DAAWO: Madaxweyne Xasan Sheekh, oo qaaday talaabo dharjab ku noqotay damac ay lahayd Kenya.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaaday tallaabo dhabar jab ku ah Dowladda Kenya, isagoo ka baaqsaday Shirka hoggaamiyayaasha dalalka IGAD ee maanta ka furmay caasimadda Kenya ee Nairobi.

PUNTLAND TIMES 

25 Comments

  1. Culusoow waan ugu hambalyeeynayaa tallaaadaa uu qaaday ee ah in uu tusay Kenya in uusan jirin Madaxweyne Soomaaleed oo aqbali kara dammaca Kenyan ee dhanka ka raran ee ku wajahan Qaadkeeda Suntä ah ee aay ku gurato Dollar ka Soomaaliya, halka dhanka kale aaysan oggolayn, in aay Soomaaliya ka iibsato Kiilo Kalluunka iyo Cusbada aay u baantahay ah.

    Iyadoo dhanka kalena beesha Iidoor ee gooni goosadka ahi ka dhigatay Kaar aay Soomaaliya ku maasho!!!

    Well done Culusoow. Inkasta oo aanan taageere kuu ahayn haddana dhinacaaga iga filo marka aad Shisheeye qab u muujiso. Waan baahanay Baqti looma cuno!

  2. Qummaati ugu fiirsada midadbka tayga ay ku labbisanyihiin Abiy Ahmed, Xassan Sheekh, iyo Uhuru Kenyatta.

    Xafladdii xilwareejintana giddigoodu isla taygan ayay wada xirnaayaan, macal ina Farmaajo xataa. Waa maxay ujeeddada tayga isku nooca ah loosoo wada qaatay? Ma IGAD baa? Mise ujeeddo kale oo qarsoon ee ay Itoobiya iyo Kenya soo maleegeen?

    Waxaa kale oo aan bogag hore ku arkayay akhyaarta qaar kamid ah oo oranaya Turkiye wuxuu kamid yahay waddamada kale ee Soomaaliya danahooda ujooga, waana hadal aad looga xumaado oo xaqa iyo xaqiiqada dhabta ahna aad uga fog.

    Walaalaha Turkidu waa kuwii uu Alle Soomalida usoo diray oo nasrina uga dhigay xilli ay qaawanayd oo dhulka oollayd oo hor iyo gadaalba laga kufsanayay. Waa kuwaa muddo gaaban gudaheed Xamar kagasoo saaray caasimad dhalaalaysa ee dunida laga hadalhayo. Waxay xataa ka dhiseen safaaraddooda dunida uugu quruxbadan. Inta ay mashaariic daryeelka bulsheed ah ee ay ka fidiyeenna lama tirin karo.

    Turkiye waxaa qallad xun ku noqday oo guulihii ay Soomaaliya wada gaarsiin lahaydna caqabad weyn ku ah Saciid Dani iyo Muuse Biixi oo Imaaraadka dabadhilif u ah. Puntland ayuuna khasaaraha ugu weyn kasoo gaaray in aan Ankara toos loogu xirin – siyaasad iyo dhaqaale ahaan intaba. Rajo aan Turkiye ahayn Soomaalida uma maqna runtii, Eebbe sokadii.

    Soomaali aan iyadaba la istusi karin oo AMISOM kala ilaalinayso ee aan waxna isugu turnayn ayaa iska caadeysatay inay cidkasta oo waxtaraysa iska hanfrato oo xumo kasheegto. Goormaa xaqa iyo runta lagaxigi doonaa?

    • @Awlaal

      Waxaa cajiib ah adiga iyo Amxaarka in aad isku fikir ka taagan tihiin Turkey. Amxaaradii waxay gaareen in baabuurtoodii ay khaaska u lahaayeen in ay ku xardhaan oraahyo muujinaya walaaltinimada kala dhaxaysa iyaga iyo Turkey, Lol.

      Let us clearly tell you why we are switching from Turkey, One, they came to the rescue of Ethiopia when Ethiopia was about to go down. Two, they are supporting Ethiopian Navy. Is weydii badda Itoobiya leedahay? And third, labo jeer ayeey Fahad Yasin badbaadiyeen, the Turks saved Fahad Yasin when he was in Jabouti, and now, they are still shielding him in Turkey, so please understand why Somalis no longer like the Turks, Bye Felicia.

      • @@@Daadiroow.
        Number one Turkiye waa independent powerful country,they can choose who can be a friend or foe. Two,Ethiopia waa independent country and they can align with whom ever they want. However I don’t want wish a civil war for Ethiopia just because I don’t like their policies,the everyday Ethiopian is struggling to survive and mostly don’t have power to influence state decisions. What would you benefit from civil war in Ethiopia that undoubtedly unleash the biggest refugee exodus on mother earth?
        Only 10M fleeing into Somalia will make Somalia upside down. Wake up Dibjiroow .

