DAAWO: Agaasimaha Sirdoonka DFS, oo Kenya u tagay kala xaajoodka Kiiska Jubbaland, Qadiyadda Gedo.

MUQDISHO(P-TIMES) – Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabadsugida DF Mahad Maxamed Salaad ayaa u socdaalay dalka Kenya, halkaas oo uu kulamo kula yeelan doona dhigiisa Kenya, oo ahaa ninka haya xogta dalkaas ee kuwajahan arrimaha Soomaaliya, waxaana xaqiijinay in ay 4 qodob Villa Soomaaliya hordhigayso Kenya kuwaas oo muhiim u ah xiligan dhinaceeda.

HALKAAN KA DAAWO WARBIXINTA OO MUUQAAL AH

1- MALAFKA JUBBALAND

Kenya awood xoogan ayay ku leedahay arrimaha Jubbaland, Boqolaal Askari ayaa u jooga, saameynteeda siyaasadduna waa mid sareysa, Farmaajo markii ay xukunka yimaadeen waxay xooga saren sidii ay dhinaca Nairobi albaabka JL uga soo xiri lahaayeen, ilaa Madaxda ugu sareysa labada Sirdoon ay ka wada hadleen, sida uu Wareysi gaar ah bishii hore noogu sheegay Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yasiin oo kiiskaas gacanta ku hayey, Laakiin Farmaajo iyo xertiisii kuma guuleysan in ay qanciyaan ama fuliyaan Danaha Kenya ee xiligaas taagnaa oo Dacwadda Baddu ugu weyneyd si looga soo xiro kiiska Jubbaland, Dagaalka labada dhinac oo gaaray halkii ugu xumaa ayaase dhacay.

Hadda, inkasta oo dacwadda Baddii la kala xukumay-October-2021 Soomaaliyana la siiyey, Kenya ma aqbalin qaraarkii Maxkamadda, goobihii laga xukumayna waxay sheegtay in ay xoog ku qaadan doonto,Uhuru Kenyata oo xukunka Kenya baneynayaa wuu ku faanay dhawaan in ay dhulkaas haysan doonaan, laakiin Madaxweyne Xasan oo booqday Nairobi maalmo kahor masoo qaadin, warbaahinta dawladda Soomaaliyana waxay faafisay war been abuur ahaa oo ah in Kenya aqbashay qaraarka.

Ilo wareedyo katirsan Madaxtooyada Nairobi oo la hadlay wargeyska Daily Nation ayaa xaqiijiyey maalmo kahor in Madaxweynaha cusub ee Kenya shaqada u horeysa ee uu qabto ay noqon doonto mawqifkiisa kuwajahan dacwaddii Badda, taas oo mawqif kasta oo uu qaato dhaawici doonta Is afgaradyadii Uhuru iyo Xasan.

Haddii Raila Odinga noqdo Madaxweynaha cusub ee Kenya, wey ku adkan doontaa in Muqdisho damaceedu kahirgalo xagga Nairobi, sababtoo ah Odinga waa maskaxdii abaabushay in ciidanka dalkiisu ay galaan Jubbalamd, wuxuuna u arkaa goobtan meel muhiim ah, taas oo heshiis kasta oo dhexmara Nabadsugida labada dal aan horseedi doonin guul waarta.

Runta la fahamsan yahay waa in Kenya ay u aragto heynta Jubbaland hub ay tahay in ay u adeegsato gobalka, gaar ahaana dawladda faderaalka, haddii ay maagaan Nairobi in ay kusii hayaana Axmed Madoobe waxba badan ugama baxayso.

Xog kale oo isla dhacdadan ayaa xaqiijinaysa in Dhawaan Axmed ay Sirodonka Kenya ka baajiyeen safar u uku tagi lahaa Naurobi, maalmihii uu joogay Xasan SHeekh, taas oo ay usameeyeen hadba sugida aynaawilayaan in ay is fahmi karaan Xasan iyo Inkale.

