AKHRISO: Puntland iyo DDS oo heshiis ku gaaray is-dhaafsiga xogaha Amniga

Dawlad Gobaleedka Puntland iyo Dawlad deegaanka Soomaaliya ayaa heshiis ku gaaray xoojinta Amniga iyo is weydaarsiga xogaha Hay’addaha Amniga, kadib wada-hadal qaatay saacado badan oo ay ku yeesheen xaduudka labada maamul.

Kulanka oo ka dhacay kastanka Tuurdibi ayaa waxaa labada dhinac kala hoggaaminayay Guddoomiyayaasha goballada Mudug iyo Doollo, ee Puntland Feysal Sheekh Cali iyo DDS Mubarak Axmed Maxamed.

Intii uu socday kulanka ayaa diirada lagu saaray dhinacayada Amniga iyo wadashaqaynta labada deegaanka, iyadoo lagu heshiiyay dhowr qodob.

Hoos ka Akhriso qodobada ay heshiiska ku gaareen labada maamul.

In la xoojiyo wadashaqaynta dhinacyada Masuuliyiinta Gobolada Doollo iyo Mudug.

is waydaarsiga xogaha dhinacyada amniga ee Laamaha Amniga Gobolka Mudug iyo Doollo.

isu soo qabashada dadka ukala baxsada Gobolada Mudug iyo Doollo ee isugu jira Tuhunsanayaasha iyo Eedaysanayaasha si loo ilaaliyo Amniga Bulshooyinka

Joojinta iyo la dagaalanka Maandooriyaha oo ay xaaran tinimaysah Diinta islaamka kaa oo ka soo gudba dhinaca Gobolka Doollo dhibaatana ku ah Xasiloonida iyo Nabada Bulshada Deegaanada.

In dib-udayactir lagu sameeyo dhinacyada isgaarsiinta xuduudaha labada Gobol si ay ufududaato helida Xogaha Amni.

PUNTLAND TIMES 

16 Comments

  1. Boowe Wardheer baa MUQDISHO ka dhaw, dekada garacad iyo dariiqa wardheer waa in degdeg laysugu xidhaa.

    Badawga saciid deni ee imaaraad daba taagana haloo sheego meesha ay free money taallo…

  2. SALAAMU CALEEKUM

    Waa maxeey xaduudka aad sheegaysaan… ILMA CABDURAXMAAN ISMAACIIL JABARTI ma xaduud beey kala leeyiheen….

    Maya, wax xaduud ah ma jidho.. dagaalka iyo dhufayska wada gala… MOORIYAANTA HAWIYE ee soo gudbaysa waa in aad se wada jir ah ula dagaalantaan…

    Aqoonta dagaalka iyo hubkana waa in la mideeyaa… cudud militari waa in la meedeeyaa…

    DDS waa PUNTLAND.. PUNTLAND waa DDS… Labo ma ah. Waa mid qudha. JUBBALAND waa in la doonaa…

    Dhulka ILMA CABDURAXMAAN ISMAACIIL JABARTE waa in la xoreeyaa.. Waa in MOORIYAANTA HAWIYE iyo ALSHAAB oo mid ah, waa in lalal dagaalamaa..

    DEG DEG waa in loo xoreeyaa BUAALEEEEEEE….. GEDO waa in La xoreeyaa.. Khalaafaadka ILMA KABLALAX iyo SADE DAAROOD waa in meesha laga saaraa..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  3. Xalay mar aan hawada kasii huleelanayay ayaan akhristeyaasha sharafta leh dood Itoobiya kusaabsan soo dhexdhigay. Nasiibdarrose, waxaa dooddiiba kudhiiqeystay guulwadeyaasha SNM oo walaalaha Hawiye magaca ka afduubtay.

    Ustaad Ally M ayaana runtii cashar lama-ilaawaan ah u dhigay.

    Nimankan calaamatul su’aalku dul hoganayo (DK iyo kuwa la maanka ah), waxaa garashada ka curyaamiyay iinta rag badan oo siyaasadda iyo hoggaannimada aanay ehelka u ahayn ay laddegeen, iintaas oo ah inay yihiin rag aan caqligooda kaashanin e caadifadaha u nugul.

    Haddii ay caqliga kaashan lahaayeen, sida la arkay iskaga ma ayan burqadeen oo kuma ayan taliyeen inay Soomaaliya waqtigan xaadirka ah Itoobiya iskusalliddo. Waxay beddelkeeda ufikiri lahaayeen hab istraatijisan oo indheergaradnimo lagu dheehay.

    Sidii aan maqaalkaygii xalay ku bidhaamiyay, Itoobiya taariikhdeenna Islaamka qaddarin bay kuleedahay maadaama uu Rabbi (SWT) sakhiraad ugayeelay in saxaabadii ugu horreeyay (RC) ciiddeeda ku dul badbaadaan.

  4. Waxaa xiga inuu boqorkii uu Rabbi gacmahiisa iyo garaadkiisa sarreeyay saxaabadaas (RC) ku badbaadiyay Tawxidka haleelay oo dowr weynna kulahaa inay diintu Amxaarada iyo qowmiyadaha ay Tigrayga bah-wadaagta yihiin kudhex baahdo.

