XOG: Somaliland oo hor istaagtay dhismaha xarunta labaad ee Baarlamaanka Puntland ee Badhan!

Somaliland ayaa hor istaagtay dhismaha xarunta labaad ee Baarlamaanka Puntland, oo ka soconayay magaalada Badhan ee gobalka Sanaag.

Dhismaha xarunta Baarlamaanka Puntland ee Badhan ayaa waxaa la dhagax-dhigay ‘bishii November, ee sannadkii 2018kii’ , waxaana maalgelinaysay Hay’adda UNDP.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo maalmo kahor ka hadlayay kulanka Baarlamaanka oo uu hortagay Wasiir Qorsheynta Puntland ayaa sheegay in xaruntaas dhismaheeda uu amray joojintiisa Xafiiska Hay’adda UNDP ee Hargeysa.

Wasiirka Qorsheynta Puntland, Jamaal Carab ayaa xusay in aysan Wasaaraddu arrintaas waxba kala socon ayna hadda ku sameyn doonaan dabagel, maadama ay Wasaaraddu u xil-saaran tahay jiheynta siyaasadda qorsheynta deegaanka iyo la-xisaabtanka iyo meeleynta deeqaha daneeyayaasha.

Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay Puntlandtimes, in Xukuumadda Somaliland ay ku amartay Hay’adda UNDP joojinta dhismaha xarunta labaad ee Baarlamaanka Puntland ee Badhan, taas oo sababtay in Hay’addu joojiso dhaqaalihii ay ku bixinaysa dhismahan.

PUNTLAND TIMES

54 Comments

  1. cajaa’ib illeyn annagaa yaab aragnay xitaa UNDP somaliland baa xukunta.. maxay tahay shaqada dowlada federaalka ee la sheego… tan labaad ee ugu darani waxa weeye xitaa puntland mashaariicda horumarinta ee laga wado somaliland baa jaangoysa!!!!

    • xuseen
      waa simple jawaabtadu, Badhan waa somaliland, dawlad Federal xukunkeeduna somaliland ma gaaro

  2. WALI DAD BADAN SIBA UMADA DHAGADHAGEYSA RADIO BBC TULO ILA MAGAALO DHAGTA KU HAYA WAXA KOLBA SODHACA UNBEY GATAAN MA SHILAAN WAXA LO WARAMAYO LAKIINSE XAFISKA HARGEISA UNDP GAROWE WA JOGAAN KUWA HARGEISA WA SANCADAALE INGIRISA KA GAROWE JOGAANA WA SANCADALE JARMALA WA ISLA SANCADAALE WA ISKU UNDP LAKINSE WAKALA GABIIL INGIRIS OGSONOW SAYIFKI DARAWISH BEEY KA URINAYAAN DHULKA RER HARTI INTA LAGADILEY CADAN MAHADHO SASEY NO JUGAJUGEYNAYAAN O IDOOR IYO HORLGAL U SO ADGEYSANAYAAN KAN GAROWE ASAGU JARMAL HAWLAHU U JOGAA WA MACDAN GURASHO EEYG WEY ISGEYBOYEEN DALAD GUDHANA HOSTEY KAGA JIRAAN UNDP MARKA KUWAN MADAX ISKU SHEYGA LACAG UMRY WAYIN INEEY BAXSHAAN DHISIDA BARLAMAANKA BADHAN EE AYAGA JEYBA KU SHUBANAYA

  3. Harti Daarood wuu ceebeeyey!

    Qabiil Yar oo aay ka dad badan yihiin, ka tiro badan yihiin, ka aqoon badan yihiin, ka dhul weyn yihiin, kana Hanti badan yihiin ayaa maanta u diidaya deegaan Harti leedahay oo Caloosha Harti ku dhex yaala in aay dhistaan!!!!!!!
    Qabiil kale oo Daarood ah oo taasi aqbali lahaa ma jiro! Kaaga darane waayba sii sheegayaan!

    War Hartiyow awoodiina Rabbi ha idin tuso uma jeedaane!!

    • Xade naceybka aad Hawiye iyo Isaaq u qabto iyo weliba Ogaadeen iyo Majeerteen waa la ogyahay. Ka yar ka dhul yar ka aqoon yar, waa Ruwaayad aan ku qornayn buugna. Sida Somalidu u kala badan tahay u kala awood badan tahay dunida waa taalaa, CIA, UN, WORLD BANK, UNDP, meel walba waa taal, beentii aad sheegi jirteen waa socon weyday, cadceeda sacab laguma qarin karo, Harti ma ceeboobin ee Sade oo SAB ah baa ceeboobay, Somali ma taqaanid eelayda iyo Habargidir oo dhulkaagii kaa qaaday baad ka taqaan, Barre Hiiraale wuxuu ku leeyahay waxaan ku dhashay Dhusa-mareeb, maanta rag baa sheegtay dhulkaa, adiga xaggee Somali ka joogtaa, 16 xildhibaan baa maanta laguu soo qorayaa adiga oo Madaxweyne sheegta atleast Hartigu iyaga ayaa waxooda soo qorota.

