XOG: Madaxweyne Xasan oo guul-darro kala kulmaya qorshihiisa dhismaha Golaha Wasiirada

Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bilaabay kulamo gaar gaar ah oo uu la yeelanayo Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulamada oo xooggooda bilowday Sabtidii ayaa looga hadlayaa dhismaha Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya. Ilo xog ogaal ah ayaa inoo xaqiijiyay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu ka dalbaday Xildhibaanada uu la kulmay, oo uu ku qaabilay si ‘maamul gobaleed ah’, inay taageeraan dhismaha Xukuumad inteeda badan ka imaanaysa banaanka, oo aysan qeyb ka aheyn Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Ra’iisul Wasaare Xamze Cabdi Barre oo dhowaan waraaq codsi ah u gudbiyay Golaha Shacabka BJFS, ayaa dalbaday 10 berri oo dheeraad ah, kadib markii 30-kii cisho ee dastuurku siiyay oo ku ekaa “25-July”, uu kusoo dhisi waayay, Xildhibaanada ayaana aqbalay.

Puntlandtimes, ayaa ogaatay in aan hormar wanaagsan laga sameyn kulamadii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xildhibaanada, xilli maalmo kooban ay ka hareen waqtigii la siiyay Ra’iisul Wasaaraha.

Dowladdii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa horey u dhaqangelisay in ‘in ka badan 70%’ Golaha Wasiiradu ka yimaadaan Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS.

PUNTLAND TIMES 

8 Comments

  1. SALAAMU CALEEKUM

    XASAN DHIIQO, waxa uu rabo socon meeyso..

    Miskiinka XAMZA ABDI BARRE, waxaa loo keenay liis ay ku qoran yiheen sidaan:

    1. WASIIRKA AMINIA, FIQI
    2. WASIIRKA GUDAHA – CABDIRAXMAAN ODUWAA
    3. WASIIRKA TACLIINTA – CABDULLAHI SANBALOOLSHI
    4. WASIIRKA CADAALADDA – FAARAX SAKIIN

    Afartaas wasaaradood waa wada ‘A CLASS”.. Hadaba maxaa haray, wax haray maba jidhaan, aan ka ahayn:

    1. WASAARADA DIBEDDA (PUNTLAND)
    2. WASAARADA GAASHAANDHIGA (SOUTHWEST)

    Miskiinkaan, ku dhex jidha YEEYDA HAWIYE, yaa wax u sheega… War meesha waxba kuuma yaaleen, ee is-casil, ma waxaad ka liidataa, YUSUR ABRAAR oo waliba gabadh ah.

    War meesha isaga tag… sharafta ha iska qaadin.. Madaxaaga ha laalaadin.. wiil CABDURAXMAAN ISMAACIIL JABARTE baa tahay… Berri baad noqon madaxweyni, ee quursi ha qaadan..

    War ha igu noqon DOQON OGAADEEN…. nagu noqo GEESI OGAADEEN… ILAAAHOOOW KUU NAXARIISO, SAYID MOXAMED CABDULLE XASAN..Ama MAQTAL DAAHIR ..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  2. Baraawiini Queen

    Adiga dhibka ku haya maxaa waaye ? In aad Siyaasad ka hadashid Ayaaba qalad ah !!

    Kabahaaga iska tolo.

    Ina gumeed kasta oo ciilan Hawiye ayay kaga dhagtay masaakiin oo Maxaad nagu darsateen ?

    Hada kadib nin aan Reerkiisa Canshuur ka keenin Wasiir ma helaayo.

  3. DUCAALE KAHIYE

    Meeshaan ma aha guri ILMA BUCUR BACAYR… Waa guri ILMA CABDURAXMAAN ISMAACIIL JABARTE..

    Meeshaan ILMA-GENERALL MOORGAN ama ILMA COL. AWEES GEEDOOW loogama baahna… Wacal aa lagu dhalay…

    Waa in aad ka baxda oo aad gurigiina REER BUCUR BACAYR aad hooyintaada iyo caaydaada la aadaa..

    DHILO KA SINAYSAN JIRTAY GEN MOORGAAN, SANKADHUUDIGII COL. AWES GEEDOOW aa ku dhashay.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  4. DUUCAALEE KAAHIYE

    IIDOOR WAGASHLEE, INA MOORGAN, INA AWES GEEDOOOOOW… IBNO MAKHNUUD.. AABAHA BAA KU BARAY SIDA LOO NOQDO MAKHNUUD… WAAYO, ISAGAA HINGIRIIS WASI JIDHAY.

    WARYAA MEESHA KA CARAR…

    RAALI AHAATAA, ABTIYAAL, NAJISKAAN WACALKA AH, AAN IDBINAYAA… MAALIN KASTA CAAY UU HALKAAN LA FADHIYAA..

    ABTIYAAL, IDINKU WAAD KA XISHOONAYSAAN… LAAKEEEN ANAA AFKA JEBINAYAA

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  5. @barawaani king
    boqor innaga buufi cayayaanka xaarsaaq oo shaqo innaga dhigtay hargeysadoodii ku celi dugaaga XAARSAAQ.

