Baarlamaanka Puntland oo kulan yeelanaya, xilli ay maanta fasax tahay

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta yeelanaya kulan xasaasi ah, xilli dhamaan shaqaalaha ka howlgalla deegaanada Puntland ay fasax yihiin, bilashada sannadka cusub ee 1444 ee Hijriyada Islaamka.

Kulanka maanta ayaa ajandihiisu la xariira ka doodista iyo Ansixinta Xisaab-xirka Miisaaniyadda Puntland ee sannadkii 2021, oo dhowaan la horgeeyay Golaha Wakiillada Puntland.

Wararka ayaa sheegaya inay Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ansixin doonaan xisaab-xirka Miisaaniyadda 2021.

PUNTLAND TIMES 

2 Comments

  1. Waxaan u maleen waa shirarkii ugu badnaa taariikhda Somalia guud ahaan. Yacni,Caqliga dadka reer Puntland ayay ceeb u tahay.

Comments are closed.