  4. Waxaa la yiri, Ugaar Waxaa garabkeeda laga baxay ooy jabtay, markii uu Biciid Geeskiisa dheer la cararay!
    Daarood sidee buu cadowga cunaya yur is kaga dhihi karaa, haddii uu Harti Awoodiisa arki waayey?!

    • Markii aad xukunka ka dhacdo baad yaa daaroodeey ku hadaaqdaa (1991 and 2022) marka aad xukunka fadhidana Puntland dumiya, Jubbaland ku duula weeye warkaagu, abbahaa iyo nin aan ku aqoon quraan u akhri, wacal aan adiga ahayn oo Daarood ahi ma jirto, Leelkase iyo Awrtable wax haku tareen, maanta dhulkiisii ninka la googoosanaya waa adiga, Iidoor sidaad ku neceb tahay waa ognahay, annaga hanoo soo marin

  5. @saciid dhahar
    ma waxaad u jeedaa lacagtii kuwa masuuliyiintaa cunay mise waxa lagala cabsaday inay cunaan markaasaa mashruucii hargeysa loo wareejiyey???
    si kastooy ahaataba waa mahadho ceeba oo aan dib loo daawayn karayn!!!

  6. XADE SXB MAREEXAAN IYO UGAADEEN MAR KASTA WAXAAD DACAAYADEYSAAN MAJEERTEEN MARARKA QAARNA WAXAA IDIN HOR SOCDA DHULBAHANTE IYO WARSANGELI OO IDIN KULA TUFAYA MJ GAAR AHAAN MAXAMUUD SALEEBAAN.
    MARKA BAL HAL MAR CADAALAD SAMEE OO RUNTA U SHEEG DHULBAHANTE IYO WARSANGELIGA QAATKOOD AYAGAA IIDOOR WATA OOBA XABAD NOO SOO QAATA MARARKA QAAR.

  7. We think someone has to tell our friends and donors we’ve been trying to understand very very hard in last four years why Somalia 🇸🇴 is in the news for humanitarian agencies bugging money to feed starving Somalis from hunger for almost there decades while the country is in full of resources including RED SEA and INDIAN OCEAN and firm lands to grow food what is going on? That was the question that many of as asked and talked about.

    SOMALIA 🇸🇴 IS OURS AND WE DO CARE DEEPLY IN OUR HEARTS AND WE CALL LAUD AND CLEAR ITS TIME TO CHANGE THE OLD APPROACH TO A NEW APPROACH FOR DEVELOPMENTS IN SOMALIA 🇸🇴 THIS APPROACH IS CALLED “FREEZE APPROACH”

    Here’s is few examples to help UNDP and all other UN 🇺🇳 agencies throughout Somalia 🇸🇴 next two years we love to see these two approaches implement in Somalia 🇸🇴.

    1. Fist approach “18 Regions 18 Months approach” “ ONE ROAD TO CONNECT TO ANOTHER REGION” that’s it done.

    2 model this model is the one that most Somalis agreed in 2019 meeting its very important that to trying to 36 months freeze or out of Somalia 🇸🇴 completely to see how the country functions without UN 🇺🇳 agencies help.

    We concluded in 2019 that its not good or the communities interest that UN aid agencies to dictate our communities development and their future generations. It’s has been debated four times in the past to change the course now it’s time to get rid off UN 🇺🇳 aid agencies and out of the country ASAP we believe it was right but we’ve never called upon to pressure regional administrations especially PUNTLAND to take action immediately for the sake of our communities to find development partners instead of UN 🇺🇳 aid agencies in between the countries whom interesting to partner our communities with development in order to make sure they survive from drought, famine, and other calamities.

  8. @ A, xade hadhaa faqash,

    Waar ninkii iidoor ee ku kufsaday waa in laguu doonaa Yaa Fataal,, waar boolidii iyo xaaraantii lagugu soo koriyey baa ku gubaysa, ogow nacayka aad reer dhan u qabto inaad adigoo duleysan qurbaha ugu baqti sidii kuwii kaa horeeyey ee daalimiinta ahaa adoo weliba caydh dawarsanaya,,
    Been kuu sheegi maayo waxaan aqaan caruurtii faqashtu dhashay ee qurbaha ku nool iyo kuwii dhalayba sida ay ugu fasahaadeen uguna duloobeen waayo xaaraantii lagu soo koriyey iyo xoolihii masaakiinta ayaa kasoo if baxday weliba kuwa reer ahaan ugu dhow Afweyne ayaan halkan kuusoo dhigi karaa laakiin ma samaynayo,,Xaasha
    Odey xun baa tahay oo nijaasa oo cuqdadi googoysey yaa fataal,
    Kulahaa qabiil yat oo hanti lahsyn xayawaan sidii dameerka ciyey,isaaqu Somali ayaaga u hanti badan ugu aqoon badan ugu karti badan uguna geesisan waana taa ka muqaata yaa Nedel,,
    Ma adeerka Afweyne ragii uu faqashta ahaa ee uu xoolihii masaakiinta ku raray ee ku taajiray baad Isaaqa moodey waar Isaaq waa Xalaal cun Yaa Ahbel,,
    Dalku waa somaliland badhan waa somaliland marnaba taako ka mida dhulka somaliland kama tanaasulayno waxaanu ku bixinaynaa waxkasta iyo way kasta oo ku kacayso,,
    Sidii dagaalami Tukaraq isu soo habarwacda kuwo xun xun oo gedo laga keenay oo reerhiina ah gunta darood ah waa tii lagu qabtay ee kuwaasha waa nala soo siray kkk,

