TOOS U DAAWO: Codka kalsooni u qaadista Ra’iisul Wasaare Xamze

Waxaa bilowday kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS, codka kalsoonida ah u qaadi doono Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee XFS Xamze Cabdi Barre.

PUNTLAND TIMES

2 Comments

  1. guul raisalwasaare hogaanka haay hortaa lama hadli karee dadkaa iyo dalkaada u adeeg mida kale sansibaarka kursiga beesha waxaa ku fadhiya beesha ogaadeen oo wiligeed tagin xilka raisalwasaare ee soomaaliya ee la shaqee kkk

  2. SALAAMU CALEEKUM CONGRATULATIONS.. CONGRATULATIONS.. CONGRATULATIONS..

    RAISUL WASAAREE, cadaalad baa loo baahan yahay..

Comments are closed.