AKHRISO: Somaliland oo ka laabatay go’aan farxad galiyay Madaxda Soomaaliya

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa lagu beeniyay war uu horey u sheegay Wasiirka Wasaaradda Maxamed Kaahin, oo ahaa in cid walba oo codsata loo ogolaanayo caasimadda Somaliland ee Hargeysa, si ay uga qeybgalaan Aaska Alle ha u naxariistee Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi).

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa sheegay in aan loo ogolaan Madaxda Soomaaliya inay yimaadaan Somaliland.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland.

WAR-SAAFADEED

Beenin War ay Faafisay Warbaahinta Madaxa Banaan:

Hargeysa-18-08-2022(). Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, oo ah Gudoomiyaha Guddida Qaban-qaabada Aaska Qaranka ee loo samaynayo Alle ha u naxariistee Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), oo maanta ku geeryooday Magaalada Hargeysa.

Wasiirka ayaa shaaciyey goordhayd in la aasi doono marxuumka beri salaada casar, aaskuna uu noqon doono Xabaalaha Baqiiq.

Hadaba Warbaahinta ayaa si khaldan oo been abuur ah u turjuntey hadalkii Wasiirka, iyagoo ka dhigay in uu ogolaaday in ay Aaska ka soo qayb geli karaan Madaxda Soomaaliya, warkaasoo ah mid aan sal iyo raadtoona lahayn.

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, wuxuu sheegay oo keli ah haddii cidi ka soo codsato ay markaa ka wajaabayaa, balse aanu jirin warka ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta madax banaan.

Waxaanu bulshada Jamhuuriyadda Somaliland, cadaynaynaa in warkaasi yahay been abuur cad oo aan sal iyo raadtoona lahayn, ciddii faafisay been abuurkaa waa lagula xisaabtama.

Waxaanu uga digaynaa Saxaafadda Madaxa Banaan in aanay siyaasadayn Aaska Qaranka ee loo samaynayo Abwaankii waynaa Maxamed IbraahimWarsame (Hadraawi).

PUNTLAND TIMES 

22 Comments

  1. There you go,I was warning this kind of politics in the burial of Late Hadrawi.
    Now the Somali people must mourn in absentia and come out in masses acros the Somali world to honour him

  2. On an add on line,when I looked that ministers face, wallahi I couldn’t see any of Allah’s Rahma,he looks remote and void. He was struggling with his words trying to sound there are totally different two Somalia.
    These are sort of people I would appreciate Allah to take them out of this world.
    May Allah cut short those cutting the Ruhum apart.

    • May be your eyes are void of the ability to recognise Allah’s Rahma hence, why you can not observe our Lord’s mercy on his face?!
      That being said, I would’ve thought that you came to terms with the reality by now that there hasn’t been a united Somalia for over thirty years, we are belligerent nations in a diplomatic standstill.
      It is inane of you to think that we would hand you such a golden photo opportunity to show the world that we are in good terms and that you control our country when the truth is the opposite? Lol, you are going to need to set a more intricate trap than that for us to fall in. What a simpleton brain!

  3. Wallee kooxdan yar ee calan-casta toodu waallidii cassayd xataa bikh bay ka siisay wax lagu tilmaamo lama yaqaan.

    Waa marka kowaad e, in shakhsi marxuum noqday oo meyd ah tacsidiisa iyo aaskiisa la siyaasadeeyo waa dhaqan iska daaya Islaamnimada e xataa ka baxsan insaannimada bina aadamku wadaago. Gaaladu xataa sidan uma dhaqanto xaqiiqdii.

    Waa marka labaa e, in marxuum maqaamka Hadraawi ummad dhan kudhex leh ummaddiisa jeccel inay sagootiso laga bannado waa waxshinimo tii ugu xumayd iyo deelqaaf xun oo marxuumka, ehelladiisa, iyo ummadda jecelba loo geystay.

    Kooxdan yar ee jabhadnimada mad-hab diini ah kayeelatay muslim iyo gaalba waxwalba oo bina aadamku xeeriyo ee muqaddasna ah ayay ku tumatay oo derdertay. Wax ay iskulahadhay majiro habayaraatee. Nooceedu waa mid dunida u laabnaa xaqiiqatan.

    Marxuumku halyey Soomaaliyeed ayuu ahaa oo qabiil mise beel mise jiffo gaar u sheegan kartaa majirto, sida ay qeexataan hiddaha iyo dhaqanka iyo Xeerka Soomaaliyeed. Cid inay Soomaalida kaxigsato xaq uleh majirto, macadallah koox yar iska jabhadeysan oo iska daa Soomaaliweyn e Isaaqiiba xataa sii kala dishay.

