SAWIRRO: Puntland iyo Itoobiya oo ka wada-hadlay arrimo muhiim ah

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland, Ilyaas Cusmaan Lugatoor ayaa kulan kula qaatay caasimadda dalka Addis Ababa Wasiirka Gaadiidka Itoobiya Dhenge Boru Kosi.

Kulanka ayaa looga wada-hadlay hormarinta duulimaadyada iyo xoojinta Iskaashiga Puntland iyo Itoobiya, sida uu sheegay Wasiir Lugatoor oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook.

“Waxaa maanta kulaan muhiim kula qaatay Dalka Ethiopia Minister Of Transport And Logistics Ethiopia Mr Dhenge Boru Kosi.”

“Kulaankas ayaa waxaa kaaga wada hadalney sidii loo horumaarin lahaa duulimad-yada iyo Sidii loo xoojin lahaa iskaashiga ka dhaxeeya Puntland iyo Ethiopia, Iyadoo ay jiri doonan kulaamo kale oo ugu wada hadli doono Duulimadyada iyo Arrimaha Garoomada.”

PUNTLAND TIMES 

17 Comments

  1. Mawaanaan idiin sheegin

    Duulimaadka waa ciiro isku qaris, socdaalkan waxa xigi doona kulamo xuduudaha, Garoowe iyo Adis Ababa ka dici doona.

    Dani waad maqasheen oo leh 4 bil baan ka war sugaynaa dawlada. kaliya inta xidhiidhada lasoo xidhayo baad putlayn federal ka hadlaysa maqli doontaan.

    Cadkanow ama ku cunay ama ku ciideeyay

  2. FORMAGO LAGA BAG LAMA XADSIYO NIN SIDAADA O KALE KULA SIMAN XATAA DHABACAYO WAXODI BEEY BILAABEYN NIN RAGEYD 100/1OO TARIKHDA LUGAMA HAYO MID EEY DHOBDHOBTEYN MOYE DEY ZANXIBARI CADAN BU KU CANTAMAYEY FORMAGO RIDAYA MUXUSE KA FA IDEY BARI BU SOLABANE GURGURTE WEY AF YAGANAAN WA KUWAA DURBABA AXMARADI CABUDI JIREYN U WEYSO GATEY

    • SACIID+DHAHAR=MOXAMED ADEER FARMAAJO WAA LAWASAY DUBURTAANA SOO RUQDAY HANA KAYAABIN INUU SOO NOQDO.

  3. FORMAGO LAGA BAG LAMA XADSIYO NIN SIDAADA O KALE KULA SIMAN XATAA DHABACAYO WAXODI BEEY BILAABEYN NIN RAGEYD 100/1OO TARIKHDA LUGAMA HAYO MID EEY DHOBDHOBTEYN MOYE DEY ZANZIBARI CADAN BU KU CANTAMAYEY FORMAGO RIDAYA MUXUSE KA FA IDEY BARI BU SOLABANE GURGURTE WEY AF YAGANAAN WA KUWAA DURBABA AXMARADI CABUDI JIREYN U WEYSO GATEY

    • INANGUMEED BAAD TAHAY FARMAAJANA WAA INANGUMEED KALE ADEER DANI WAA DADKII TALIN JIRAY KUU TALIN JIRAY AABAYAASHAANA RARANJIRAY.

  4. Waar qadaad weynaay Maxaad Mj uga Masaydhaan ilayn waad ogtihiin oo waxba kama qaadi kadhaane maad dee sidii bari hore aad yeeli jirteen Isla amaantaan waar anagaaba kala baxsan la dhulbahaante iyo warsangali oo wax aan deyn ahayn aanan ka faaiidin,,

  5. @ali gaydh
    puntlandtimes baa shaqo idiin noqotay!!! bal websites kiina hal mid oo keliya comments ka somalida u fura sida puntlandtimes iyo kalshaale… adeer ha nagu mashquulina e shaqo raadsada!!!!! boos noogama kiin banaana e… tan labaad dhulvahante iyo warsangeli dhulkoodii bay joogaane kuwa doolka ah waa idinka…

  6. Farmaajo ayaa ka dagey dhabtii Abiye Ahmed, marka waa iska caadi inuu ku laabto dhabta axmarka ninkii horey ugu fadhinjiray.

