DEG DEG: Fahad Yasin oo ka hadlay Dagaalka kasocda S/Galbeed “Yaan la sahlanin Shabaabka katallaabay Xadka”

Agaasimihii hore ee Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya Fahad Yasiin Xaaji ayaa qoraal uu soo saaray ku muujiyey saameynta ay leedahay in maleeshiyaad katirsan kooxaha Argagixiso ay ka gudbaan xadka, wuxuuna ku tilmaamay in ay tahay wax aan la dhayalsan karin.

QORAALKA FAHAD YASIN ayaa ciwaan looga dhigay YAAN LA SAHLANIN SHABAABKA KA TALLAABAY XADKA 

  1. In Kooxda argagixisada ah ee Alshabaab ay ka tallaabaan xadka, oo ay gudaha dal daris la ah Soomaaliya ay u gudbaan iyagoo cudud iyo ciidan wata, ayna geystaan weeraro ay dhul kula wareegayaan, oo aan ahayn ku dhufoo ka dhaqaaqii looga bartay iyo khasaare baaxad weyn, waa dhacdo halis ku ah gobolka oo dhan, waana tallaabo ugub ah oo khaldi karta qiyaasta laga qaadan karo dhacdooyinka ku xiga. 
  2. Waxaan ku talinayaa in madaxdu qaado qodobadan hoose oo aan ku arko inay muhiim u yihiin amniga qaranka dalkeenna iyo guud ahaan xasilloonida Gobolka Geeska Afrika: 
  3. In Dowladda Soomaaliya ay feejignaan muujiso, ayna iska dhaafto sahlashada dhibta dhacday, indhaha ay ku eegeysana ay noqdaan kuwa ka duwan wixii horay ay Argagixisadu u samayn jireen. Waxa dhacay waa wax taaban kara mustaqbalka Gobolka Geeska Afrika oo dhan. 
  4. In Golaha Wasiirada si dhakhso ah loo dhiso, si ay shaqadooda u guda galaan, wadankuna uga baxo firaaqa shaqo ee haatan taagan. 
  5. In Guddiga Amniga Qaranka uu shir degdeg ah ka yeesho xaaladda khatarta ah, soona saaro 

40 Comments

  1. Low IQ culusow

    Iyo saaxiibkii ina salaad baa ka dameeya, waana lala socdaa, raga la qabtayna war badan bay dhiibeen..

    • Adeer fahad
      Cidda aad wax usheegi waa ayo mahad salaad waa shabaab sidda aad horey usheegtay
      Madaxweyne xassan wuxuu ku marqaansan yahay BIGGEST DRUG DEAL IN HISTORY OF SOMALIA AND RE SELLING NOT ONLY SOMALI GIRLS BUT SOMALI AS WHOLE NATION KKKKKK

      CIDII XUKUNKA LAGA HAYAY HADII AAD FURSAD HELEEN WHT IS NEXT …..

      • Majeerteenoow faatabaqda joojiya aaway Xassankii aad u naageyneyseen aaway farmajo villada haka soo baxo kkkk FAHAD YASSIIN WAA muwaadin Soomaaliyeed oo fikirkiisa xor u ah ee futo dheerayaal isdajiya

    • Ina Gaylan iyo Saaxiibkiis Fahad ayagaa Al-Shabaab ah, oo u diray Yeed iyo Aato oo ah dhulka Harti iyo Absame degaan. Fahad iyo Farmajo xilligii ay xilka hayeen waa waqtiga ay Al-Shabaab kobceen oo ay isku ballaariyeen goobo badan oo ka tirsan geeska Afrika.
      Ujeedku waa in Itoobya ay hesho Marmarsiinyo ay gobolka Bakool iyo gobolo kale ay uga dhigtaa Aag difaac. Usbuuci hore Fahad iyo Kulane Jiis waxa ay joogeen Addis Ababa.

