WAR DEG DEG AH: Ra’iisul Wasaare Xamze oo la Ansixiyay

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee JFS ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamze Cabdi Barre.

Cod gacan taag ah ayaa lagu ansaxiyey Xildhibaanada Baarlamaanka Dhammaan xildhibaanadii fadhiyey kulanka ayaana u wada codeeyey.

PUNTLAND TIMES 

17 Comments

  1. SALAAMU CALEEKUM CONGRATULATIONS.. CONGRATULATIONS.. CONGRATULATIONS..

    RAISUL WASAAREE, cadaalad baa loo baahan yahay..

  2. Prime Minister Haduu nin fiican yahay waa in uu xaqa Darood u diriraa.waa in uu joojiyo faquuqa iyo heebsoocida lagu sameeyay Majeerteen. Xasan Shiikh isagaa fariin aarsi iyo Qabiil xigsi diray. Qorshaha gurracan waa in Majeerteen jilbaha loodhigo,dagaal Ashb,Dcsh iyo Somaliland lagu billabo iyo dhanka Galmudug.xasan Shiikh wuxuu ka faaiidaysanayaa fashilka Deni iyo shacabka Puntland oo hogaankooda ku qanacsanayn,Marka bulshada iyo hogaanka xiriirka u dhaxeeyo liito waa laga faaiidaystaa waana tan Xasan Shiikh rabo. Sedexdii heeyadood iyo guddiyadii muhiimka Puntland sagxada. Si Qabiil in aan u hadlo waxaa iga keenay Xasan Shiikh iyo talaabooyinka walwal leh e u qaaday.Dhabcan, Duufaano iyo daad siyaasad soo socdo ma ka aamusi kari. Tbc..

  3. salaamu caleeku

    SOMAALIYA

    Waxaan salaamayaa ninka la baxay SOOMALI… Waxaan aad ugu faraxsanahay farshaxankii uu soo dhigay dhulka uu ka kooban yahay 18 gobol ee astaanka u ahayd soomaali weyn.

    Hadaba markii aan darisnay sida loo kala deggan yahay 18 gobol, waxaan ogaaday sidaan:

    1. DAAROOD wuxuu deggan yahay boqolkiiba 55% dhulka soomaalida.
    2. HAWIYE wuxuu degganyahay boqolkiiba 14% dhlka soomaalida
    3. DIGLO MIRIFLEH wuxuu deggan yahay boqolkiiba 13.7% dhulka soomaalida
    4. IIDOOR wuxuu deggan yahay boqolkiiba 12.28 % dhulka soomaalida
    5. SAMAROON wuxuu deggan yahay boqolkiiba 5.06 dhulka soomaalida

    Gobolka SANAAG waxaan u qaybiyey IIDOOR iyo DAAROOD midkiiba waxaan siiyey 50%.
    Gobolka MUDUG waxaan u qaybiyey DAAROOD iyo HAWIYEE, midkiiba waxaan siiyey 50%.

    Shaxda sida loo dhigay hoos ka akhriso.

    GOBOLKA DAAROOD HAWIYE DIGLO MIRIFLE IIDOOR SAMAROON
    BANADIR 760.00
    AWDAL 45,294.00
    BARI 89,088.00
    TOGDHEER 36,426
    SHABEELAHA DHEXE 31,285
    BAY 41,460
    BAKOOL 46962
    SANAAG 36,111.00 36,111.00
    SOOL 59,240.00
    HIIRAAN 51510
    GEDO 89,000.00
    WAQOOYE GALBEED 37429
    JUBBADA DHEXE 71,250.00
    JUBBADA HOOSE 62,876.00
    NUGAAL 46,180.00
    MUDUG 41,466.00 41,466.00
    SHABEELAHA HOOSE 31,285
    TOTAL 495,211.00 125,021.00 119,707.00 109,966.00 45,294.00 895,199.00
    55.32 13.97 13.37 12.28 5.06 100.00

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  4. @@@Barawani King,waar ninyahaw meel ku sheeq Akhyaartii Qaar sida Awlal iyo Hillaac?