  7. Ali Gaydh.

    Wallaahi weligeey ma arag dad Soomaali ah oo ka foolxun dad aan Iidoor ku arkay, Hawiyaba ku dhahoo. Marka, waan yaabaa marka aan arko Iidoor dad ku sheeyaga Qadaad weyn!!!

    Waxaa idinku badan dad dabada in laga Toobay aad moodo ood ku wareereeyso midka aay yihiin, Canfar, Oromo iyo Tigray! Kkk

  8. SALAAMU CALEEKUM

    Wasiir LUGATOORE, waad ku mahadsantahay.. albaab kasta waa in aay qaraacdaan. ETHIOPIA is a good market, when they have over 1.2 million population.

    Ka faa’idaysiga diyaaradaha waa in aysan noqon rakaab dadka, balse badeecadaha waa in lagu dara, se deg deg ah u gaadho badeecada meesha looga baahan yahay.

    Shardi waad in aad ka dhigataan qaadka waxaad ku badilataan… Diyaarada qaadka keenta waa in ay dib u qaada KALUUNKA PUNTLAND oo freesh ah.

    Midda kale, waa in aad qaadka saartaan canshuur adag oo sicirka qaadka labo jibaar ka dhigaysa…

    Qaadku waa daruugo… hadii la iska daayo, looma dhinto, balse waa laga raysataa, oo sixo iyo caafimaad wacan lee helayaa, qofkii iska daayo..

    Badelkeeda, waa in aad ku badilataan KALLUUN iyo MILIX aan canshuur lahayn oo fa’ido yadh leh.. se aad u qabsataan suuqaas banaan ee wayn.

    Hase yeeshee, khudaarta iyo dalabka kali, sida galayda, sareenka, haruurka, badaadiska, basasha iyo wixii la mid ah, waa in canshuurta loo saayira, se uu sicikiiso u noqdo mid la qabili karo.

    DR SACIID CABDULLAHI DENNI, waxaan ku boorinayaa in uu si adag ula xisaabtamo golihiisa wasiirada… ninkii aan shaqo wanaagsan ka soo bixin, waa in la erya.

    VIVA PUNTLAND
    VIVA DR. SACIID CABDULLAHI DENNI
    VIVA GREAT SOOMAALIA..

    UMMAD MID AH…

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  9. Gurguurte iyo mahad Ceer iyo maryooley halooo gooyo wax isgu kaaya kidhi kadha malaha puntland guul

  10. SALAAMU CALEEKUM

    Sixid (correction)… Shacabka ETHIOPIA wuxuu kor u dhaafay 120 million, se kale hadii aan u dhigo 120,000,000 people.

    Thank you for your patience and understanding.

  11. GUUL PUNTLAND SHURUN SHUUR NAARTA ALLAH HAKU FOGEEYO INI FIRGAAJO ALLAH HA CADAABTA HAKU FOGEEYO KUWA CALOOSHA CANCER KA QABA OO GUNTA DAAROOD YAR YARE AH HAW BAKHTIYEEN JIRADA AY QABAAN. PUNTLAND GUUL IYO GOBANIMO.

  12. GUNTII DAAROOD YAR YARE AYAA HALAKAN BAN IYO XAAR KUSIIDAAYAY UUUF UUF WAR WUXU QARMUUNA ILEEN GUNI WAA GUN UUUUUUF DAAROOD YAR YARE CALI DAACUUN KKKK UUUUUUF UUUF

  13. War sawirko intaa waa ka wayn yahay,wax cusub a na aha ee tan iyo qaran jabkii Soomaaliya,dalka waxaa,ka hoos geeyey Ethiopia,Kenya ,U.A.E ,Qdar (oo iyada wax tar dhaqaale laga helo sida dhisnaa wadooyinka Afgooye-iyo Jowhar)
    Maamul goboleedyada Hargeysa,Garowe,Dhusamareeb,Baydhabo iyo Jubaland iyo waliba dowlada federaalka ah,waxa ay qaranimadii “hoos dhigeen shisheeye,wax cusub ma aha ee miyaad huurdeen.
    Soomaaliya neel aad u liidata bay maraysaa ee yaan,laga aamusin,hab beeleed na arinta gala ilaaliyo.
    “ opinion has caused more trouble on this little earth than plagues or earthquakes”
    by Voltaire .

Comments are closed.