SAWIRRO: Xasan Sheekh oo si heer sare loogu soo dhaweeyay Madaxtooyada Turkiga, & 21 madfac

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo dhaweyn milgo sare leh loogu sameeyay qasriga madaxtooyada Turkiga ee Ankara.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka Turkiga , waxaana loo riday 21 madfac.

Madaxweynaha waxa uu hadda ka qeyb galayaa kulan isaga iyo dhiggiisa Turkiga uga socda qasriga xarunta madaxtooyada ee dalkan.

PUNTLAND TIMES 

36 Comments

  1. Salaan sharaf lagu siiyo iyo muusiko laguu garaaco Qofka aad tahay waxba ka beddeli meeyso!
    Dhurwaa haddii maro la saaro, haddii laga feeydo waa un isla isagii! Kkk

    Xasan hadduu caqli hayo, Xamartaa isku dhex yaacday ee aay ciidamo beeleedkii uu geela u qali jiray hadba saldhig Boolis qabsanayaan ee aay Booliska ku leynayaan wax ha ka qabto!

      • Ini dameer siilka tuuje boowe Dani iyo Madoobe dalka iyagaa leh waa wiilal kablalax ah waxay rabaan ayaana soconaya no more ilkayar waadna ku khasbantahay Hassan Sheikh inaad jeclaato kol hadii wiilaashaas Kablalax ee laandheeraha ahi keeneen waayo adiga kii hooyadaa guursadaba waa adeerkaa codna malihid waxna lagu waydiinmaayo.

        • Nuur af siile dhilo ku dhashay adiga iyo ilkayar taa sheegaysid nin maan hawiya aheyn somali madax ka noqonmaaya waxaa idinku filan habar gidir kaliya war yaa sow roople idiin wasay waad aragtay farmaajo tuugna inow xabsi guri noogu jiro aaway daarooka aad sheegaysid

    • Haddaad nasab tahay waad xishoon lahayd oo yaan laguu malayn inaad hinaastay laakiin xaasidnimada aad Gedo kala timid iyo gaajada Boolli Qaran laguugu baxshay baa kaa hadlinaysa. If I am you I will rather keep quiet than showing out my true colours. Somali reer aadan col la ahayn ma jirto, cid aad wax u oggoshahay lama arko. 20 sanno oo qaranka diiratay gaajo oyo dayac baad kasii qaadday. Allah iimaankii waa kaa qaaday. Weligaa ciiljaa oyo cuqdadaa ku jir. Gaajo dacarta waa waxa kuu geysay

  2. SALAAMU CALEEKUM

    Every dog has its day.. GARGUURTE has his day and lets him play on the playground as much as he can. I hope he will not pour too many stools in the Presidential VILLA, where the next President will make him clean off.

    We have to wait and see where he ends….

    • Barawani Queen

      Barawani Queen ma aha Barawaani. Waa Tunni. Waa cadaw Soomaaliyeed.
      Sayid Maxamed oo gabayadiisa Tunni ku soo qaaday waa kii lahaa:

      Tunni kuu caddaawa ah mar baad, tabaro mooddaaye
      Nin tusaaledage ahaa baa, kaa tawaan cuniye,
      Waa tacab-khasaar gaal ninkii, toobaddu wacaye.

      Gaal iyo cadaw buu Sayidku ku sheegay Tunnida. Barawani King waxaa iska dhalay Tunni iyo Begedi. Majeerteen meela kama soo galo beenaalaha.
      Waa haad waayay geed uu ku dego iyo cid uu sheegto. Waa Tunni X Bagadi.
      Muxuu u inkirayaa qabiilkiisa? Sow kuwii kabaha toli jiray maaha?

  3. INA-DAMEER SANKA TAABTAY

    Haye, taase been miyaa?? FARMAAJO waxaa riday AXMED MADOOBE iyo BOQOR SACIID CABDULLAHI DENNI.

    Taasna waxeey ahayd, nacasnimada XAAR FARMAAJO.. Yaa ku yidhi, LAANDHEERAYAASHA la isku taagaa.. AXMED MADOOBE iyo BOQOR SACIID DENNI ma aha, sida QOOR-QOOR, LAFTA-GAREEN ama GUUDLAAWE.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    • xaar farmaajo iyo idinka anagaa idin wasno aaway daaroodka aad sheegayso mar dhow kaakuma u qaxaysaan awalba wacelo bada keentay ayaad ahaydeen no more daarood vila soomaaliya awalba garac carab ka timid baad ahaydeen uf

  4. SALAAMU CALEEKUM

    GENERAL LIBAAX SANKA KA TAABE, wuxuu nin CARAB SAALEX.. Wuxuu ahaa taliyaha ciidamada ka dagaalamay min BANDIIRADLEEEY ilaa iyo DHOOBLEEY…

    GENERAAL tayo leh buu ahaa.. ILAAHEEY HA U NAXARIISTO.

