BREAKING NEWS: Guddiga doorashada Kenya oo kala jabay, & Odinga oo diiday

Khilaaf ballaaran ayaa hareeyay ku dhawaaqista natiijada doorashada Madaxweynaha dalka Kenya, oo loo ballansanaa 3 galabnimo.

Xubno kamid ah Guddiga doorashada Kenya, ayna hoggaaminayso Guddoomiye kuxigeenka Guddiga oo shir jaraa’id ku qabtay Sarena Hotel ayaa sheegay in gaba-gabadii tirinta codadka doorashada ay ka dhaceen khaladaad badan, sida in aysan waxba kala socon, iyagoo xaq u lahaa.

Juliana Cherera, ayaa xustay in bilowgii ay doorashadu ku socotay si wanaagsan, balse dib ay ka khaldantay. Waxaa ay sheegtay inay qaadi doonaan tallaabooyin sharci ah, iyadoo ugu baaqday shacabka inay is dajiyaan.

Raila Odinga ayaa ka baaqsaday xarunta Guddiga IEBC ee Bomas, oo ay ku sugan yihiin musharrixiinta ay doorashada ku loolamayaan oo uu kamid yahay William Ruto.

Xisbiga Odinga ayaa dhankooda shaaciyay in lagu shubtay doorashada, laysna daba mariyay tirinta codadka, iyagoo ka digay in lagu dhawaaqo.

PUNTLAND TIMES 

5 Comments

  1. Raila Odinga never accepts defeat as always,maybe his origin is Somali.Malaha dhiig Somali ayaa ku jira. What ever the case, a peaceful Kenya is beneficial to Somali people,lots of our people and our businesses are in Kenya.
    And as always I don’t wish a civil war for millions of innocent Kenyans.The Kenyan people are generally welcoming compared to most other African nations. However,I urge the Northeastern region Leaders to have a contingency plan for if Lawlessness and killing starts,they must be able evacuate and defend our people.
    May peace prevail.

    • @Ally M.

      F*ck you Xabash, why everything that is bad belongs to Somalis?

      Waa inoo barteen kuwan, intaa Soomaali in ay caayaan iyo Qabiilada Hawiye iyo Daarood in ay madaxa isku galiyaan ayeey dhaqan ka dhigteen, duf ku baxa, qaab daro waaxid adiga iyo Awlaal.

  2. ODINGA, ODINGA, ODINGA, ODINGA, ODINGA,
    weligii doorashuu ku jirey, weligiina ma guulaysan, weligiisna ma aqbalin, dooradan ma dagaalamayaa???
    sanadihii hore KALANJIIN iyo KIKUYU baa islaayey?? maanta yaa u dagaalamaya odinga??
    by by xasan shiikh iyo miiroogiisii

  3. Raila Odinga wuxuu leeyahay dhaqanka Hawiyaha!!!

    Qofka Hawiyaha ah weligii qalad uu galay ma qirto ee eedda qalad ka qof kale ayuu Saaraa, weligiina xaq uu leeyahay un baa ka maqan! Kkk

    They are both low cast in nature, and behave the same way!!! Kkk

Comments are closed.