  9. @ runsheele
    maxaa ku gubay
    gartay qabiil yar????
    mr xade waxba ma dhimin..
    suaal kooban maxaad qolka yar isugu soo xidheen haddii aad qabiil weyn tihiin??? lacagse waad haysataan!!! lkn waxaan ku weydiiyey qurbahan ma joogtaan miyaa??? oo macsuumiin baad tihiin miyaad ka wadaa???

  10. Beensheege!!

    Iska hantaatac isha Harti baad ka aragtay in aad sidaa u hadashaaye!!

    Anigu sow ninkii aad Gawaadka u ahayd ee aad xitaa dumar aad qabtaan aad ku marti soori jirtay maahi?! Kkk
    Ma aragtay wixii Banaaxis idinka baxayey sida Lo’ Libaax aragtey intii yarayd ee uu Farmaajo Villada joogey, isoonba xaggiina u Socon?! Kkk

    Dadkaan ku aqoon u Daaxuuri oo u dig diglee, laakiin Anigu waan aqaan ciddaad tahay iyo Gunnimadaada!!!!

    • Mareexaan dumar ma leh miyaa, taajirka ma Ina Xoosh baad u taqaan, aqoontaadu ma `Idaajaa baa, Harti waa is nahay, waa is dhalay waa isla dhaqannaa, meeli kaagama bannaana, iskumana diri kartid, waana joognaa xagga iyo xagaaba, mana dhahaan waxaad dhahayso, haddii ragganimo kugu jirto dumar afkaaga ma soo mariseen, illeen dumar maba lihide waa eelaay foolxumo ka badatay oo ragga iyo dumarka la kala garan

  11. RUNSHEEGE(BEENAALE) IIDOORKU DHAQAN XUMAA MAXAAD LA CAAYTANTAAN SCOOLKII ABAARSO EE DABOOLAYAASHA MIYAAD KA SOO WADA BAXDEEN?
    NIN RAGA AYAAD HADALADAA AKHLAAQDA KA BAXSAN USOO QOREYSAA SUBXANALAAH.

    • @ Wiil waamo,
      Weligey kuuma jawaabin waayo dood ama rayi ama aragti midna ma keentid keliya waxa halkan usoo gasha Difaac reer iyo in aad afka kaga boodid hadiiba reerka aad difaacdo lasoo hadal qaado sax iyo khaladba waa ku taageertaa,,
      Waamo xade waa Odey xun oo asaasaq ah oo aan akhlaaq lahayn xoolo iyo booli kusoo korey,,bal u fiirso odeygaa xun every coment usoo qoro oo aanu Isaaqa ku durayn ama ku aflagaadeynayn ma jirto hadii aanu iidoor caayin ama wax ka sheegin malaa ma noolaan karo Cajaaib,,
      Adiguna marwalba waa ku difaacdaa ficilada xunxun uu reer dhan sheekh iyo shariif leh ugu gefayo,,
      Adhi la laayo adhi la laayo ayuu leeyahay anigoo sidiisa dumar iyo hooyo somaliyeed waxba ka sheegayn sidiisa laakiin ninka aad difaacayso waa ninka hooyo somaliyeed caayaya anigoo og kuwa ay isku reera yihiin sida ay u jabeen una baabe’een,
      Gunta iyo ciilkama kore naaqus ah oo laga badiyey ayaa dumar caydooda ku meeraysta waana dhaqanka fulayga aan raga la doodi karin,

      @ Xade hadhaa faqash,

      Horta xaar makaga sii daayey dumar uun baad ku carartaa caydooda waana dhaqanka ninka liita ee inagumeedka laangaabka ah sidaada.
      Xaasha Xaasha inaanan hooyo somaliyeed iyo gabadh somaliyeed qabiilkay doonto ha ahaato caayo sidaada,

      Waa dhaqanka fulaha marka la karbaasho uu dumarka caayo, kuwa reerihiina ah ayaan aqaan iyo sida xaalkoodu yahay maanta oo weliba kuwii generaladii beenta ahaa lagu tolay gabdhahoodii iyo fusuqa iyo fawaaxishka ay galeen ama ku jiraan waana midhihii iyo xaaraantii aad ubadkiina ku quudiseen laakiin waxba ka sheegi maayo,,

