DAAWO: Puntland oo xukun dil ah ku riday xubno kamid ah Daacish

Maxkamadda Racfaanka ee Ciidamada qalabka sida ee dawladda Puntland ayaa xukun dil ah ku riday afar xukumane oo kamid argagixisada, kuwaas oo dilal ugu geystay gobalka Bari, qaar kamid ah haldoorka Puntland.

Xubnahan oo horeyto ay xukun dil ah ugu riday Maxkamadda darajada kowaad ee Ciidanka qalabka sida ee 5 gobal ee Puntland, ayaa kala ah:

1. Amiirka jaamac aadan abdiririxman Tusbaxle
2. Ayuub Cumar shire
3. Abdulahi salaad Boos Mahoonge
4. Maxamuud abshir muuse olyo

Sidoo kale, Maxkamadda Racfaanka ayaa dib u dhigtay xukunka Cabdirixman Shirwac Ciise (Laahoor), oo maqane ah horayna Maxkamada darajada koowaad ay Dil toogasho ugu xukuntay.

PUNTLAND TIMES 

16 Comments

  1. SALAAMU CALEEKUM

    War ha la-laayo shayaadiinta.. deg deg waa in tiirka la taaga.. maxaa loogu hayaa xabsiyada.. koob-shaah ay cabaan waa ku khasaaro shacabka PUNTLAND.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  2. Dowladda Somalia ayaa ka dambeysay
    Mahad Salaad ayaa soo diray
    Waa inay Puntand ka baxsato Xamar
    Waa inay Xamar deeqaha u badiso Xamar
    Maadaama ay Xamar ka dambeysay Abaaraha ku dhacey Maamulka Puntland.

  3. Caasimadda waa in laga raro Xamar oo la geeyo Tukoraq iyo Badhan, haddii kale Caasimad ayaan ka sameysanaynaa ka weyn Xamar iyo Hargaysa.
    Lacagtii lagu sameynlahaana waxaa noogu deeqa Abiye Ahmed

  4. Sixid=
    Waa inay Xamar u badiso deeqaha Puntlan maadama Xamar ka dambeysay Abaaraha

    Dagaalkii Boosaaso xata waxaa ka dambeeyay Xamar. Baabuur ku gadoomey degmada Garowe waxaa ka dambeeyay Xamar.

  5. khalid salaan ka dib, run ahaantii aad ayaan uga xumahay dhaqanka aad muujineyso, iyo lakaacada, waxaa soomaalidu tiraa (Ninba faciisuu la fiido gurtaa) oo ah raga halkan ku bahoobay, waa waxgarad xil-qabto oo xishooda ujeedkoodune yahay ina wax toosiyaan, hoga-tusaakeeyaan inta haboowsan ee xilka noo haya, anagoo sharaftooda iyo qiyaamkooda dhwreyna.hadaba sharciga madasha dhawr, inta aan (ina Geylaan)lagu geyn adoo gardaduub u xiran wbt

  6. Issa

    Waan kaa qaadey salaanta

    Hadalkaada wuxuu u muuqdaa Wadaad aan arkin qaladaadka Tolkiis.

    Hadday indhahaadu qaban waayeen ragga Tolkaa ee
    Qeybu Amaani Itoobiya ayagoo leh guma Xamar sidii ayagoo ku nagaan Qurbaha iyo Qaxootiga

    Qeybu leh, haloo heshiiyo Hawiye sidii masaabiir loogu duugilahaa ileen Tamar loo waaye

    Sidoo kalena Calyeeyo Sida
    Wiil Maryo Calas oo wato magacii uu isgu dhiibay qaxootinimo ” Barawaani ”

    Intaas haddaadan arkin ee ay ku dhintay
    Ereyo iska comedy ah, waxay muujiraysaa
    Inay meelu ku sugto.

    Tan Golaha iyo ina Geylaan
    Ina Geylaan wuxuu rabaa Gole ay ku kaltamaan waxna isku dhaafsadaan
    Irir iyo Jeberti
    ee muu rabo Gole Jeberti ku sheekaysto oo dadkale ku xanto.

    Meeshu waa media platform ee maahan
    Gole tol.

    Tolkaa Wanada GAARSII kadib dadka kale
    Alle miyaa laga qarinkaraa waxa caloosha dhex QOTOMO. xbt.