    Xarigga Halyey Coldoon iyo bahdilaaddii isimkooda ayaa Habar Jeclada maantana tan loogu daray, waana kala dhimashadii oo hadda heerkii ugu khatarsanaa la gaarsiiyay.

    Marxuumku wuxuu aas-qaran heli lahaa haddii ay Soomaaliweyn kasoo qaybgali lahayd, laakiin kan hadda loo qorsheeyay waa bahdilaad tii ugu xumayd ee aan Hadraawi gayin oo qabaninna, waayo dunida kamajiro qaran “Somaliland” ku magacaaban.

    Aaskiisa in tolkiisa iyo Burco loo daayo oo Soomaaliduna kasoo qaybgasho ayuu waajibku ahaa oo kuna quruxbadnaa. Mudnaanta Hadraawi ma ahayn inay askar jabhadeed oo aan Soomaalida iyo dunidaba la ictiraafsanayn bud-dhigto.

    • Kooxdan yar ee aad sheegayso ayuu hogaamiye u ahaa ee maxaa adiga kudaba dhigay.
      Dhinacna waxaad ka caayaysaa SNM, hadana waxaad ilaabaysaa inuu isaga laftirkiisu SNM ahaa!
      Ha is burinin

    • La yaab ama ha la yaabin ka xumow ama ku farax ma dhacayso inta la kala baxayo siyaasi Somalia ah oo cag soo dhigaya gayiga Somaliland,kumana qaadan doonaan billad,iyo waa siyaasigii u horeeyay ee Hargeysa ka degay 32 sano kadib kala gurashadii Somaliland iyo Somalia.
      Maalinka ay aqbalaan qarankeena ayay sida Djibouti iyo DDS u imaan karaan dalkeena intase ka horraysa waa calaacashaas oo timo kasoo baxaan.
      @Awlalow
      WAA ilaah mahadii in abwaanku dalkiisa ku geeriyooday oo aydaan isbaaro u dhigan maytidaas sidaad Prof.Galaydh aun isbaarada ugu dhigateen iyo fannaan MS Tubeec iwm,uguna aasteen dalkiina kkk
      Mayd baa idinka baxsan waayay oo aad dalkiisa iyo dadkiisa u quudhi weydeen sidii dhaqaalihii gaalada kuna ridateen xabaalaha Xamar.
      Maanta waa guul.
      Isku muunayn maysaan dadkeena sharafta leh,mana aha muwaadinkiina ee taas ogaada qadaad weyney hhh
      Istaaqfirullaah..

  4. @ISSA

    Ar Xasan haduusan habar gidir la shaqeen ama la shaqeesan halkee buu aadi, yaa u cida, soo walaalihii maaha, oo muqdisho iyo xukunka soomaaliyaba lama laha, soo islama aha hiraab, soo maaha ninmankii kiciyay ceeriyay dabada darbada uga dhuftay afweyne_yarkii villa soomaaliya beenta ku joogay, soo maaha nimankii habeenkii markii farmaajo muddo kororsiga ku dhawaaqay ee ciidamadiisii mareexaan iyo daara ood raxan weeyn iyo jareer reer xamar iyo yibir isaaq iyo ciise madaxtooyada banaankeeda soo safay oo yiri iga ilaaliya nimankan hawiye, soo ma aheen habargidirta kaligood nimankii albaabka sayidka dhabarka dambee madaxtooyada iyo ceel gaabtaba u soo fadhiistay, lana diriray, lana dhacay madaafiicdii usc_da ee adeerkii af_weynuhii hore lala dhacay, soo maaha nimankii intuu cabsidooda la joogi waayay isla meeshii uga noqday muddo kororsigii, ogoow hadde markeey waxaasoo dhami habar gidirtu sameynayeen, oo ay babac dhigayeen xasuuqayeena ciidankii afweyne_yar difaacayay uguna tunweenaayeen daara oodku, waa eey joogeen muduloodka iyo hawiyaha kaleba laakin kumeey jirin dagaalka, maxaa yeelay iyagu uma dhiirana oo uma geesisana sida ilma gidir, ee un ilma gidir beey ahaayeen kuwa af_weyne_yar u dhacay oo jiiray wixii uu ciidan isku haleeynayay, ka didna qoriga afka ugaliyay kana keenay ka noqashadii muddo kororsiga, waana halyeeyo qarana, niman aan la haweesan karin lana haweesan waligood lana haweesan doonin inla soo horjoogsadana war keedba daayee,waana wada libaaxyo markeey qeeliyaan boqolaal kilomitir laga maqlo, wixii maqlana qalbigu dilaaco, sidii farmaajaba ku dhacday, inteeysan soo gaarina isku dhiibay, waaba feenan lahaayeen hadeey ku soo gaaraanee, ee ninyohoow xasan waa ku qasban yahay wax la qeybisiga ilmo gidir, waana ku abaal leeyihiin kana xoog badan yihiin, wuxuuna ogyahay, uusan rabina wixii cali mahdi AUN iyo jeneraal ceeydiid AUN dhex maray kadib baxsashadii hooge afweynihii hore, tasuuna ka baqan oo ka baaqsan, ee hala yaabin ninka.