  2. Fahadoow
    Wali waxaa lagaa sugayaa cadeemahii aad ku eedeysay Rooble in uu dilay Ikraam Tahliil.

    • Wadani mooge

      Fahad yasiin cadayntii wuxuu hayaa baabuurkii lagu qaaday habeen kaas ikraan ee alcadaala iyo telfonkii soo wacay ee u yeeray ikraan iyo xafiska rooble cctv uga dhagan cadeymihii ayaa la hayaa ee iska suga kkkkk

      • Asagoo dowlada aha ayuu maxkamad geeyn waayey ee hadda asagoo qaxooti ah maan wax laga sugaa. KKKKKk
        Sheeko xariir iyo nidaam dowladeed yeenan isku kaa qaldamin.

        • Wadani mooge kkkk
          Weli waxaad waddaa warkii reer baahanayaal ee farmaajo ayaa askartii Somalia ka iibsadey Ethiopia fahad ayaa ikraan dilay ee dacaayadii iyo beentii waxay qaawisay xassan sheekh iyo reer baahane doonaayay oo keliya in ay ku gabsadaan xoolahii umadda kkkkkk ee adiga iyo reer baahane ayaa siyaasada iyo baahida iska kiin qasantay kkk

          • Cayda in aad iska dhaaftid.
            Fahad ayaa loo haystaa dilka Ikram Tahliil
            Qiiq isku qaris weey ka gudubtay.

          • Wadani mooge@
            Ikraan waxaa kiiskeeda ku fadhiya reer baahane mahad salaad iyo xassan sh kkkk

            Hooyadii ikraan ma,aragtey iyada iyo hadalkeedi kkk
            Mahad salaad ayaa ku yiri iska illoow ikraan anagaa dilnay oo duugnay kistaan qaado kkkkk reer baahane wax walbo ka filo ee dilka ikraan waxaa oa soo saari doonaa markii baahane villa somali laga saaro 3sano kadib
            Kkkkkkk kkkkkkk

  3. Fahad has lots of higher up information that we are not privy to. I think it’s an indication that he sees a bigger danger and sense of urgency to put our house in order. Our flying saucer president is oblivious to the imminent danger posed by Alshb.
    With signs of civil war II,I would not be surprised if mature events happen.

  4. Oo waddankii Somalia ma waxaa ka masuul ah oo u dan qanaaya weli fahad yaasin oo meeye
    Reer baahanayaal

    Mise reer baahane
    Waa ay qanceen
    mid waxaa uu loo dhiibay xoolixii masaakinta
    Midna waxaa loo dhiibay sirta waddanka iyo jeelkii jilacoow ee dadka lagu iibsan jiray.
    Kuwa kale oo baahan waa ay soo socdaan iyagoo waziiro ah
    Midkii ugu waynaa wuxuu ku mashquulsan yahay sidii dalka loo iib geeni lahaa kkkkkk

  5. Fahad qoraalkiisa waa ku mahadsanyahay, laakiin anigu ma arko khatar amni oo kaweyn ciidamada Kenya & Itoobiya ee ku sugan jamhuuriyadda Soomaaliya!

    Haddaba, maxaa keenay in UGUS ay xuduudka dhaafto uyaka oo ciidamadii Itoobiya ay ku sugan yihiin Bakool? Waxa aan aamminsanahay in tallaabadan ay wax badan ka ogyihiin xukuumadda looga taliyo Addis-ababa, ujeeddo kastaba haka lahaaadeene. War kalana waa sugayaa.

  6. Ma la mudi karaa in weerarkan xooggan ay ka dambayso dawlad ay Itoobiya is hayaan, sida Masar.

  7. Fahad Yasin oo talo soo jeedinayo waa arin mudan in la darso. Wuxuu yiri, in Alshabaab Itoobiya galaan wax la aqbali karo ma ahan, waxaan soo xasuustay inta jeer ay Kenya galeen oo uusan waxba ka oran jirin. Why this time? Why is it a peronal for him? Tan labaad wuxuu yiri wasiirada dhakhso waa in loo dhisaa, waxaan dareemayaa in uu ka xun yahay safarada Xasan Shiikh oo uu rabi lahaa Xamza Barre.