  7. Ar aniga waxa aan qabaa in kuwan (daacish) la gowroco, madaxana lga gooyo si ay u dareemaan raaxada eey iyagu dadka marsiiyaan, wsr nimanyahoow hadii lakala deegaan, qabiil iyo fikir duwan yahay, aan hal meel keliya ka heshiino, waana la dirirka argagixisada shabaabul shayaadiin wal jaahiliin, iyo daacishul kaafiriin wal majnuuniin, ee yaan nimankan loo naxariisan la toleeysan, la difaacin, ee halaga wada hor jeesto, intan hadda deni_land gacanta ku haydana hala gowroco, watkana halagu xanuunsho,

    Warkuna waa intaa,

    Waxaan ( argigixiso ) loo ma baahna,

    Wadaaynimaa la iska rabaa,

    Wadankana inaggaa iska leh (hawiye),

    Aan wada difaacanee

    War nimanyahoow maalin wacan.

  8. @Khalid reer Puntland xamar iyagaa nafta kusoo ceshay iyadoo dhimatay oo urtay afar qabqable dadku xero ugu jiro xashaa xumaanteedana ma jecla somalidu waxay dhahdaa mayd kaa lasii sido ayaa u danbeeyay shalay markii dowladii tan ka horaysay is haysteen dadka halkaa dega dadka reer Puntland mowqifkoodu wuu cadaa. Waxaa ii muuqata nacayb iyo jealous nimo aad ka qabto dadka reer Puntland oo ah maxay wax u noqdeen oo dhulkooda amni uga dhigeen u horumarsadeen dekado iyo airports calami ah u dhisteen ugana maarmeen xamar sida maamulada qaar waana kuu caqli yari hadaad sidaas aaminsantahay waayo xaqiiqdu waxaa weye hadaan Puntland la dhiseen 1998 kii Somaliya halka ay maanta joogto ma joogteen waa xaqiiqda dhabta ah. Mashaariicda aad sheegayso iyo sadaqada caalamka aad magaca somaliya ugasoo tuugsato intaba qaado awalna waad kumasoo dhaafijirin futana kaamasoo saarin reer Puntland iyagaa sadaqada bixiya umana baahna. Waxaan kusoo koobayaa Xukuumada xamar iyo dadka halkaa degani wax walba ha qaateen cidna yaysan waxba siin waxaan ka rabnaa oo qura waxa weye 1. Marka ay tuugsiga aadayaan ha aadeen dalalka wax haysta ee la tuugsankaro 2. Waxay soo tuugsadaan xamar haku nabadeeyeen ciyaal weerana dadka haka qabteen labadaas qodob hadii xasan sheekh afarta sano ee uu Villa wardhiigley joogo ku guulaysto waa ku amaani doonaa InshAllah.

  9. Yaabayee ma yaabteen(salaama) Nin 70 jir ah oo aqoon maadi ah iyo mid macnawi ah leh oo gole fadhiga ku talax-tegav,oo jare tuurka iyo hogaamintane kagu yiqiin, haduu maanta ciirsaday ilma cayroow,iyo ilmo caayane. isagoo cawro-tiru noqday salaadiinta, aqoonyahanada, iyo waxgradka (ABGAAL CISMAAN)
    markuu la taliye sare oo siyaasadeed u magacaabay XIRSI oo kuray aan da’ iyo aqoontoone ku matali karin talada iyo siyaasada soomaaliya, horayna mujtamaca soomaaliyeed qurbaha uga samreen markuu dhal iyo dhaqashaba ka tegay(Alaa Kariim)Clusow MASYR-TIR buu maamuuskii dawladaka dhigay wbt

  10. Ar nin meeshan ka hadlay baa sheegay in muqdishoo dhimatay majeerteen naf ku soo celiyeen, sheegayna in muqdisho ka hinaastay tuulada saxaraha ah ee garoowe ( majeerteen village). Walle warkaa waa been, in aysan jirin majeerteen xamar wax utaray, hadeysan uba dhibin, kadib markeey itoobiyaan ku soo hogaansheen, waadna ogtahay waxa aan kahadlayo.