        • @ Ally m

          Dhac dhaca ninka raga kuma fiicna. Gaf weeye in aad dhexda ka soo gasho hadal aan adiga laguu wadin, in aad dibjir igu sheegtana waa gaf labaad. Waa ku cafiyay laakiin ha u laaban, hadalkana waa inoo furan yahay.

          Waxaat tiri “I don’t want wish a civil war for Ethiopia just because I don’t like their policies” Wrong!!!!!!! That is if you are a Somalian. Waryaa, Xabashka soo dhul Soomaali kaama haysto? Goormaad heshiiseen?

          • @@@ Daadiroow raali noqo 100% waxaan isku deyayaa in aan hadalka suuban ku salaysnaado.
            Mararka qaar kama marni caadifada dadkeena ku badan!Tan soo dhexgalka waa arrin fiican oo qofka dooda fiican e markaa loo argo in uu waafaqay runta lagu tageerayo. Laakiin adiga xitaa walaal Soomaali ayaad Amxaar u yeedhaa ama ku hadal qabsataa.
            Wixii good points ah waan kugu taageeri,as a walaal Soomaalina waanku soo dhowaysay maadama aan meel u kala soconin.

          • @ Ally M

            Raganimo, aad iyo aad baan kugu raacsanahay in aan meel u kala soconin.

  3. I hope this diplomatic snub would be a lesson for Kenya that one sided interest and political interference of neighboring countries will ultimately backfire.And also I hope Xasan Shiikh will not take a 360° turn on his knees for Kenya but rather stand firm on the grounds of mutual respect and economic cooperation. Qaat imports into Somalia must be a firm NO.

    On another note,I mentioned few times in previous comments that kenya is conducting and will continue conducting intimidation acts and possibly acts against figures by assassination or through other means such as radio active poisoning or other ways that will slowly kill the individual. Warning for those(siyaasiinta qowlaysatada)who think they are exceptional. Kenya iyo Somalia waa sheekadii maskii ceelka biyaha iyo ninkii Gudinta la gefay. Hadaba,haddaan dhowaan aragno kuwa hotelada kenya iyagoo wixii dadka Somalilyeed ka soo xadeen la dhuumanayo meedadkooda la helo yaysan yaab noqon.
    The world has changed!

  4. To: Awlal iyo guud ahaan reer Puntland. Ma run baa in aay gubanayaan, Buurihii ahaa(amasonta) Soomaaliya ee Quruxda badnaa!

    This is a breaking news from Some Somali Youtubers. If it is true, it is sad news indeed!

  5. @@@A.A.Xade,

    Haddii uu warkaasu rumoobona layaab maleh, waayo xabbaddu waayahanba way dhacaysay oo Saciid Danigii madaxweynaha ahaa ayaa Puntland ku billaabay oo ka billaabay.

    Geela ay duqdiisu durdurisay, aarankiisa maxaad mooddaa?!

    Qayladhaankayga joogtada ah ee la igu maago ayuun baana la iigu garaabi doonaa sida ay wax u socdaan.

  6. Ally M.

    Haddii aay run tahay in aay gubayaan keeymihii quruxda badnaa ee aan xitaa mar arkay “Satellite” ui Japan leeyahay sawirro uu ka qaaday idaacad Caalemi ah oo ka sheegeeyneysa, waa mid kamid ah raadadkii Soomaaliya u haray ooy jug culus ku dhacday!

  7. Haa! Yacni waa wildfire. Waad iga yaabsatay.Now days foreign elements conduct secret test of dangerous weapons in undefended places,waxaan u maleeyay in UAE wax balaayo ah tijaabinayso.

  8. Hassan Sheikh Mohamud must wait until Kenyan election is over. Why negotiate Uhuru who has only 40 days left in office ?

  9. You are all clan-minded people, particularly the so-called Awlal, and you are talking about national sovereignty and territorial integrity; political tribalism.

    Political tribalism is where loyalty to the political tribe is more important than loyalty to anything else. It means that tribe members will go to any lengths to defend their tribe’s leader—be it a sitting federal president or state president—from any criticisms or wrongdoings, regardless of facts.

    Now, you have seen what is happening in Mogadishu and on social media whereby passports are canceled and Facebook is closed simply because you criticized my tribal leader, to the extent that some people think the federal president is their tribal leader. TOTAL IDIOTS!

  10. @Daadiroow & Qarba-boosh,

    I thought you guys had some common sense left in you, but you have proved me wrong.

