Iyadoo saacadihii lasoo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegaya in uu xanuunsanayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa waxaa beeniyay Xafiiska Guddoomiyaha.
Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook, Maxamed Xasan Idiris oo ah La-taliyaha Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga ee Guddoomiye Aadan Madoobe, ayaa sheegay inay yihiin been abuur wararka sheegaya inuu xanuunsanayo Guddoomiyuhu. Isagoo ku eedeeyay kooxda Madaxweynihii hore ee DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inay faafiyeen wararkaas.
“Caafimaadka iyo xanuunkaba waa wax ilaahey gacantiisa kujira ee ma ahan kuwa CBB gacantooda wax kujirta.”
“Gudoomiyaha Golaha Shacabka ma xanuunsan dadka Soomaaliyeed ee wanaagga jecel walaalyaal BEENTA kuwa aan xishoonayn sidaan idinku harqinayaan waxba kama jiraan.”
Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay PuntlandTimes, in Guddoomiye Aadan Madoobe uu ku sugan yahay caasimadda Kenya ee Nairobi, halkaas oo uu u joogo nasasho iyo baaris caafimaad.
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Aadan Madoobe, ayaa ka maqan dalka, iyadoo ay hadda dalka ka tahay ‘Ku-simaha Madaxweynaha Sacdiya Salaad Yaasiin” oo ah Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka BJFS.
PUNTLAND TIMES
kkk war hadow eelaygaan iimanka la oo laaluush qaataha dhinto waa qodax somali ka baxday kkk
Hadii uu xaanu jiro allaah
Ayaakeeno xanuunka hadii
Dhimasho imaado waa xaq hayeeshee aadaan madoobe
Somali abaal magashan iyo
Duco midna danihiisa
Ayuu raacaday UK oo aan hada
Joogo 100kun ayaa kudhimato
Laakiin dadku Caro aay uqabaan aadan laaluush waxaa
Weeyaan wuxuu diuday codsigii
30milion uducayn maayno
Sida xaqiiqda ah,, reason why
Because he’s not readable
Person, anyway we don’t need him
He is living in a borrowed time. While life and death is in the hands of Allah,We all always welcome the departure of those who have been part of a our prolonged suffering.The list of those aged in oppressing our people is long.Their heart is sealed and void of virtues. I remember what an elderly woman told me,she said I don’t wish them cadaab daa’im ah laakiin waan rabilahaa in Madax isku sheegyada Soomaalia Cadaab la mariyo.
I hope that Kenyans are clever and expose him to something that slowly take him out.Tbc..
War odeygu ma xanuunsana inuu dhimana Allah baa oge bal candhuuftiina dib u liqqa oo habaarka joojiya. Duqa Nairobi baa looga yeeray. Isaga iyo Guurguurte isku marbaa wadanka kasoo baxa la yiri. Ma meeshaan duqdii boqolaalka FIRIMBIGA la dhex ordeysay ayadoon asturneyn MADAXWEYNE ka tahay la leeyahay baa rajo ka qabtaan 5 sano oo soo socota. DALKAAN INUU MEESHUU JOOGO KA KICIN WAA LOOGU TALA GALAY.
Boqolaal nin bay firimbi ka yeerineysay ayadoo baati dhinac jeexan qabta oo kil kisheeda la arko. Bal sumcad dilka iyo qab jabinta dadkaan islaamkaa lagu sameynayo eega. Allah kariim
Kan haduu dhintaana waa masiibo umadda Somaaliyeed Ilaahay dhaafshay. Lkn, Kenya Wuxuu u joogaa sidii kaar loogu shuban karo.
Kuwaan dalka la wareegey walahyvwaa masiibo, somaali meel bey ka havaaran yihiin bal Ara, wada Mahad SALAAD, alshabaab ah madaxa guud ee sirdoonka ka yahay, bal arag ,xasan sheekh oo Emirates iyo Kenya ushaqeeyaa MDW uyahay, bal arag dal Aaden laaluush oo ushaweeya Kenya iyo Emirates uu heysto aqalka shacabka guud, waa masiibo cad. Ilaahay dhinac ha no dhaafsho ninankaan, haduuna Soo hanuunineyn…