    Midda kale mexeey muqdisho ( hawiye gold land) ku fali, ka fiirin ama uga maseeri tuulada garoowe iyo dakadaheeda macmalka ihi, hadii ay garoowe dakadi leedahay maraakiibta kuwa eey u qaadimaan uga yimid baa ugu xiran lahaa, hadde la soo bood dekedu garoowe maahee waa boosaaso ama garacad, balse ogoow in dhamaantoodu macmal yihiin niman shiiseeyana ka qaraabtaan (carab_imaradaaha inkaaran ee midoobay) iyo in yaroo majeetteena ee maba heesatid wax lagaaga maseero, mana maseeraan dadka muqdisho (hawiye) sida dumaarkii, ee waa puntland (majeerteen) kuwa maseera, mana jiro isku filnaansho aad gaarteen, waa idinkan xamar u soo carara, oo xitaa deni oo nolosha ugu fiican garoowe heesta xamar u soo cararay, balse balaayo ka soo raacday ka dib markii la soo furtay, waadna ogtihiin in faroole xamar u soo kalahay isaga iyo c/ walwal gastric iyo ina san yare ( masaajid ma aade ) iyo haldoorkii garoowe, ee wallee muqdisho kaa fiican idinkana fiican, tiuugsina uma baahna iyadaa la tuugsan, warbadana looma baahna, wadaaynimo idinkama rabno, muqdisho inagaa iska leh, aan kala leexanee niman yahoow runta lee hanoo ahaato ha idiin ahaato.

  11. Ibrahim

    Markii iigu Dambeysay waqtigii Ethiopia ku soo duushay Xamar, Majeerten wuxuu u ahaa Biyo qaad

    Markii iigu Dambey Rasal wasaare Gaas ayaa afkiisa ka sheegay, inuu alaab uu ka XADAY XAMAR, ku dhisay Airport Garowe.( YouTube waa diyaar)

    Markii iigu dambeysay, Barasaab Gaas ayaa DUBAI ka dhex sheegay, inaysan XAMAR aheyn SOMALIA.

    Markii iigu dambeysay Golaha Puntland ayaa qaracan, Cay iyo waa nalagu xasuuqay Xamar, dhahey
    Markuu Madaxweyne Farmaajo soo jeediyey in 13 Xildhibaan Xamar loogu daro Parliament Xamar

    Ibrahimow,
    Soo Faroole maaheyn ninkii dhihijirey qofkii Xamar tago waa criminal.

    Shiikh Shariif ayaa soo caro celiyay Majeerten, haddana waxaad ka carooteen
    sidee Ogaadeen looga dhigay Rasal wasaare.

    Hashu ayadaa Geela cuni, haddana cabaadi, u sacbiya Abiye Ahmed, laakiin ogow inuu ogyahey dharbaaxadii Males ka raacday Xamar.

  12. dhiqo+dhiiqo+baahanayaal+alkolistayaal+fusuq abahod iyo hooyadood+musuq iyo dhusq+ilama caqli caruureed+fataal iyo malaal+dhuuso waraf iyo dhuuso digir+dayuus iyo daboole intaas reer hawie la yiraado bay diin utahay oo u heeysta xamarteey shalay yimaadeen inay leeyihiin aryaa aryaa xamar dahab iyo dumar cad ayaa laga helaa haleeysu ekeesiiyo noh hala gur no no ha ku dar noh niikadi baranay xaa xaradhero ku dhigay xaar ku dilye aray day geed qubo ku sheegeen daaroodkii biyo ku shubteen daay daay

  13. dhiqo+dhiiqo+baahanayaal+alkolistayaal+fusuq abahod iyo hooyadood+musuq iyo dhusq+ilama caqli caruureed+fataal iyo malaal+dhuuso waraf iyo dhuuso digir+dayuus+ jaahil+af dhoqosh+ doqon+ wax magarato = lol.

  14. KHALID YOU ARE CONFUSE.
    KHALID WAXAAD TAHAY HAWIYAHII SEYNTA LAHA
    STIL YOU ARE ANIMAL.
    KHALID MARKA SEYNTA KAA SOO GO,DO OO AAD HUMAN BEEN (BANI AADAM),AAD NOQOTO DADKA SOO DHEX GAL OO MEELAHAAN WAX KU QOR QOR
    XAYAWAANKA WAA LABA NOOC:
    1)XAYAWAAN CAAQIL (dadka caadiga ah).
    2)XAYAWAAN AAN CAAQIL AHAYN(Khalid).

Comments are closed.