    Xasan Shiikh wuxuu hayaa wado saxan hasii wado. Fahad iyo Farmaajo waxay ku soo koobeen xariirkii Soomaaliya sadex dooladood kaliyah, waa Itoobiya, Qatar, iyo Turki. Waxaad moodaa in Fahad ka xun yahay Soomaaliya xiriirkeedii hore in ay soo ceshanayso khaasatan Masar. Why? Fahad Yasin ma Itoobiyaan baa? Anyways, wareysiyada ku badiya si loo sii ogaado waxa uu yahay.

    • Daadirow good point
      Fahad waligiis kama hadlin Al Shabaab oo ummadda Soomaalida dhibka ku hayso.
      Fahad waligiis kama hadlin Al Shabaab weerarada ee Kenya ku hayso.
      Fahad maanta maxaa ka soo hadli siiyay markii Al Shabab Ethiopia weerar ku qaaday.
      Fahad waa basaas u shaqeeya Ethiopia. Waa la ogaa maanta wuu isku sii cadeeyay.

    • Qof nacaybku wuu ku indho tiraa ee ninku wuxuu ku yiri wixii horey waxay ahaayeen ku dhufo oo ka dhaqaaq, ee goormay kenya dhul ka qabsadeen, tankale haddii golaha la dhiso ma xasanbaa fadhiisanaya oon safar dambe geleyn, gole wasiiro hadday odayga dhibayaan haba iska daayo. Dalalka la aadayana bal wixii kasoo kordha aan sugno masar iyo tanzania, haa waxaad ilowday inaad 3dal raaciso Eritrea oo 4ka dhigto mise taas xasan baa tegey, lkn sawkii turkey na aaday maxaa khaldan, haaa ethopia iyo Qatar hala colaadiyo miyaa waayahay bal waxa laga dheefo aan eegno

  8. Fahad Yaasiin sow wiilkii Laangaabka ahaa ee kuwii Laandheeraha sheeganayey kaga Oohinsiiyey ma ahayn sida Rooble!!

    Wiil joog! I salute you!

  9. @Daadirow & Cirka,

    Kala garta ujeeddada iyo halka uu Fahad Yaasiin kasoo duulayo, inta aydaan seefta iskala boodin. Waxaa lamoodaa inuu Farmaajo idiin kadhex muuqdo Fahad oo aydin ugusoo xayraanteen.

    Shabaabku dhibaatada ay Kenya kuhayeen Soomaalida kuma aysan hayn e waxay kuhayeen Kenyaanka asalka ah, gaar ahaanna dowladda oo ay colaadi kadhex aloosantahay.

    DDSta se waa dowlad iyo degel Soomaaliyeed oo aan sharwadeyaashan wax dhibaato ah u geysanin abid. Xaggee bay kala qaadeen?

    Middakalena, Fahad waxaa u muuqda inay sharwadeyaashu wataan ujeeddo istraatiji ah ee ay doonayaan inay marna dowladda Itoobiya iyo Soomaalida DDS-ta isqaniinsiiyaan, marna Soomaalida iyo qowmiyadaha kale ee Itoobiya gorodda isu geliyaan si ay xasilloonidarrida baahsan uga dhex kalluumeystaan oo Puntland iyo Jubbaland weerarro ugu qaadaan.

    • Mid waan kuugu raacsanahay in Fahad rabo in uu burburiyo Axmed Madoobe iyo Jubbaland.
      Maadaama hadda xukunki laga qaaday Farmaajo iyo Fahad waxa eey sameenayaan maleeshayada Mareexaan oo magaca Al Shabaab wata in Ethiopia weerar ku qaadaan sida eey iskaaga horkeenanan Ethiopia iyo maamulka cusub hadda Soomaaliya ka dhashay.
      Farmaajo iyo Fahad waxeey ogyahiin in Ethiopia raali ka ahayn Raysul Wasaaraha Xamza marka meeshaas ayaa fursad ka arkaan oo hadda dhibka xadka Ethiop/Somalia laga bilaabay.