    Midda kalana @issa waxaad is barbar dhigtay fiqi iyo ina warsame, laakiin ogoow ineeysan is leheen kala daacadsanyihiin, fiqina maaha tuug iyo burcad ama dhuuni sida saaxiibkii ina warsame, inkastoo isgaranayaan is yaqaaniin saaxibana yihiin fiqi waa ka aaminsan yahay ina warsame, wixii uu soo helana waa uu noo wada keeni, waanu wada qeybsan si cadaalada, galmudug, buutland, hirshabeele, bay_land, abaarso_land, jabbad_land, ssc. Iyo gobolka banaadirba, ee saaxiib trust to fiqi because he is safe and good.

  5. @Sitaha “Man” & Cm,

    SNM-tii uu Hadraawi mas’uulka kasoo ahaa iyo kooxdan yar ee uu hadda magacaasu iskusoo ururay waa kaaf-iyo-kaladheeri.

    Isagu wuxuu la dagaalayay dowladdii waagaas dalka ka jirtay oo uu qudhiisu dhibaato ka tabanayay, markii ay meesha ka baxdayna SNM iyo warkeedaba wuu iskaga haray. Wuxuuna halgankaas iyo mowqifkaasba lawadaagay Soomaali Maxamed oo dowladdaas kuwada kacdoonnayd oo dhan ugasoo wada jeedsatay.

    Wixii dhicitaankii dowladdaas ka dambeeyay jabhaddu waxay u digarogatay mashruuc baadhil ah ee uu reer keli ahi soo bakhti-afuufayay, idinna reerkaas oo aydin tihiin ayaydin la kardhanaysaan oo waa idin ku gardarro. Maantana isla reerkaas uun bay iskugusoo biyashubatay oo waa laga wada dheregsanyahay, walow ay kooxduba dabayaaqadii marayso.

    Sideedana, urur siyaasadeed oo loo abaabulay in dowlad la iskaga dulkiciyo, marka dowladdaasu meesha ka baxdo hadafkiisuna iskiisa ayuu usoo afjarmaa maadaama marxalad cusub looga gudbay.

    Haddii aydun xataa marxuumka dadka ka sheegan lahaydeen, calan-casta kama dhalan ee wuxuu kadhashay reerkii suldaankooda lagu tacaddiyay oo godobtii Halyey Coldoonna laga galay. Allaha idin kala qaboojiyo uun baannu oranaynaa waayo daruuraha dakano ee idin dul curanaya way inoo muuqdaan e.

    Abwaan iyo fannaanba qabiil gaar ah maleh.

  6. Hiraab,Saaxiib waxaad tahay nin ka bood, aan la baacsan
    karin,siyaasadane aan ku sirmin saadaashiisane inta badan la arko waxaanse kuu sheegayaa ia ka wada siman-yihiin aragtida ah(U GOO,KANA GOOSO) Wana miman indho-yar oo kuu (Jeedo kaa Jeedo ah)
    waxaana kuu hayaa Fiqi oo Xasan u Qabi qaboojinaya mar
    ay isqabteen Doorashaddii FORMAJO, ayuu yiri Xasanoow
    (DOQONI MEESHII LAGU DIRIREY,OGEYD MEEL LAGU HISHIIYAY
    SE MA TAQAAN0),oo macnaheedu yahay kalkii hor Formajo buu waday hadan dhabar jebis iyo zasan(Waa u goo,oo ka
    gooso) marka (FIQI tolki kama jano tago)Nin yahow afkenu
    isku amaano. wbt