  5. Dadku sidoodaba waxay u kala dhacaan labo daamood oo kala ah dar dhaldhalaalka muuqda kudheygaga, iyo dar dhambaalka ka dambeeya dheehanaya.

    Qaar aan ogahay ayaa waxay damaashaadka soodhowyntaas u arkayaan oo una fasiranayaan madaxweyne “Hawiye” mise “Irir” ah oo heersare dunida ka gaaray.

    Xaqiiqaduse waxay tahay, inay walaalaheenna Atraakta ahi bandhiggaas iyo haybaddaas kumuujinayaan taariikh facweyn, walaalnimo dhab ah, iyo cilaaqad qotodheereran ee aan abid go’i doonin oo labadan shacab isku guntaya.

    Lagu ma arki doono dunida intaas le’eg dal, dad, iyo dowlad kale oo ilaa heerkaas Soomaalida u sharfi kara oo una qaddarin doona abid. Soomaaliga aan xaqiiqadan dhaadannayn, wax weyn baa damiirkiisa Islaamnimo iyo Soomaalinimo ka qaldan.

  6. Low IQ Culusow maadaama oo uu meel qaldan(nijaas) iyo Emirates kasoo weeso qaatay usbuuc dhowdhow baa suuqa lagu sii daayay.

    Intuu badar iyo beeso raadinayo ma fahmi karo adigaa dad iyo dalba cidkasta karoone hagaajiso..

    • Waxa qosol mudan in Emirateskii uu low IQ culusow wax wayn u haystay Raysul Arkaankoodii Turkey baryootamayo (Iran naga dhacsha) ka dib markii reer galbeed dhabarka ujeediyay, waa nimankii 7da billion ku baxshay inqilaabka Erdogan.

  7. Haddeer oo aan warkan qorayo Waxaan booqasho ku joogaa Magaalo xeebeedka Antalya ee dalka Turkiga.
    Runtii marka aan dhan kasta ka eegay Shacabka Turkiga, waa dad 80% cilmaani ah oo Diinta Islaamka waa hore ka fogaaday, mana jiro farqi weyn oo u dhexeeya iyaga iyo shucuubta reer Galbeedka ah.

    Waxaad arkeeysaa gabar uu xoogaa dhar Islaam ka yara muuqdo oo dukaan yar oo uu qoyskeeda leeyahay iibineysa oo uu Khamri nooc kasta leh shalfiska oga buuxo.
    Waxaa kale oo aad dareemeeysaa in aay si u quursanayaan dad aay astaan Muslimnimo ka muuqato ee Ajaaniibta ah, waana dad daneysteyaal ah sida aan u fahmay.
    Marka, sida aan u fahmay, wax Tarka muuqda ee aay Dowladda (Erdoğan) u geeysatay Ummadda Soomaaliyeed, waa mid isaga iyo Xisbigiisa ka socoto, kuna ekaan Doonto inta aay talada Turkiga hayaan, ee ma ahan mid ka timid Shacabka Turkiga.

    Waxaan ka xumahay Soomaalidana in aaysan fursadaas 10 sano socotay in aaysan oga faa’iideeysan sidii aay ahayd, halka Turkidana aay wax tarkoodii ku koobeen Muqdisho oo noqotay Ceel hoos ka duleela oo la dhaaminayo, meeshii aay wax qabadkoodu dalka Soomaaliya ku baahin lahaayeen!

    What was the lost golden chance that Somalia had missed and energy and money that Turkey had lost in our name!

    • A A xade

      Intaa yar aad ujeedid raysal wasaarayaal baa loo dilay qaar waa loo xidhay Ednan menderes oo R/wasaare ahaa waa la toogtay 1955 dambiyada loo cuskaday waxa ka mid ahaa (using Islam as a tool for political gain), kadib markii uu kumaankun masaajid dib ufuray iskuna dayay inuu aadaanka carabi kusoo celiyo.

      Najmadiin Arbakan warkiisa waad haysaa

      Marka wadaayoow war maqabtaad tahaye iska dalxiis oo kabax sheekada MARYOOLEY.

