UPDATE: Itoobiya oo ku dhawaaqday war culus oo la xariira Biyo-xireenka webiga Nile

Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay bilowday qabashada biyaha wajiga 2aad ee Biyo-xireenka ay ka hirgalinayso Wabiga NIIL-ka, oo ay isku hayaan dawladdaha Masar iyo Suudaan.

Addis Ababa ayaa sheegtay in bisha September-2022 qeybtan lasoo gabagabeyn doono, hadda wixii ka dambeeyana Biyo-xireenka uu yahay Nuklear/halis aan cidna haweysan karin.

Qaahira ayaa dhambaal dacwo ah u dirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midowbay, ayna ku dacweynayso dawladda Itoobiya in ay qaaday talaabo aan loo dhameyn.

Suudaan ayaa mustaqbalkeeda halis gali karaa, haddii ay dhacaan isku dayo la xariira in la qarxiyo ama la weeraro biyo-xireenka Itoobiya, isagoo si deg deg ah biyaha ugu sii deynaya dhinaca Suudaan.

PUNTLAND TIMES 

11 Comments

  1. Low IQ culusow

    Taageeradii uu ku baaqay mawaanu ciidamo soo diraynin badbaadiya masar.

    3 bilood waa la awoodi waayay in 18 wasiir oo 4.5 ah la magacaabo. Waxaana laga hadlayaa badbaadinta masar!!

  2. Allow Jabi Salibiyiinta Itoobiya iyo Dabadhilifyadooda ee Faqashta ah, waxay qatar weyn ku yihiin Muslimiinta Suudaan, Soomaal iyo Masar

  3. Silka hoyadin wasa al shabab galan la dirirayna ku mar mar siyooda ciyal maskaxda ka waala . Baxda iigu imaada 😉😉😉

    • miyaan hooyo fiican ku dhalin, miyaanay si fiican kuusoo rabayn, waan hubaa in hooyo fiican ku dhashay oo maba jirto hooyo somaliyeed oo xun, balse meel kale bay inkaari kaaga dhacday, afsomaliga badan hooyo mar dambe ha caayin, wax kale ku hadal kana istaq furulayso, markaan akhriyey warkaaga iyo caydaada haq baa wallaahi meeli i tidhi, hooyaday uun baan mooday, waayo hooyo waa hooyo,

  4. xaarsaaq baa oodaha soo jabsatay, cida keliya ee itoobiya hargeysa ku marti qaaday waa idinka. gaalo dhulkiinay joogaan markaa waxan leeyahay qabiilka xaarsaaq idinku dib muraayad isugu daawada kkkkkkkkkk.

  5. Waxaan akhyaarta markale ogaysiinayaa in uusan sitaha “Ducaale Kaahiye” ahayn Hawiye, balse yahay guulwadeyaasha SNM ee halkan kadhex burqada mid kamid ah. Laqbadiisu waa mid Waaqooyi ah oo Gaalkacayo iyo wixii kasii korreeya ah.

    Wuxuuse maanta qummaati iskugu kashifay magac uu u adeegsan jiray ‘Barawaani King’ ee ah “Barawani Queen” (boggii kan kahorreeyay booqda oo arka). Akhyaarta sharafta leh ee aynu halkan muddo wadajoognay ayaana garan kara qofka uu yahay ee “queen” adeegsada – laakiinse anigu ma kashfiyo Allah (SWT) Wajigiisa Kariimka ah aawadii.

    Magaca ‘Masuulsare’ markii iigu dambeeyay nin akhyaar ah oo aan aad u qaddariyo ayaa lahaan jiray, haddase beladii magacyada badnayd ayaa lamoodaa inay ka afduubatay.

    Nimankan Hawiyaha magaca ka dilay e ma aha ee lasocda. Waxaa walaalaheenna Hawiye halkan isin uga ah Aw Yuusuf Jaamac, isaga halooga fadhiyo afhayeennimada tolkiisa. Intooda kale waa bug aan aakhiradooda uturahayn.

    • SAXITAAN

      Nimankan Hawiyaha magaca ka dilay ma aha e lasocda. Waxaa walaalaheenna Hawiye halkan isin uga ah Aw Yuusuf Jaamac, isaga halooga fadhiyo afhayeennimada tolkiisa. Intooda kale waa bug aan aakhiradooda uturahayn.

      • MUQDISHO iyo HARGAISA

        Dadka ku nooli ee sheegtaa abidkoodba gaalo caano kama daadin, jihaadka ay sheegtaan waa dadkii HARGAISA iyo MUQDISHO ku dileen kuwaasoo dhamaantood Somali/islaam ahaa. Waana kooxihii ugu horeeyay ee sheegay in axmaaro walaalo la yahay, kuna riday nidaamkii somaliyeed.

        Talyaani iyo INGIRIIS cadde yaa biyaha daba siday!

        Ma maantaad islaamka soo gasheen! Xabashi iyo faraacinada haday noqoto xabashaa islaam u dhow waana nimankii Ahalkii rasuulka(csw) oo caruurtii nabi muxamad ka mid tahay soo dhaweeyay.

        Biyaha Nileka xabashaa iska leh, waana hawl utaal MUQDISHO iyo HARGAISA inay Masar siiyaan..

        • Warkaga waxaa ka dhiman, SSDF baa ugu horreysay Somali wax u gala Itoobiya, oo mucaarad noqda ee talada ku darso, waase ku saxsanaayeen oo Siyaad Gaal buu ahaa kana sii xumaa, muslinimo ninkaan kugu dhaqayn muuminimo khaas ah gaal maxasta kuu dhawra ood magansato baa dhaama, ninka baraagaha duminaya, dumarka kufsanaya xataa reer miyiga, magaalooyinka diyaarado ku duminaya ma muslim baa, oo aayado quraan u bedelay oo wadaado ku laayey

  6. Waa in Dawladaha Puntland,DDS , Jubbaland iyo NDF ay door wanaagsan Ka qaataan siyaasadda Geeska Afrika ..

    Beesha Caalamka iyo wadamada muslimiinta waxay soddon sano dejinayeen sidii dekedda Berbera loogu gacan gelinlahaa dawladda iyo dadka Itoobiya ..

    Sidaas darteed waa in Daarood Ka qayb qaataan qorshaha caalamiga ee Ka socda Geeska Afrika oo ay taageeraan sidii dekedda Berbera loogu wareejinlahaa Itoobiya maadaama DDS dadka ugu badan degan yihiin dad Daarood ah .

  7. Yaa daawaday videoga Tiktoka ah ee la yidhaahdo ” What do you want? ee qofka su’aasha la weydiinayaana uu Ku jawaabayo, ” it isn’t that simple”
    Videogaas ayaan xasuustaa markaa arko faalooyinka Soomaali Galbeed.
    Wax uu doonayo Iyo wuxuu diidaayo lama yaqaano, waa inuu mar walba wax after lagaadeeyo!
    Isagu miyaanu ahayn Kan lahaa Itoobiyaanu la dagaalanaa, iidoorka Iyo Hawiyuhu waa gaal- kalkaal. Markus Xasan Sheekh Masar tageyna wuxuu ku leeyahay Itoobiya ayaa la fogeynayaa!
    Shalay Farmaajo ayey Ogaadeenku necbaayeen arrinta Jubaland awgii, maantana Xasankii ay taageersanayeen ayaa isagoon weli sal-dhigin cay Lagu miisayaa!
    Bahahaha iska astur niyahow

Comments are closed.