      Maanta xaalku waa Isha Cali ka laalaada maanta adiga ayay ceeb aduun ku dul hoganeysaa waayo Amxaar iyo sangadhhuudi dhulkaagii iyo dadkaagiiba iyagaa ku baashalaya kuna soo casumay,
      Aleylehe Maanta nin kaa jilicsan oo kaa gunsan oo dumarkiisii hortiisa lagu kufsado adiguun baa jira, hadaad nin raga tahay waad ka dhiidhi lahayn oo ka dagaalami lahayd oo dumarkiinan Amxaar iyo sangadhuudhi isu kala bedelaan ayaad ka dhiidhi lahayd Yaa Fataal,,

      All eyes on you,iyo Amxaarada iyo Sangadhuudhiga ku baashaalaya dumarkiina,
      Take this for home work Idiot

  12. Great news.. great job..weldone Somaliland Republic.
    Dhulku waa Somaliland Republic.
    Dadku waa Somaliland Republic.

    Xaniinyay doontay… ku dhacaan nin u aqaaaan… ku kaadjaan nin u aqaan.

    Waana sida kaliyee faqashta loo waso.

    God bless Somaliland Republic!👋🏿✊✊✊

  13. Hoognay, maantaa idoor gobolkaygii badhan noo diidanyahay in horumar laga sameeyo. Ragii daarood xiniinyaha idoor kasiiibay, War iidooroow saa doontaan naga yeela, anaka dhan namaamula Oo waa isku kiin dhiibnaye walalayaal na hogaansha .

    Subxnallah wlhy sidaan manoo danbaysay hadaa harti iyo daarood nahay, magaca ba waa idiin dhaafnay.

  14. Bismillaah maxkamadii dastuurka puntland lama dhisin waa maxkamadii tallooyin sharci siinlaheyd barlamaanka puntland haddi loobaahdo?

  15. Aaway @ Thucufooyinkii
    lahaa dhul Gaaljecel iyo Shiikhaal iyo Raxanweyn dagaal halagu qaado,
    Somaliland oo KULAALAYSO GAROWE indhaheygu ma eegikaraan.

    Taasi maahan inayhayo Wadne ka soo dagaalamo JILIB, Jamaame, Kismaayo, Badhaadhe iyo Baardheere ee waxaa waaye
    Sideed isaga horkeentaan REER QUWAAXA Jubbooyinka ee LA WAREEGAY POWER REER Quwaax Guud iyo MINORITY BEESHA DHEXE

    Suaashu waxaa waaye in TAAG U WAAYAY BEESHA DHEXE EE SOMALILAND
    iyo Tanaago Taag uga tolikaraa Beesha dhexe ee Somalia.

    Tukoraq iyo Badhan keebaa horta u dhow ama xigo Garowe.

  16. = Majority Beelaha dhexe = Sh/hhose to Mudug

    = Minority Beelaha dhexe = Jubada dhexe to Buuloxawo.

  17. Kkkkk away barwaani king iyo awlal iyo alym maanta Oo kale daaroodka yadh yadh waa dhuuntaan marka idoor wagaash arkaan.

    Idoor wagaash rag rag dhalay iga dheh

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  18. Sidani maxay tahay ilma’adeerayaaloow ma fahmin sheekadaan idoor baa dhul daarood mashaariic laga samayn lahaa hor istaagtay waa aduunyoo ayaantii shiiga lajoogo.

  19. Khalid.

    Jubaland Daarood wuxuu ka yahay 85% dadka ku nool, dhamaan dadka aanan Daaroodka ahayn ee ah, 15% soo haray Hartigu Jubaland ayaa ka badan haddii aad runta rabto!

    Taariikhda Jubaland ee Mugeyste yaashii Ingiriis iyo Talyaani kama heleeysid meel aay kaga qoronyihiin, Gaaljecel Sheekhaal iyo Dir. Laakiin waad ka heleeysaa, Harti, Absame oo beelihiisa hoose la kala sheegayo iyo sidoo kale magacyada jifooyinka hoose ee Mareexaan.

    Marka, nimankiinan Habargidir ee 91kii Jubaland maqlay, Arrintaasi maxaad ka qaban kartaan?! Kkk
    Waxaan ku arkaa adoo sheegtay Shabeelada hoose? Ninyahow xilligii biyaha Webiga aad iibin jirtay wuu dhamaaday ee run u nooloow taareekhda waxba kama beddeli kartaane! Kkk

    Waxaa la sheegay in odaygii Caaydiid ahaa oo Taliye Booliis ah 61kii Kismaayo loo beddelay!
    Saa wuxuu arkay magaaladii oo uu Harti laandheere ku yahay, xoogaa Baajuun ahina aay la deggan yihiin!
    Markaas ayuu odayaashii Hartiga xabsi ku guray isagoo leh, sideed meeshan ku timaadeen annaga ayaadba naga shisheeyseene?! Kkk

    Markaas ayaa Oday Caaydiid si deg deg ah meeshii looga beddelay! Kkk
    Oday Caaydiid Kismaayo un buu arkaye, maba ogeyn in uu Daarood deggan yahay min Kismaayo illaa Garissa iyo sidoo kale Min Kismaayo illaa iyo Dooloow! Kkk

    Jubaland Ilaah baa leh, Daarood baase dambaabo!

