DAAWO: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo sheegay in uu la hadlay dhiggiisa Puntland!!

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay in wada-hadal khadka Taleefoonka ah uu la yeeshay dhiggiisa Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad.

Wasiir Maxamed Kaahin oo ka jawaabayay su’aal lagu weydiiyay kulan ka dhacay Hargeysa, ayaa xusay inay ka wada-hadleen dagaalladii ka dhacay degmadda Boocame ee gobalka Sool, kaas oo u dhexeeyay beelo walaalo ah oo kasoo kala jeeda goballada Nugaal iyo Sool.

Waxaa uu sheegay in siyaasadda Somaliland ay qeyb ka tahay in nabadda ay kala hadlaan cid walba, xitaa Madaxweynaha Soomaaliya. Sidoo kale, Wasiir Maxamed Kaahin ayaa sheegay in Somaliland ay la socota tirada iyo dhaqdhaqaaqa Ciidanka Puntland geysay magaalada Buuhoodle, kuwaas kamid ah Daraawiisha Puntland.

“Tirada inta ay tahay waan heynaa, Somaliland waxa ay ka taxadareysaa in farsamooyinka mas’uuliyad darada ah ee siyaasadda weyn ee macnaha lehna ku saleysnayn, in inta ay naga dhex dhacdo oo dagaal sababto dadka shacabka ah iyo inaga na saameyso.”

Puntland ayaa dhowaan geysay magaalada Buuhoodle ee gobalka Cayn boqolaal kamid ah Ciidanka Daraawiishta, kuwaas oo ay sheegtay inay ka qeyb qaadan doonaan sugida amniga Buuhoodle iyo adkeynta xuduudaha.

PUNTLAND TIMES

40 Comments

  1. Ninkan magaciisa lagu sheegay Kaahin waa Delusional. Maba ahayn dhul aysan lahayn in ay qalbiyan isasiiyaan to begin with, now they are faced with a new generation believing and loving the idea of owning all Colonial ERA of Somaliland. How in the world can they correct that mistake? The alternative is going to war with Puntland, a nation within a nation that almost always defeat their enemies. Doqoni meeshay isdhigto baa lagu gowracaa, bad luck for Somaliland.

  2. @ mahad,
    Buuhoodle waa togdgeer
    Togdheer waa somaliland yaa bedeli kara? No one,,
    Iga rumayso somaliland waxay qaadi doontaa kuna waajib ah waxkasta oo ku kacaya dhulka somaliland inay qaado,, marnaba ma dhacayso in Pintilijn dhul somaliland ah soo haweysato never ever taas iga qor,

    Dhulbahante waa dad reer somaliland ah kii aan ogalyna wuu ka guurayaa waayo dhulku ma guuro dadkaa guura simply is that,
    Dhuloos wuu yaqaan in dhabayaco marka xabadu dhacdo yaacaan markaa dagaal marnaba kuma degdegayaan dhuloos,,
    Duqa dhulka somaliland ciyaar ciyaar iyo huuhaa laguma tijaabin karo,,
    Nin war haya ama wax og maba tihid,

    Hadaad doonayso inaad ciidanka Qaranka somaliland la dagaalanto Boowe hade Garoowe dushiisa ayay fadhiyaan last 5years,,

    Waar waroos dhulkooda dab ma gelin kartaan ishaana lagu hayaa bal aan aragno hadhow orodkiina marka lays galo,,

    • @ bensheg
      Aad baan uga xumahay nin iidoor ah in uu dhulos igu caga jugleeyo dhulka ma guuro dadka ayaa guura, waa taariikh qoran lagula xisaabtami doono kuwa geesinimadaa ku siiyay nacala abuug iidoor.

      • @ mahad,

        Haku soo daba gaban dhuloos YAA FATAAL,

        Waar hadaad nin raga ahaa tahay waxba dhuloos haku meeraysan ciidanka somaliland Tukaraq ayay dul kulaalayaan bal waa kuwaasu xabad kusoo rid,, kuma dhacdid waayo waa ogtahay in tuulada Gadhoowe laga qaxayo,
        Waar Halamash naagood baa tahay dagaalna waxba kama taqaanide Sidii Hablaha yaryar Dhidhibso and Shut the fuck up yaa Fataal halamash,,

        Dhuloos baa kuu dagaalami jirey iyaguna way ogaadeen inaad munaafaqiin tihiin oo xaabo ka dhigateen waana idinka ilbaxeen dalkoodii somaliland ayayna intoodii badnayd iimaansadeen,,

        • @Beensheeg
          Marar badan ayaan isweydiin jiray maxay mar waliba reer Puntland uga sii jeestaan Iidoor oo ay uga dhigaan wax aanba jirin. Eber bilaa Xigmad. I know now, because You are mentally not fit, waana sababta mar walba la’idii dhaho kuwii qaldanaa or Qaldaans.

