DAAWO: Somaliland oo u digtay Ciidanka Puntland ee la geeyay Buuhoodle “Tiradooda waan la soconaa”

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay Ciidammada Xukuumadda Puntland ay dhowaan geysay magaalada Buuhoodle ee caasimadda gobalka Cayn.

Maxamed Kaahin oo fagaare kula hadlayay boqolaal kamid ah dhalinyarada Somaliland, ayaa sheegay inay la socdaan tirada iyo dhaqdhaqaaqa Ciidanka Puntland ee Buuhoodle gaaray maalmo kahor, kuwaas oo kamid ah Ciidanka Daraawiishta, waxaana uu xusay in aysan ku deg-degayn tallaabo miletari inay ku wajahaan qabsashada Buuhoodle.

Somaliland ayaa ku guuldareysatay inay qabsato magaalada Buuhoodle iyo deegaano ku dhow dhow, kaddib dagaalkii cuslaa ee sannadkii 2011kii ka dhacay Kalshaale, kaas oo u dhexeeyay Ciidanka Somaliland iyo bulshada deegaanka.

Cutubyo kamid ah Ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa dhowaan la geeyay magaalada Buuhoodle iyo deegaano hoostaga, kuwaas Xukuumadda Puntland ay sheegtay inay ka qeyb qaadan doonaan xoojinta Amniga gobalka Cayn.

PUNTLAND TIMES

10 Comments

  1. Cabdi ayaa Ka muuqata Odaygaa hadalkiisa,Daraawiish ayaa u soo socota,Aqoonsi ama gooni ISU taag halkaa ayuu Ku dhamaaday,nin dhulkiisa xoog kuma qaadan kartid,qabiil Somaliyeed oo qabiil kale Ka xoog batana illaa hadda maa hayno,dhowr O’Day oo aad iibsateen,dhulbahante maa matalo doonaan.

    • Ninka aad ka hadlayso soo baro, isaga oo gaashaanle dhexe ah oo 30 jir ah ayuu SNM noqday 4 tii sarkaal ee ugu horreeyey, ma ninka ka baqan waayey ciidamada libaaxyadii africa ee uu ka mid ka ahaa, ahaana hoggaanka sahanka ee qaybtii 26aad ayaa ka baqanaya 100 inan oo AK47 sita. Warmooge

  2. It’s such a tragic irony that the capitals in Africa, the West, and Russia alike shiver at the sight of Somalis in military uniform and yet can’t hide their utter disbelief at the sight of the same Somalis in military gear with their weapons pointed at each other!

    It was thus the talk in all those capitals since the cold war era that there was never a threat greater than a Greater Somalia becoming a reality on the black continent. Nay, it was a prospect so dreaded even by the Arab capitals in the Gulf and Tel Aviv.

    The simple reason is that the rest of the world fully comprehends who Somalis really are and what they are capable of achieving as a single united force, none more so than the imperial powers that came in contact with and felt the full might and wrath of the Somali breed as well as the Ottomans who honour and celebrate this breed.

    Their minds boggle and their feet buckle at the prospect of a Greater Somalia emerging on the Mediterranean corridor, and they are incredulously glad that this mighty people has instead disintegrated itself into tiny clannish fiefdoms and tearing itself apart.

    Imagine if all these armed Somali militias at each other’s throats were the Armed Forces of a Greater Somalian superpower overshadowing the Mediterranean corridor!

    Alas!

  3. Waa in si degdega tuulada sharka badan iyo geeljirayaasha habeeda geela ku maydha waa in ciidanka Qaranka somaliland soo afjaraan waana hubaa in si dhaqso leh hawshaas loo gelayo loona soo afjari doono,
    Reer buuhoodloow Dhabayaco hadhow marka xabadu bilaabato kabahooda ka yaaca oo dumarka ku dhex dhuunto yaanay idin hodin oo tuuladiina dab gelin waa iga talo,,
    Hadhow bay odhan waa reer miyi dadka la qabqabtay kkkkkkkkkkkkkkk marka afarta jiho ciidamada Qaranka kasoo galaan, Canaasiirta Dhabayacada fulayda ah waar hoy yaanay idin hodin waar kuwaasu sida loo yaaco ayay yaqaaniin sida loo dagaalamo ma yaqaaniin,,

    @ juba

    2022 ayaad gumaysi madow dhulkaagii haystaan, siday doonaana kaa yeelaan hadal kuuma banaana adiga, xayawaanyahow iska nacnacle Is xoree jareerta iyo Amxaarada Ku dul fadhida 20 sano,,
    Nijaas dalkiisii lakala iibsaday beri hore ayaa dad iyo dal dhisan afka lasoo gelayo,,
    Dumarka iyo raga jubooyinka Wax xoreeya ma la idinka waayey???

