DEG-DEG: Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Miisaaniyadda 2021dii

Baarlamaanka Puntland ayaa goor-dhaweyd cod gacan taag ah ku ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee sannadkii 2021.

Miisaaniyadda Puntland ee 2021dii ayaa dhameyd $121,641,672. Waxaa Golaha loo gudbiyay dhowaan, Xildhibaanada ayaana maanta dood ka yeeshay, iyagoo ugu dambeyn ansixiyay.

PUNTLAND TIMES