Sida ay ogaatay PuntlandTimes, Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne kuxigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan albaabadu u xiran yihiin ku yeeshay Madaxtooyada Garoowe.
Kulanka ayaa looga hadlay xalinta khilaafka labada masuul, kaas oo salka ku haya xil ka qaadis iyo magacaabis uu sameeyay Axmed Karaash, intii Siciid Deni uu joogay Muqdisho tartanka doorashada Madaxweynaha 10-aad ee JFS, bishii April.
Xubnaha uu xilalka ka qaaday Madaxweyne kuxigeenka Puntland ayaa waxaa kamid ah Wasiirada Maaliyadda, Arrimaha Gudaha, iyo Amniga oo kamid ah saaxiibada dhow ee Madaxweynaha.
Ilo lagu kalsoon yahay ayaa inoo sheegay, in Saciid Deni iyo Axmed Karaash ay isku afgarteen in la xaliyo khilaafkooda, oo saameeyay shaqooyinkii Dowladda, si loo dardargeliyo adeegyada loo hayo bulshada, loona soo afjaro xasilooni darada siyaasadeed ee Puntland.
Sidoo kale, Labada Madaxweyne ayaa ku ballamay in la sii wado kulamadooda, sida ugu dhaqsiyaha badana heshiis looga gaaro khilaafkooda.
PUNTLAND TIMES
Reer puntland wakhti Uma hayaan waayeel isxagxaganaya.
Waar orda tashada wallaan Soomaaliyi idiin rabine. Sida Somaliland rag iska oo dhiga xamar ka tashada. Dadkii Puntland dhistayna isu keena oo mideeya. Tookada soo socotana talada u dhiiba warsangeli, dhulbahante, ama dishiishe. Waa hubaa inaydaan waayayn wax idin taageera, waayo waxaa haysataan dhul muhiim u ah caalamkoo dhan.
Waxay ku heshiiyeen in ay wada cunaan xoolaha ay shacabka Puntland ka xadaan.
SHACABKII NIN XATAA TUTA WADANIIN YACNI INGILAAB AMABA BULSHADA KASO DHEX BIXININ O GULUF DAGAAL KU GADEEYN KUWAN AAN U DIR NAXEEYN DAD DHUL IYO DUGAAGBA WALE RAGI HORE DHAMAA DHIGA LAHaa UMAD WADA DHALATEY AYEEY KALA XIGSANAYAAN KUWI WADA FHASHEYNA HOOS AYAA BAHASHA LO SI WADAYAA
ADUUNYO XALKA BE TANI MEEYL DARAN BEY KADAGTEY ISIMADI GAAD TUMASHO LACAG BEEY BAREEYN
ADUNYO XALKA BE
kkk wager walee axmed laandheere darwiish
sidii Dhoobo daareed maha oo markii sansibaarka eryey uuna turki u qaxay mar kii sansibaarka hawiyaha xamar ku furanayeen inow u tagay $5000 ka soo qaatay ma aha axmed laandheere darwiish hogaanka haay hortaa lama hadli karee
Sama wade adiga hooyadaa baa qaxaabad xun ahayd oo si qaldan kuu dhashay
adiga garac ayaa tahay oo ku dhalataymarkii siyaad bare baraakaha kaa duugay oo waxaa hooyadaa kaa dhalay jareertii ciidanka siyaad bare sidaas ayaa sansibaar ku noqotay
Sama-wadwe,
Odaga baxar ha gelin pension-tiisa ha qaatee. Miyaadan ogayn in odaygu meesha carruur ka biisho.
OO YAA LOO DHIIBAYAA? KU CELI?
SALAAMU CALEEEKUM
If PUNTLAND wants to have political stability, peace, prosperity and tranquility that may last for many years to come, then, this old man of 80 years must be kicked out. He must be deported. He must go to SOMALILAND.
AXMED KARAASH is not sincere in the service of PUNTLAND. He is a traitor. He is troublemaker.
If PUNTLANDERS wants long last peace, he must be kicked out.
WA BILAAAHI TAWFIIQ
Barawani
Do you know that the Dhulbahante are fighters and they can occupy Garawa which is not far from the borders of Somaliland at any time, think before you write such words.
Sama+Wadwe
Karaash waa marti. Mar walba waa laga eryi karaa Garowe ama Puntland. Anytime the m#therfucker can be evicted back to Sool where he’ll become Muse Biixi slave. 😂
Card
This is the language of the Puntlanders, due to the spread of ignorance in Puntland.
SAMA-WADO GABADHA JECLAATAY SACIID DENI MARKII UU DIIDEYNA INTA USOO GASHAY IN AY CAAYDO MAALIN KASTA 10 JEER UGU YARAAN HA LOO DULQAATO GABADHAAS SAMA-WADO.
MAASHALAH
DENI IYO KARASH HESHIISKOODA WAA GUUL HARTI, GUUL KABLALAX IYO GUUL DAAROOD.
Deni inkaartii Karaash waa haleeshay!!!
Wiilal yadh yadh buu odayga Ku karaama tiray.
Maantaba aragnaa