  10. Ma filanayn in argagaxisada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin duullaan ku qaadaan deegaanka Soomaalida.
    Laakiin waxaan u maleynayaa in maleeshiyaadka Liyuu Boolis la dhadhamsiiyay xanuun weyn.

  11. You have to look the issue from far. This can create huge problem in the whole area, Awlal is right in his analysis. See the big picture before you jump with your gun

  12. Fahad hadalkiisii wuxuu caddaynayaa mu’aamaradda ITOOBIYA iyo Qatar ay wadaan ee ah in dawladda cusub lagu khalkhal geliyo, Itoobiya hesho marmarsiiyo dalka ciidankeeda ku keento, oo Lafta Gareen, iyo raggiisii la socdaan, adeer sheekadaasi socon mayso, Hassan Shiek ma aha Farmaajo laangaab Xamar marti ku ah,
    tan labaad Maraykanka waa ogyahay waxa socda, Itoobiyana kala socde, Qatarna waxa ku filan eegmo uu Maraykanku eego, Itoobiya iyadii baa mayd soconaya ah – Dead man walking, cid wax iskaga tirisaa ma jirto, Libaaxu markuu gaboobo deeradu xataa kama baqdo, inaanu boodi karin oo qaban karin waa ogtahay. Markaa dagaalkan la doonayo in Itoobiya ku qabsato gobollo Somaliyeed wax ka soconaya ma jirto, waxaa qudha oo ka soo bixi doona in Bur iyo Biyo loo kala baxo, waana la yaqaan taariikhda Soomaali markay xumaato dhibcaha sida loo kala helo. The Outcome is clear for any sensible person. Hassan Sheikh wuxuu wataa; Masar, Djbouti, Kenya, Imaaraatka, Maraykan iyo Europe iyo Somali 70% oo ku jirto Somaliland.

  13. Asc

    Weligeey ma arkin dagaal ka haboon,ka qiimo badan kana wada farxiyey dad badan oo kala duwan.

    Ha boodin ee i dhegeeyso :-

    – Ethiopia oo ku tuugsan doonta barnaamijkii argagaxisadda oo ka qaadi doona culeeyskii badnaa ee beesha caalamka.
    – DDS oo saanad hub ku heli doonta sida Canfartuba ugu yeeshay dagaalkii Tigray.
    – Maamulka cusub ee DFS oo aduunka ( UN ) ka codsan doonta ka qaadista xayiraada hubka.
    – Dooraashadda Kenya oo arrimaha nabadgelyadda xaduudka ( Security Issues ) ay muhiim u aheyd oo Ruto dhiniciisa u riixi doonta maadaama uu ku metelaayey inuu yahay nin gacan adag ( Strong Man ).
    – Koonfur Galbeed oo maamulkeedu fidi doono keeni kartana in jidka Muqdisho ilaa Baydhabo furmo.
    – Jubaland oo culeeyskii haystey Madoobe iyo arrimaha Gedo oo qiimo raqiis ah ku xalismi doona.
    – Somaliland, Puntland, Galmudug iyo Addis Ababa oo isku-dhowaan doona.
    – Tigray oo culeeyska ka yaraan doono.
    – Oromo iyo Canfar oo si sahlan loo tusay awooda abaabul iyo baaxada dhul iyo dadeed ee Soomaalida.

    BELO MARBAA LAGU DUCEEYSTAA MARNA WAA LAGA DUCEEYSTAA

  14. Fahad kursiga waa kusoo celin lahaa Farmaajo laakiin Majeerteen
    oo cadawgooda koowaad u arka Mareexaan ayaa na mija xaabshay. Waxay
    ka faai,iideen waa ujeedaan. Cuqubo Mareexaan ayaa ku dhacday.