  3. Aniga ahan jawabda aniga sinayo tuuga xunka oo dadka xasuuqey ina kaahin warya ma ogtahay inad xasuqi u gasadey buuhole darawashita oo aabe hooyo ku dishey buuhole darawashta so xasuuso dagalki tuug ina kaahin warkada wa la haya mesha lascanod maha aabe hooyo kudishey gabdhah Jalka lascanod kufushey odeyashi habro iyo rag ku dushey lascanod mah magalada buuhole darawashta puntland aya ku taliso tuug in kaahin jawab aya kusina marka hore dhulka ku so dushey ya iskala mataqan iney tahay puntland ma ogdi miya oo dhahasid ingaris aya ino xariqey tuug tahay was ina kaahin aabe hooyo iyo qamristahay was mar dhow indhahada waxa ku arge anigo lascanod dagan wa agidondah oo calanka puntland Somali ka dagan wad agidonda ama ku farax ama kanax magaladas sool sanag ceyn wa puntland Mgrty tuug ina kaahin kuwa lagacta so sisey cagta aya marina melkasta aya jogan Mgrty bye

  4. @Bensheeg
    Waxaad uhadal ektahey dhashii Hargeysa tumbuluq aanu ku dhalnay kolka inta abayashaa kuu imanayaan iska booy. We will claim you back and you will know “ who is father”

    • Warfaa inaad wacal tahay baad isku caddaysay, oo Bido inta aadan odhan bay ku dhahdaa, qof xalaal ku dhashay oo hooyadii ixtiraam u hayaa, waxaas kuma hadlo, nin iyo hadalkiisa waa isleeyahay, nin makhnuud ah haddii uu gole ka maahmaaho wuxuu kuu maldahaya waa meheraddiisa.

  5. Madaxweyne Professor Hassan Sheekh Waxaan uga fadhinaa labo dawlad IRIR SAMAALE ah South Somali Republic iyo Somaliland in 2026 .

    Nasriga waa dhow yahay Insha Allah Geeska Afrika waxaa Ka curaneysan nabad ,horumar iyo barwaaqo . Dadkii dhibka nagu hayey 100 sano waan Ka guuleysaney ..

    VIVA SOUTH SOMALI REPUBLIC
    VIVA SOMALILAND

  6. @Bare- Hada kahor baan faaladaan qorey. Waa siday ku socoto. HAWIYE south Somalia iyo DIR NORTHERN Somalia. Somalia waa sida ay ku socoto. Daaroodkii qaskoodii markii DIR IYO HAWIYE WAX UGA QAADI WAAYEEN AYAGII BAA ISKU MEEREYSANA EE HOWSHIINA QABSADA…… CAD QURMUUN OO QURMIYEY BAA DAAROODKA KU DHEX JIRA, WIXII WAX KU DARSADA WAA QURMINAYAAN…

  7. Haddaan masuuliyad qaranka Somaliland Ku waajihi lahayn,una tudhayn shacabkiisa xaalku si kale ayuu noqon lahaa,balse Somaliland shacabkeeda,magaaladeeda kuma duuleyso,maliishiyaadka Police-ka ahna si nabad ah ayaa loo waajihi maadaama aanay Buuhoodle joogin ciidan Puntland ah ee muwaadiniin yihiin,balse PL xasarad deyn meyso mana aha macquul in sidaa lagu daawado.
    Ciidanka Somaliland ka joogaa waa military, dhoolatus iyo hanjabaad u diray PL.
    Buuhoodle dhiigu ha mulacyeeyo ayay soo naqshadeeyeen,balse dabinkaas waa muuqdaa.

  8. Farah geelaynoow shirki the Viking ee warsangali iyo Jamhuuriyada Somaliland ee ka biloowday Ceerigaabo Sanaag Somaliland Republic ka sheekee.

    Hala gaban.. halkaas bay ayaamahan ka shidantahaye.

