Baarlamaanka Puntland oo diiday codsi uu u gudbiyay MD Deni (Muxuu yahay?)

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa diiday codsi uu u gudbiyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Waraaq uu u diray Baarlamaanka Puntland ayuu Madaxweyne Siciid Deni kaga dalbaday, inay ansixiyaan iibinta dhulka Dawladda hoose ee degmada Garoowe.

Xildhibaanada ayaa waraaqda oo laga hor akhriyay galiyay cod gacan taag ah, waxaana oggol u codeyay 5 Xildhibaan, 27 Mudane ayaa diiday, halka ay ka aamuseen 11 Xildhibaan.

Dawladda hoose ee Garoowe ayaa baneysay dhismaheedii hore oo ku yaalay barxada yar ee caasimadda, taas oo baaxad ahaan dhan 30×90. Waxaana ay gaday dhismayaashii ay degnaayeen Wasaaradaha Warfaafinta iyo Duulista Hawada, kuwaas oo hadda laga wado dhismayaal casri ah.

Sida uu qabo Dastuurka Puntland, Baarlamaanka Puntland ayaa cod galinaya iibinta dhulka Dawladda, haddii uu qiimo ahaan ka badan yahay 50 kun oo dollar.

PUNTLAND TIMES 

4 Comments

  1. Is it any surprise, really, that such a daft idea would be possible of Saciid Dani and the Garoowe municipality?

    When any government resorts to flogging state assets, then it is an ominous sign of bankruptcy and economic doom. I have always wondered what Dani’s economic philosophy and school of thought is precisely, or if he has any at all. It is becoming abundantly manifest that he is a man with no plan of proper governance whatsoever.

    As a matter of fact, the right policy should have been for all land to be taxed in Puntland; with extra levies such as stamp duty, capital gains tax, and inheritance tax being introduced among others.

    Garoowe and all other municipalities could actually easily generate more than enough revenue from their road networks and the myriad traffic laws being flouted on a daily basis on their inner-city roads.

    Land in Puntland should be turned by the government into a precious commodity for anyone that desires to earn a living in this great and strategic region. What is happening instead is this valuable land being completely devalued and the state losing out on colossal amounts of badly needed revenue.

    The land should belong to the public and serve as the greatest source of its income. What a tragic irony that such a strategic and highly valuable region is wallowing in such economic misery simply because the leadership is both visionless and clueless!

    Alas!

  2. Economic development in Puntland should be a state-led exercise and not the other around. Asset ownership must be a 60%-40% public versus private sector equilibrium if Puntland is to ever attain real prosperity and progress and eradicate poverty within its populace.

    Letting the private sector rip is the dumbest idea ever and one which will perpetually leave the state toothless and its citizens impoverished. At least, 60% of the key and core assets in the land must be unconditionally public-owned.

    The simple trick is to compel the private sector to fiercely compete among itself over resources in Puntland – starting with the land. It is the private investors that are desperate to earn a buck or two in Puntland and should be made to pay through the nose for that privilege.

    In case it has not been noticed yet, Puntland’s greatest twin assets happen to be its reputation as the country’s most stable and peaceful state as well as most strategic maritime zone. It must, therefore, duly reflect and sell its unrivalled priceless status in a highly volatile nation and region.

  3. Asc Awlal ishaa kariday saasaana la rabay iney wax u dhacaaniin,, Sicid Deni waxba meesha kuma hayo saraxatan. Maahan wax is qaadan kara say Puntlaand u tahay dal khayraad badanoo balaaran iyo fakhriga dul hoganaaya marka waxaa masiibo wayn ah inuu Sicid Deni labo sanoo dambe sii joogi doono!!! Dahabkaaga hadaad baalashaysan maar baa la moodaaniin.

  4. Baarlamaan ka Puntland.
    Tan iyo1998 kii marna,sida uu dastuurka Puntland dhigayo ku ma shaqayn,oo waxay ahayn kuwo wax loo yeeriyo.
    Maantay oo ay Puntland maraysi halkii ugo xumayd dhan walba.
    Abaar iso bedeshay macaluul,oo dadkii u dhimanayaan gaajo.
    Waxa nasiib daro ah,xita yeysan sidii la rabay u shaqayneen in ay soo xaadiraan,madasha Baarlamaan ka ka soo magacaabo.
    Maantay,waa soo xaadiray.
    Baarlamaan ka ka soo magacaabo tiradiiso waa
    66 qof
    43 oo ah xildhibaanada la soo magacaabo.
    23 ayaa maqnaa,waa wax naadir in ay soo xaadiraan
    66 ilaa marka ay dhacayso doorasha madaxwaynaha ama madax maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya
    Lacagta waa qaataan,mana yimaadaan?
    Maantay waa in wax walba loo jiheeyo,la tacaalida abaarta noqotay macaluusha,dad bay ayaa gaajoonaya ALLAHA PUNTLAND iyo
    SOOMAALIYA abaarta ka bixiyo.

Comments are closed.