    • Majeerteen waa siyaasiyiin. Siyaasaddana ma laha saaxiib joogto ah iyo walaal ama qabiil jeceel joogta ah. Siyaasadda waxaa xukumo danta markaas la rabo.
      Mareexaan Cuqubo ma laha sababtoo ah hadii dad cuqubo ku dhici laheed waxaa u horeen lahaa Mareexaan oo markasto xukunka qabto waxuu ku jiraa dil iyo aar gudasho iyo dad iska celi.
      Laakiin waxaa jiro qabiilo laangaab Daarood ah oo mar walbo isku dira Majeerteen iyo Mareexaan.
      Sida adiga oo kale A.A.Xade oo ka soo jeeda Warsangeli

    • Munaafuq magaca ragga isku kalsoon dhig oo kaaga isticmaal!!!!

      Shame on Puntlandtimes for ignoring this!

    • Munaafuq magaca ii dhig oo isku kalsoonow.

      Shame on Puntlandtimes allowing this to happen.

  15. @The Fake A.A.Axde,

    Saaxiib, ninka magacan leh inaad magaciisa u dayso ayaa adduun iyo aakhiraba kuu wanaagsan.

    Fidnadan aad magaciisa ku hurinayso Rabbi (SWT) wuu daalacanayaa oo xaraf kasta oo aad qortayna adiga ayuu xujo xun kugu noqon doonaa marka iilka lagu dhigo oo aadan ogayn goor ay tahay.

    Waxa aad oran rabto magacaaga usooqaado oo dheh, adiga oo Ilaahaa mooyee aan cidkale uga cabsiqabin. Intaas waa iga nasteexo Islaamnimo.

    Majeerteen iyo Mareexaan waxaa kala dilay oo sumcaddana ka wada dilay qawsaarro labada jaanibba kasoojeeda oo danahooda gaarka ah isu harddinayay. Shuushkuna wuu baxayaa dhowaan Inshaa’Allaah.

    • Majeerteen DNA siyaasadda waaye. Waataas Ilahaan Cumar siyaasadda ka tuurtay LGB.
      Qabiilka Daarood ayaa arrintood god dheer ku tuuray markii Majeerteen ka dhigeen Boqorada Daarood.
      Boqor daneeste ah, Aabo daneesta ah waa caruurtii aan la ogeen meel ku dambeyneyso.
      Mareexaan Cuqubo ma lah ee waxaa ku jiro Cuqdad oo ah maxuu Majeerteen Boqor u yahay.
      Adigan “Awlal” ah waxaad tahay inagumeed oo qabiilkiisa Warsangeli oo Ilaahay kaa dhaliyay qariya oo sheegtay Majeerteen.
      Ina gumeed jirran. Sharaf uuna laheen daydayda oo dhalashadiisa ka xishooda.
      Soomaalia sidee u hagaagee hadii dadkeeda sidaas yahiin.

  16. Quraansho
    Waa runtaa “Awlal” waa inangumeed ka dhuunta qabiilkiisa. Maalin kasto
    halkaan ka caaya madaxweynaa Puntland Xaarmaajana amaana. Munaafaq waaye
    aan 10 magac wata.

  17. Alshabaab waxaa xukuma nimankaa Somaliland, iyagaa furaha u haya waana meesha Mustafe Cagjar looga soo dhameeyay hawlahan socda. Waan dareemayay in wax lasoo wado markii Mustafe Cagjar la shirayay muuse biixi. Waxaan Ogaden kula talin lahaa, Mustafe Cagjar iska qabta before it is too late.

    Lets look into the facts, wuxuu hubabka waaweyn ka soo wareejiyay aagagii muhiimka ahaa. Shakhsiga hogaaminayay duulaankan Alshabaab waa saaxiibkiis waana cowlyahan, xitaa mar buu xil u hayay.

    His fingerprints are all over the place, Ogaadeenoow la xisaabtama Mustafe Cagjar oo kaga oohisiiya, wax la aqbali karo ma ahan, dhimashada waa too much, waxba yaan la qarin.

  18. @Ahmed Shiine aka …,

    Sidii aan horeba u sheegay, anigu waan aqaannaa sida xaska calan casta loo garaaco ilaa ay halaqa sidiisa kasoo dhex boodaan.

    Ama Quraansho, ama Caluula Boy, ama A.A.Xade, ama Calasoow, ama magac kaleba ku daba dhuumo, markastaba kii xaska kaasoosaara ayaan ahay e lasoco.

