DAAWO: Gen. Siciid Dheere “Al-Itaxaad waxay go’aansadeen inay dhaqanka & dhaqaalaha Puntland qabsadaan”

Taliyihii hore ee Ciidanka Difaaca Puntland ee Daraawiishta, Gen. Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere), ayaa sheegay in kooxdii Al-Itaxaad ee weerarka kusoo qaaday deegaannada Puntland sannadkii 1992-dii, lana jabay ay go’aansatay in si tartiib ah ula wareegto deegaanka.

Wareysi taxanayaal ah oo uu baahiyay Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha XFS, Cabdi Faarax Siciid (Juxa), ayuu Genaraal Siciid Dheere kaga waramay arrimo badan, sida jabhaddii SSDF, asaaskii Puntland iyo duulaankii Al-Itaxaad. Waxaa uu sheegay in kooxda Al-Itaxaad ay jabkoodii kaddib go’aansadeen inay la wareegaan “Dhaqanka, ganacsiga, iyo waxbarashada”, si ay u wada qabsadaan sannado kaddib guud ahaan deegaanka.

“Al-Itaxaad waxay go’aansadeen in ay qabsadaan dhaqaalaha, waxbarashada, iyo hogaanka Dhaqanka.” ayuu yiri Gen. Siciid Dheere. Isagoo intaas ku daray in qorshahoodu uu ilaa hadda socdo.

PUNTLAND TIMES 

17 Comments

  1. Al ittixaad garanayee adiga oo alsheydaan u shaqeeya miyaa wax noo sheegi hadaanunahay shacabka plnt.

    • Adigu inan gumeed aa tahay arimaha puntland waxba lagaa waydiin maayo Aabaha biibatooyinka uu fadhiyay markiii saciid dhere iyo ragii lamidka ahaa ay tutaha u xirteen difaaca dalka iyo dadka puntland

    • @Fariid

      Waa is kashifteen markii la arkay idinka oo taageeraya Fahad Yasin. Nin reer Puntland ah oo taageeraya cadowga Puntland qasab in uu yahay xagjir terrorist ah. Kayska Hodan Naaleeya ha moodin in la ilaaway, car inaga fako qaatil yahoow dayuuska ah.

  2. kkkk wager war doqonkaan muxuu ahaay kan oo kale ayaa umada loo soo diray si uu isaga horkeeno alitixaad waa qaldameen qaladkoodii waa ka soo noqdeen hadana putland bay wax ka dhiseen hadana wax dood ah taagan maleh quran yahow umada putland ka dhaxbax aad federalka waxka dhexraadso

  3. I see absolutely no point in discussing what happened back in 1992 today in 2022. It’s irrelevant and immaterial. We won those battles but we haven’t yet won the war.

    Al-Itixaad is a faction of the wider Islamic Brotherhood Movement, and the core of their revolutionary strategy is precisely as described by the General – to infiltrate the target society at the civil service level and gradually nurture the takeover at the grassroots. It’s in fact the right Islamic model of governance, so, no surprises there.

    The real issue that urgently needs resolving in Puntland, particularly within the Majeerteen community, is the utter disunity and disorganization at the leadership level. Continuing to complain about Puntland’s enemies ad infinitum and ad nauseum has earned us nothing but shame and derision.

    We need to get serious and tackle the danger through the right approach by forging proper unity within our political class who should then bang their heads and expertise together to devise and produce the perfect strategy that will not only protect Puntland from all its existential threats but, as a matter of fact, enable it to project such power as to deter and stop its enemies in their tracks before they even consider harming Puntland.

    Puntland faces no threat greater than the complete disunity and disaffection within its political class. We should cease talking and start acting before it’s too late. And the place to begin is deciding whether we wish to remain part of Somalia or not, and if so, in what capacity we want to be a part of it.

    This endless and constant whinging and whining is turning us into a laughing stock and portraying us as total wimps.

  4. Gobolda Shabeelada dhexe, Shabeelada hoose, Hiiraan iyo Gobolka Bay waa national asset. Beero iyo aseendooyin.

    Waxaa ku habsadey Mooriyaan. satellites in space.