    Guul iyo gobanimo Somaliland Republic!

  9. Sanaag bari Puntland maxay u joogtaa?
    1-Ujeedo dhaqaale
    2-Curyaamin bulsho,dhaqaale,harumar
    3-Dhalan rogid Bulsho oo Warsangeli laga qaado dhulkooda,lana adeegsado maliishiyo argagixiso lagu sheego oo Bari ka yimi,laguna daray reer Bay & bakool,si dadku dhulkooda uga barakacaan,dahabkana si qarsoodi ah loo gurto!!!!
    4-Ku shaambadayn dadkaas argagixiso!!!
    Buuhoodle iyana waa lugooyadaas oo kale!!!
    Waa laydin xorayn!!!!!
    Falastiin miyaa meeshu?

    SOOMAALI BERRI HADDAY LACALLABA ISU TIMAADO DHULBAHANTE & WARSANGELI AAN LAHAYN MUTACALIMIIM,DUGSIYO,JAAMACADO,JIDAD,BIYO,CIIDAN DARAJO LEH OO JENERALO LAHAYN,MALIISHIYO AY MADAXA KA HAYSATO SIDAAS BAY LA RABTAA!!!!
    Baadida ninbaa kula daydaya,aanse doonahayn inaad heshaa daaim abidkaa

  10. Tirada daraawiishta buuhoodle waa tirada dadka halkaas degan, ruux walba oo ka midi waa Darvish.

    Waxa xusid mudan in deegaankaa mudo dhawr iyo toban sano ah colaadi ka taagnayd, SOMALILAYN vs Dadka degaanka, waa markii ugu horaysay ee PUTLAYN ciidan geyso, hadaan qaldanahay wixii saxa waa la xusi karaa.

    Putlayn intay ku mashquushay MUQDISHO waxad moodaa inay kala goosteen xulafada SOMALILAYN/Ashabaab oo isku dhinac ah, tigreega laftiisa saaxiibka koowaad waxa u ahaa SOMALILAYN inta kale xidhiidhkooda shaqaale uun buu ku koobnaa..

  11. Baho DARAAWIISH

    “If you don’t have a seat at the table, you are on the menu ”

    Hadaydaan cududiina iyo caqligiina midayn, sidii mudo yar ka hor loo kala gadanayay ONLF baa laydiin kala gadan publicly.

    Hadaba dhibaatooyin badan oo kala qaybsanaantiina sabab u tahay baa idin haysta..

    Midnimada ayaa fure u ah xal uhelida mushkilado badan oo bani aadamka waa jaha..

    • 10ka sano ee soo socda geeska Africa is-badalo badan baa ka dhacaya sida ay dad badan oo aqoon iyo raadba ku leh siyaasada saadaaliyeen, quwadaha caalamka oo isbadal weyni kusoo fool leeyahay kudar.

      Ethiopia inay kala furfuranaso waa kuwa ugu horeeya, halkaana uu kusoo gabagaboobayo dulmigii mustacmarada INGIRIIS ka gashay dadka iyo dalweynaha MARYOOLEY.

      Marka talada ha ku darsadaan kooxdan taariikhdooda ka bilaamato imaatinkii INGIRIIS inay la guuri doontaan ninkay lasocoteen, oo inshaAllah dowaan Dulmigiisa la soo Afmeeri doono..

  12. Soomaaliya.
    Dadka qaar kii waxa ay,joogaan xilgii biniaadamko bilowgii nolosha ku jiray,ama in yar bay taasi ka soo gudbeen.
    Hal dal oo ka yiraahdo Jamhuuriyada Soomaaliya aya jira,waxa kale waa wax aan micna lahayn.
    Dunida oo dhan waxa lago maamula qaawan uun caalami ah.
    Wax la ka yiraahdo Somaliland oo sharci ah ma jirto,balse waxaa dad been laga dhaadhiciyey oo aan,aqoon u lahayn,waxa loogo yeero dal ama qaran,Gobolada waqooyi ee Soomaaliya waxa ay ka midyihiin Soomaaliya,taasi ayaa ah,mid sharciga ah.
    Maamulka Hargeysa waxa uu la mid yahay maamulada kale ee ka jira Soomaaliya.
    Gunaanadkii Buuhoodle Waa magaalo ka mid ah Soomaaliya,waxa ka yiri been meel gaari mayso.
    Soomaaliya guul iyo midnimo.