2- GALKA GEDO & SAAMEYNTA KENYA

Mahad Salaad oo la rumeysan yahay in uu doonayo in uu saameyn ku yeesho gobalka Gedo, si lamid ah sidii Agaasinkii NISA ee kahoreeyey, isagoo u maraya qaar kamid ah saaxiibadiisa siyaasadda ee kasoo jeeda gobalkaas, gaar ahaana Cabdirashiid Janan oo Doolow kasoo jeeda iyo garabyo hore ayaa xooga saaraya sidii Kenya taageero iyo saldhigo markale u siin lahayd kooxdaas, taas oo ay DF doonayso in ay u adeegsato siyaasadeeda gobalka, si cadadis loogu saaro Axmed Madoobe, haddii uu diido qorshe isbedel oo kasocda dhinaca Villa Soomaaliya.

Sida aan todobaadyo kahor sheegnay kooxo ay hor-boodayaan Barre Hiiraale, Maxamuud Sayid Aaden iyo Cabdirashidi Janan oo taageero kahelaya Xassan Sheekh & NISA ayaa isku dayaya in ay noqdaan cida DFS kala hadlayso gobalka Gedo, waxayna xooga saraeen sidii ay ugu safri lahaayeen gobalkaas qorshahoodana u fulin lahaayeen, laakiin maamulka halkaas ka dhisan ayaa diiday in duulimaadyo ay kutagaan, taas oo ilaa hadda aan suuragal noqon.

Axmed Madoobe oo doonaya in gobalkaas aysan tagin cid isaga aan wakiil toos ah ka aheyn ama uusan ku kalsooneyn ayaa xooga saaraya sidii uu macaamil ula furi lahaa xubnaha hadda jooga, isagoo taas u arka badbaadiisa, wuxuuna dhawaan xayiraad xagga safarka ah ku riday kuxigeenkiisa 1aad Maxamuud Sayid oo loo diiday in uu ka baxo Kismaayo oo uu aado Muqdisho & Gedo, isagoo matalaya Jubbaland.

Dadka la socda arrimaha GEDO ayaa xaqiijinaya in Axmed Madoobe u arko ficilada Villa Soomaaliya, kuwa ah dagaal ma hurto.

3- ISKAASHIGA GOBALKA

Villa Soomaaliya ayaa rumeystay in hadda ay u baahan yihiin saxiibo gobalka ah, waxaana ay xooga saarayaan sidii ay saaxiib-dhaw uga dhigan lahaayeen Masar, Jabuuti iyo Kenya, laakiin Masar wey ka durugsan tahay Soomaaliya mana leh xaduud dhaw, waxayna cabsi ka qabaan in Itoobiya oo saameyn ku leh gudaha Soomaaliya ay kasoo horjeesatay hab xukunkooda oo ay faragalinta dib u soo celiso, si taas loo wiiqana Safarka Mahad ayaa xariir laleh in Kenya loo muujiyo niyad-wanaag xili Xukuumadda hadda joogta waqtigedu dhamaaday oo August dawlad cusub ay ka dhalan doonto Kenyada hadda iskaashiga lala yeelanayo.

4- OLOG-SIYAASADEED GAAR AH

Madaxweyne Xasan oo kalsooni gaar ah ku qaba Mahad Salaad ayaa u xilsaaray sida aan ogaanay in uu gacanta ku hayo Kiiska Kenya, kalana xaajoodo sidii labada dhinacba iskaashigoodu u ahaan lahaa mid xoogan, Mahadna wuxuu horey uga mid ahaa siyaasiinta dawladdii Farmaajo ku dhaliilay in ay joojiso cilaaqaadka Kenya iyo xataa Halbowlaheeda dhaqaale, hawada ayay isku weydaarteen duulimaadyada Jaadka Kenya ee usocdaalay Muqdisho iyo Agaasimaha NISA.

20 Comments

  1. Sidee macquul ku noqon kartaa in uu siyaasad galo isaga oo hawshiisu tahay Amniga dalka. Xasan Shiikh waa in uu tilaabo ka qaadaa Mahad hadii warkan sax yahay.

  2. THE ONE AND ONLY SOLUTION

    This is a critical development that risks turning back the clock and plunging the country into the era of the bloody civil war.