  8. Muhimka waxaa ah somali
    In dalka aan lanahay ee
    Somalia aan uwada kuntano
    Oo aan iska dhaafno
    Sawir aan faanino xasan
    Waa madaxawaye wixii uu
    Somali uqabto ayaa taariikh
    Ugalayso ninkaan dayib ordugaan wuu yaqaanaa wuxa
    Uu rabo iyo waxa aay dadkiisu
    Rabaan xasan iyo ninkastaba
    Saas ayaa lagadonayaa
    Xasan should be inuu hada
    Yaqaano siyaasada aduunka
    Inkasta oo aay ku xeeranyihiin dad baahan
    Tankale mahse ali bare
    Runtii anigu maqaano
    Laakiin rooble wuu kafiicanyahay runtii aan
    Lashaqayno dowladeena
    Somali

  9. @@A.A.Xade,

    Tilmaantaa aad shacabka guud ee walaalaheenna Atraakta ka bixisay cidi ma inkirsana, waxaanse kugu tuhunsanaa inaad fahamsantahay sababta ka dambeysay ee ah in inta mujrimiin Yahuud ahaa (Ataturk iwm) lagu salliday muddo qarni ahayd dhaqanzuulin ba’an lagusoo hayay.

    Halyey Recep Tayyip Erdoğan (Xafidahullaah) iyo lataliyeyaashiisa mufakiriinta ah waxay dalkaas iyo dunidaba ka wadaan halgan culus oo salka kuhaya soorogaalcelinta haybaddii Islaamka ee teer iyo burburkii Saldanaddii Cuthmaaniyadda sidaxun loogu digtay.

    Halgankaasuna wuxuu isugujiraa hiddaha, dhaqaalaha, iyo siyaasadda; waxaana kamid ah aflaamta taariikheed ee cajiibka ah ee Caalamka Islaamka hadda ku baahay oo saameyn weynna kuyeelanaya shucuubta Aasiya iyo Bariga Dhexe. Shacab qarni dhan la dhaqanrogayay ma sahlana in muddo gaaban iyo dhibyari loogu dhaqanceliyo.

    Adiga iyo annagaba waajibkeennu waxaa weeye inaynu moraalka udhisno, kutaageerno, oo uguna duceyno inuu Rabbi (SWT) la garabqabto halgankaas culus ee ay kudhiirradeen. Waan ka xumaadaa markasta oo aad walaalaheennaas hadalka ku bahdisho Xadow.

  10. Waxaa iyana jira labo xaqiiqadood oo ay muhiim tahay in aanay Daaroodku illoobin.

    1. Walaalaha Atraatkta ah waxay ogyihiin in Hawiyuhu wixii 1991 ka dambeeyay gumoobeen e intii kahorreysay ay dowr qaali ah kasoo galeen saldanadihii Soomaaliyeed iyo weliba halgamadii culusaa ee Geeska Afrika waagii Khilaafadii Cuthmaaniyadda iyo madaxjebintii Imberatooriyaddii Xabashida.

    Muqdishana, caasimadda qaran ee ay tahay ayay xoogga u saareen, waxayna ka tahay oo kale inay Hawiyaha ka ilbixiyaan cawaannimada ay dib ugu dhaceen oo qarannimada macnaheeda iyo macaankeedaba markale dareensiiyaan oo dhadhansiiyaan.

    2. Walaalaheenna Atraakta iyaga oo kutalajiray oo aadna ugu hanweynaa inay Soomaaliya wada dhisaan oo horumarkana ku baahiyaan ayaa waxaa sixun ugu qaboojiyay Daaroodka iyo Isaaqa maamullada iyo geyiyada Somaliland, Puntland, iyo Jubbaland gacanta kuhaya oo Imaaraatiyiinta iyo nacabka kale ee ay dabada kuwataan u dabadhilifaynaya.

    Imaaraatiyiintuna waa kuwa walaalaha Turkiye cadaawadda ugu xun umuujinayay oo dhowrkii iskudday ee inqilaabkana toos umaleegay oo maalgeliyay. Maantana wuxuu Rabbi (SWT) qaddaray inay Carabtii kutaagnayd Turkida u jabtay oo iskeed ulaheshiisay, waxaana ku qasla’ oo hungo ba’ani kasoo gaadhay maamullada Isaaqa iyo Daaroodka ee Turkida xumeeyay.