    • Elmi
      Nonsense will not reduce the value of Somaliland. Somaliland is the only place where any Somali man can live in freedom and peace, if any Somali wants to visit his village in the southern part he will enter in peace through Egal Airport. Somaliland has gone and no one can return it back to Somali.
      So keep on your false dreams Faqash Elmi

  13. @@@Soomaali Galbeed,

    Afkaaga caano dhay ah lagu qabay. Isbeddellada dhacaya ee mandaqaddeennanna galaafan doona kuwa halkan ku xiran badankoodu way kadhegala’yihiin oo khayaal waaqiciga kafog ayay kadhex qarwayaan xaqiiqdii.

    Waxaa kasii daran sida ay fursaduhu hadda Geeska iyo Bariga Afkrika Soomaalida ugu beegmeen oo uguna haawanayaan inay libintii ugu qaalisanayd muddo qarni iyo ka badan ah gacanta kudhigaan – siyaasad ahaan, iqtisaad ahaan, iyo siyaabo kasta ahaanba.

    Maryooleeydu maba dhaadana in gabbaldhaca nacabyadeedii soojireenka ahaa maanta uga dhiganyahay hirteeda waaberi. Iyadii baa la istusay oo isku baadi maqan, cadowgeeduna wuxuu ku duceysanayaa inay sidaas iskugu foognaato inta uu kasoo kabanayo.

    Tobanka sano ee soosocda waxaa Rabbi cindigii kasoo daahiray oo birbirqaysa Saldanaddii Soomaaliweyn ee ay awooweyaasheen muddo dheer utaamayeen oo dhiig badanna usoohureen. Meeday tii garan lahayd ee fursaddaas dahabiga ah ka faraqabsan lahayd?

    • Awlal

      Dadka meesha soo galaa isku garaad iyo aqoontoona maahan, nidaamka caalamiga lagu sheegay ee Anglo-saxonska hogaaminayeen inuu burburuu ku dhaw yahay aduunkana ninkii bariiskiisa lasoo bixi kara ayaa awood yeelanaya, waad ka dheregsan tahay ninkii Russia ee laysugu tagay meeshuu wax marinayo.

      Henry kinzinger,Thomas Friedman iyo rag kaloo badan oo siyaasada reer galbeedka ka alifaysato waxay isku raaceen in lagu qasban yahay in Putin Ukraine intuu rabo loo jaro hadii kale xaalada kusoo ururi doonto nuclear in laysla dhaco. Lacagtiisa 10 sano awoodii ugu badnayd bay yeelatay.

      Gebo gebedii reer galbeedka waxay ku dadaalayaan inaan arinta farahooda ka baxin oo Putin iyo Ukraine xal loo helo. Turkey waa quwada koowaad ee shucuubta dulman kasoo muuqata.

      Marka cayaalka ESL-KA halkan ku practisgareeya iyo caalamka wax ka socdaa waa kala fog yihiin..

      AFRICA siday u saamayn waa cashar kale..

      • Awlal

        Xaqiiqatan waxaad ka mid tahay raga kooban een qoraaladooda aragti naga dhaxayso aakhrintooda, taa macnaheeda maahan inaan kugu waa faqsanahay wax kasta, laakiin waa in qoraaaga aragtidiisu macno samayso. Inaad waafaqdo amaad khilaafto waa arin kale oo cayaalka casharada ESL/ASL-KA halkan ku qaataa aanay gaadhin..

  14. *IDOOR dirr weeyee haduu duulaan soo kiciyo*
    *DUNKI habar mahaaduhu … Haduu Dabbar ka Soo Goosto *

    Hello 👋🏿 🤷‍♂️

  15. @@@Soomaali Galbeed,

    Suldaanka Harar, in aragtiyada badankooda lagu kala duwanaado waa caadi oo waaba bulshada caafimaadkeeda xadaaradnimo runtii.

    Waxaa sidaada aniga ii muuqda inay Soomaalida, walaalaha Turkida, iyo bulshooyinka Galbeedka iyo Woqooyiga Afrika ee Saldanaddii Cuthmaaniyadda ku bahaysnaa hadda u taagantahay fursaddii ugu qaalisanayd ee ay markale quwaddaas cajiibka ahayd ugu bilan lahayd haddii uu Rabbi solansiiyo.

