AKHRISO SADAAL: Dhismaha Wasiirada cusub ee XFS (Magacyada & Beelahooda)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamze Cabdi Barre, ayaa lagu wadaa inuu 72 saac ee soo socota uu ku dhawaaqo Golaha Wasiirada cusub, kadib maalmo ay dadaalo wadajir ah wadeen isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Sida ay ogaatay Puntlandtimes, inta badan xubnaha Golaha Wasiirada ayaa la diyaariyay, waxaana kasoo muuqan doona siyaasiyiin horey xilal u soo qabtay, iyo kuwo ku cusub saaxadda siyaasadda, kuwaas oo aan kamid aheyn Xildhibaanada Golaha shacabka BJFS.

Hoos ka akhriso saadaasha xubnaha Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya.

KURAASTA BEELAHA HAWIYE.

1- Ahmed Macalin Fiqi- Wasiirka arrimaha gudaha

2- Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar- Wasiirka Macdanta iyo Shidaalka

3- Xildhibaan Maxamuud Beene-Beene- Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ah.

4- Xildhibaan Dr Cali Xaaji Adam- Wasiirka Caafimaadka

5- Xasan Macalin- Wasiirka Dastuurka+

WASIIRADDA BEELAHA DIRTA.

6- R/wasaare kuxigeenka isku haysi ayaa kataagan wali.
7- Xildhibaan Dr Cilmi Maxamuud Nuur- Wasiirka Maaliyada
8- Ahmed Xasan- Wasaarada lama hubo

WASIIRADDA BEELAHA DAAROOD-KA.

9- Max’ed Sh Doodishe- Wasiirka Amniga
10- Abshir Cumar Huruuse- Wasiirka arrimaha dibada
11- Xildhibaan Siciid Daahir-
12- Xildhibaan Fardowsa/Xildhiban Axmed Taajir
13- Jamac Xasan Khaliif

WASIIRADDA BEELAHA DIGIL IYO MIRIFLE.

14- Cabdulqaadir Max’ed (Madaxa nafuran) Wasiirka Difaaca
15- Mukhtaar Roobow Cali- Wasiirka Awqaafta arrimaha diinta iyo Ladagaalanka xagjirka.
16- Ahmed Madobe Nunow
17- Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid
18- Xasan Eelaay- Wasiirka Xanaanada Xoolaha

KURAASTA BEELAHA SHANAAD.

19- Faarax Abdulkadir Max’ed: Wasiirka Waxbarashada
20- Khadija Makhsuumi- Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
21- Daud Aweys-

Isbedel ayaa ku imaan karaa xogtan, shaqsiyaadka aan magacyadooda kaliya qornay wali wasaaraddaha doodo ayaa kafuran.

Farah Abdulkadir Geylan.

PUNTLAND TIMES 

17 Comments

  1. Kkk abshir huruuse, wasiir dibadeed waxaa uga habboonaa wasiirka daryeela iyo arrimaha bulshada ( booskii khadiijo diiriye), shaqadaas waa uu ku habboonyahay maaddaama uu icrc muddo u shaqaynayey,

  2. Mukhtaar Rooboow!!Oo Xasan Daahir Aweeys maxaa loo haystaa??
    I hope in ay siidaayaan Xasan Daahir,waa nin sanado badan arrimaha Somalia ka dhexmuuqday,Runtii waa Dulqarnaaynka Somalia. Aniga waxaan aaminsanahay xarigiisa waa xaqdarro.kolley waxa aan ka hadlayo dad yar ayunbaa fahmi.

    • Laga roonihiiyow, adigu waxba ma aaminsanid. Laa haa ulaai’ walaa ilaa haaulaai’

  3. Weli Wasiirada Gudaha iyo Dibadda
    Dadkii Caashaqay bey soo dhaafi la’dahay
    caddaalada awood qaybsiga soomaaliya
    KKKKKK

  4. SALAAAMU CAELEEKUM

    Hayee, ma tahay kuraastii HAWIYAHA waxaan sheegayey.. Qoraaladaydii dib u milicsada…

    Xataa FAARAX SAKIIN waa sheegay in uu yahay Wasiirka Tacliinta… Laakeen, waxaan la yaabay, sababta looga tegay SANBALOOSHE…

    WA BILAAAHI TAWFIIQ

    • KABAHAAGA ISKA TOLO. SIYAASAD SOOMAALIYEED WAXBA KAAMA KHUSEEYAANE.
      TUNNI X FAQASH. EY IYO DOOFAAR DHASHOOD MA DAAHIRAAN.
      FAQASHEYDII KU XAARTAY IIGU SALAAN. SI FIICAN BAY II TAQAAN. MA KUU SOO
      SAWIRAA DAARTS AY MINNEAPOLIS KA DEGGAN TAHAY IMIKA?
      MARKII AY UURKAAGA QAADDAY OON KU INKIRAY, ILLEYN ANIGA IYO IYADA ISMA AANAN QABIN E, BAY MISKIIN TUNNI AH KORKA KA SAARTASY UURKEEDII. ADIGA AYAA UURKII
      XAARAANTA AHAA KU TIMID.

