Madaxweynaha dawladda Puntland Siciid Deni ayaa maanta, si cad ugu sheegay Xildhibaanada Puntland oo uu kulan albaabadu u xiran yihiin layeeshay in uu ku khasaaray 3-dii sanno ee lasoo dhaafay dagaal siyaasadeedkii Dawladda Federaalka.
Madaxweynaha ayaa sheegay in 3-dii sanno ee lasoo dhaafay uu galay dagaal adag, uuna ka shaqeynayay sidi Farmaajo loo ridi lahaa, Puntlandna u heli lahayd faa’iido siyaasadeed oo ah tagida Villa Soomaaliya, taas oo uu sheegay in ay kooxo badan jilaafeeyeen.
Wuxuu dhaliilay balan-daradana ku eedeeyey Madaxweyne Xasan Sheekh, isagoo kusifeeyey mid aan waxba dhaqaajin karin.
Niyad-darro ayuu kamuujiyey magacaabida Raysalwasaarah cusub, isagoo sheegay in 120 cisho latijaabin doono, isagoo duray kalsoonida lagu qabi karro Xukuumad uu dhiso doono, oo uu madax banaani la’aan dareen ah qabay.
PUNTLAND TIMES
Xaarmaajo tag, Xassan Duuflena wuu Ku xigaa
Naag ayaa tahay afka suubso
Xasan Duufleh hore ayaa loo arkay wax cusub keeni maayo Deni oo ay Damuljadiid isku ahaayeen ayaa iyadoon waxba la dhisin ka cabanaya ahna ragii Xaarmaajo meesha ka tuuray markaa mid tii hore ka daran ayaa sugaysa Xamar iyo mafiyadeeda ta kale may sababi in Deni iyo Ahmed Madoobe isku dhacaan hadii ay raisal wasaaraha cusub ay Deni isku dhacaan sifafaale aan fiicnayn ayaa Xamar ka soo socda iyo Qadar iyo Turkigii oo ay Imaaradku qandaraaskii lahaansha Xamar kala wareegeen iyana Shababkooda xagjirkooda iyo dhuljiifkooda ayey soo kicinayaan.
@ Danta+guud,yaa doonaysa in uu timaado,hooyadaa maa soo Shariif rabtaa?
Xasan Duufleh hore ayaa loo arkay wax cusub keeni maayo Deni oo ay Damuljadiid isku ahaayeen ayaa iyadoon waxba la dhisin ka cabanaya ahna ragii Xaarmaajo meesha ka tuuray markaa mid tii hore ka daran ayaa sugaysa Xamar iyo mafiyadeeda ta kale may sababi in Deni iyo Ahmed Madoobe isku dhacaan hadii ay raisal wasaaraha cusub ay Deni isku dhacaan sifafaale aan fiicnayn ayaa Xamar ka soo socda iyo Qadar iyo Turkigii oo ay Imaaradku qandaraaskii lahaansha Xamar kala wareegeen iyana Shababkooda xagjirkooda iyo dhuljiifkooda ayey soo kicinayaan.
Haddii shirka (haddee beelaha Harti) ay albaabadu u xirnaayeen, ma jin baa warakan noo soo dusiyey?!
Shir Albaabada u xidhan yihiin hadaad ma qasho waa fariin larabo in dadka ahmiyad siiyaan wad-wadista waxa lays yidhaahdo. Waxa Deni ka yidhi meeshaas mudo ka yar 20 daqiiqo kadib shirka xidhitaankiisa meel kasta waa gaadhay.
Su’aasha waa muxuu hadda qaban karaa, culusow Ethiopia iyo waliba Eritrea July buu ku wajahan yahay.