    Mareykanku iyo Ingiriisku waxay haatan galeen marxaladdii idlaanshaha oo quwado kale ayaa dabcan beddelaya sida aynu wada ogsoonnahay. Waxay kujiraan “managed decline”. Quwadahaasna Saldanad Cuthmaani ah ayaa kaalinta labaad ka geli lahayd wixii Shiinaha kasokeeya, haddii taladaas la solo.

    Soomaaliduna qaab dabicii ah ayay Saldanaddaas udub-dhexaad ugu noqon lahayd oo ay walaalaheenna Turkidu iyo Qatariyiintuba utaamayaan inay dhaaddo oo shaxdana ladheesho. Muddo naguma qaadateen inaynu isku helno Mamlakad Soomaaliyeed ee ay caasimado uyihiin Gaariissa, Muqdisho, JigJiga, Hargeysa, Boosaaso, Jabuuti, iyo Aysaita. Magaalooyinka kale ee waaweyn iyo kuwa dekadaha lahaan lahaa habasheegin.

    Caasimadahaas oo hal qaran isla ah caalamku kuma safaadi kareen abid, haddiise ay mid-mid goonnidooda ukala istaagaan wallaan leqitaankooda loo libiqsan doonin. Waynu siiwadan doonnaa ee habeen wanaagsan.

  16. Awlal

    Meeshay lahayd baad dhigtay, boqorada INGIRIIS oo aanay wax badan ka dambayn doonin saldanada ay ku fadhido waad ujeedaa orodka ka dhacaya kaasoo ah isku daygii ugu dambeeyay ee ay caalamka ku qaldi lahaayeen “inay weli awooda iyagu leeyihiin”. Balse ma muuqato duruuf saacidaysa. Waxaa dhamaan fashilantay isku dayadii ugu dambeeyay ee lagu ciqaabayay Ruushka. Taasoo caalamka dhamaan u ifisay halka xaal Marayo.

    Maaha inay ruushka maxabo iyo kalgacal iihayo waase dhab ka hadalka halka xaalku marayo. Xoriyad dhamaystiran iyo xaqay naga dhaceen oon soo ceshano baan rajo wayn ka qabnaa, inshaAllah..

  17. Soomaali Galbeed ,ninka la baxay,haddii la eego waxa aad qorto,maalin ba dhinac baad figradaada jirtaa.
    Qofka ah wadani aaminsan Soomaalinimo,marna jidkaasi wadaninimada ah,kama leexdo.
    Gunaanadkii dadko waa kala soocan yahay,in yar baa si dhab ah u aaminsan qaranimada Soomaaliya oo mid ah.
    Gooni u goosatada ( the secessionist region )
    Kuwa taageera ,wadaniyad inaba meel ugama banaana.
    In labo waji la yimaadaan,oo marba dhinac noqdaan.
    Henery A. kissinger oo ahaa xoghayihii arimaha dibada Maraykanka
    Maamul kii president Richard Nixon 1968 – 1974 kii.
    Awlal waa la yaqaan – iyo kuwo badan oo ah
    Troll ah.

  18. Elmi abdulahi ninka labaxay.

    Adiga yaa ku taskiyadeeyay oo miisaanka wax lagu cabiro kuu dhiibay?

    Tan kale nin walbaa fikir buu dhiibtaaye ma cidbaa cid ka wakiila. Maxaa isku kaaya xidhay aniyo Awlal?

    Hadalka intiisa kale ma garan ujeedkaad ka lahayd iyo ninka yuhuudka aad sheegtay shaqadiisa, maadaama dadku wada yaqaanaanba. Kooxaha aflagaadooda in mustawaha ay joogaan lagula khidaabo waa arin caqli iyo curfi ahaanba banaan, soomaalinimadana cidna ka saarimayso.iyagana daaway unoqon..

  19. Get the fuck outa here SNM ALSHAYDAAN
    Fadhi ku dirir kiina halakan loogama baahna.

    Somali baad tihiin dalku waa Somalia 🇸🇴 ma tihidin ingiris, Talyani, Francis. That era is long gone it’s a new world which is very modern.

    Intii dhimatay “Cival war” ilaahay ha u naxariisto dhista dhulkiina dunidana wax la qabsada shidada iyo shaatiga shaydaan kana joojiya.

    Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud “Culusow” is the only president of Somalia 🇸🇴.

