SAWIRRO: Puntland oo maxkamad soo taagtay xubno Daacish ah

Maxkamadda darajada kowaad ee Ciidanka qalabka sida ee 5 gobal ee Puntland ayaa maanta u fariisatay dhageysiga kiiska xubno oo kamid ah kooxda argagixisada ah ee Daacish

Xubnahan oo ah afar ayaa ku eedeeysan inay dilal iyo qaraxyo ka gaysteen magaalada Boosaaso ee caasimadda ganacsiga Puntland.

Puntland ayaa horey xukuno dil ah ugu riday xubno kamid ah kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo sannadkii tagay ee 2021dii, 18 kamid ah lagu toogtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

PUNTLAND TIMES 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*