SAWIRRO: Guddoomiye Aadan Madoobe oo kusoo laabtay Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur-Madobe oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar qaatay dhowr maalmood uu ugu maqnaa magalada Nairobi ee dalka Kenya.

Guddoomiyaha ayaa inta uu ku sugnaa Kenya kulamo gooni gooni ah la qaatay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Safaarada iyo Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqanka dalkaas.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo uga mahadnaqay dhammaan intii soo dhoweysay waxaana uu sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu Muqdisho dib ugu soo laabto.

PUNTLAND TIMES 

2 Comments

  1. Walle Kenyanka waa reer magaale amay ku buufiyeen ama cuntada u raaciyeen madooyinka qofka tartiibta u dila e Neurotoxicants. Waa wax aad u sahlan,Madaxda Somalia ee wareega dibadaha khatar saacad kasta e ku tahay.Siciid Deni ayaa aad arrintaan uga baqaa.

  2. KULANKA NAIROBI EE FAYSAL CALI WARAABE,GAAS,CUMAR ABDIRASHID SOO QORA PLEASE.
    NAGA DAAYA QADAAD WEYNTA WARKOODA XIISO MA LAHA E.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*