AKHRISO: Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay Wasiiro

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa magaacabay Wasiiro iyo Wasiiro kuxigeeno, isagoo isku badalay Wasaaradaha qaar si loo dardar galiyo shaqada loo hayo bulshada.

Wareegto kasoo baxday Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Cabdiraxmaan Cabdi Axmed loogu magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, halka Wasiirka Gargaarka loo magacaabay Axmed Xasan Cumar. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa magacaabay Wasiir kuxigeennada labada wasaaradood.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam.

PUNTLAND TIMES

2 Comments

  1. Aduunow xaalka ba. kana ma dadbuu horjooge u yahay? Somaalidu waa qoowm halaagsamay. Koley wax bay ku galabsadeen dulunimadaade tolow dambigey galeen weynaa. Aduunka intiisa kale qaatilkaan oo kale waa dilaan ama xabsi daa in baa la galiyaa.

Comments are closed.