    The only warlord left in the senate of Somalia 🇸🇴 is Muse Bihi Abdi “Muse Shani” Msrkaas Mission accompanied Somalia 🇸🇴 will be safe of warlords and terrorism for sure insha Alaah.

  20. War ninka la baxay Soomaali Galbeed.
    Waa adiga qofka keenya Xoggayihii hore ee arimaha dibada ee Maraykanka.
    Magaca xitaa waa aad qaladay,oo sida aad u qortay ma aha.
    qoraal kaagii dib u eeg.
    Kuwa badan oo ah gooni u goosatada ayaa,dadka Soomaaliyeed,kala qaybiya,oo intaasi,isko dir iyo kala qaybin wada,shaki kuma jiro in magaca aad la baxday aad ujeedo ula baxday.Wadan ka Ruushka, ee Vladimir Putin madaxda ka yahay,xagga dhaqaalaha waxa uu la midyahay Koonfur Kuuriiya.dagaalna na sii wadi karo.
    Dhulka Soomaaliya ee ku hoos jira Ethiopia,ee iminka ka yiraahdo,Somali State,xoriyada Waa gaari .
    Gooni u goosatada ,mar aan dheerayn waa uska baabi ,oo hadaba ,kuwii shacabka Soomaaliyeed brenta u sheegay iyago baa is haysta.
    Beel Soomaaliyeed marna qaran ma noqonayso .
    Soomaaliya guul iyo midnimo.

  21. Elmi lbaxay

    Dabcan meel aan garaadkaagu gaadhsiisnayn haday gaadho waa laga hadhaa, adiguse waad daba socotaa.

    Mustacmaradihii France iyo Britain 1956 kadib dagaalkii Suez canal ee ay isugu tageen Masar, kadib qaramayntii Suez canal. dagaalkii sadex geesoodka ahaa. ugu dambayn waxa ultimatum u qabtay Nikita khrushchev inay ka huleelaan goobtaas “hadii kale hilaac ka bixi doono Paris iyo London” waa la ogaa meeshay ku dambaysay. Yaa kale oo hadaladaas odhan kara?

    Afrika maalintaas bay xoriyad xadhkaha goosatay. waxa ka horeeyay France oo Hitler qabsaday iyadoo AFRICA inteeda ugu badan haysatay, waana arimaha soo dedejay inay Asia/Africa xoriyad taama helaan intooda ugu badan.

    Marka caalamka buugaad akhrisay waa mid kooban. nikaad xustay Putin iigama baahna xayaysiin, waa ninka reer galbeed energyga u haya, hadana qaylada baxaysaa “waa in winterka ka hor xal lagaadhaa”

    Marka kala baro goob lagu adkaado iyo dagaalka meeshuu ku dhamaado. Oporation barbarossa wixii Russia ku dhacay akhri taariikhda. 2 MILLION soldiers baa wax la dilo wax la qabtay noqday. Natiijada waad maqashay. Marka propagandaha reer galbeedka iska dhagayso.

    Magacyada wixii qaldan naga sax..

    • Elmi labaxay

      Mid Jarmalaa arkay mid Afrikan ah oo Hitler caayaya markaasuu yidhi Stupidka haloo sheego inaanu gumaysanay ninkii isaga gumaystay sidaana ugu dambayn uu ku xoroobay..

  22. BEEN SHEEGE IIDOORKU MAXAY LA CAAYTAMAAN?
    MARKAAD LEEDAHAY DHULBAHANTE VS ISAAQ HA LA ISU DAAYO OO YUUSAN KU SOO DHEX DHUUMAN QOF DAAROOD AH MIYAAD MARQAANSANTAHAY? MIYAAD WAALANTAHAY?
    MA NACAS AYAAD TAHAY?
    ADEERKA OO LA HADLAYAY XASAN SHIIKH MAXAMUUD IDAACADAHA AYUU KA LAHAA
    XASANOOW NA AQOONSO OO NA SIIDAA WAXAA NA CIILAY DAAROODE.
    ADEERKAA WAXUU KALOO SHEEGAY IN SOOMAALIYA LA ISU HAYO DAAROOD VS IRIR.
    BUUHOODLE WAA MAGAALO DHULBAHANTE, WAA MAGAALO HARTI,WAA MAGAALO KABLALAX,WAA MAGAALO DAAROOD ISMAACIIL, WAANA MAGAALO SOOMAALIYEED.