  7. aas qaran!!!!!
    aas qaran!!!!!
    aas qaran!!!!!
    meequu jirranaa????
    meequu jirranaa????
    waxay u awoodi kari waayeen inay cusbitaal ku geeyaan lacagta ay carruurahooda jallaatada xad dhaafka ah ku carrabinayeen!!!!! maxaa laga wadaa aad qaran??? yaabnaye ma yaabteen!!!! meeqa sanuu sariir saarnaa??? kolba mid baa isku saeiri jirey… cal sugule dun carbeed baan arki jirey hadba kii booqda imaaraadka sariirtuu ku rakibnaa bahalkii naqaska qaadi jirey ay kolba dhinac ka istaagaan isku sawiraya!!! wallaahi isla xilligaas waxan arki jirey ehelkiisa waxay la hadli jireen somaliweyn… ilaahow yaa ka hadal siiya ehelka hadraawi urugada soo martay, xaaskiisa siday u dayaceen oo ugu yaraan toban sano dul fadhiday baa innagaga filan,, adeerrayaal caalamka waa laydinla joogaaye, qiiro jabbaanta iyo ilmada yaxaaska la fariista…

  8. Who is the laughing stock of Somalia now? Doolada Soomaaliya maba aysan ka codsan in ay aaskiisa yimaadaan. Iyagaa yiri it is an open season, saacad ka bacdina ka laabtay, kkkk,, Marqaanlands!

    • Omar21
      Marqaan Land ayu yiri,bal noo sheeg nacas yahow yaa ka fiican Doriyad Isxaaq?

  9. ayaa ku raba oo kuu imanaaya adiga weeye ninka lacelin waayee waxa makhayado duukaan xamar ka furan soo somalilanda kuwa sheeganaaya maleh caawa haday soo galaan hora shaqa laga siiya min lixdankii ilaa yomina waxa somalia wax ka dheefay ku baraaray waa reer woqooy kaalay xamar waxy dumarkiini iyo ragiin mafrashayadu u furanyihiin jaadka iyo helib geelka caano babay moos kala futaynaya qabiil iyo qurun waxaan aheeyn kama shaqeeysaan walaahi hadaydan somalia ka go’ilaheeydeen bariis iyo roma somalia la tartami lahayd berlaxausi iyo tahdiid ayaa somalia ku disheen waa nala gumaaday dowladay ayaan inii keenay lixdankii bilaa shuruud baad intaas ku haysaan
    xasan waa nin raxmad badan kaalaya walaalayal ayuu intaas ku yhaya war nimakaan faaiido ka helimayse warqadooda furniika sii

  10. CM ADNA AQOONSI WAXUU KUU JIRAA INTA CIRKA KUU JIRO NEVER NEVER AQOONSI.
    IN LAGU AQOONSADO WAA CALAACAL TIMO KA SOO BAXEEN.
    WAAYO HADDII IIDOOR LA AQOONSADO QAARADDA AFRICA WAXAY YEELANEYSAA 30000 DOWLADOOD.

    • Wiil Oraamo
      Allah kariim, bal wiilkii FAQASH daawada waxa uu ka yidhi Dooriyada Sheekh Isxaaq.

    • Wiil waamo
      Aqoonsiga naftaada ku anfac oo bal Puntland nacfigeedu ha dhergiyo oo ha ku barwaaqowdo.
      Riyada ka toos oo runta u kaalay aqoonsi iyo ictiraaf Somalia inaanu waxba u anfacayn ilaa qiyaamaha buunkiisa la afuufayo adba waad ogtahaye!!!!
      Waa la na aqoonsanyahay.
      Anigu anaa is aqoonsan aqoonsi la,aana ka horreeya Somaaliya wax badan iyo dhan kasta….

  11. Ar nimankaa idoor ee dhaqankii iyo diintiba ka doorsamay ee abaarso_land la yiraa, horaa waali loogu tuhmi jiray balse hadeey maryo tuurteen. Waa kuwo ka fog dhaqanka iyo diintaba. caqliga saliimkaa iyo xishoodkaba, waa kuwo meel kastoo la joogo xitaa tacsida aqoonsi iyo waxaan jirin la taagan, waa kuwo waashay wa xa kaliyee xasuustaana yihiin ereyga aqoonsi waana keey ku hadaaqaanee, ee allaha naga qabto Iidoorkan doorsamay, iyo camaladoodaba, Iidoor waa kuwa ugu fog ee ka tagay diinta islaamka ( kuwo diin doorsaday), kana tagay dhaqankeenii suubanaa, waana kuwa ugu fitnada, fuxshiga, fasahaadka, gaalnimada, caasinimada, marqaanimada, dhunsanaanta, caacleenta, beenta, iyo balaayada badan, inta soomaali koonkan saaran, waana wada majnuunin wada maan buka, ee EEBE hana kala furto inaga Iidoor.