    Xilligan haddeeranna, Itoobiya iyo Eritreya waxaa caddad ahaan ugu aqlabiyadsan muslimiinta. Dabcan, qowmiyaddeena Soomaaliyeedna Itoobiya taariikh iyo saameyn sugan oo dhaxalgal ah ayay kuleedahay, maadaama saldanadaheennii ugu caansanaa aaggaasu saldhig u ahaa.

    In ay Itoobiya isla qaraxdo waa musiibo Ilaahay laga magangalo haddii aynu Soomaali nahay. Sidaas oo ay tahayse, marxaladda ay maanta kudhex dhacday waxay fursad dahabi ah u tahay Soomaalida ( oo Jabuutiyaanku kamid yihiin), qowmiyadaha kale ee ay taariikhda iyo dhalashada wadaagaan, Eritreyaanka muslimiinta u badan, iyo walaalaheenna Suudaanta Woqooyi.

    Haddaba, Soomaalida reer Soomaaliya waxaa kuwaajiba in ay hab iyo heer istraatiji ah ufikiraan oo fursaddan haawanaysana qummaati uga qaniimeystaan. Habkaas iyo heerkaas istraatijisanna waxaa gundhig u ah in aanay Soomaalidu u dhaqmin qaab sabab u noqon kara in ay Itoobiya dib u midowdo oo ah wax sibiq ku dhici kara marka ay magaca “Soomaali” maqlaan.

    Sida ila qumman bog kale ayaan soodhigi doonaa – Eebbe idamkii.

  5. @@Barawaani King,

    Abti, weligaa lasoco in wixii isgacansaar hoose ah la siraysto, laakiin nacabka lagu mariinhabaabiyo hawraar diblumaasiyadeed oo la iskaga yeelayo in xuduudaha xaaraanta ah latixgelinayo.

    Waxa kuu qarsoon iyo waxa aad afka kasheegtay waa in ay caddaan iyo madow u kala ekaadaan. Caqliga ayaa la kaashadaa e caadifadeyntu waa halaag.

  6. SALAAMU CALEEKUM

    Who will believe that XASAN DHIIQO wants to pay a visit to PUNTLAND, but it was rejected and conditioned to first form a Council of Ministries.

    Once the Council of Ministries is formed, then PUNTLAND will reconsider the request of HASSAN DHIIQO whether to accept or not.

    HASSAN DHIIQO what kind of honor or dignity, or authority does he entertain when he can not visit one part of the country….

    Let HAWIYE respond…

    ILEEEEEEEEEEEEEY KHAJEL LOOMA DHINTO .

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. HILLAAAAAAAAAAAC

    Ma waxaad rabtaa in aad kala soocdo KABLALAX DAAROOD… Maya, lagaa yeeli maayo… KABLALAX DAAROOD danto maantay waa mid qudha..

    Ku farax ama ha ku farxin…. Hal juffo oo KABLALAX DAAROOD aa la kala celinaa, nina kaa yeeli maayo…

    WA BILAHI TAWFIIQ

  8. @@HILLAAC,

    Garaad, magaca “xabashi” qabiil mise qowm cayiman ma aha e waa magac isku jumleynaya dhammaan 90ka qowmiyadood ee Itoobiya wada degan ee aanse waxkale wadaagin habayaraatee.

    Sidaas aawadii ayaysan kuwiinnan Itoobiya maaggan idiin ka fursanayn in aydin caddeysaan cidda 90kaas qowmiyadood katirsan ee aydun saarantihiin – illayn isku dad maba aha e.

    Waxaana Garaadow loomaleynayay inaad daandaansiga Amxaarada taxaddar dheeri ah ka gali doonto maadaama ay beesha aad isimka u tahay qarka usaarantahay oo daadku qaadi doono haddii ay soo jirfadaan!

  9. @@@HILLAC,

    Garaad, waxaa dammaanadda i saaray maahmaahdii ahayd “ninkii waashaa, walaalkii baa u miyirqaba”.

    Waxaynu ka damqanaynaa in kuwiinnan iska caadifeysan aydun naga dhabqisaan qorshaha istraatijiyadeysan ee aynu kuweennan caqliga kaashanaya doonaynno inaynu awoodda Amxaarada kusoo afjarno annaga oo isla Itoobiyaanka kale u adeegsanaynna.

    Si xeeladaysan oo farsameysan ayaa nacabkaaga qaab gaadmo ah loogu habsadaa e haweenka sidooda la iskama qayladhaamiyo sidiinna.

  10. Daawood, Binu Soomaalia, Binu Soomaalia, Buni Somalia, Binu Somalia, Binu Somalia.

  11. Waad aflagaadootay sidii lagugu yiqiinnay, laakiin maaddaama aan anigu madaxweyne ahay kuuma jawaabayo, waayo aalaaba madaxweynayaashu ma caytamaan. Haddaanan khaldanayn, hal madaxweyne oo ka tirsan maamullada ka jira jamhuuriyadda Soomaaliya baa aflagaado lagu eedeeyey, kaasina waxa uu ahaa ina-Biixiga Hargaysa budhka la horfadhiya. Sidaa daraadeed, jawaab malihid ee waxaaga iska qaso.

  12. @@HILLAAC,

    Mudane Madaxweyne, ma qayladhaanka haweenka ayaa aflaggaadho noqday? Mise dooddii baa kugu kululaatay oo ah sababta aad igu xayraantay?

    Haweyneey xaal qaata.

Comments are closed.