Kulankii BJFS ee codka kalsoonida ah loogu qaadi lahaa RW Xamze oo baaqday!

Kulan ay maanta yeelan lahaayeen Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee JFS, laguna waday in codka kalsoonida ah loogu qaadi Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee XFS Xamze Cabdi Barre, ayaa baaqday.

Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u PuntlandTimes, in kulanka uu u baaqday Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmo kahor booqasho rasmi ah ugu amba-baxay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, iyadoo ilaa hadda aan wax xog ah laga heyn socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh.

Sidoo kale, Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa safar ugu maqan caasimadda dalka Kenya ee Nairobi.

“Kulanka arbacadda maanta ah loo ballansanaa ee Golaha Shacabka, ee Ra’iisul Wasaaraha cusub la horkeeni lahaa, waxaa uu baaqday safarada dibedda ee ay ku maqan yihiin Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe, balse waxaa la qorsheynayaa in horaanta todobaadka soo socda uu qabsoomo” ayuu yiri Xildhibaan kamid ah Golaha Shacabka BJFS oo la hadlay PuntlandTimes.

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee XFS Xamze Barre, ayaa ka waday maalmihii lasoo dhaafay Muqdisho, olale iyo kulamo uu la yeelanayo Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS, kuwaas oo uu ka dalbanayay inay siiyaan codka kalsoonida ah.

PUNTLAND TIMES 

9 Comments

  1. SALAAMU CALEEKUM

    It is very difficult to get a meeting of the Parliamentarians because of a lack of quorum. Most of the Parliamentarians have run away from Mogadishu as soon as they receive a warning notice informing them that they will be killed if not returned the money they looted from the presidential candidates, mainly Abdurahman Abdishakur and Hassan Khayre. President Said Denni has abandoned such a claim.

    Those parliamentarians who have run from Moqdishu mostly come from Iiidoor, Samarron, Dir, and many others.

    Therefore, it would be difficult to get a quorum for the Parliamentarian seats in the near future and the government of Mr. Hazma will work for many months without having any parliamentarians confidence.

    We shall see what will happen in the near future.

  2. War Somali meelbaa Laga heystaa. War ka jooga anagoo leh bay wax magarato Deni, Aadan Madoobe, iyo Guurguurte dalaq u dhaheen. Hada Deni qasaaro iyo go doon buu ku jiraa. Labadii kalana meel ay wax u dhaqaahiyaan ma hayaan. Xataa baarlaam ma fariisin karaan. Waxaa soo socota WAR ODEYGII FARMAAJO AHAA DOONA WAA NA DUBATEENE

  3. MOHAMED NUGAAL

    Brother wakeup. XAAR FARMAAJO had been killed. We, PUNTLANDERS, paid millions and Millions of US Dollars in order to kill XAAR FARMAAJO and he will never come back.

    OOOY AMA HA OOOYIN… CBB and XAAR FARMAAJO waa la dilay… Ma noolaa..

    ARLO waa nabad… dhegdheer dhimatay.. mana soo noqonaysaa…

    LAANDHEERAYAAL BAASHAAALA, BULLADA IYO DHAANTADA NOO TUMAA… DIRGAH.. DIRGAH.. DIRGAX..

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  4. wager horay ayey u dhaceen mushrixiinta oo ugu horeeyo sansibaarka waa shaqada inuu kooranka buuxsamiwaayo waxay rabaan laaluush xasan garguurto ayaa ka soo qaaday imaaraadka xooga lacag oo lagu ansixiyo xamza marka meesha baarlamaan wadani ma joogee waxaa jooga isii aan kuu codeeyee kkkk

  5. Ogaada Xasan Shiikh Habargidir ayuu xaaqin u dhiibay si meesha looga nadiifiyo wixii damiir leh hadayba jiraan. Kadib kulanka parliament dib ayaa loo dhigi si reer magaalnimo ah inta ujeedka gaar ah gaarayaan .Saraakiil iyo waaxo kaladuwan si istaraatiji dad gaar looga buuxin. Intaa kadib Xasan wuxuu si xowli ah u fulin projectiga Habargidirization of the Federal Government.

  6. Xasan yahuda ayuu iska dhiibay magiciisa waa xasan
    Abihiina sheikh maxamuud
    Culusow marka meeshuu miciin
    Biday waa nimankii dilay
    Saadam xuseen yahuuda mayaqaano xasan ceebay
    Tacaal walee xasan waa failure tuntii farmaajo
    Danka ayuu kaqoslayaa waxa
    Xasan kudhacay xasan habaar
    Ayuu qabaa hakudaalina somalay,,,,,,

    • kkk qorsha ayaa ba ahaay markii hore sansibaarka aan dhahno is soo sharax aan ku doorano ka dib meel ayey ku xireen xildhibaanada jubaland iyo puntland ayey kala furfureen lacagtii uu ku olaleynaay oo ahayd £22000000 way ka qaateen hadana waxey soo wadaan dastuur ay federalka ku naafeeyaan iyo maqaamka muqdisho ninkii ka horyimaado mahad salaad ayaa loo xilsaaray kkk tolow xamza ma nadbaadin doonaa sidee hawiye u badbaadiyey roople baahane kkk

  7. Kkkk ma kenyaankii ba loo codeeynayaa????.

    Wadanka guusha ugu weyn ka gaarey Somalia waa Kenya.

    Ethiopia oo bogol jeer ka xoogbadan Kenya iyo carabta oo kunjeer ka maal badan kenya … ma gaarin heerka siyaadadeed ee Kenya ka gaadhay Somalia.

    Sankadhuudhigu waa dad aad iyo aad wax u bartay…. oo Dunida sifiican ula Jaan qaaday. Uma daahayaan reer geeljire oo guushooda ugu weyn Dunida tahay sidii ay gool uga dhalin lahaayeen jilib kale ee ay yihiin xigto hoose.
    What a fucked-up primitive society.

  8. @ Qardafui—Reer geelhire or Reer hinaas waa kee kan guushooda dunida ugu weyn tahay siduu gool uga dhalin lahaayeen jilib kale oo ay yihiin xigto hoose. You remind me Mr. Deni oo leh hadafkeyga ugu weyn waa in aan Farmaajo ridaa. Adna waa ku taageersanayd xataa adiga oo isweydiin war maxaa ka dambeeya. HADA MARKII XASAN GUUGUURTE QASHINKA IDIN KU TUUREY BAAD ILMADA YAXAASKA DAADINEYSA. HADII GUUGUURTE RW UU DENI SIIN LAHAA SI KALAA U HADLI LAHAYD. WHAT A MINDLESS FUCKING PRIMITIVE YOU ARE. YOU THINK YOUR SMART AAH. WAA INAAD XASAN RAALIYO U NOQOTAA ADIGOO WALIBA COD LAHAYN.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*