  4. @Rugseege,

    Amxaaradu dalka oo dhan ayay utalisaa oo waatan dekadda Berbera bilaash iskaga dhurata ee Zaylacna u goosan rabta sida uu Ruushku Mariupol iyo Odessa u goosanayo. Si dadban iyo si dawaali ahba Soomaaliya way ugu sarreysaa.

    Kuwiinnan iska jabhadeysan waxaa idin seeggan in tacabkiinnu yahay mid khasaaray maadaama aydin uhalgamaysaan dhalanteed aan sina u daboobi karin. Dal ‘Somaliland’ kumagacaaban marna ma rumoobi doono waayo dhammaan asbaabaha, shuruucda, iyo shuruudaha uu dal kucurto oo kuna sugnaado ayaanba jirin asalkaba.

    Nolosha waaqici iyo xaqiiqooyin dhab ah oo sugan ayaa haga. Tamanni iyo wax aad iska haweysatay kuma shaqeyso sideedaba. In aynu wax cillannan oo aan abid caadyaal noqon karin siniin miniin isuxagxaganno oo iskaga marnaano waa la inoo dhaamaa.

    • Awlal
      God is generous, you sometimes speak stupid words, we are developing and building our country Somaliland and الحاسد ignores the developments. I say to you do not envy your somali brothers , stop this habit Awlal.

  5. Dhulbahante waa dhoohan yahay horaa loo yidhi, waxay ilaabeen in dhabayaco dhabar maacaan sidii LAASCAANOOD idoorka ugu gacan galisay Oo marlabaad Dani calool rabo hadana in Buuhoodle gacan ugaliyo. War dhulbahantoow waad dhoohantahiine iska jira dabinada qarsoon ee idoor iyo majeerteen ka

  6. yuumo boy mawaxa taha dumar wagaash waxaad u baahantaha higrisii buurta shiikh ku saari jiray oo wagaash wagaash kaga siinjiray ninkasta boqcadiis isga leh ama ha ku kaadsho ama haku wagaashleeyo anukaale!!!

  7. BEEN SHEEGE LAASCAANOOD WAXAA IIDOOR GEEYAY JAAMAC SIYAAD IYO BAH HARARSAME
    ( XAABSADE IYO CALI SANDULLE).
    TAAS QOF WALBAA OG IIDOOR IYO HOOYADIISA MARQAABSAN MA QABSAN KARAAN DHUL DHULBAHANTE.
    IIDOOR BUUHOODLE KUMA DHACO INUU SOO AADO
    LAASCAANOOD OO AY IDIN GEEYEEN CALI SANDULE IYO XAABSADE ISAGA FAAN FAANA.
    IIDOOR WAGAASHE HADDII UU AWOOD LEEYAHAY WAXUU QABSAN LAHAA DHULKA WARSAGELI IYO BUUHOODLE.
    IIDOOROOW DADKIINA BEEN U SHEEGA ISKANA SII QAYILA INTA AY KA DAGEYSO KOONFURTA SOOMAALIYA NEVER AQOONSI NEVER NEVER.

  8. Buuhoodle ahmiyad sidaa weyn uma laha sida Sool.
    Waa mare waa Togdheer,waana ubucda Somaliland,hadii afti noqotona waa la garan karaa waxay ka noqonayso gobolkaas 5% ma dhama.
    2-Xuduudaha markii lasoo xidho ayay sheekadeedu iska dhamaan.
    Hal askari oo Mj ahna ma joogo.
    Xuduudaha weeye hadafku hadalka wasiirka ee ah siyaasad weyn oo macno leh aan Ku salaysnayn sidaas baa looga jeedaa.
    Buuhoodle waa Somaliland,dadkeeduna lamid,cidna dagaal ka ridi mayso.
    Yaa lala dagaalamaa ma reer Buuhoodle?

Comments are closed.