Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka baaqsaday Shirka IGAD ee Nairobi

#UPDATE Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaan ka qeybgaleyn shirka Hoggaamiyayaasha wadamada kumideysan Urur Gobaleedka IGAD, oo berrito ka furnaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Madaxweynaha ayaa booqasho rasmi ah ku aaday dalka Turkiga, halkaas oo uu wada xaajoodyo kula leeyahay madaxda dalka Turkiga, oo ay ka wada hadlayaan iskaashiga labada dal.

Kenya ayaa doonaysay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu kasoo qeybgalo kulanka, iyadoo u arkaysay imaanshihiisa mid muhiim ah, balse dawladda Soomaaliya ayaa dirtay Kusimaha Raysalwasaare kuxigeenka dalka Mahdi M. Guleed.

PUNTLAND TIMES 

9 Comments

  1. kkk kenya miirowga inloo fashion ayaa u cad angana kenya in aan toos u tagno iyo xuduudaha la from dadka is dhaxmaraan sidii berigii hore ayaan jirtay oyadana taas marabto yaa ka caqliyar guulayso xasan garguurte kkk

  2. Inkasta oo uu ururka IGAD noqday meel aay Itoobiya iyo Kenya yeesheen markii aay Soomaaliya qadka ka baxday, haddana Waxaan u maleeynayaa in uu gas u siiyey Abii Axmed iyo Uhuru oo uu mid kasta ka doonayo in uu Qaadka u saxiixo! Kkk

    • kkk waa saas garguurte digo rogay nin lagaadi karo ma aha farmaajo iyo oday dani ayaa gaadiwaayey labadooduna waa uu isku jebshay saas ayuu codka ku helay waxaa isku soo aaday farmaajo oo lanacay iyo dani oo aan larabin ala nasiib badanaa garguurte hooyadii dhashay ayaa laba xaniiyood ahayd kkk

  3. I wonder if that would be considered as a diplomatic snap to Kenya! Would Uhuru be happy about.

  4. You should know that Uhuru’s presidential term will come to an end after the August general election in Kenya! President Hassan knows about it and there is no need to waste his energy on a fallen regime.

    On the other hand, president Hassan is not willing to meet Abiy at this stage because he knows that Abiy is not happy about his early political movements of naming Egypt scholar to NISA and also the appointment of prime minister Hamse, who hails from Western Somalia (DDS), particularly Ogaden sub-clan. Abiy believes that president Hassan crossed the border into his country and nominated one of his citizens as a prime minister!!!

  5. Mahad Salad as a Egyptian scholar!! Am I living on planet earth or Qarba Boosh is pulling wool over our eyes?
    As for Uhurus departure or not kenyas interest in Somalia never changes.

  6. I have not written that Kenya’s interest in Somalia has changed! On the other hand, whether you hate it or not, I have heard Mahad Salad saying, “I have completed my secondary, bachelor and master’s degree in Egypt.”

    Furthermore, Mahad Mohamed Salad served as the Deputy Minister of Foreign Affairs of Somalia in 2014. In February of the year, Salad was appointed state minister of presidential affairs. I am not his supporter in any way, but these are the pieces of information that I have. So what!

  7. CAJIB WAR KUWAN FARTA SAN CADALAHA KU XARXARIGA SABURADI MAXA KA SI AAH WAR WAYNU IDIIN JEYDNA INAD NAGA HOREYSINE BAL MIDA FUDUUD NOSO XARXARIGA FAHMI MEYNE MIDAN ADAG BALU IDIN DAGTEY

Comments are closed.