    That failed warlords with blood on their hands and a dark history under their belts should now regain influence over the nation’s political affairs and government policies should send alarm bells ringing everywhere.

    This an ominous threat facing the Daaroods and which will inevitably lead to a serious clash among themselves unless they get their act together and fast.

    It is pretty obvious that the USC dragon – far from being dead – is rearing its ugly head again and plotting to incite the Daaroods against one another so that they can paint the ensuing chaos as a national security threat and use it as the pretext to finalize the unfinished business of getting their grubby hands on the strategic Jubbaland region.

    The pieces of the jigsaw seem perfectly aligned: rekindle the inter-Daarood conflict in Jubbaland; fly in the trainee military personnel from Eritrea and combine them with the USC militia; deploy them to invade Jubbaland in the pretext of national security.

    The question now is whether the Daaroods can perceive the hidden agenda here and how they are going to counter this ominous threat.

  3. @@@ CAWIL31.

    Maxaad ula yaabi,Mahad Salad xasuuqa Mareexaan ayuu dardar galin rabaaye.Waa Agenda ha Habargidir ay rabto in ay meesha ka saarto khatar quwadeedka dhanka Mareexaan iyo Harti. Waad aragtaa sida Puntland Dowladda Xasan Shiikh looga sifeeyay iyo Mareexaan na dabaabaadka Kenya lagu gubidoono. Xasan Shiikh na heshiisyo cid og jirin ayuu gacan bidix iyo gacan midigba ku saxiixayaa bilaa Wasiiro iyo Baarlamaan iyo shacab. Waa dictator. Can the Ogaadeen hold the fortress or it’s already been breached by the Habargidir connons?

  4. Walaahi waa wadajiranyahiin

    Kismaayo waa dhul Soomaali oo dhan
    Waxaanse jawaab Mudnayn nin hoos joogo Dowladda Somaliland inuu ka hadlo reer Quwaaxa hoos joogo Dowladda Somalia.

    Minority madaayaan cabasho joogtaa
    iyo iscaraadin dhicis ah.

    Arimaha Kismaayo waxaay quseysaa qabiilada dego, Gaaljecel, Ogaadeen, Sheekhal, Raxanweyn, Cowrmakeh, Tuni, Jiido, Baajuun, Jareer.

    Shacabka Somaliland katirsan waa inay ilaaliyaan sharciga Dowladaha Dariskaa.

    • @@@Khalid,
      Charity begins at home. Reer Xamar,Banaadiri iyo Jareer waynta Jowhar iyo dhulka e Hawiye dhulkooda iyo xuquuqdooda sii.

  5. Ally M

    Maxaad adigu ka leedahay xuquuqda
    Arab Saalax, dashiishle, Raxanweyn Boosaaso, Majerten yar yar

    ee aan loo ogoleyn Maamulka Maxamuud saleman.

    Waan kugu raac aabahey qolooyinkaan ka tirsan Somaliland inuusan boos uga banaanayn maamulka MJ.

  6. @@@ Khalid wax aan isku raacnay majiro. SNM na cashar ka ma qaati,Awlal aad u danleedahayna isagaaba kuu jawaabi doona.

  7. Ally M

    Qof xun maahid inkasto muddo yar ku jiro golahaan, haddana waxaad ugu horeysaa dadka ugu macquulsan.

    Saaxiibkaa @ Awlal waa nin uu ka muuqdo walbahaar badan maxaa yeelay waa Hasha labada geed jecel.
    Puntland xoog iyo DHAQAALO leh si uu uga maarmo Somaliland, iyo Somaliland oo ayagu rabo inayba liqaan puntland. Iskaba daa Harti Somaliland.

    • @@@ Khalid hadaa sincere tahay welcome but if you have sinister motives behind then you are unwelcome. As for your obsession with Awlal, I don’t understand why.He is one of the few on has multiple views on how best to manage these never ending civil war in Somalia. Awlalism is based the fact that Somalia had centuries ago a system of governance more advanced,kingdoms and sultanates and we can be proud and bring it back. He wants also a grassroots governance starting from local level to the national level. Awlal is allergic to injustice. Ultimately,he knows Somalia best savior is going back to Islamic rule.waar isbedel oo fikirka suuban aan wadaagno.
      Laakiin joogi nabibnimada ka dhex wadid Darood ka.