    • Hiraab
      Hadalkaaga ma xaasidnima ku jirta wa ceeb inaad sidaas u hadasho doqon yahow.

    • @ Hirrab,

      U dhig magaca qabiilka hiraab Fataalyahow,
      Soo qaado magacaagii Xumaa ee aad necbayd FAQASH,

      Iidoor maanta waxa afka somaliga ku hadla iyagaa ugu sharaf iyo cisiba badan kuna naaloonaya,,
      Ceeb iyo xumaan aduun weliba gumeysi ku jira waa la yaqaan cida ay yihiin aduunyo oo dhana usoo shaqa tegtay gaal madow iyo gaal cadba caasimado gooniyana laga dhex samaystay,, nedel jaahil ah baa tahay hoostaada eeg intaad dad tashadey oo beri hore kaa tegey ka daba niic leedahay,,

      Dhig magaca hiraab hakaga xaarin reerka leh magaca yaa Xayawaan

  12. @ RUN MA SHEEGE

    Ar ninkaadan Iidooree run ma sheegaa ah ee haradigii snm _ta ah ee meel kasta la soo taagan viva irir, viva irir, halkuu joogaa irirku, ma dhasha ciise madoobe ee hadda joogta, mise dhashan sh isxaaq ee hadda meel walba caac leh iyagoo cadawa, ahna kuwa soomali ugu neceb, mise waa hawiyahan koonfurta ka arimiya, ee mar hore daneestay.

    War ninkaadan Iidoor waa adigii ( adinkii iidoorahaa) ee mar hore diiday irirnimo, soomaalinimo, islaamnimo ee maxaa hadda soo nooleeyay, ma markaad aragtay in muuse bixaar idin cunayo snm_tiina isku jeedsatay, wixii aad jamhuuriyada ugu weceeseena idiin shaqeen weeysay, aragtayna hurburka ku soo dhow, baad soo xusuusatay irir, rabtaana in aad isku keento, walleesan kuu suuro galeen midaa, irirniman geeridii irir beey raacday, ee hada waxba halkan mayaalaan ee ninkasto iyo naftiis, ogoowna in irirku iyaggu isugu cadawsan yihiin, siiba ilmo ciise madooboo jabuutiya, kana shaqeenaya hooga hawiye, iyo kala qeebintooda, iyo ku dul ciyaaridooda, mana jirto walaalnimo aan ciisaha u heeno, hadii Iidoor layiraana iyagaaba ugu daran ugu af xun, ugu najisnimo badan, uguna cadawnimo badan, waana cadowga koowaad ee hawiye, waana nimanka maantadan naga dul qeeylinaya lana baxay abaarso_land, waa kuwa taageera kuwa soomaaliya qaribay ee shabaabul shayaadiin wal kaafiriin, waa kuwa hadda waxaad aragtay ku hadlay, waadna ogtahay hadalkaasee, ee ninkaadan iidoora hanoo beer laxawsan, kala dhimanay oo kala haadnay, intaan dunida isla joognay oo aad irirnimo didaneedeen baad qeeylo nagu disheen, ee qabriga hanala soo galina adinkoo irinimo taageeraya markan, ee ina iidooroow naga dul wareeg hanoo sheegin waxaan shaqeeneenee.

    Midda kalese magaceegan hiraaba waa keega saxda ah, iyo kan beesheeda , adiga hiraabna waxba isagama kiin jirro ee mar dambe magacega haka hadlin, ee ninkaadan meelaha ka qeeli waana ogahay in Iidoor afka laga falay, ee naac naacleeya adiga iyo wasiirkiina kaahim oo ku hadla hadalo is burinaya.

  13. Waxa caajib ah dadku maba yaaqaniin waxa ay SNM U tagan tahay anaa idin baraaye waa Somal National Movemant (SNM).

  14. maalmahii hore qolyaha halkan ka baraaciya waxay iska dhigi jireen hawiye, intay magacyo soo qaataan, amaba iska dhigaan dad hawiye ahaan u doodaya, deetana aflagaado ku miisaan dad iyaga ka milgo wanaagsan, waxase nasiib wanaag ah in lala fahmey, markii lagu celceliyey afkiina ku hadla maafiyada snm ta aheey, iminka dantu waxay ku kaliftey inay jabhadooda snm liidato difaacdaan, illeyn way fashilmeene,
    good job dhallinta kashiftay oo diidey in soomaali ay ka dhex kalluumastaan
    OROMO AF SOMALI BARATAY yacni snm..

Comments are closed.