    Haddii aan Warsangali ahaan lahaana, kollay muhiimaddu waxaa weeye in labadeenna aan anigu dun kun facood kaa xariirsan kasoohanahay oo Warsangalina yahay Majeerteen oo Majeerteenna yahay Warsangali. Waa ‘same difference’, adigase waxa dhexdooda ku dhigay ayaa yaab leh sidii dhexyaalkii lasheegi jiray.

  19. Awlal.

    KU Mahadsanid sida aad tooshka ugu ifisay fulaygan baqayo ee magacyada dadka isticmaalaya marka aan meesha ka maqanahay!!

    Majeerteen iyo Mareexaan nacas baqay oo Nabiibnimo wax ku raadiyey isku a diri karo ee yaa u sheego!
    Haddiise aan Aniga oo ah, A. A. Xade rabo in aan Majeerteen dhaliilo, qaab aan u dhaliilo ayaan leeyahaye Fulaygan Urur Samaale yaa u sheega!

    Shame on Puntlandtimes for allowing this mess!!

  20. FAQASH IYO HADAL TIRO.
    YAA FAQASH AH?
    FAQASH WAA DAAROODKA YAR YAR OO LOO YAQAAN “QANJIRRADA” AMA “KURTUMAHA”.
    DAAROODKA KALE, SIDA OGAADEENKA IYO MAXAMUUD SALEEBAANKA MARNA DHINAC BAY
    U BATAAN OO FAQASH BA NOQDAAN. MARNA, GAAR AHAAN OGADEENKA, SAMAALE AYEY
    U DHOWAADAAN, OO SOOMAALI TOOSAN BAY NOQDAAN.
    MAXAMUUD SALEEBAANADU IYAGU WAA FAQASH XUN OO IS_QARINEYSA. XABASHIDA IYO
    GUMEYSI KASTA BAY HOOS GALAAN OO GABDHAHOODA U GEEYAAN. IYAGU WAA REER
    HUNGURI MANA JIRAAN WAX KA XAARAAN AH. ADDOONTA IYO ZANJIBAARIYIINTA AYAA
    HOGGAAN U AH. WAA KAAS DENI OO DURBA XABASHIDA U TEGEY. SAA WAA HUDHUDKAAS E.
    FAQASH DAAHIR MA NOQOTO. HA ISKA CABAADEEN.LAMANA QANCIN KARO EE HA ISKA
    QAYLIYEEN. QAQBRIGA FARMAAJO IYO AFWEYNE IYO CABDULLAAHI YUUSUF HA KU
    GUL BAROORTEEN. TOROROG MOOYEE TABAR MA HAYAAN. WAA DUMAR CAANO LEH.

  21. tijaarta xamar ayaa hubka gada shabaab iyo nimanka xamar xooga ku heeysta waa walaalo ogadeen indaha hakala qaadeen nimankii raaso sameeya oo laha oromo waa walaaleheen so habargidir iyo shiikhaal ma’aheeyen hormuud iyo xasan shiikh somali godkaad ku ridaan waa laga sheekeen doona.State banaadir iyo gedo ha laraaciyo beydhabo beey ku sheekeenaya masar baan keeyneena

  22. Fahad Yasiin waa askari iyo sirdoon Ethiopia ah, sidoo kale waa sargaal sare oo Alshabaab ah. Asaga iyo shabaab waxay wada hoostagaan Addiss Ababa.

    Miyaad waligaa maqashey Shabaab ayaa weeraray Ethiopia, maya

    Laakiin waad maqashey Nairobi iyo Kampala ayay weerareen.

    Miyaad maqashey Fahad Yasiin oo ka qeyliyay Weerarka Nairobi iyo Kampala
    waa maya,

    Maanta ma waxaa isku xumaadey Ethiopia iyo Shabaab,

    Ma waxaa isku xumaaday Fahad Yasiin iyo Shabaab.

    Warka Baby Fahad waxaan ku sugaa.

Comments are closed.