    Gobolka Sool iyo Bar Gobolka Sanaag Iidoor Mooriyaan ayaa ku habsadey.

    Waa xoolo dhawato.

  5. Waa runtii Generaalka. Itixaad waxay noqdeen ictisaam. Dagaalka Fahad inagu soo qaaday wax la ilaawi karo ma aha, sababta maanta looga hadlayana isagaa sabab u ah. Ictisaamka iyo taageeradoodii Fahad Yasin, did they ever think about the consequences? Doqoni meesha ay is dhigtaa lagu gowraca, suga in la idiin tashado.

  6. @Alxaji Awlal

    Without these Generals actions at that right moment Somalia 🇸🇴 Would have never been turned around. I agree with you we shouldn’t be whining at all they did their duty honorably and to save millions of Somalis from catastrophe and uncertainty. You need to understand first what he’s talking about this is the beginning of “Shaatiga shaydaan ka” u geshiga diinteena “QABIIL” let me remind you there was a big problem in Galkacyo Mudug region” do you understand? USC SNM coalition in the name “Akhwan” terrorizing Bossaso Deqa, terrorizing Garowe, and capturing leaders. This time 1992-1993. Let me remind you 1991 slogan of USC “The eradication of Daarood, and slaughtering all Somalis non Hawiye they didn’t stop there SNM Alshaydaan and USC started terrorism in Bossaso Deqa the people whom fled from Mogadishu is once again terrorized.

    You’re right one thing we need to complete that chapter with the head of “Mujrim Hassan Daahir aweys and others that we have their names including Hassan Dhaheeye Ali Haji Warsame, and a long list of SNM Alshaydaan, and USC names that we have collected. You can’t even believe the names we have recorded absolutely stunning in a long investigation.

    You feel me Puntland is not whining our people is victim they love Somalia 🇸🇴 “BARISAMAAD KII” they’re fools still day dreaming, and we need to need to get rid all these old fools that think SNM Alshaydaan and USC will Recology or will have sympathy towards their patriotism.
    Let me remind them once again all old fools current and former politicians need to fucking vacate we ain’t going to wait second DAROOD eradication slogans of SNM Alshaydaan and USC.

    So @Alxaji AWLAL you better be ready the in and out time is over our time there will no going back ask this question yourself what do we have to gain? Intii dhimatay Allah ha u naxariisto.

    I guarantee you four things of what’s to come #1. There will be no Emirates🇦🇪 in Puntland ports guaranteed #2. There will be no UN 🇺🇳 In Puntland guaranteed #3. There will no Uk 🇬🇧 in Puntland guaranteed. #4 there will be no Singh Singh slaves mother fuckers Indian 🇮🇳 guaranteed you feel we I’ll add later no Hawiye Hutu guaranteed and SNM Alshaydaan guaranteed.

    I can’t stand Puntland leaders Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 International community international community fuck international community fuck Russia 🇷🇺 too.

    • `Jirac or Gurac, you are a sick person, a hate monger who only sewing the seed of hate among Somali people, you never grow, you are a good example of those Dr Awlal is talking about who are lamenting, whining all the time. We don’t know where SNM + USC, joined their forces and attacked Puntland, you are a coward, lier and someone who is burring his head into the sand and blaming others for his ill fated past.

  7. @@@Caaqil Jirac,

    I’m so grateful for your fiery support and for telling it as it is. I agree with you 100% that sod all those enemies you named one by one.

    I’ve just about had enough of our politicians being so disunited and each raising the alarm alone as a wolf lone. We all wholly appreciate that Puntland has always had enemies – both internal and external – and they’ll never cease plotting its destruction and demise. We know that much.

    What we urgently need is for our especially Majeerteen political class, veterans, and enormously wealthy business community within and outside of Puntland to unite and form a powerful elite that becomes a force to reckon with that transforms Puntland into an economic powerhouse with a majestic military whose mere mention sends shivers of fear down the enemies’ spines.

