kow dhaha wa layaqan cadaqade reerkisa weerayo wa side ina koore oo dhahayo wasiro horey aya daba iga wasey ina karoo marka hore ha hadli hada guma yalo ado intas laga oo dhahasid wasiro aya dabada wasey hadal ku harey malah ord isdhaq asxabda aniga ahan waxa ushegaya qaniska ina karoo ord daba laga wasey daweyso intas ceb ha ahado asxabda aniga ahan waxa ushegaya ina karoo inad aqli ladahay aya ku malayey madam waxa isobaxey inad aqli lahan muuse asxabda aniga ahan waxa ushegaya muuse handarab kuxigankisa waxa layahay xilka ka qada qaniska ina karoo 24sac Koda asxabda aniga ahan waxa ushegaya umada somaliyad melkasta ayey jogan wa la agyahay dadka so duley iyo daba dhilif yasha lagacta ka qadan asxabda aniga ahan waxa ushegaya ina karoo suaal aya weydiya away gabdhihi sharafda laha ee oo jelka ku fushan lascod iyo odeyasha ragi dishan dadki shacabka somaliyad darxisha away ina karoo wa lu ogyahay adiga muuse handarab kaahin nuux inad tihin argixsada smn alshbb u qabsan gobolada sool sanaag ceyn asxabda aniga ahan waxa ushegaya somaliyad melkasta ayey jogan iska qabda asxabda aniga ahan ina karoo Jawab ba kusina puntland dad guma dusho wa la yaqan dadka dal lahan kusoduley oo dhahayan nigaris aya ino xariqey meshan nigaris malaha Somali ba iskalah mgrty waxas camal umada somaliyad ha ula iman warya qanis ina karoo ord daba laga garacey so daweyso ok bye

  4. asc asxabda aniga ahan waxa ushegaya marka hore umada somaliyad melkasta ayey jogan hal mid aya ushegaya kow dhaha wa layaqan cadaqade reerkisa weerayo wa side ina koore oo dhahayo wasiro horey aya daba iga wasey ina karoo marka hore ha hadli hada guma yalo ado intas laga oo dhahasid wasiro aya dabada wasey hadal ku harey malah ord isdhaq asxabda aniga ahan waxa ushegaya qaniska ina karoo ord daba laga wasey daweyso intas cebda ahado asxabda aniga ahan waxa ushegaya ina karoo inad aqli ladahay aya ku malayey madam waxa isobaxey inad aqli lahan asxabda aniga ahan waxa ushegaya muuse handarab kuxigankisa waxa layahay xilka ka qada qaniska ina karoo 24sac Kodahad asxabda aniga ahan waxa ushegaya umada somaliyad melkasta ayey jogan wa la ogyahay dadka so duley iyo daba dhilif yasha lagacta ka qadan muuse handarab asxabda aniga ahan waxa ushegaya ina karoo suaal aya weydiya away gabdhihi sharafda laha ee oo jelka ku fushan lascod iyo odeyasha ragi dishan dadki shacabka somaliyad darxisha away ina karoo wa lu ogyahay adiga muuse handarab kaahin nuux inad tihin argixsada smn alshbb u qabilsan gobolada sool sanaag ceyn asxabda aniga ahan waxa ushegaya umada somaliyad melkasta ayey jogan iska qabda muuse handarab kaahi nuux qaniska ina karoo asxabda aniga ahan ina karoo Jawab ba kusina puntland dad guma dusho wa la yaqan dadka dal lahan kusoduley oo dhahayan nigaris aya ino xariqey meshan nigaris malaha Somali ba iskalah mgrty waxas camal umada somaliyad ha ula iman warya qanis ina karoo ord daba laga garacey so daweyso ok bye

  5. naag = naag habar aan waxba tarin maxaad wax uga ornweeyday markii ninkii habarjeclo damcay rag inuu ku kufsada jeelka lascaano damiir laawe

  6. Ina koore iyo ina cambaashe, Dhulbahante ayaa la xisaabtamaya, not Mj or any one else. Taladii iidoor waxay farahooda ka baxday maalinkii laascaanood xoog ku qabsadeen(2007), waana sababta Isimada dhulbahante uga midaysan yihiin gooni goosadka Iidoor for 15 years.

  7. Majeerteen iyo Isaaq labaduba way isku raaceen in Dhulbahante caqli lahayn. Wax la inkiri karo maahan

    • @Boqorka baraha cayayaanka bulshada

      Kaa yeeli mayno Isaaq baa caqli leh oo dhulbahantaa doqoma ah. Kuwa aan caqliga lahayn oo cadaawada si fudud ku samaystay waa Isaaq. Wax maquunin aan iyagaba u cuntamin bay rabaan in dadyoow kale ku qasbaan.

      Isaaqa, shir isamadoodu iyo wax garadkooda u dhanyihiin ayeey samaysteen oo markaa iyo ka bacdi ku dhawaaqeen dooladnimadii Somaliland, maxay sidaa oo kale isugu keeni waayeen isimada iyo wax garadka Dhulbahante iyo Warsangali kabacdina wax la isla ogol yahay ula samaysan waayeen? Caqli ma arkee, xaal qaado.

  8. Dulbahante ayaa isku haya Somalia. La’aantoodna Mar hore ayey somali Kala tagi LaHayd. Raga yaan loo Gafin oo la xaqirin oo libtooda haloo qiro.

    Cidkasta wey leedahay ina koore oo kale iyo kuwo kun jeer ka liita.

  9. MISKIN HORGAL SALEEBAN KORE:

    Dhulbahante dadka iyagaa ugu fiican balse taboo ma’ahan waa la cayn karaa waa la canaan karaa dadlka Somalia 🇸🇴 “Indirect bay ugu taliyaan.
    HORGAL kaan baa waxaa la weydiiyey isagoo meel ku qayilaya “SALEEBAN SOW MUJAAHIDINTII SNM kamaad mid aheyn markaas buu yidhi HAA” markaas baa indho indho inta yaabay BUU KU YIDHI WAAR ANAGU WALI MAANAAN GAADHIN DAGAALKA XIDIGAHA SALEEBANOW EE BAL NOO QABOOJI war ka daaya biyaha waxaad ugu dareysaan.
    Marka Horgal kaan iyo warlord KA SNM ee wata iyagoo dhan baan “CAANTEYN HEYN” XOOGAAGA UK 🇬🇧 GOONIDA U SIISO ISAAQ BUU KHAMRADIISA IYO JAAFKIISA KA HELAA KA LEEXDA. Nasiib buu leeyahay hadii inantiisu ka bedbaado AIDS” si fiican baan u heynaa HORGAL QAAQLAHAA WARKIISA ISAAQOW NAGA HAYE 2Sano ilaa Sadex Sano hanagu soo deynina joojiyana Qabuuraheena taariikhiga ah aad Qufteen MAGAALADEENA TAARIIKHIGA AH EE “GARSHEIKH” AWALBAAD MAGACII KA BEDESHEEN “MARKA DAAROOD XAGEE KA KEENTEEN EDEB DARADA “DAAROOD KU XAAR MAXAY TAHAY WAXAAS. WWE waan ogolnahay no violence. Xiligii Warlord waa laga gudbay idina ka gudba HORGALKA IYO SHAATIGA SHAYDAAN KA AAD nagu dhibeysaan. Waa idin sugeynaa inta MUUSE SAAMURI “THE LAST WARLORD OF SOMALIA 🇸🇴 AAD DHINAC U RIDEYSAAN. BOXING IYO WWE ABSOLUTELY WAA OGOLNAHAY.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*