Marka Deni soo joog laga waaye hadda soo jiifsaa laga helay…
waxa ninkan CBB soo qoray waa iska sheko raqisa laakiin reer puntland si dawlad loo mucarido loona rido waa yaqanaan hada mucarad ma ahan ee adigu haka dhigin mucaarad oo xamzaha ugaadeen yuusan eersan.
kkk sansibaarka war kursiga ogaadeen baa qaatay oo maxaa kaa maqan oo aad rabtaa. mise majeerteen ayaa kursiga dhaxal u leh sii sheekadii mar kii aad disheen cabdi rashiid oo uu yiri muuse boqor kursiga waa dhaxal ee halaygu wareejiyo kkk
Zansibaarna waa leedahay majerteena waa leedahay bal 2daa is waafaji ileyn zansibaar waa jasiirad ka tirsan dalweynaha Tanzania
DENI was liability to Puntland and he will be still a liability. He must go and the sooner the better.
Websitekan ma iidoor baa iibsaday? War nabadeey, this place is a trap, it is not a Puntlander website.
Maya ee waa gole soomaaliyeed,kana duwan websiteyadii juafada boowe.
Idoor maxaa u aran xataa kuwo Majeerteen,Harti,Daarood ayaa Ku jira oo cayda Pudland wadee.
Hadii Deni adeekaa yahay ha ka caroon dhaliilaha siyaasiga ah,balse kuwa Deni caynaya war aamhiradiina u cabsada,waxba Deni caydiisa ka helimaysane.
Mahad
Allsanaag waxa iibsaday Mj oo ku caaya Isaaq & Hawiye iyadoo Warsangeli ha la moodo ujeedku yahay!!!!
Munaafaqnimo,diradiranimo adinkaa koobka qaaday.
Kabtan Ayuub fiiri oo Ogaadeen iyo Hawiye isku diraayo,masana Sade leh ka tashta Jubbaland,iskana dhiciya mar hadii Deni kursiga waayay.
Af noolba waa hadlaa,kuwa uu wax u sheegayo oo dhagaysanaya ayaa kasii xun doqonkaas,waa I Kan waa soo guuldarraystay dagaal aan muhiim ahayn ayuu Ku qaaday nin ay tol yihiin oo uu Ka hiilliyey,maanta waa kaa kuwii uu hiilliyey ayaa Jeegada Zinjibaarigaa kasoo dharbaaxay ” job well done” adiguna iska sii Bax ayey Ku dhaheen, dhuusaweyne.
Dani dhagax ayaa larogmaday
Dhudhunkana wuu kajabay
Hartina wuuceebeeyay
Sadana godob ayuu kagalay
Laakìin ogàadeen hadii uu
Halay kursiga pm haadii aan
NAHAY SADE DAAROOD RAALi
AYAAN KANAHAY,,
OGAADEEN WAXAAN LAYAHAY
ILLAALIYA SHARAFka DAAROOD IYO
KAN somaliba
Ugaadeen waa kenyati,axmed madobe waa jajuus ma iska dhaafaysaan DENI WAX godab ah kama galin SADE ee farmaajo isaga lugihiisa ku doontay colaada puntland iyo ugaadeen,Farmaajo wadani uu iska dhigayay daarod iska dhafe marayxan maxu u qabtay ? waxii ciidanuu dhisay iy qalabayntodii hawiye ay ahaayeen ugana tagay isagoo gacan maran oo leh guri halay dhiso
@ jugsodhacay,marka hore,meesham waxa kaftamayaa waa Daarood,magacyadii xitaa ma sixi karaysid,markaa in aad bannaanka Ka joogtid oo iska daawato soo kuguma fiicnayn Dukhsi haa noqon,awalba waad ahayde.
Ninkan waxaan soo qoray waa CBB aan fahmi karin guusha deni u keenay puntland oo hadii farmajo soo laaban lahaa puntland iyo federaal maba jireet tusaale aaway kuwii reer puntland ee Boosaaso iyo galdogob.galkacyo,burtinle,qardho uga niikinayay maangaab farmaajo,,kasoo gudub shir albabadu u xiranyihiin oo 10 daqiiqo dhamaday aad nooga soo waramin shirka ma joogtay ? hadii aad ben shegaysid waxa la shega wax run u eg, lakiin CBB waxay u maleyaan hadii un wax shegan in qof walba rumaysan waa markii rer Barigu oran jireen ari boowe waa latahay
Jubaland naagta wadata waa inay is cadaysaa si loogu jawaabo!