    We can do it in no time at all, if the will is there. It’s time we stopped moaning and began moulding the true Puntland that we deserve and are proud of. Action speaks louder than words, but our greatest weakness is our own badly disjointed elite.

  8. Dadkaan waxaan layaabay luuqadaha qalaad aqoonyahanimo uqaba afqalaad aqoontu miyaa maya maya!!!!!.
    Tan kale alitixaad iyo alshabab waa 1
    Waxa wadankan kadagi la’yahayna waa kooxaha
    Shaatatiga diinta soo gashaday danahooda khaaska diin nooga dhigaya 1969 1991 1992 illaa 2006 illa hada waxa dhacay waa waxa Somalia halkay taal dhigay “irrelevant” weeyana lama oran karo.waayo waa dhacdooyin dhab ah oo dibindaayo dulmi dalkaan kadhacay ayay taariikhoyinkaa oodhan cadayn uyihiin.

  9. @Maxamed,

    Waa run oo Af-qalaad aqoontu ma aha, laakiin diinta ayaa ina fartay inaynu maahiriin ku noqonno luqadaha xadaaradda markaas taagan caalamka ugu sarreeya.

    Midda labaadna, teer iyo qabtii waxaa Sooomaalida kusoo biiraya jiil ama labo Af-Soomaaliga u dhashay e aanse kudhalanin oo luqado kale uga sahlanyihiin. Taasuna ceeb ma aha e waa wax caalamka haddeeran caadi ka ah. Soomaalidu wax aan waxba ahayn ayay muran ka keentaa, dadkana ikhtiyaarkooda kuma ixtiraamto.

    Wixii sanadahaas hore dhacay waxay “irrelevant” ku noqonayaan inay Puntland dagaalladaas nacabkeeda shisheeye kaga guuleysatay oo qummaatina iskaga caabbisay, laakiinse haddeertadan uu nacabkeeda ugu weyn yahay nacab sokeeye oo isugujira qaar la maanhabaabiyay iyo waxgaradkeeda iyo siyaasiyiinteeda oo sixun kala dhambalan.

    Wuxuu waajibku ahaa in waahore laga tabaabushaystay inay Puntland kasii saremarto marxaladdii xilligaas lagu haleelay oo ay maanta joogto mansabkeedii iyo maqaamkeedii ay mudnayd. In Xamar geed loogu dabro oo haddana dibindaabyadeeda laga calaacalo ayaan anigu ka gubanayaa.

    Go’an adag iyo in lagu calool-adaygo ayaa inagu waajiba e cataw iyo cabaad joogto ah sharaf noo ma aha.

    • Ku: Awlal.

      Ceeb maahan in aad luuqado badan ku hadashid
      Waaba wax wanaagsan.
      Balse dal iyo dad kaste luuqadooda ayay kuwada xiriiraan kana hormariyaan luuqad kaste.. kulana yaabi maayo soomaali hadaan nahay adduunka waan daba marsanahay oo waxa dadyowga kale muhiimka la’ah, sida dhaqankooga luuqadooda iyo wxlmd ah way ku dhaganyihiin ilaashadaana, laakin somalidu way kaduwantahay oo muhiimada waxay siiyaan qaadashada dhaqamada iyo luuqadaha dadyowga kale waana cilladaha ina hayta qayb kamida
      Waxayna keenaysaa in ay lunto waxa soomaalinimada aan unaqaan hadaan wax laga badalin oo luuqadeena aanan kuwada hadlin way lumaysaa aakhirka waana arki doonaa hadaan sii joogno. Ka raali ahaada mowduuc kale ayaan idinku furay. luuqadeenana aan kuwada hadalno waa hadii ay somaali yihiin dadka halkaan kusheekaysata.

  10. Laakiin mardhow dariishada ayey ka bixin maadaama sacuudigii bilaabay uu hada lid ku yahay wahaabiyiinta iyo fariiqadahooda sida alitixaad

  11. They say civilizations collapse from within. They are many reer Puntland, especially from the dominant Majerteen clan who work with people who are not from Puntland in order to destroy the state. Puntland has too many traitors. We need Joseph Stalin style gulags.

Comments are closed.