Sirdoonka Puntland oo howlgal ka fuliyay Laascaanood

Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa war kasoo saaray afduub la sheegay in lagula kacay Khadar Caydiid, kaas oo kunoolaa magaalada Boosaaso, balse qoyskiisu sheegeen in loo afduubtay caasimadda gobalka Sool ee Laascaanood.

War kasoo baxay Booliska Puntland ayaa lagu sheegay in baaris ay sameeyeen ‘sirdoonka Puntland’, lagu ogaaday in uusan jirin wax afduub ah oo lagula kacay Khadar Caydiid, balse iskiis ah uu u tagay magaalada Laascaanood, uuna degay mid kamid ah Hoteelada magaalada.

“Khadar Caydiid oo maal mahan warkiisa la’la aa qoyskiisana ay sheegeen in lagu afduubay magaalada Bosaaso ayaa baaritaan ay sameeyeen sirdoonka Puntland ayaa lagu ogaaday in uu safar iskiisa ugu joogay magaalada laascaano,Taliska Ciidanka Booliska Puntland oo gacan ka helaya ciidanka booliska Somaliland ayaa ku guulaysteen in ay gacanta ku dhigaan isagoo dagan mid kamida hotelada magaaladaas kuyaala aysana Jirin cid afduubatay.”

Sidoo kale, Booliska Puntland ayaa sheegay inay gacanta ku hayaa ‘Khadar Caydiid’, iyagoo u mahadceliyay Booliska Somaliland oo gacan ka siiyay qabashada ninkan.

“Taliska Ciidanka booliska DPL waxa uu u mahadcelinayaa dhigooda ciidanka booliska Somaliland oo gacan wayn ka siiyay qabashada khadar Caydiid.”.

PUNTLAND TIMES

 

9 Comments

  1. GUNYAR GUNYAR WAXAA KOR USO BAXAYA DHABAYACO IYO IDOOR U HEYSHIYEEN SSC
    HADA CIDI KAMA DADNA HADHOW YAAN LA ODHAN DHULBAHANTAA IDOOR KUSO HOGAMIYEEY BUROWADAL IYO WAX LAMIDA MAR DHOW BOGNAHA WALLE LEYS GONAYAA

    • sanaag iyo sool iidoor baa leh, beenta aad iska dhaashicsan ayaan la yaabey, tuulooyin iyo magaloda laascanod ayaad ku leedihiin. tuulooyinkana dadkii lahaa somaliland bey ku biireen ooreerkaaga ree dhahar ugu horeeyaan hoori yahow

  2. SACIID DHAHAR HORGAL MEELNA SHARAF KUMA LAHA, KUWAAD U TAGTAY IYO KUWII AAD KA TAGTAYBA.
    SOMALILAND,GALMUDUG, IYO PUNTLAND WAXAA KA DHEXEEYA IN MEEL LOOGA SOO WADA JEESTO WAANA SHARCI AY OGOLYIHIIN MUSLIM IYO GAALABA.
    SAID DHAHAR ADIGA IYO QAAR KALOO BADAN CALOOSHA AYAA IDIN BUUXDA CUQDAD.

  3. Sirdoonada jamhadaha Garoowe & Hargaysa oo Laaska si wadajir ah uga hawlgalay!!!

    Halkaa waxaa ka cad tuhunkii ahaa in dilalka qorshaysan ee ka dhaca Laaska ay isla fuliyaan Hargaysa & Garoowe.

    Hargaysa Boy, SSC aniga ayaa madaxweyne ka ah, Iidoorna shuqul iskuma laha oo timahoodu dhinac uma wada xiirmaan.

  4. Gobolka shabeelada hoose iyo Gobolka shabeelada dhexe, Hiiraan, iyo Gobolka bay waxey kan mid ahaayeen hantidii Somaliweyn ey lahaan jirtey oo aseendooyin waa wey Ah ka kooban shan boqol oo kun oo aseendooyin waa wey. Waa in kabadan 4 Gobol oo Somaaliyeed.
    Waxaa ku habsadey Hawiyo mooririyeen. Waxey abuureen been abuur ay ju sheegeen alshabaab. Iidoor daba qoyane iyo caruurtiisa cidiyo timoole.

  5. Iidoor cidiyo timooley Sool iyo Sanaag inaad ku habsatid
    Waxey la mid taget Mooriyaan ku habsatey Gobolka Shabeelada dhexe iyo Shabeelada hoose Hiiraan iyo Bay.

    Iidoor iyo Hawiye Aduun iyo Aaqiro waxaa u sugnaatey ciqaab.

  6. Iidor marwaliba xanaaqsan, caajis uleh, aan karti lahay.
    Iidor harheyso niyad jab.
    Iidor hargeyso shaki
    keligiis burco iyo harheyso colaadeed, hargeyso aan la hubin. Iidor curyaan,
    Iidor cayda hargeyso.
    Iidor hargeyso xishood.
    Habar jecel , habar awal iyo habar yunis iyo Iidor oo dhan go’aan la’aan.
    Iidor, daallan iyo xanuun
    Iidor hargeyso dhamantiin wareersan fikirkiina Iidor faa’iido lahayn
    Iidor yaraatay, liita
    Iidor meel waliba dambiile.
    Iidor, nugul.

    Iidor, nacayb badan.
    Iidor ku qanacsanayn
    madhan.
    aan fiicnayn.
    murugaysan.
    Iidor, qasab, weerar.
    karaahiyo, niyad jabay.
    shakisan, qadhaadh.
    Iidor, canaan badan.
    Iidor , quusasho.
    gardaran.
    Iidor la quudhsado.
    Iidor, ciil badan.
    Iidor, kalsooni darro.
    murugaysan
    bararsan
    karaahiyo
    niyad jab
    hoog leh
    xanaaqay
    laga cabsado
    luntay
    naxariis badan
    xanaaqay
    quus
    aan la hubin
    naxdin leh
    xanaaqay
    caajisnimo
    dhib la’aan
    oo fuud ah
    iskutallaab

  7. Haddii caqli jiro Puntland iyo Somaliland ha is garabsadaaniin,hana Ku wada noolaadaan nabad,iskaashi koonfur rajo kamasoo muuqato aan ahayn qas,argagixiso,kharbudaad,xasad iyo shaarka dawlada oo lagu cunaqabateeyo.

Comments are closed.