    • Adigu dhulkaagii gobolada dhexe ma caabud waaq baa kaaga hadhay, aaway Dhusamareb iyo cadaado iyo guri-ceel iyo godin-labe

  20. Waanu naqaan sida loo bahdilo loo karbaasho daarood ..we know how to divide them then fuck them individually then throw them to the dustbin.

    Dhulbahante iyo Warsangeli baa Ka hadleysaa wallaahi Deni baa nooshaqeeya oo haddaan Ku dhahno hooyadaa soo dil intuu soo dilo buu soo jiidayaa ..

    Qabriga Daarood Sanaag Ku aasan meesha lafahiisa Kala baxa before aynu gudbin .

  21. Dogs can bark as far as they want
    but we know they can’t touch the tails of the lions.

    • Khalid.

      Waxaay bu bareen halqasiyo yar yar oo Ingiriis ah oo aanan xigmad badan ku fadhiyin oo aad xasuusato marka aad waayso wax aad sheegto!! Kkk

  22. A.A.Xade,
    Ha la yaabin, kuwo reer Badhan ah oo Hargeysa jooga ayaa UNDP u tegay oo ku yiri sidee mashaariic uga dhisi kartaan, dhulkaas anagaa leh waana Somaliland. Waxay kaloo dheheen haddii wax laga dhisayo waa in ay Somaliland noo soo martaa.
    Anigu ma garanayo waxaa Harti loo wada ceebaynaayo oo loo leeyahay Harti ayaa waxaas ugu wacan.
    Meesha sartu ka wudhmaydo waa laba reer waa dhulbahante iyo warsangeli oo doorbiday inay dhulkooda gataan.
    Inkastoo farta lagu fiiqo markii wax dhacaan, nimankaas majeerteenee aan walaalaha nahay waxba nama yeeline waxaas oo xumaana waxa samaynayaa waa dad u dhashay deegaanka.
    Dal ninkii lahaa dhiibayo looma taag helo. Cudur horgale la yiraahdo ayaa nagu dhacay.

  23. Xiingalool

    Indrw Garoweba waa joogaan kuwa dhulka u dhashay aad ka hadlaysee, kuwaa ma xaniinyahaa laga saaray mise wax ka awood tiro iyo tayaba ka batay kuwa Hargeisa jooga.

    Hadaa leedahay horgale harti ah baa idoor la socda, adigana aawaay kuwaagi ku hor socon lahaa Oo waliba xaqa u lahaa in dhulkooga u daba fadhiisan horgal Hargeisa jooga.

    War bahashu waa inagu foorartaa ilmdeerayaalow naga kiciya.

    • Sahra Lasqoray,
      In la kala qaraab doontay u daa. Inay inagu foorortana u daa. Inaan dal, dad, iyo sharaf dan laga lahayn u daa.
      Wax qabad waxaa ka horreeya inaad garato meesha lagaa hayo.

  24. Ma ogtihiin in baarlamaanka Puntland 35 xubin Ka mid ah mushaar Ka qaataan Somaliland.

    Ma ogtihiin in baarlamaanka Puntland looga dhex hadlikartin wax lid Ku ah Somaliland.

    Ma ogtihiin Harti including Majeerteen u Kala dheereenayo xigsiga Isaaq ..annagaa isku degaan ah ,annagaa isku dhaqan ah , annagaa xidid ah ay Ku wada hayaan .

    Ma ogtihiin in ninka Isaaq hodheelada Garowe ,Bosaso , Galkacayo iyo Qardho uu bilaash Ku degan yahay waa duriyad laandheere ah .

    Ma ogtihiin ninka Majeerteen guursada gabar reer Sheekh Isxaaq ay lamid tahay nin nayjeeriyaan gabar Inkiriis ah guursadey .

  25. Qaar baa aniga iyo akhyaar kale ina baafinaya karbuunna nagu raadinayay sidii ay dooddan kore u billaabmatay. Haddee waa ikan oo warkii oo koobanna waan idiin sidaa.

    Saddex sababood oo aan la isugu xiiqin oo la isugu dambaabin ayaan idiin ogahay oo waa sidan hoose.

    1. Badhan iyo Sanaagta Bari abidkeed kama mid ahayn Somaliland-tii uu Ingiriisku gumeysanyahay. Sanadkii 1896 ayay wakiilladii Ingiriis iyo Talyaanigu iskuwaafaqeen in Badhan iyo Sanaagta Bari kamid yihiin Booqortooyadii Majeerteeniya.

