Waaxaa maanta lagu aasay caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Alle ha u naxariistee Marxuum Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro), oo dhowaan ku geeriyooday dalka Hindiya.
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, Guddoonka labada Gole ee Baarlamaanka Somaliland, Xildhibaano, Wasiiro, Isimmo, waxgarad, culimo-awdiin, ganacsato iyo boqolaal shacab ah ayaa ka qeybgalay Aaska AUN Sheekh Aadan Siiro.
PUNTLAND TIMES
ilahay sheekh aden siiro ha unaxariisto janadiisa fardowsana ha ku abaal mariyo amiin.