    Qaadiroow, neither Somalis nor Somalia share the same interests nowadays. The country is carved up into several semi-autonomous tribal enclaves with extremely polarized political and diplomatic views and objectives.

    Therefore, a man like you from down south and one like me from up north have nothing in common when it comes to Somali politics. Fahad is different things to different Somalis, which means that there is no common consensus about him. As far as Turkey is concerned, history is on my side not yours.

    Any politically savvy individual would know fully well that there is no law prohibiting Turkey from pursuing its own vested interests in Ethiopia or any other country simply because it is a close ally of Somalia and the Somali people. The real world does not function that way, and your mentality is primitive to the core – typical southerner.

    Qarba Boosh, I am certain that everyone we share this platform with is fully acquainted with the fact that I am not a fan of any particular president among those bearing such a title in the whole of Somalia. I only ever speak on behalf of the nation and the wider Somali people. I am a defender of the system, not so-called leaders.

    In any case, I could not make any sense of your rumbling which I quote below.

    “Now, you have seen what is happening in Mogadishu and on social media whereby passports are canceled and Facebook is closed simply because you criticized my tribal leader, to the extent that some people think the federal president is their tribal leader. TOTAL IDIOTS!”

    Are you implying that we are “idiots” for not lending our support to your tribal leader, Xassan Sheekh? And that you are the clever one who is in the right for being tribal-minded yourself?

    • @ Awlaal

      You are only playing the music in your head, good luck and take care.

  11. @@@ Daariroow,running away his tail between his legs!
    Put out good arguments that we can dwell on not just a personal attack or low grade talking.
    Waxaad u hadlaysaa sida in Turkiye aan indho iyo dhago u nahay,Turkiye waa wadan quwad leh madax banaan Goodwill noo hayo. Yaad rabtaa?

    • kkk wager ar culusow guulaysayey waxaa tahay badbaadiyha wadanka xil baa kaa saaran shaley adigaa bada soo dhiciyey war xasanow taalo ma kuu dhisnaa walee ninkaa wadanisan lawaa war xasanow awoowe ma abkaa talin jiray is ku wad soomaalida kkk

  12. A someone wrote.

    We (Majerten) should cease talking and start acting before it’s too late. And the place to begin is deciding weather
    ” we wish to remain the part of Somalia or not”.

    Do pet Parrots ever come back ONCE they fly off?

    The short answer is no.
    They will typically die due to starvation and exposure.

  13. @Khalid,

    Yes, that was me, and there would be no shame or blame if you had dared attributed those quotes to me, their author.

    However, you forgot one vital rule of academic criticism, which is that every remark has its own context and it is, therefore, totally unprofessional and unethical to put a twist on some else’s remarks and take it out of context. Allow me to both set the record straight and blow your cynical ploy of the water.

    The fallout from the fake election in Mogadishu has sparked a stormy political debate among Puntlanders themselves, with a sizeable portion calling for a complete divorce from Mogadishu and the South all together. Part of this furore is a huge blame game and most of my fellow Puntlanders falling prey to the victimhood mentality.

    My remarks, which you have quoted above, were prompted by this fierce debate and the victimhood sentimentality which really irked me, and those remarks were part of my long commentary delivered precisely in that context. I was merely advising my fellow Puntlanders to stop complaining ceaselessly and make up their mind about the whole political saga.

    The remarks were never my personal call for Puntland to break away from Somalia, as you cynically attempted to portray in your unfortunate criticism above. It is barbs for you on this one, buddy. I expected better from you. I stand for a Somali Sultanate as everyone here knows fully well.

  14. @Daadiroow,

    In any given debate, it is the norm that those participating fall into different opposing camps.

    There is absolutely nothing shameful, therefore, about our brother Ally M finding himself on my side of the argument and defending me as he has honourably done.

    When will southerners ever learn the rules of the game in politics and academic exchanges?

    And thanks for running away that fast!

  15. Dad ka meeshaan isugu yimi caqli Yaanyuuro lee yihiin.

    Doowlad cusub baa ka dhalan doonta Nairobi very soon. Therefore, heshiis uu Xasan sheekh, uu Uhuru ka galo meesha ma yaalo, macnana kuma dhafiyo. The new soon Kenyan government na wax macno ah ugama fadhin dooono Heshiis Uhuru. Apart from that, during an Election no government can make new deals. For his part, Xasan is smart on this

    • Kkkk Now it become a crime for the people of puntland to even think about thier own future…..or what they can or can not do

      Kkkk Awlal….. how dare you ask the people of puntland to decide against the strangle hold of mogadishu. Don’t piss of the southerners please they might weeplash us.

Comments are closed.