    Waxaa heshiiskaas si rasmi ah loo kala saxiixday sanadkii 1906, qalinkana waxaa ku duugay Cavalier Pestalozza (Talyaani) iyo General Swaine (Ingiriis).

    2. Hartigu waxay Soomaalida kale lawadaagaan iimaha ay kamid yihiin isximinta iyo isxasadka salka kuhaya hinaaska reereed iyo isuquuriwaanimada. Waana iimaha boqortooyiinkii Majeerteen ee isku qoyska ahaa markii dambe wiiqay oo Puntlandna sidan ba’an u curyaamiyay.

    3. “Somaliland” wax rasmi u jira ma aha ee waa iska jabhaddii SNM oo ay ku dabayartahay. Somalilandtii asalka ahayd oo sanadihii 1992-3 dib loosoonooleyn rabay ayaa waxaa dhabqiyay oo afduubtay reerka ugu mintidsan ee uguna cunsurisan ee qaddiyadda waalan ee Somalilandta hadda jirta cabsan ee “Calan Casta” loogu naanaysay.

    Awood iyo sharciyad toona umahaystaan ay Badhan ama Burco mise Buuhoodle iskaga gudbaan wixii ay beelaha degaanka iskalihi rabaan. Wixii magaca “Somaliland” lagu nisbeeyo ee degaannadaas ka dhaca waa isla beelahaas oo dhexdooda iskujabay mooyee marna kama dhigna in Isaaqu dhulkaas joogo oo qaska ka wado.

    Musiibada uguxun ee Hartiga iyo guud ahaanba Daaroodka ku gadaaman ayaa ah inay taariikhdooda xataa si ba’an uga jaahilsanyihiin oo ah sababta Dhulbahantaha iyo Warsangaligaba ay Isaaqu u harowsadaan. Macluumaadkaas aan kor kuxusay warba umahayaan.

    Indhawaaleba waa aniga kusooxiiqayay in aanay Puntland dowladnimo iyo midnimo sugan kuxasili doonin inta ay meel cidla ah heehaabayso oo aan aydiyoloojiyad iyo qaddiyad si dhab ah uga tarjumaysa loogu saldhigin.

    Iska daa Hartinimadii guud e, Puntland waxay iskugusoo uruurtay oo isku harddinaya jifadaha Cismaan Maxamuudka.

  26. Awlal

    Waan ku salamay wll bacda salaan wll wixii tagay tiigsimad maleh , waxa maanta jooga aynku ka hadalno, maanta , warsangali saladanadiisi maanta halkee ku danbaysay weeye su’aashaydu.

    War ilmaadeerayaaloow sidani si maahe dhulka bay nu naalaayee kor inoo qaada , maanta waa aragtaan in dhulkeeni idoor ogolaan waayay in xataa baarlamaankeeni Puntiland laga diiday in badhan xarun laga dhiso!

  27. @@ Sahra Laasqoray,

    Walaal adigana waad salaamantahay. Kollay magacan waa mid nagu cusub oo haddii aad hadda nagusoo biirtay qalbi iyo gacmo furan ayaynu kugu soodhoweynaynaa.

    Haddii aan xataa si daacad ah kuugu jawaabi lahaa, shaki baa igaga jira inaad run tahay iyo inuu yahay mid kamid ah CBB-yada iyo MBB-yada magacyada haweenka iyo kuwa kaleba iskusooqariya oo marna dadka kumaadsada oo marna dadka isku dira.

    Inaad dhaar cad marto inaad dhab tahay uun baannu kugu rumaysan karnaa oo jawaabahana kuulawadaagi karnaa walaal. Waynu kaa war dhawraynaa inaad inoo kala caddayso.

  28. Awlal

    Wll waad ku mahadsantahay sida xaqa ah eed uga dhawaajisay waxii jira.

    Wll aniga sida magacayga ka muuqata wxn ahay reer laasqoray, sida aad ka dhawaajisayna meesha waa ku cusubahay.

    Wallah billah inaan ahay dadka kasoo jeeda deeganka hadeer wax aan dhagaha bani aadaamku maqli karin.

    Waad ku mahadsantahay wll jawaabtaada , waxaan u mayln in kaa qanciyay!

  29. Somaliland horteed ayuu isaaqu ka adkaa daarood oo ogaadeenkisa wata. Dhulka isaaqna 25% waxaa hore u lahaa xaarood. Imikana dhul ayaanu u baahaney ee degdeg uga guura sanaag bari.

  30. Awlal.

    Sahro Laasqoray.

    Meeshan ayeey dhawr jeer Horay u soo gashay iyadoo difaaceysa deegaanka aay sheegatay xilligii aay isku dheceen Dhoobodaareed iyo Deni, marka aan waayo aragnimadeeyda la kaashadana, 100% waa gabar reer Maakhir ah, Haddeerna waadba dhaarisey!