  6. HAYE

    ABTI, waad igu ogtahay… najaasta aan xishoodka aqoon… IIDOOR WAGASHLEE, inta uu nabada kugu yeelo, dagaalka kuguma gaarsiiyo..

    Markii aad ka gacan sareeyso, futada lee kuu soo dhiganaa, naagahooda lee kuu keenayaan, gabdhahooda lee kuu rufiyaanay..

    Markii ay kaa gacan sareeyaan, gus lee kuula soo baxayaan… IIDOOR WAGASHLEE, ma aha dad nasibnimo leh.. ma aha ixtiraam mudan.. ma aha dad karaamo iyo xishood leh..

    Marka waa in la iska buufiyaa… wacaladaa..

  7. Waxaan akhyaarta markale ogaysiinayaa in uusan sitaha “Ducaale Kaahiye” ahayn Hawiye, balse yahay guulwadeyaasha SNM ee halkan kadhex burqada mid kamid ah. Laqbadiisu waa mid Waaqooyi ah oo Gaalkacayo iyo wixii kasii korreeya ah.

    Wuxuuse maanta qummaati iskugu kashifay magac uu u adeegsan jiray ‘Barawaani King’ ee ah “Barawani Queen” (boggii kan kahorreeyay booqda oo arka). Akhyaarta sharafta leh ee aynu halkan muddo wadajoognay ayaana garan kara qofka uu yahay ee “queen” adeegsada – laakiinse anigu ma kashfiyo Allah (SWT) Wajigiisa Kariimka ah aawadii.

    Magaca ‘Masuulsare’ markii iigu dambeeyay nin akhyaar ah oo aan aad u qaddariyo ayaa lahaan jiray, haddase beladii magacyada badnayd ayaa lamoodaa inay ka afduubatay.

    Nimankan Hawiyaha magaca ka dilay ma aha ee lasocda. Waxaa walaalaheenna Hawiye halkan isin uga ah Aw Yuusuf Jaamac, isaga halooga fadhiyo afhayeennimada tolkiisa. Intooda kale waa bug aan aakhiradooda uturahayn.

  8. Ma jamhaddii “bed-baado qaran” la baxday, ee uu Xasan horjoogaha u ahaa, baa xilalkii isku haysta illaa amminka?!

    Sideedaba haddii tuugo wax soo wada dhacdo, oo aysan degsan qorshihii ay wax u qaybsan lahaayeen, waa iska caadi in ay ku dagaalaan sidii ay u qaybsan lahaayeen wixii ay soo dhaceen.

    Haddaba, haddii kaaba-laadarku uu kooxdii Shiirkole difaaca kaga soo jirtay, ee ay kala hoggaaminayeen CCShakuur, Mahad salaad, Fiqi & qaar kale oo badan qaybtooda loo tuuray (beesha Habar-Digir), maxaa diidaya in qaybtooda loo tuuro kooxdii Ber-muda carro tuurka ka samaystay ee Khayre & raggiisu hoggaaminayeen (beesha MuruR-Sade)? Halka kooxdii soonka ka xiratay Marinaayo, ee uu Xasan hoggaaminayey (beesha Mundulood), ay qaateen qaybtii ugu weyneed qaniimada oo ahayd madaxweyne. Hakaa waxa ka muuqda in ninka meesha ku dhex wareersan uu yahay Mr. Xamse.

    Mid yar oo ku saabsan Mr. Xamsena waan raacsanayaa idinka oo iga raalli ah. Dagaalka Ato Abiy uu ku qaaday bedbaado-qaran kama bilaaman goortii Xasan aaday Masar, ee wuxuu la koowsaday magacaabistii Xamse loo magacaabay wasiirka koowaad ee bedbaado-qaran. Sababtuna waxa weeye, Ato Abiy oo ku eedeeyey in bedbaado-qaran ay muwaaddin Itoobiyaan ah u magacawday wasiirka koowaad, oo ay xadgudub ku samaysay xaduuddiisa. Waana sababta keentay in kacdoono laga soo abaabulo xuduudda Soomaaliya, si badda loogu kiciyo villa Soomaaliya.

    Waad arkayseen oo ayaamahan (xitaa) Amxaarkii Cag-jar ahaa bay Addis-ababa soo adeegsatay, isaga oo leh waxa aannu calankeenna ka taagaynaa Soomaaliya gudaheeda sida Kenyaba uga taagatay. Marka, jamhaddii bedbaado-qaran talaa u taalla. Weli la isma gaadhin waxaa dhiman maamul-goboleedyadii. Kaliya waxaa la sugayaa ku dhawaaqista golaha wasiirada.

    Gunaanadkii, jamhuuriyaddii Soomaaliya la odhan jiray waxa ay u baahantahay in dib loo qarameeyo. Halku dheggeena maantuna waa, “dillaalkaa hadhi waayey dib halloo qarameeyo.” Hana la soo duceeyo.

Comments are closed.