Anigu hooyadaa u caayi maayo hooyaday laakiin adiga aakhiraan kuu diri marka aad is cadaysid
Asc waxbaa ka dhacay walaal mid yar aan kuu sheego hartigu waa beel Wayn oo siyaasad ahaan is diidan ee ha isku qaadin ee taa ogow tanina boowe aa ku kaligii iyo reerkiisa
SALAAMU CALEEKUM
BOQOR SACIID CABDULLAAHI DENNI, Madaxweyne horey u soco.. ku mashquul danaha reer PUNTLAND. Ileeheey dhul buu ku siiyey… Ilaaheey shacab wanaagsan buu ku siiyey. Ilaheey dhaqaali la kobcin karo uu ku siiyey.
Soo xidho albaabadaaada, dhiq jalaq ha siin DFS. Ha walaaqdeen waxeey rabaan. Beentooda ha dhigaysan.. Beentooda iyago ha isu sheegeen.
Hadda waxii ka dambeeyaa, ku mashquul danta guud ee PUNTLAND. Adoo gurigaaga jooga lee kuu imanayaan…
WA BILAAHI TAWFIIQ
NABAR LAFILAYEY NAXDIN MALEH… wax magaratada ma ogi lkn inta caqliga lihi waa ogeyd in Dani sagxadda soo taabanayo “CALAACALKA DAGDAGGA AH RAGGA UMA FIICNA CALOOL ADAYG BAA LOO BAAHANYAHAY”.
Dani PL dumi magac xumana bad, Ilmihiisa magac iyo maamuus ugama tagin oo inta bannaan soo istaagaan la dhihi maayo madaxweynihii PL baa dhalay ee waa gabban doonaan hadaanay indho shareer rag iyo dumarba xiran…
waa iska waayaha iyo wakhtiga se… Ninkii uu cayrsanayey Garowe iyo Bosaso baa gurigiisa lacagaha lugu dhisayo ka qaybqaata oo ha iga reebina leh Danina ceeb buu bustaha hoostiisa hullaabtay/kujiraa..
ARIN SACIID DENI KU SAABSAN MARKA LAGU SOO QORO QOLKAN CUQDADEYSAN MAXAA CAYAYAAN IYO HATER GODADKA KA SOO BAXAAN
MAJEERTEEN NACEYBKA WAA KU SII BARAARAA, HALKAA KA SII WADA INTA HATER KA AH IYO CAYAYAANKOOW.
Asc
Umada somaliyed hadii aan
Aragnay aduunku sida
Uu ushaqeeyo mahan caadifad
Laakiin waa tusaalooyin
Gaagaban oo bulshadu wadaagto
1 hadii qof tartan galo oo
Failure ama guuldar ku dhacado resignation ayuu
Sameeyaa wuu iscasillaa
Hadabo aniga qofna nacabayn
Laakiin bulsha wixii Dan u ah
Baan soo gudbin insha allaah
2 reer puntland wallaalahay
Haqabteeno dorasho deg deg
Ah hana ishordhafiyeeno
Mr DAni oo guuldaro siyaasadee kudhacday waana
Arin caadi ah in qofku guul gaaro ama guuldaro kudhacado
3 nin ayaa loodorty pm SOmalia kaas
Oo ah mr hamsa abdi bare
We’ll done in aay ogaaden sogalaan saxada siyasada
Somalida oo aan kawada heegka
Sare sida preminester iyo
Presidant hadaba taladan qaata ogaadeenow
1 kafogaada uhuro kenyata
2 kashaqeeya caawinta umada
Somalida
3 JUBALAND doorasho xalaal ah
Waa inay kadhacadaa lasufuraa
From gedo to kismaanyo
Axmed islamna kursiga kadegaa
Si shacabku qofkii aay doonaan udoortaan jubaland unoqotaa state awood badan
4 shacabka jubaland waa in aay is ogolaadan as walaalnimo dhaafaana qabiilka
Gunadkii hamsa abdi bre guul
Sidaas
WAXAA ISKURACSAN SADE DAAROOD
OO QABIILO SOMALIYED JACALNA
GUUSHA SOMALIDA NACEBNA
GUMAYSIGA MADOW
ASC SOMALI ALL OF YOU
Caqligaagu inuu calooshaada ka yar yahay waad ogayd, Hassan Qoslaaye soo kaan horay u aragnay maaha, Farmaajo xayawaanimaad kula dagaashay, haddaa caqli leedahay,, nin rag ah waa kii jabkiisa u adkaysta, ee calaacal dumareedka jooji.
Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni niyadda kheyr u sheeg ..waxaad xukuntaa shacab gaaraya 4.5 iyo dhul aad u ballaaran ..Puntland waa dal hodan ah Ilaah Ku maneestey barwaaqo oo kutaal meel muhiim ah ..
Ku dadaal golahaaga wasiirada cusub in ay soo kalaan dad leh aqoon durugsan Puntland horumarinkara weliba Waxaan kugula talinayaa in Puntland yeelato Wasiirka Arrimaha Dibadda ..Dawladda Maraykanka waxay Ku dhawaaqdey in ay Somalia Kula macaamimileyso Dual-track policy oo ah Puntland,Somaliland iyo DFS . Waxaad heysataan fursad fiican aad caalamka Ku weydiisankartaan in si toos la idiin macaamilo …
Waxaan shaki Ku jirin in Xasan Sheekh uu dagaal Ku soo qaadayo Puntland gaar ahaan magaalada Galkacayo waa in aad Ka sii tabaabusheysataa ..
Gooraad dhaliili laheyd ood caayi laheyd waliba mashaqo galine,calool weyne waa dagaalkii aad kuheysey oo uu lashaqeynwayey madaxweyne M C farmaajo puntland hooyadii fidnada Somalia 🇸🇴 Waleed M farmaaje Ayaa kuuronaa X sh maxmud waa ogtahey waxuu kamid ahaa ururkii USC oo maalin qura majeertan kalaayey 1000 nin adeer cabaadka jooji adeyso 5 Sano oo soosocta halaag baa kuu sugnadey Waleed farmaajo yaa kuronaa
Y’all are bunch of weird motherf#ckers. I’ve noticed any article about Deni has always have the highest negative comments.
Waqooyi baa is hurran ma is tiri ee waan loo jeedin?
Mj jaco badan waa ka qabsan doonaan nidaamka maafiyada Xamar ee ay dib u dhaqaajisay,waana Abaalkeed in lagu tumo ulahay soo guratay.
Albaabka noo xira oo Puntland ha la imaansado.
CULUSOW Waad arki doontaan asagoo sanad iyo bar gudaheed bedelay Xamza,keenina Majeerteen.
Daarood mid Saar mid riix.
Dadka feker baan la weydiin jirin ee Daarood weyne diid in Majeerteen Ku metelo kursiga 2aad ee dalka.
Degaan beesha aan midkooda ahayn wax kama qabaan,waxna kama soo gaarin intay 13 sano Rw ahaayeen.
Xasan cadaali baan u bixiyay anigu.
Next Jamaal M Xassan 👌👌👌👌
Federaalka waa in la siiyaa Hartiga ka qatan hogaaminta Puntland.
PAGE-KA BAROORTA, CATAWGA iyo NAF LA HAFO , WAA COMMENTS-LEYDA
Majeerteenoow, walaalkiin Ogaadeen ha xasdina!
Waa in la taageeraa raiisulwasaaraha ogadeenka
Ok