  31. Jirac

    Kkkk adigu warsangali baa tahay allsanaag baa kugu arki jiray, afar kelmad baa qortaa Oo aflagaado iyo cay ah , wax xigmad ah kuma hadashid.. daarood yaryar baa tahay oo ISAAQU gumaysto.

    Cay waxba kuuma tarayso Oo inaa dagaalanto oo ISAAQA iska saarto bes baa kuu banaan .

    Kkkkkkkkkkkkkkkk

  32. @@@SAHRA LAASQORAY,

    Maasha-Allaah!

    Walaal macaan, ka raalli noqo 100% inaan dhaarta kugu kallifay adiga oo inan ah. Wallaahi jiriiricaa igu didday.

    Mar haddii uu walaalkeen A.A.Xade oo isimada madashan katirsan kaaga marag noqdayna waa war dhammaaday. Waxaa ceebtan nagu kallifay belaayada aad garanayso ee aan waxba xeerinin oo magacyada dumarka xataa ku daba dhuunta oo xasaraddana dadka kaga dhex abuura.

    Markale, kun jeer iyo ka badanba iga raalli ahaw, Boqoradda Maakhirey!

  33. Axade

    Indr Mahadsanid inkastoo magacaagu igu adkaaday qoraalkiisa, hadiise aan u yara daadago ujeedkayga, waxa weeyee indr, Puntiland ilaa iyo hadeer kama hadal bahdilkan lagu samaynyaano dhulka ay kataliso Oo distoorkeega ku dhigatay Oo ugu qoran.

    Dadkayga iyo deegaankayga yaa u maqan indr Oo ka jawaabi kara arimaha foosha xun marka ka dhacaan hadiibaa kuwii masuuliyada saarnayd ee Puntiland afkiiba juuqda gabay.

    Dhulkan iyo deegankaan kayga Baa idoor nagu haystaa 24/7 Oo xataa iskabadaa in iska kicinee, idaacadaha looga jawaabi kari laayahay!

    Wlhy Habaar weeyn baa daarood ku dhacay!

    • Sahra, walaal waad ogtahay Wersangeli waa Somaliland, Illaahay baa kadhiga, waad ogtahay, Nuux Cumar, Bah Ugayslabe iyo Jibriil Siciid waa Iidoor aan biyo ismarin, mana maqli karaan Puntland iyo waxaa ka socda, dhaqan dhalasho iyo nololba, waad ogtahay in Wersangeli 340 aqal Berbera ku leeyahay, iska daa Burco iyo Ceerigaabo, Hargeisa ilaa 2 boqol waa noqonayaan, dadkaa xaggeed u kala saarri kartaa, feedhaha ayey iskaga xidhan yihiin, midgaankan Xade xaggee iska soo gashaan , meelna, dhaqan iyo dhiig toona, abti dadkaaga dhinac ka raac, siyaasadda haku wareerin,

  34. Awlal

    Masha Allah indr , sharaf iigu nooloow indr, wax aan liqi kari waayay baa ilaa maanta madaxa I xanuunjay indr hadalka badana waxaaa baa iga keenay Wararka ku arkaayo maanta.

    Wlhy anoo kitchen ku jira baa gabadh jaar nahay iilasoo gashay warkan, xataa raashinkii aan karinayay baaba iga guban gaadhay cadho darteed markaaban kkkkk orod kusoo galay mareegtan

    Waad ku mahadsantahay wll soo dhoweeynta adigana boqorka maakhir baa tahay.

  35. @@@SAHRA LAASQORAY,

    Walaal, horta waxaan kugu amaanayaa inaad tahay geesiyad dunta xariirta ah ee Harti iyo Daaroodba ku bannaan oo kun ninna u dhigmaysa. Sidii aan qoraallo horeba ku caddeeyay, musiibo aanay gacmahooda ku kasbanin kumadhicin Hartiga iyo guud ahaanba Daaroodka.

    Mararka qaar ayaan is iraahdaa malaha tolweynahan sixir adag baa lagu kala firdhiyay oo urisaa la isu saaray. Horta, diinta ayaa horay u caddaysay in marka qowm halaag lala damacsanyahay kuwooda akhyaarta ah laga zuuliyo.

    Puntland raggii dhibibbeeyay badankoodu way wada xijaabteen, Warsangaliga iyo Hartigana marxuum Garaad Cabdullaahi Cali Ciid looga ma dambeynin xaqiiqdii. Wuxuu kamid ahaa xiddigihii uugu iftiinka badnaa ee tolweynahan waxwalba u bidhaamin jiray iyo geesi aan gabbanin. Dalool haawanaya ee aan lacubi doonin ayuu ka tagay.

    Waxaase yaab iyo amakaag noqday waxa isimadii kale ee ay Garaadka isgarabsan jireen oo isku afka ahaayeen iyana indhawaale dhub kasiiyay – gaar ahaan Suldaan Saciid Garaase iyo Islaam Bashiir Islaam Cabdulle. Inta ay isimadeennu kala qaybsanyihiin oo masraxa siyaasadeedna ka gaabsanayaan Puntland iyo Daaroodkaba in ay sii liicaan oo laga dhex kalluumaysto mooyaane wallaysan kasoo rayn doonin.