  5. kkk sansibaarka yaa ka warama xaalkiisa?
    ninka sheeganaya wasiirka tamarta puntland diidaaya xamza miyuu daarood ahayn oo waliba daaroodkii dalka u soo halgamay oo waliba ah dadka daarood ugu badan walee wax la arag markuu leeyahay xildhibaanada puntland aan dhaqaalihii badnaa ku bixiney ayaa naga codeeyey oo yaa u codaynaayo sansibaarka dhacay xoolihii puntlandt boobay kuraastii beelaha hal booli nirig xalaal ma dhasho taa saa ku dhacday sansibaarka ee waxba geedaha madaxa ha ku dhufsan Kkk

  6. SAMADE WADWE

    Waryaa edeb yeelo waa lagaa xishoonaa… guryo dad soomaaliyeed lee timid, markaas ayaa madaxdoodii ku hor caaynaysaa…

    Maxaa lagaa siiyaa Madaxweyne SACIID CABDULLAHI DENNI… Adiga oo HAWIYE miyuu madaxweyne kuu yahay.. Aaway Madaxweynahaagii..

    Edeb yeelo.. waad af-xuntahay… waa lagaa xishonaa.. hadii aadan xishoon, wax aadan raali ka ahayn ayaa lagugu jawaabayaa..

    EDEB YEELO, oo baashaal… waa maxeey cuqdada aad u qabto SACIID CABDULLAHI DENNI..

    CAJEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEB

    • runta hadiidin odayka shuban ayaa ku dhacay dharbaaxadii hawiye iyo ogaadeen ayaa isku darsamay waxaana u hadlay oo sirta bixiyey wasiirkiisa tamarta soomaaliya horay ayey u socotay inta aan ka ahay sansibaarka iyo 4 qof ee qowleysatada ee la shaqaysata Kkk

  7. ALLY M

    SALAAMU CALEEKUM

    AWLAL IYO HILAAC nac-nacdoodii baa badatay… BLOCK lee la saaray… Haddan nacaskaan HAWIYE lee saaraynaa block, hadii uusan ka waantoobin caayda uu ku hayo SACIID CABDULLAHI DENNI..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  8. NUR CADE

    Waa loo jooga hadii aad ka qaadi kartid dhulka DAAROOD… Caay waa calyo..

  9. #BARAWANOW waxbaabay noqon lahayd haddii ah sidaa tahay,balse ha illaawin 18% Koonfur & woqooyi markii xaal joogay.
    Maanta 18% Kala dega laba dal bal xisaabta Ku noqoo maxaa xaasil ah?
    Qaacidada Ku dhis xisaabtaa weligaa 18%
    Kkkk
    Dhulka soomaalida cid idinkama laha ee buufiska 18% iska saara anagaa idinku darnay +5 e

  10. kkk mar dhow sug xuduuda soomaali land boosaaso kor keeda ayadoo la sooxirayo
    dhinaca kale na garoowe ileen daarood kii ku difaacayey adigaa cunay kkk
    waa siyaasad xumida majeerteen oo uu hormood ka yahay sansibaarka Kkk

  11. SAMAWADE

    Ciyaalkii 1991… xagee la joogaa maantay.. hiigso calankaaaga… doqonyahow meesha ha nooga xaarin.. xaar lee daadinaysaa..

    Nin balo ah oo HAWIYE masala aan ku moodaayey… laakeen, cunug yadh, lee nagu noqotay..

    Xaaryahooy, xaarkaaga ma dhiqi karnee, xaarkaaga guryo HAWIIYE la’aad…

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. @ Barawaani Queen.
    Sama wade has got a point
    dood baa kaaga furan ee cay kaagama banaana

    • Ally M

      Gurguurte waxna kama qaadi Karo oo waxna kumasoo kordhinkaro majeerteen.
      143-milion ee deynta ah oo ribada wadata waa Deyn lagu leeyahay farcanka Dambe ee Somalia.
      70% waxay ku noqon world-Bank accounts iyo qawleeysatay ku xiran ee Reer galbeedka.
      30% waxay ku dambeyn af hawiye iyo argagixisada.

      Hadii uu xaataa 30%ku deeqi lahaa waxay noqon Lahayd nimco iyo barako…. oo tilaabo ayaa horey loosii qaadi lahaa.

  13. Foodadii xamar waa laga nasanaya….. hada kadib caasimada somaliya waxay noqon Nairobi madaama ay somali ansixisay raiswasaare kenyaati ah

Comments are closed.