    Sidaas aawadeed ayaan loo oran karin Turkida ayaa Hawiyaha lasaffatay oo Muqdisha udhistay, runtuna waxaa weeye inaysan Hawiyuhu Xamar lahayn e ay lahaanshaheeda sheegtaan, marka taariikhda dhabta ah lasoo xigto oo xaajadana lalatiigsado.

  11. Aad iyo aad ayay u mahadsanyahiin
    Walaalaha Turki

    Waxaan rajeyn inay sidaas oo kale u soo dhaweyn doonan Madaxweyne ISMAIL Cumar Geelle iyo Madaxweyne Muuse Biixi

    Dowlado Somaliyeed oo heshiis ah
    iyo shacab Soomaaliyeed oo heysto ” Freedom of expression”.

  12. Soomaali Galbeed iyo Awlal:

    Labadiinaba inta aad sheegteen waa sax. Xisbiga talada haya ee dalkan waxaay West iyo Carab a ula colloobeen oo. Afgembi iyo. Dhibaato joogta ahi loogu hayaa, maxaad dalkan Muslim nimo ugu soo celinerysaan iyo maxaad muslimiinta kale oo aay Soomaaliya kamid tahay u gacan qabaneeysaan?!

    Laakiin bal ka warrama haddii aay Madaxdii Soomaaliya oo uu Culusoow kamid yahay ee aay Madaxa ciidda uga celinayeen aay Malaayiin Dollar Xeebaha turkiga kaga iibsadeen, Guryo uusan Erdoğan ka iibsan karin?!

    Waxaan ku noolahay waddan isticmaalo lacagta Euro, Waxaana wadankan booqasho ku imid 2013kii,100€ wuxuu ahaa 275 Trl,2019kii ayaan imid, wuxuu ahaa, 100€=650trl,2022 100€=1,800trl!
    Dalkan sababaha sidaa loogu dhibaateeynayo ayaay Soomaalida kamid tahay, ee bal ka warrama marka aay madaxdeedana u dhaqanto sida aan kor ku sheegay, dadkiisana aay 80% Cilmaani Gaalada la jira yihiin, Erdoğan ma u hiillinay?!

    • A A Xade

      Dhamaan caalamka islaamka dhibaatooyin ay wadaagaan iyo kuwo ugaar gaara way jiraan balse dadkaas aad aragtay kaliya ma garasho dhaamaan MARYOOLEY ee xataa hogaanka MARYOOLEY bay dhaamaan.

      Markay doorasho noqoto waxay doortaan ninkay isleeyihiin waxuun buu kuwa kale ku dhaamaa, waa markii shanaad ama lixaad ee xisbi raad islaam ka muuqdo ay doortaan.

      Taas badalkeeda waxa madax kuu ah culusow intaan MARYOOLEY loo taginba!
      Waa ninka askartiisa ukala qaybsha ADEER hebeloow iyo xaw ahaa kii kale! iska dhaaf guryuhuu ka gatay Turkey asagoon sanad madaxeyne ahyn.

      Gunaanad “always lower your expectations since you’re from MARYOOLEY and your leader is culusow as well)

  13. Soomaali Galbeed, well said and good advice!

    Gabay Göös Göös ah oo waa hore aan tiriyey markaan Maskaxda Maryooleey ka yaabay ayaa Waxaa ku jirtay.

    Qiyaamaha ilaa uu dhacoo uu Qaadir kala sooco!
    Qanyariyo Muusaba dad bay Qaaddi u ahaane!
    Qaran dumisku Qiil buu lahaa taniyo Qaabiile!

    Ilaah kama dhigo laakiin waxa iigu badan ee aan ka murgo, waa in aan shaahid ka noqdo Soomaaliya oo ugu dambeyn Qadka Dunida ka baxday!

  14. hasan wuxuu ahaan lahaba kuwii somalia dabaka saaray ayuu xiniyihisi u dhiibtay shaqada kiliya ee yaqaanin waa kufso waa dil lacg falsa sameeya aakhiru samaanka waxaa xukunka la wareegi kuwa ugu caqlili liita ugu duleeysan 62 xornimo ah iyo 10 sano daakhilya total waa 72 sano ilaa iyo maanta deweers hadba mid qabiil ka buuxo farihiisa kala aqoon hoosta soo gasho xataa dadka madaxda raacaya iyaga macawiso qaba caday qoriya ku rumanaya kursida fahdfadhiyaan heeybad maleh rabaayad male oogaada yurub ninkii macawis xirta lagaroone baa lo malayn dadka safiirka laga dhigoiyo kuwa raacaya madaxda waa in koors loo furu intuusan dibada aadiin tala hadaad rabtaan dhulka keena Bangalo desh iyo Philibin bad iyo beri waa tabcaayaan somaliduna ha loo dhiso makhaayado shiishada iyo jaad ku cunaan oo isgu faanaan

  15. Khalid.

    Mooryaanow Abgaal Kursiga ku daba wad oo ku tiirsanow illaa iyo Qiyaamaha, sida aay YAHUUD cid kale ugu tiirsantahay!