    Waa dood aynu siiwadan doonno haddii uu Rabbi idamkeeda leeyahay.

  36. Sahra Laasqoray.

    Cafwan haddii uu magaceeyga kugu adkaaday. Waa magac aan soo gaabiyey oo Xade mooyee 2da kale waa addoon Ilaah iyo kan 2aad oo ah, Aabbihii dadka Dunida ku nool!

    Intaa haddii aan kangudbo, kala daadsanaanta Hartiga arrimo badan oo is biirsaday baa sabab u ah maahane awood yari ma jirto!
    Tusaale, Hartiga Waqooyi oo aay Iidoorku meelo badan is kaga dhow yihiin Hartiga koofureed ayaa qeyb ka ah waxa Iidoor ku caawinayo in uu dad xaggiisa u janjeero ku dhex yeesho Harti Waqooyi.
    Sidoo kale waxaa aad u yar, qaraabo nimada Xagga guurka ku timid ee ka dhaxeeysa Harti koofureed iyo Kan waqooyi!

    Waxaan filayaa arrimahan ayaa qeyb weyn ku leh sababta uu Harti dhan isugu raaci la’yahay, isagoo deris ah oo aaysan cidi u dhexeyn, Iidoorna taas ayuu maanka ku hayaa!
    Laakiin Iidoorba waa un Soomaaliye, haddii aay sedbursiga iyo dhaqan xumida iyo naca Daarood ee ku gaamuray iska yareyn lahaayeen, waxaa laga yaabaa in aadba wada shaqeeysan lahaydeen, laakiin Isir nacayb baa u diiday!

  37. Sahra Lasqoray,

    Marka kowaad waan ku salaamay salaan aad u qiimo badan waayo hablaha ayey sharaftii iyo qiiradii dadnimo ku hartay, halka raggii xaalkoodu noqday afka noole.
    Eelku wuxuu ka soo unkamay isimadii laynagu kuunyi jiray ayaa isu bedelay dhallinyaro dhuuni raaca markii raggii qabka lahaa dhintay.
    Iyo siyaasiga aan aqaan maxaan cunaa; wiil soori kaa qaaday wiil seefi kaa qaaday ayaa dhaama.
    Xalku Waa midnimo haddaan soo koobo, taasoo qof kasta la gudboon inuu dhiniciisa ka tiiriyo. Xaggee loo marayaa?
    Maaha wax aynu kaga sheekaysan karno meeshan cid kasta u furan.
    Kolleey anigu diyaar baan u ahay wixii dana ee ka baxsan in lays eedeeyo oo keliya ficilna u baahan.
    Mar labaad waan ku salaamay.

  38. Awlal
    Axade
    Xiingalool

    Ilma’adeerayaaloow waa mahadsantahiin dhaman tiin, waan kaxumahay in aan siiiwadi karin fariimaha maxaa yeelay gabdho jaar keeyga ah baa isoo booqday, waana iska goor dambe, waan wada joogna ilma’adeerayL!

    Sharaftii boqornimodaab idinku oghy oo idinku dhaafaya, Mahadsanididn dhamantiin

  39. UNDP Daar ha inoo dhisaan waa arin lagu yaq yaqsiyoodo, waana ku ceeb Doolada Puntland. Shacabka Puntland waa dadaaleen balse doorkii Dowladooda ayaa meesha ka maqan oo aan wax badan kusoo kordhin adeega nololeed. Dowlada Puntland waxaa laga rabaa shacabkii haday wax walba qabsadeen in ay udhamaystiraan adeegii Dowladnimo ee Aas-aasiga ahaa.

  40. Dhulkii la oran jiray gaari waa ee Puntland, maanta waa barwaaqo sooranka Soomaaliya. Hargaysa iyo Xamar,waxay nasiib uheleen in Dowladihii dalka soo xukumi jiray in ay usameeyeen kaabayaal dhaqaale sida Garoomo, Dekedo, Wadooyin, Isbitaalo, Biyo, Koronto iyo Xarumihii Dowlada.

    Puntland waa magaalooyin badan yihiin, mid waliba wuxuu la tartamayaa magaalooyinka kale Soomaaliya. Hadalkan wuxuu ku socdaa nimankan Daarood aflagaadeenayo, Puntland waa deegaan Soomaaliyeed, ka cabsada sharta umadaa awoodaa xooga leh Alle siiyay, hadii kale, surka ha idinku dhuftaan khaasatan caawaantan halkaan ka qaaqleysa ee Iidoor.

  41. Puntland waa inay lacagteeda ku dhisto xarunta deedna Hala arko in Somaliland Ciidam ku horistaagi karto mashruica iyo in kale

Comments are closed.