  23. Buuhoodle waa magaalo Somaliland,Dhulbahante bes.
    Kablalax iyo waxaas Jubbooyinka la aad,hana isku khaldin Kismanyo iyo Buuhoodle.
    Bal car sheekadaas la kaalay dhulkeena.
    Waar ha lugoynina masaakiinta ma lihidin dhaqan soomaali,geesinimo,waana loo jeedaa DDSI idinkoo xukuma,ciidanka idinka keliya yihiin soomaali cadow xasuuqayo Ku juuq odhan waayay oo hoostana baga ka leg!!!
    Daarood waa kaas damiir soomaalinimo ma laha aan qabyaalad ahayn.

  24. Odeygaan qaniis miyaa muxuu faraha iyo gacmaha uga hadlayaa ..waan Ka shakiyey..hargeysana waxaa la yiri waa naf iyo qaniis ..naagahooda waxay rag u raadsadaan Garowe iyo Xamar.

  25. faqashtii daaroood oo afka noolayaal noqdey, somaliland waxey kulaaleysaa tuulada garawe oo markey majeerteenia beesha caalamka ku ooydey la ika daayey. faqashey sida la idiin karbaasho waanu naqaana. buuhoodlena dagaal ka ridaad is laheydeen lkn la idinka caqli badan. adeer culusow ayaanu idiin dayney inuu idin karbaasho

  26. Naaac Niiic Nuuuc,
    Soomaali dhammaanteed waa gun ay gumaystaan buuryo qab aan ilaahay aqoon diinna lahayn. Amxaar, Kikuuyo, iyo qaar ka sii liita ayaa say doonaan ka yeela markaas ayay isku haystaan Somaliland vs Puntland; Soomaaliya vs Soomaali kale; reer hebel vs reer hebel; dawlad goboleedyado vs dawlad deegaanyo; qabiil vs qabiil kale. Maduulkasta oo Soomaali sheegtaa ama mid dhexe ha noqdo ama mid gobol ha noqdo wuxuu report-ka u gudbiyaa maamulo aan Soomaali ahayn oo shisheeye ah.
    Waa yaabe dad la haysto caqliyan, cilmiyan, mabda’iyan, iwm oo haddana midba midkale u faanayo waa wax dadka damiirka leh ka xishoodaan.
    Fadlan isla yaaba oo joojiya hadalada nacasnimada ah kana fekera sidii qowmidda Soomaaliyeed looga saari lahaa dacdarrada haysta.

  27. Maduulkasta: waxaan ula jeedaa masuulkasta. Maduul waxaa la yiraahdaa waxa madow ee digsiga ama weelka wax lagu karsado dabadiisa ku taal. Kuwa Soomaali xukumaa masuul ma istaahilasaan ee maduul (bar mafow oo Soomaali ku taal).

  28. SAALAX BUUHOODLE HOOYADAA MIYAA LEH?
    KALSHAALE MA MAQASHAY?
    BUUHOODLE WAA MAGAALO DAAROOD,
    BURCO WAA MAGAALO IIDOOR
    LO,DA IYO GEELA ISKU MOORO UMA HOYDAAN.
    IIDOOR KU EKAADA SADDEXDIINA MAGAALO
    1)HARGEYSA 2)BURCO 3)BERBERA
    NEVER NEVER IN QABIIL LA YIRAAHDO IIDOOR IN DOWLAD AHAAN LOO AQOONSADO.

    • Hooyo gaadhi maayo anigu,adigana waa dawgaa oo nin ciillan baad tahay,oo afka Ku ciil baxaya.
      Aan mid kuu ballan qaado
      Dhul Somaliland inaanu soo haweysan Karin cid ka baxsan xuduudeheena,lana iman Karin sheeko nacas qabiil,maamul beeleed,maliishiyo,argagixiso iwm,cidda keliya ee dalkan iyo dhulkiisa lehina Somalilanders yihiin.
      Ku seexo middaas,ogowna waxa kuu qarsoon waa la arkay ee ah inaad Dhulbahante dhulkiisa damaacideen,dhawaana dagaal ka dhacay arinkaas.

  29. Ninka Soomaali Galbeed la baxay:-
    A very famous saying is “ Fake it till you make it”
    In social media, authenticity rarely matters it is best platform to pretend.
    why can’t you be happy what you really are ?
    Those who support the secessionist region of northern Somalia,
    the so called Somaliland( the tribal region ) will fail.

Comments are closed.