  5. SALAAMU CALEEKUM

    MISKIIN, XAMZA CABDI BARRE… wixii la rabay waa laga helay… Dee maxuu qaban karaa… yeey HAWIYE buu ku dhex jiraa..

    MIISKIIN YAA DALAS.. war meesha isaga carar.. HAWIYE wax lama qaaysami kartid.. lamana shaqayn karto..

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Magacaabista Mujaahid Abu Mansur Robow Xafidahullaah waan soo dhaweynayaa. Takbir

  7. Awood qaybsiga golayaasha qaran “check and blance”?…
    ——————————————————
    1)Ma loo siman yahay awood qaybsiga dalka..?
    ——————————————————-
    Yey awoodda dalku gacanta ugu jirtaa. Dabaqadauhu ma kala awood badan yihiin? Awood intee le’eg ayay bulshadu ku leedahay sidii ay aayahheeda uga talin lahayd? Waa howl loo baahan yahay in la caddeeyo, sida uu qabo caalinka Bo Rothstein, isla-markaana aamin-san in loo baahan yahay hab cusub ee dhanka awoodda.
    ———————————————————————————- Iimaan Alaah Uurbuuxiye waa Ineynu Adkaysanaa

  8. Maxay inoogu turantahay haddii kun waziirro la magacaabo mar haddii aanu dalku ku dul qotonnayn aydiyoloojiyad iyo falsafad qaran iyo nadaam dowladeed oo sugan ee dalka daafahiisa lagawada ictiraafsanyahay, lagawada cabsanyahay, lagawada addeecsanyahay oo loowada hoggaansanyahay?

    Nadaamka hadda ladhoodhoobayo waa mid gurracan oo aan qarannimada iyo waddaniyadda Soomaaliya katarjumaynin, balse lid, laqmin, iyo luggooyoba ku ah. Madaxda iyo xildhibaannaduba shacabku si dawaali ah iyo si dadban midna ugu macodeynin ee iyaga ayaa dhexdooda qaab musuqmaasuqan isusooxushay oo xasaanadaha isku galladay.

    Sidaas awgii, waxa ay matalayaan shacabka iyo degaannadiisa ma aha e waa qabyaaladda qudheeda. Magacyo haybeed ayay matalayaan ee dadka haybahaas leh si toos ah uma matalayaan. Waa matalaad cillannan e matalaad caadyaalan ma aha.

    Dowladda la magacaabi doonana cillannaantaas haybeed ayay ka wakiil noqonaysaa ee shacabweynaha iyo degaannadooda caadyaalka ah wakiil kama aha. Waxaba waa ‘zero’ iyo khayaal ladhoodhoobayo, waana sababta uu shacabweynuhu dalka ugudhex dayacanyahay oo ugudhex darxumeysanyahay: cid matasha ayaanba jirin.

    Haddii, sida uu waajibku ahaa, matalaadda degaannada iyo dadka kudhaqan lagu saleyn lahaa ayaa dowlad waxtar leh laga rajaqabi lahaa. Dhaandabaggaalle ayaa laga daba hiraanhirayaa ilaa Buunka Qiyaame.

  9. Waaw dawlad argagixiso ahaa mar haddii ay kujiraan cabdulqaadir maxamed nuur alshabaab, iyo rooboow maansuur xubin sare ee alshabaab, yaab iyo aman kaag
    Dal inkaari ku dhacday udaa.

  10. Lol @ Muqtaar Rooboow in wasiir laga dhigi doono. Waxaa ku ceeboobaya Xamza Aar. Wasiirnima meel inaga dhigee, Muqtaar Rooboow iyo Xasan Daahir Aweys why aan loo maxkamadaynin ilaa iyo hadda? We need to know what Xasan Daahir Aways know and why he did what he did, not so much with Mukhtaar Rooboow, he is messed up, and no one is interested in him, kan wasiir ka dhigan doona, waa doqon.

  11. Agan suuma’ a ,, madhaan baguguinuna xawaa hatiin wacaan nacaaw shadhtee.. xamaad lab kimi’ah siku sahayataan, ramdaak ra’agnaat laago yi’o jahanaba rmkaa uk laawanaysan kiino ooyi laago leceej,,, agan suuma’a ni naat di’in sawin!!🤭🤭

  12. Madhaaniit xawaad dawa hatiin.. susuwaaj,, raag nahaan Dooraad.. xamaaad uk dahdli, fuksi daab Riyad u dawa hatiinee 😂

  13. Ahahahaha, they added robow Mansuur as a minister of religion and cultural affairs!!!! The man whose hands is dripping with blood of the innocent Somalis! This is idea and the leadership of the low IQ Mr Culusow. I have no hope of any good outcome from the this corrupted government where the mass murderer is represent the very people he massacred. Somalia led by Mr H. Sheikh is going no where, it’s rather going backwards… It’s a tragedy to elevate the status of those who harm the people and the country.. the only place where murders are respected and have their social status raised is in our failed state of somalia… We will never lose hope..

Comments are closed.