SAWIRRO: Kusimaha Madaxweynaha JFS oo Shir-guddoomiyay shirka Amniga dalka

Ku-simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey Amniga guud ee dalka iyo u diyaar garowga maalmaha xuriyada.

Kulanka oo diirada lagu saaray xaalada Amniga dalka gaar ahaan ka shaqeynta maalmaha xuriyadda iyo sidii ay ugu qabsoomi lahaayeen si nabad ah, kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen saraakiisha Amniga qeybahooda kala duwan.

ku-simaha madaxweynaha dalka ahna Guddomiyaha Golaha Shacabka ayaa laamaha Amaanka faray inay muujiyaan feejig naan dheeraad ah inta lagu guda jiro maalmaha xurriyadda.

PUNTLAND TIMES 

3 Comments

  1. Dalkee? War annagaa belaayo aragnay. Xitaa Xamar bayna ammaankeeda gacanta ku hayn. Dekedda, garoonka diyaaradaha, madaxtooyada waxaa waardiye ka ah ciidamo sanka-dhuudhiya. Xalane, waa caasimad aan la ogayn waxa ka soconaya, maxayse ogaadaan madaxtooyadoodii baa gaadh laga hayaaye. Waar isku khajila

    • Kkk karaash sheekadiisii way socotay oo faaftay. Nikki xil haya oo wadanka ama goobta uu ka shaqqeyo ka fogaada ha ogaado in kursigiisa lagula fariisanayo oo la maamulanayo inta uu maqanyahay. I like that.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*