    Bal qiyaas haddii aan Aniga oo Mareexaan ah aan Madaxweyne Majeerteen ah ka daba sacbiyo oon dartii dadka u Jaa’ifeeyo?!

    Waa kalsooni darro idin haaysato!!!!!!!

  16. HG iyo Abgaal waxay isku yihiin Hiraab oo la siman Jufo hoose oo Mariixan ah

    Anigu meesha uma soo galo inaan caayo qabiilada ama aan weakness ku beelo Computer dabadiisa.

    Siyaasad waaye goluhu,wixii dagaal ah waxaa looga baahanyahey Balanbale.
    Tan aad dhahday Majeerten

    Qoor Qoor ayaa Taliye Xaafad kuu ah
    yaaba kuu ogol inaad iska dhiibto Puntland.

  17. A dog might feel as majestic as a lion,
    might bark as loud as roar, might have heart as the mighty and brave as a lion’s heart, but the end of day is a dog.

    • kkk ayaantaan waa maqnaay sansibaarka aaway cagaha ayuu wax ka dayey tolow ma imaaraatku dawis u tagay ileen qasnadii puntland waa eber waa tii aw doorashada ku aaday oo ay hawiye ka furteen mise qaxooti ayuu isaga dhiibay waa kaa madaxweynaha somalia 21 madfac loo riday kkk

  18. shimbri maalin dab qaaday malintiina gurigii hooyadeed iyo kii harsanjirteey gubta

  19. Khalid.

    Mooryaan aay Soomaali wada nacay oo aanan ab iyo Isir wadaagin, derisna ahayn dood aan la doodo waa Xoog DOOFAAR lagu eryey.

  20. Xade, qofkan magaca ‘Khalid’ sita waxaan hawraartiisa kadhadhansaday inuusan Hawiye u dhalanin e uu kamid yahay shuftadii SNM ee magacyada badnaa.

    Haddii kalena waa duqii ‘Barre’ ahaa oo magaca soo beddeshay. Qummaati u dhugta hadalkiisan aan kor kasoo naqliyay.

    “Waxaan rajeyn inay sidaas oo kale u soo dhaweyn doonan Madaxweyne ISMAIL Cumar Geelle iyo Madaxweyne Muuse Biixi”.

    Calaashaan saddexdii dowladood ee ‘Irir Samaale’. Cajalkaas margaday iyaga ayaa kucaanbaxay. Waa duulka dhaadi la’ in Daaroodku dhal Direed yihiin oo aan Dirweynaha xalaasha ah agtooda lagasoo gali karin.

    Allow Alle.

  21. Madaxweyne dal Sharaf leh markuu dalka booqanayo gaaro madhaarka baa madaxda dalkaas Ku soo dhoweysaa , salaan Sharaf lasiiyaa madfac loo ridaa .

    Laakiinse Madaxweyne Shan maalmood Ku tacjadey Ankara Ka dib si weji gabax waxyar maamuus loosuunshey wax macnaha suubinmeyso .

    Waxaan maqley markuu Xasan Ka degey Ankara wixii ugu horreeyey wasiirkii soo dhoweeyey uu Ka dalbadey waxay aheed in dalka Turkiga Ku soo wareejiyo Fahad Yaasin dawladda Soomaaliya arrinkaas Wasiirka Ka yaabisey .

  22. Hadii wadanka Turkiye cilmaani ahaan jiray micneheeda mahan in daaim sidaa ahaanaayo.Nations go through changes and it’s part of this worldly trial. In the end, we are happy to have Turkiye as a brotherly powerful country.As the saying goes, be a mountain or lean on a mountain. Somalia can’t afford losing the support of Turkiye,and we as Somalis must reciprocate that favour.
    I would actually suggest and support a Turkiye week in Somalia where by we celebrate that deep friendship we have.

Comments are closed.