  8. Waa in la soo afjaraa maamulka Ogaadeen Jubbaland taladana dib loogu celiyaa dadka talada Jubbaland iska leh ee Irir Samaale.

    Wax aan aqbalikarno ma ahan in dad Ka yimid Kilinka Shanaad ay Ka taliyaan Kismaayo oo ah magaalo Irir Samaale.

    • @ Barre

      Doqon adiga oo kale ah ayaa dadka been u sheega, xaqiiqda marka ay imaatana ka calaacala. Anagoo Darood ah, oo dhul iyo dad iyo maalba Allaah ku manaystay, sidee inooga badbaadi hadaad agtayada soo marto? Daarood faquuqii 1991 oo kale in aad wax ku weydo ma ahee, maxaad ku heli? Nacala abuug doqon ah, markaa oo kale baan dhahaa Isaaq hala gumaado.

  9. @@@Ally M,

    Caaqil, I scribbled my above comment in haste as a friend had come to visit and was waiting in the car. I have just returned home and saw your magnificent comments. My heartfelt apology for the delay in replying, Caaqil.

    Wallaahi I’m totally blown away by your succinct and exquisite description of the Awlalism philosophy which we both deeply share as well as our strikingly similar observations and thoughts on most issues. I could never have put it more aptly.

    It’s really nice to know that such a highly intelligent and seriously decent brother like you shares my sentiments and perceptions on most matters being debated here. A true Comrade-in-Arms you really are!

    Allaah Yacizak Caaqil.

  10. @Khaalid.

    Daarood is a Nation. Waa umad xeerar leh. Kuwa aan ogayn, waxaan xasuusinayaa sida Siyaad Barre 1991 Majeerteenku u garab istageen markii sheekadu gaartay la ugaarsado qabiilka Mareexaan. War hoooy jooga niman yahoow Iidoor, kibirka waa lagu kufaa, wallaahi baan Ingriis iyo Mareekan wax idiin tari karin. Daarood wuxuu edeb u yeelay Hawiye is mahdiyay. Ku cibra qaata Hawiye iyo waxa ku dhacay iyo jahwareerka ilaa iyo maanta ay ku sugan yihiin.

  11. Hanad91

    Intee buu joogaa daarood Ka aad Ka hadleysid ? Irir Samaale wuxuu Ka taliyaa Xamar , Hargeysa iyo Jabuuti . Waa saddex dawlad Irir Samaale ee Geeska Afrika South Somali Republic,Jabuuti iyo Somaliland…

    Wax suurtagal ah ma ahan in The Might Power of IRIR SAMAALE laga heesto Kismaayo taas waxay wax u dhimeysaa halgankii iyo hadafkii USC boqolaalo kun wiilal nooga shahiideen ..

    Kismaayo must be freed soon

    • Xayawaan Jaahil ah! Waligaa ma maqashay The 5 D? Orod soo baar inta aadan Jabuuti xisaabta ku darsan, doqon yahay doqontu dhashay.

    • Irirka Aad Sheegi walaahi Reer Cabdile Baa Ku Filan..Nabada Ayaa Ku dhibtay..qax, Barakac ito isbaaro Baan Kugu celin laan Gaabyohow..

      Dowladan Fedraalka Taangi Amxaato baad ku Ogolaatay, Waan Naqaan Sida La Idiin Ogoleet siiyo Rabitaan keena..

      Sheekada iidoorka Marqaansan Baad Tun Mooday..Khaatuma, Jubaland, Ogadenia, Puntland Iyo NFD waa Darood…Maxaa Soo Haray Somaliweeyn..xabadna 20 Sano baad wax Ku qaadi weeyseen…Shaadh dowladna Waxba Kuma Qaadi kartaan ama Waa la Bur byrin dowladnimada…doqon baa Tahay Iska Hadlay…

      Sheekada Qabiil haka Dhigin, kor u fakar..

Comments are closed.