SAWIRRO: 4 Qodob oo Xasan Sheekh kala hadli doono Madaxweynaha Imaaraadka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho.

Safarka Madaxweynaha oo labo maalmood qaadan doona ayaa ku qotoma xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal, fududeynta isu-socodka, ganacsiga iyo sare u qaadidda iskaashiga labada waddan.

Xariirka DFS iyo Imaaraadka Carabta ayaa xumaa tan iyo sannadkii 2018kii, kaddib markii Dowladdii uu hoggaaminayay Madaxweyne Farmaajo ay garoonka diyaaradaha Muqdisho ku qabatay lacag gaaraysa 9.6 Milyan oo dollar, taas oo la sheegay in loo waday safaaradda Imaaraadka ee Muqdisho.

PUNTLAND TIMES 

7 Comments

  1. Waar qaran ma jiro
    Culusow wuxu u socdaa xaasidnimo
    Markîi Turki iyo Qatar taageeradoodii soomaalida laysku koobay ayaa Imaaaraat oo gacan qabtay PL sidii loogasoo xiri lahaa la wadaa.
    Xasan beeshiisa ayuu u qaraab tegay not soomaali.

    • GACANTA UU TAAGTAY MAANTA
      WAA CAADADII

      Gurguurte gacantaagte qoslaaye waa magacyadii loo bixiyay kal hore

  2. Xasan Shiikh Software programming lagu controlling lahaa ayaa lagu soo shubi rabaa.They will also prepare all the secret access points to steal our resources in the darkness,while NISA and CXD will be supplied with fresh leavy Qaat from Kenya subsided by UAE.
    The parliamentarians are just there for rubber stamping everything.
    I think,if things get worse and the country seems hijacked then somebody have to do something. Common citizens and those who care about our country can “sabotage” the planes that are bringing Qaat and airport that UAE will use to steal our resources. Governments takeover and disable cars,planes and marines that transport drugs,so why not by Somali citizens who work at those ports?Target Kenyan Qaat planes simple. Qaat is drug and drug destroy nations.

  3. There is no any reason why Qaat is allowed to the country. It is destroying every sector of the Somali population. It is the duty of each person to take stand. Few can not dictate the will of the people. Let us hear from every sector of society( religious, educated, old, young, women, students, etc.). Can any one mention one single benefit of Qaat to Somali people. As mentioned above by Ally Qaat will destroy our young generation and the nation.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*